Lkn mesha u bad kle Aya joogo oo arkyay abahod hordooda ku dhimanay kwrn xanuunkas nin wu qaldanaa canuunka oo daremayy ayuu ku damiyay xanuun kle oo ilmo yar ah aan an marna ka badeyn maskax Dhoda 😢
Thanks so much Ogaal Cusub, denbiga dhamaantii waxaa iska leh,madaxdii shirkada sky guard, oo aan xil iska saarin inaaney shaqaalaha siin jawi ku haboon iney ku shaqeeyaan, iyo ka war qabka labada shaqo oo aan ku habooneyn in laysku dhex wado .
Wlhi abaha wuxu aha gesi dadka shacabkana wa garab istagen aniga waxa qaldadka le ayan u maleyna shirkada ninka duliyahana sidu hos ugu dhiga wa qof argagaxsan o diyaradi kale ayaba kuso dhawede😢😢Wlhi wa dhacdo xanun badan
Qalad hadi ladhoho kuli wey qaldan yihiin lkn wiilka rag yaqan ma aha nin dhan oo reerkisa dhamaday ayuu ku jeesjeesay dhimashadiisii cadalada kiiskaa laduugay ayey so saarty 😎
Peter waye shaydanku sbbto ah qof dhibato kaso gaartay shaqadisa ma eheyn inu hadane jeesjees ugu daro ee waxalaga rabay inu niyada u dejiyo wanaku maceed dilka waxanse rabay in mamulka shirkada ee beenta faafiyayne la dilo ama ciqab adag la mariyo wayo asiga u sabab ah in peter isla weynado uuna dil sababsado
Waa ku salaamay maamo inta badan ma soo qoro commant caawa waxan xisaabiyay inta sano aan ku daawa bishi 11/12/2021 ilaa iyo 11/12/2024 waa saddex sano oo buura guuleeso maamo iima dhaafti sheekooyin kaagu si dagan oo qof yar iyo qof waynba fahmi karo ayaa uhadasha Alle haku barakeeyo hore usoco maamo waa guuleesanayso i.n 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🌿🌹🤴🏻🫶🫶👑👑
Wll ma is guursanaa❤
😂😂😂😂@@XAMSEMiino
@@XAMSEMiino😅😅
😂😂😂@@XAMSEMiino
@@XAMSEMiino muuse aan wada hadalno😂😂😂😂
Golden voice 😊❤
Dadweynaha ,ogaal cusub, ogaansho and sahanka are the best 👌 🎉
Ogaal cusub, dadweynaha iyo ileys channel hadaan inyar waayo wax weyn baa iga dhiman ilaahay beryo ha inoo daayo inamadeenna❤🎉
Kudar
1bin zaki bro
2 xurmo
3hozow bro
4 aayaha❤
@Barwakosa sido kle waxan ugu sii jeclay video yada dhaadheer
@@Barwakosaed ogansho iyo iley waa isku fakir
Bulaxubey
Sahanka xoogah
Waa isku fikar
@@Tsb_pro1 xurmo weli ma arag lkn 3dan kale wan daawadaa
Qof Bini aadamka Marka La ciil ciilo qof garab siiyana Uu waayo Bahal buu isku badalaa Wax kasta Kharibaya Aabe hadu yhyna maba kusii jirto
The golden Voice 😊 Mnsha alH Guuleso
Kusaliya nabiga scw❤
Sallaallaahu Caleyhii Wasalam ❤️
His voice 😍
Tan iyo 2021 ilaa hada waan kugu xidhanahy oo waan dawada video oo midh idhaafa majiro❤
2019 ilaaa hadda
@nasramahamed8205 Maxa ka faa iday intaas.?
