Ragaasi inay Muslim ahaayeen baa filayaa Allah ha u naxariisto haday Muslim ahaayee. Se waa qiso xanuun badan iyo musuq maaduga Shirkadaha waawayn iyo Dawladaha ka dhexeeya ee shaqaalaha xuquuqdooda lagu xalashado.😊😢😢
Ruuxi alle badbadiyo aya badbada wax dhanka alle ka qorna ayay ahayd saasoy tahay Ficilka ay qaden dawlada iyo shirkadasi taalabo in laga qaadey ahayd gaar ahan shacabka
War wuxu cadawsana gaalo waa gaalo lkn arxan maleh wallahy raggaas waa la badbaadin karayey ninka Maesha kasoo baxay wuxuu aqoon badan U leeyahay meeshuu soomaray waxay aheed intay Ku celiyaan oo xadhigna U dhiibaan inay dhahaan ninkii meesha dhexe fadhiyay soo qabso kadib kusoo dalacaan kadibna Ku noqdaan oo raggii kale Ka U horreeya U dhiibaan oo yagana dhahaan lugaha qabsada kiina U horeeya madama ay biyo kujiran oo misankoda fududyahay oxygen yadana ay U dhiibaan fulaynimo iyo nafjacayl baa raggaa loo badbaadin waayay wallahy gunbaa heshay 🙆
Goaan waliba aad qaadaneyso rabbi la tasho aad iyo aad ayaan ugu naxay
Ragaas in la badbaadiyay mudnaayeen cadowsanaa dowlada iyo shirgada xun Subxanallah 😢😢😢
Ragaasi inay Muslim ahaayeen baa filayaa Allah ha u naxariisto haday Muslim ahaayee. Se waa qiso xanuun badan iyo musuq maaduga Shirkadaha waawayn iyo Dawladaha ka dhexeeya ee shaqaalaha xuquuqdooda lagu xalashado.😊😢😢
Aad baan ula dhacay qaabka aad u soo gudbiso muqaalada horey u soco saaxiib mahadsanid ❤❤❤
Xaaasisanaa maxay ahayen mey badbaadiyan Allah baa wax badbaadiye😮🥹🥹
Subxanallaah a igu majecli xaladaha xun inaadawado macaleesh
Ogaal cusub wlhi codkagq jeclahay ilhy hakubarakeyo
Subxanalh😢😭ilaah ban ka magan galnay xaladaas oo kale dowladi io shirkadi baa dishay ragaas
Hadii aan ninkaas badbaaday ahaan lahaa shirkadda iyo madaxda dowlada intaan Ka dili Karo ayaan Ka dili si aan saaxiibadey ugu aar gudo
Ey ey dhashay waligaa qof ha aaminin
Wa murg wllhi💔😥😥
Haa waaa murug
Maxaa murug eh 😂
@@MaryanCabdi-h5b mxaa ka galy😩💔🤣
Waxan hadday kugu dhici laahaayeen saan uma hadleyn@@MaryanCabdi-h5b
Xasbiya Allah dawladu cadow sana 😢😢😢
Waa muuqaal aad u naxdin. Markaan daawanaayay xitaa waxaan dareemay waxyar neef qabad ah
Muuqaal ad soo galiso aa nan daawan ma jiro
dawladan waa tuma Somali miyaa😮maamul xumo Bandana subxanallah
Hhhhh, warjira moog iska soco..
Ma Soomaaliya tuunbooyin shiidaal leh..
@@zuzumoha8844waxa is laha hadalkas ame kadagalanta waaba ugasii dartay😂
@@zuzumoha8844 wll wax noo reebo subxanalahiye😂😂😂😂😂
😂😂😂😂😂@@zuzumoha8844
Way badbaadin kareen ee waa dil qorshaysan dawlad xun aya heshay ciil badna
The one only legend ogaal cusub❤🎉
Waa qiso xanuun badan runtii ragaas waxay mudnaayeen in la badbaadiyo😢.
Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️🥰🧡💖🥰
Scw
Scw scw scw
Sallaallaahu Caleyhii Wasalam
Xanuun badnaa QisaaDan Wllhi waan ka naxaY 😢😢😢
SababTaas darteed u Necbahay badaha dhan😢
Dowlad xaasidada weeye qayrul masuul SupxanalH
Qiso xanuun badan the golden Voice m.a🎉
Anigubaa 😢
Allah hanunu waye wlhi, 😢😢
Xanuun badana biyo ku dhexdhimo meel ciriiri ah 😢😢😢
Sidaa u sugayey shekadaan
Thank u pro
Allahu Akbar ☝️😢
Runtii waa qisada kaliye aan isku ciil kaambiyaya inan dhagaysto waaayo waa xanuun waana ragg hiil waayay ax ax😢
Dowladu ayaga ugu tala galay inay ragasu dhintaan sababtoo ah wan so badbadin kareen 😢
Wa kheyrul masuulnimo dulinimo😢😢
Waa qisadii igu murugada badneyd
Shirkadaba waan gubi lahaa wlhi dayuusiinta
Lkn qalabka badbadibta eh oxg maxay isaga saren iyagaba halista ubadheedhe waxwalba waxa ay dhici kara❤inay iska saran may ahyn
Wllhi xanun way qof nool marki laga qusto🥹🥹🥹
Wa dal xasan sh maxamud ka taliyo bay la mid tahay
Tobago 🇹🇹 lacnatullahi
Wll adi mgca ruunta isheg ado rail ah mhd sanid ilahey aku sharfo aamiin yarabi
Ax wa qiso xanun badan🥲
Qisada xanun badana zubxnallh 😢😢
Welcome back zhp ❤
😭💔waaa xanuun wlhi ax
Waa wish cajiiba ah