Ani xita zxb❤
Saaxiib ogaal cusub waan ku taageraa runtii Qisoo yinkaaga
Waan jeclahay ❤🎉
Qisooyinkada aad noo soo gudbiyo waad ku mahad san tahay abwe❤
Waa geesi waa abbo jaceyl umadkiisa Manshallaha ilahayow xafid umadkiisa 😢😢😢wllhi wan kahelay hadu ugu tagay gurigiisa muxu si fcn ula hadli wayay uu odhan wayay anigu shaqo kuma lihi aabahani waa aabo umadkiisi wayay
Lkn mesha u bad kle Aya joogo oo arkyay abahod hordooda ku dhimanay kwrn xanuunkas nin wu qaldanaa canuunka oo daremayy ayuu ku damiyay xanuun kle oo ilmo yar ah aan an marna ka badeyn maskax Dhoda 😢
golden voice ❤
Thanks so much Ogaal Cusub, denbiga dhamaantii waxaa iska leh,madaxdii shirkada sky guard, oo aan xil iska saarin inaaney shaqaalaha siin jawi ku haboon iney ku shaqeeyaan, iyo ka war qabka labada shaqo oo aan ku habooneyn in laysku dhex wado .
Youthuper somalida ugu jeclahay
Sxb mahadsanid qisoyin wacyi ah 😊
🥺 . 🥺 . *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
Lacagta aad internet ku isticmaalayso cunto ku gado
Wakhtiga ad so dhigayso noo Badi ustaad🎉
hore😢😢😢u😢😢😢😢soco
Wuu sax Sanaa qaladka oo dhana waxa lahaa sky guide
Asc muslimiinta ❤
Allah wixi khyr ah ha ina wafajiyo 😢
the man taured ninkaa kasoo hadal waa qiso aad caan u ah somalina aan lahayne
OGAALKA-CUSUB waan ku salamay zxb runtii qisooyinkaga cajibka ah ilaa 2020 ayaan la socday hal arrin baan kaa codsan lahaa arrintaas oo ah isku day in aad muuqaalada ugu yaraan 7aadkii in aad 4 muuqaal noo soo gudbisid sidoo kale muuqaalo kor u dhaafaya 30 minute waayo habeenkii markaan seexanayo ayaan dhegeystaa oo aan ku seexdaa Anoo jeclaysanaya codkaaga hallaasiga ah iyo qisooyinka cajiibka ah mahadsanid.
Saxiib cusub IAM here ❤❤
Wa channel waxbadan ka faa,iday hore uu soco
Sheekadan filim bay ficantahy in laga samewyo
Qiso Aad u xanuun badan weeye😢
Sxp xageen kaala soo xidhiidhaa
Wanu kusugyny zhp keep going ogaal cusub
Please xasiga sidnayo ee suriya 😢ka soo hadal
Wlhi abaha wuxu aha gesi dadka shacabkana wa garab istagen aniga waxa qaldadka le ayan u maleyna shirkada ninka duliyahana sidu hos ugu dhiga wa qof argagaxsan o diyaradi kale ayaba kuso dhawede😢😢Wlhi wa dhacdo xanun badan
Mahadsanid sxb. Khaladka waxaa iska lahaa shirkada oo masuuliyad weyn iska saari wayday amaanka labadaa diyaarad. Ninka la dilayna qaybuu ku lahaa oo waxay ahayd inuu masuulka ka sareeya u sheego in saaxiibkii seexday isaguna isaga kaligiina isku wadi karin labada shaqo. Waa arin dayacaada ama layska sahashaday oo dhinaca shirkada dusha u saaran. Mida kale fitaali wuu ku deg degay dilka ninkaas. Waxay ahayd inuu iska samro marba jadaanay suuro gal ahayn inuu wada laayo dhamaan shaqaalaha shirkada.
Golden voice 🎉🎉
Special voice ogaaL cusup ❤❤❤❤
shaydaamka dhabta ah waa kii seexday 😢
Zxp kamarada duubtay shilka ayaa duubayay
Qiso xnn badan wye xamar ayey ka dhacday qiso san oo kle xiligii hobiyaha famly dhan oo ka koban hoyo 6 caruur iyo ayeyo aya hobiyo ku yimaday abahodna uk ayuu jogay marki lo shegay in carurtisa iyo xaskisa baba.een wow washay 💔😭 oo xalad xun ayu galy dadkisa oo dhamaday hadana mel lo racdo aysan laheen xanun wye😭
Waa shirkada iyo ninkii iska seexday😢
Waa ninki seexday khaladka oo dhan
si khaasaan kuu salaamay sxp🦁🙏🥰
Sednaya muuqaal kasoo samee😢
Gold3N voice
Your good voice ❤
nebiga ku saliya scw❤😊
Sallaallaahu Caleyhii Wasalam ❤
Scw scw scw
Ugu danbayn uu guulaystay vitaly❤❤❤❤❤
Garaad qisooyinkan noo la soo dheere ❤
Khaladka ugu weyn waxa leh shirkada iyo ninka seexday beter laftigiisu khalad waa yeelanayaa maxaa yeelay muu dacweyn ninka seexday oo uu sahashaday arinka ,khadarta alle na way qornayd ,ninka danbe ee wax diley ee vatile laftigiisu arinka waa ku degdegay isagoo waxba hubsan, ugu yaraan inuu sugey ahayd intay warbixinta jarmalku soo baxayso oo xaqiiq sado qofka khaladka leh
Ogaalka cusub wll haday qisaadaan dhab tahay sidee diyaarad hawada ku jirta oo 100 feet hawada ugu jirta camerada 📷 dagdaga ah u qabaataa bal halkaa ku yaro laabo
Waa shirkada gamigeedaba 😢
My man codkaga saa u jeclahay hda single thy ila soo xiriir 4 sano ku dawanaya😢
😅😅
Shukaansi maa rabtaa 😂😂😂
Xishood umad dhanbaa ku eegaysa tag meelaha uu leeyahay 😮
😅😅haduu asi iyo codkiisa kaf iyo kaladheeri thy kwrn
Waa Ninka seexday
Guleyso bro ❤
Shirkada usawabah 😮
Wexey ilatahay Petter iyo vitaly labadaba waala dulmay 😢
Qaladka ugu weyn wa maamulka shirkada iyo ninki seexday
Ogaalka.cusub shekooyinka no soo badi fadlan
Waa sharkada
wallh wa xanuun
Qalad hadi ladhoho kuli wey qaldan yihiin lkn wiilka rag yaqan ma aha nin dhan oo reerkisa dhamaday ayuu ku jeesjeesay dhimashadiisii cadalada kiiskaa laduugay ayey so saarty 😎
Ogaaalka zheeekinysa wn ku seexda😂❤
Kadaadee😂
@RaxmaMustafe-fm9mn 🤣🤣🤣
Waa bitar wayo Hadi u qancin lahaa ninka xaskisa iyo carurtisa inu ka turbo may Shay inu u cudur darto ayeyo hayd inkasto qadar mesha ku jirtay
Ninka saxaday ba qalada ka leh iyo sharkada
Golden voice
Ka seexday ayaa khaladka lahaa Betarna waxa seegtay inuu soo dhaweeyo raali galina uu siiyo inkasta uu kusaa talo galay marka horaba vitali inuu dilo lkiin haduu raalin galin bixin lahaa inuu is badalo ayaa laga yaabi lahaa Qadar allah ayaa dhacay ugu danbayn
Zxp muuqalada so dadaji madaxey
😢 ilaa iminka waan qiirysnhy wlahy oohinta aan oyey sidii iny ani igu dhcdy arintan mdxa ayaa ixnuunaya 😭
Shirkada khaladkaba ayagaa leH yarkaa betterna ixtiraam daradiisa buu ku mutay in lagu dilo .
Wilka hore usucud siya like tana haka ilobina qofki dawadow like usar ❤❤❤❤❤
Peter waye shaydanku sbbto ah qof dhibato kaso gaartay shaqadisa ma eheyn inu hadane jeesjees ugu daro ee waxalaga rabay inu niyada u dejiyo wanaku maceed dilka waxanse rabay in mamulka shirkada ee beenta faafiyayne la dilo ama ciqab adag la mariyo wayo asiga u sabab ah in peter isla weynado uuna dil sababsado
All of them
Waashiir kaaada iyo niinkii seexdaay.