waan kuu,xiisnay wll
Ragaas waa la dilay ee may dhiman, waa la badbadin karay hadii larabay dawlada io shirkadaba😢
Salamaad minkuli afaad
😢😢😢😢 wlhy waa qiso murgo leh
Ogaal cusub waxa ka mid ahay dadki malinkii labilabay ilaa maanta aan Hal video dhaafin raxmanku haku qurxiyo labada daarodba wllkayow
Waa logu talagaly iney ku dhintaan 😢😢
Go aanka geesinimada leh waa guul mar walba
Qaybta ee ka soo galeen inaa xeraan qeybta kale oo bada banaanka ka eh tubooyin waa weyn inee ku rakibaan biyaha wee ka dhuuqi kareen
Alle naxdin weyna 😢😢
I was waiting longer thank
Keep going my brother❤🤝
Musical kii ad codkaaga kudarijirtay 2sano kahor ayaawanagsanaa h❤
Sow maaha zxp😢
Ax ax in la badbaadiyo ayay mudnayeen balse sacadooda bartaaas ku eekayd Waa qiso aad u murugo Badan 😢
Ha😢
Dowlad lama Oran karo waa xaasidin bisinkoow 😢
Dowladee magac maleh
First one ku sali rasuulkeeni maxamed scw❤
Sallaallaahu Caleyhii Wasalam ❤
سبحان الله 😢
Walaaahi waa qiso xanuun ah 😢
Ogaal cusub best chanal youtube
Horey usoco walaal
Ax ilahay imanka Idina qad wey bad badin Karen ee weysan ugutalagalin masakintas xanun waye wlhi wadanke waye mesha qisan kadacday inta an qisan dageysanaye anaba naqaska igudagayeba
Ax Ragaasi Xanuun Daran Ayay Mareen Dowlad Xun Ayaa Heshay Iyo Shirkad Xun Sidoo kale inkasto Wakhtigeeduna Meesha Ku Eeka 😢😢😢
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Waa figrad qaldan inay raga mesha kasoo saariwaayaan lkn ilahaybaa uqorayba inay halkaa ku dhintaan cadaladna may helinba
Midki Allah nolol la damcay unba nolanayay
Akash wax naxariisamalaha
Our Legend🥰🙏
Dawlado salad ayyeygashey😢😢😢😢
Waa layaab midaan okale hh😅
Wadankee waye dawlada Lee ku heysaa noo sheeg wadanka
1:18 ka dhagayso ha iska qaylininee..
@@zuzumoha8844 kuma weydiin
@@zuzumoha8844 qac 😂
ax xasidsana 🥺💔
Ninkaan was legend wlhi
Ayagaa dilay hishiis bay ku ahaayeen
Haa, ragaas Waxay Ahaayeen
Rag muslima oo Khibrad fiican
Lahaa.
Subxaanallah😢😢😢
😢😢😢
Waligay ma arkin dowlada ka xaasisan
Hada ayan so dawada Qofki imahan inu dawada wad Qorta christobher 2022 wa arku
Alla xaasidsana😢
Haday cadaan ahaan lahaayeen waa badbaadin lahaayeen wlhi
Meelkasto way ka jirtaa cadaalad darada😂
Xasbiyallah😭
Xaasisanaa maxey u diideen 😢😢
😢😢😢😢xaasidinba helay inalilahi wa Ina ilayhi rajicuun naxaristiisa janno allaha siiyo dhamantod walhi wanka naxay dhamantod wa danbilayal
Hunguriga iyo lacag tu yay na kagalin meel naftada kuway nay so
Videos cod cabisi kadaremoyaa😮
Carolyn Islands
Ruuxi alle badbadiyo aya badbada wax dhanka alle ka qorna ayay ahayd saasoy tahay Ficilka ay qaden dawlada iyo shirkadasi taalabo in laga qaadey ahayd gaar ahan shacabka
Wll soo badi plz😢
😮😮😮
Mahadsanid❤
Ragga dowladdoodi baa dayacday.
Raga waa.lahagraday nio
Coobkii waan ku dayay biyuhuna wey galeen isagoo foorara
Ma dhici karto wax baa kaa qaldamay biyaha badi bakeeri dhalo ahna qaado adoo aan inyarna leexin hal mar dalaq ku sii biyo gali mayaan ok
Culees saar ama gacanta ku riix gali mayaan
Asc waa meel aan isla xisaabtan ka jirin oo musuq maasuq hareeyay
Thanks wllka 🎉
War wuxu cadawsana gaalo waa gaalo lkn arxan maleh wallahy raggaas waa la badbaadin karayey ninka Maesha kasoo baxay wuxuu aqoon badan U leeyahay meeshuu soomaray waxay aheed intay Ku celiyaan oo xadhigna U dhiibaan inay dhahaan ninkii meesha dhexe fadhiyay soo qabso kadib kusoo dalacaan kadibna Ku noqdaan oo raggii kale Ka U horreeya U dhiibaan oo yagana dhahaan lugaha qabsada kiina U horeeya madama ay biyo kujiran oo misankoda fududyahay oxygen yadana ay U dhiibaan fulaynimo iyo nafjacayl baa raggaa loo badbaadin waayay wallahy gunbaa heshay 🙆
Ax xanuun badanaaa
Ninka kaligii mesha kasoo baxay wuxuu qatay go aan aad udag
Raggan gunbaa dowlad u ah iyo shirkad arxan daran haddana waqtigoodaa intaa ku ekaa wax kaloo la dhahaa maleh hadda.
Ax wlhi wa rafaad