Waa ka seexday
😮Qadarta ilaaheey wax ka weyn malahan shil kasto oo dhimasho ama dhaawac sababo waa qadar rabbaani ah hadii naf walbo geerida laga celin lahaa waxaa isla noolaan lahaa dad badan oo waalidiin iyo walaalo iyo saaxiibo ifka isku jeclaa xitaa hadii uu malaga iska dhaafi lahaa howlihii loo igmaday irzaqoodii ayaa dhamaan lahaa Dunidana dadka kuwada nool tira badnaanta jirto awgeedii ayeey is nici lahaayeen. Wax walbana waxaa ka weyn Qadarta Eebbe weyne
Waaa shirkada takhaladka leh
Bitar waa ehibanee
Ninka seexday waaye daalimka
Mahadsanid saaxiib ❤❤❤
Salaan ka Dib waxaan filayaa Peter baa arinta qasay. Had uu dejin laha abaha arintu halkaa magaadheen
Mahadsanid wl ❤
Khaladka Oo dhan shirkada ayaa lahayd , waayo waxa aanay ka warqabin marka horeba shaqaalaheedu sida ay ku yihiin shaqada maalinle
Ninka seexday ama madaxda shirkada qof ka mida beey iheed inuu raadiyo oo dili dhamaan qisadan geesi maleh odaygay xanaqiisa unba katan badiyay maahe muu aar gudan
Mahamahasan mA ahay waxay rag ciil cadab ka dooraye
Asc wrx azxpta ogaalka cusub
raygaygu waa sida tan
--------------------------------------
khalad ka ugu weyn waxa iska leh
ninka seexday isago oo shaqada la wado
khaldka xiga waxa iska leh shirkada oo aan warbixin ka soosaarin shilka dhacay
peter wax qalad ah iska malah
Better isba waa dhibane waayo 2shaqo baa looga tagay wax hagaaji buu lahaaye halee kamay aheen lkn waa la hilmaamay ninkaas
Shirkadda ayaa qaladka leh
anigu waxaan eedda saari lahaa ninkii seexday iyo kan wax dilay'
Dambiiluhu waa kii shaqadiisa ka tagey iyo ka kale ee la diley
Wa kii ska seexday iyo shirkada😢
Aad iyo aad libaaax
Saxib ayantan shekada dhaydka wadka rebtay
Khaladka oo idil wxaa iska leh shirkoddii mas'uuliyad darradaasi laheyd wxyna aheyd un marka hore dadkii kubaaba'ay iyo shirkadihii lahaa diyaaradahha magdhaw adag looga qaado kadibna shirkaddaasi laxero mas'uuliyiinteediina xukun asd u adag marsiya.
ninka diyaarada hagayey maalintaas wax eyn baa ka qaldan muxuu qof maaskin ah oo caawianad weydiisanaya oo dhiban saas foosha xun ula hadlaya walliba bila ixtiramkaa awalba waxba ka qaldana
Qadar
Dhalashada waxa kafican dhicida waqtiga
Iginerku wixi la wanasana ayu sameeyay bitarna wuxu isaga ayaa ku caawiyay in ladilo aabo dhiban aya uyimid waxa lo bahna inu jiliin xita sameyo inu kaxunyahy waxna kaqabn kareynin
Shaydaanka Weyn waa Peter Sbbto Ah Masuuliyada Sidaas U Weyn Siduu Qof Kaligii Ugu Dhiirankaraa
Mida Kale Swrda Mxuu U Tuuray Huusan Wax Qaribin Shaydaanka Waa Isaga. 😂
Waxaase cajiib ah in caruurta danbe ee u dhalatay Vitally ay aad ugu eegyihiin kuwii hore ee shilka kaga dhintay.
Qaladka ninka seexday iyo shirkada ayaa iska leh
Ninka ladilayna waa miskiin dembi la aan ah waayo wuxuu isku deyey in uun la socda 2 computer 🖥
Shirkada
Kii seexday weeye aygu
Peter qalad ma lahan sabb too ah wuuw isku dayey inuu Kala hago lakiin waa surtagli weyse😢
khaladka uwayn shirka daa leh mida laabaad biter waxay ahayd inuu ninkaa dhiban samtsiiyo waxa dhacayna u sheego
Waa betra