Xanuunada macaanka iyo dhiig-karka oo dawo loo helay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 35

  • @maryanmohammed2342
    @maryanmohammed2342 5 ปีที่แล้ว +1

    Shiiq nabarkaaga xagee kahelaa waan xanunsanayaa ilaah hakuxifdiyo

  • @ahmedmohamoud6989
    @ahmedmohamoud6989 9 ปีที่แล้ว +2

    aad ayaan ugu mahad celinayaa sheekh caki

  • @munaofficial1689
    @munaofficial1689 4 ปีที่แล้ว +2

    Inteen kaheĺaynaa Wll ilaahy hakaa abaal mariyo

    • @munaofficial1689
      @munaofficial1689 4 ปีที่แล้ว

      Wll qli waxaad noo weydiisa dhirta loo isticmaalo lafa xanuunka romatiisanka iyo riixa
      جزاك الله خيرا جزءا أخي الكريم

  • @saciidoadam4383
    @saciidoadam4383 2 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah jazaakullaahi qeeyr

  • @suhaylahussien7119
    @suhaylahussien7119 6 ปีที่แล้ว +4

    Wad mahadsan tahay dr lkn wxan raba inad dhirta aad shegayso ee macan loo isticmalo inad noo shegtid san aabahay ugu sameyo dr adoo mahadsan

  • @ayaannuuxcaliayaannuuxcali1614
    @ayaannuuxcaliayaannuuxcali1614 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh sh xegee laga hey leya lanberka

  • @abdaleomar308
    @abdaleomar308 7 ปีที่แล้ว +1

    sheekh nambarkiusa noo soo qora

  • @sikinomohamed
    @sikinomohamed 11 ปีที่แล้ว

    Mashallah Allah jazaa haa ka siyow.

  • @MrQawdhan1
    @MrQawdhan1 7 ปีที่แล้ว

    he is there for all somalis

  • @sahraisse2676
    @sahraisse2676 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @fartunnuur14
    @fartunnuur14 6 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah mashallah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha Allah masha mahadsanid

    • @sahromataan5127
      @sahromataan5127 5 ปีที่แล้ว

      Maash alaa maasha alaa sheekh la bar kaaga baan rabaa macaanta baanqabaa

  • @yusufgarow9999
    @yusufgarow9999 5 ปีที่แล้ว +1

    Anigoo ku ixtramaya sheekha aqoontisa, hadana fahamkisa kelmeda chemico, ma fahamsana, shay kasta oo dunida yalaa wuxu ka samaysan yahay chemistry ugaara.
    waxaan qabaa inuu sheekhu ogaado in macaanka inuu yahay irreversable pathology, waxaan ka shaqaynayey 30 sanadood xanuunkan..
    nasiib wanaag dumarkeeni way buxaan waana market idiin furan, nasiib xumo xaalko xunaaday bay noo yimaadaan.
    for the record i dont do medicine for business only.

  • @somalilanderasalkanaxownaf3217
    @somalilanderasalkanaxownaf3217 6 ปีที่แล้ว +1

    Sideen sh telkiisa u heli karaa xanuunka macaanka ayaan qabaa yaa igu caawin karaa
    Plz

  • @saciidoadam4383
    @saciidoadam4383 2 ปีที่แล้ว

    Aac digdoore aniga waxaan joogaa yaman waxaana qabaa macaanka halkee laga hellaa daawada cashaabka ee sonkarta

  • @zoyaquruux1466
    @zoyaquruux1466 8 ปีที่แล้ว +1

    sideen ulaaa xiriira doctorkan

  • @nimcoshiikhsalebanadam4082
    @nimcoshiikhsalebanadam4082 5 ปีที่แล้ว

    Dawada sonkorta

  • @nimcoshiikhsalebanadam4082
    @nimcoshiikhsalebanadam4082 5 ปีที่แล้ว

    Xgeen ka hela somlilnd

  • @istarexofficial7236
    @istarexofficial7236 6 ปีที่แล้ว

    sheikha aad ayuu umahadsan yahay lkns waxa aan waydiinayaaa xageee laga helaaana daawadaaas i

  • @ifraxismacilismacil4055
    @ifraxismacilismacil4055 6 ปีที่แล้ว +1

    Asc walal lambarkaga xageen kehela

  • @saidomohamed8333
    @saidomohamed8333 6 ปีที่แล้ว

    saan kuhelikaraa walaalka numberkiisa noosoqor fadlan anagaa laxariirayna insha Allah

  • @asiyastarcooking7504
    @asiyastarcooking7504 6 ปีที่แล้ว

    asc shikhan side uu hela

    • @omargedi2590
      @omargedi2590 6 ปีที่แล้ว

      Plz waxan rawi laheyn daqtarka numberkisa plz

  • @ifraxismacilismacil4055
    @ifraxismacilismacil4055 6 ปีที่แล้ว

    Sheish halkenkalaso xidhidha plz

  • @kifahmohamed4458
    @kifahmohamed4458 5 ปีที่แล้ว

    asc telephoneka seen ku helaa wll UK ayaan daganahay

  • @ducaqabeoffica856
    @ducaqabeoffica856 6 ปีที่แล้ว

    Asc wll shiikhan numbarkiiza ubahanahay

  • @mohamedmohamud2352
    @mohamedmohamud2352 4 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @18maychannel23
    @18maychannel23 4 ปีที่แล้ว

    Asc channel ka labaqumac waxan ka codsanyaa inuu nala wadaago malaha laga helikaro hargeisa dawada dhiikarka iyo macanka udaawo da ah iyadoo diyarsan hadii lahelayo somaliland gudaheeda haddii uu fahfahin kahayo inkastoo clipku wakhti hore ahaa ama ciwanka dr ka nalawadaago insha Allah.

    • @Cabaysmedia
      @Cabaysmedia  4 ปีที่แล้ว

      SC, Walaal dhirtaasi ma aha mid la xaqiijiyey, ninka aad video giisa daawatayna dib looma arag!

  • @halimaibrahim3059
    @halimaibrahim3059 6 ปีที่แล้ว

    Lambarkaaga nasii

  • @cabdijamac4671
    @cabdijamac4671 8 ปีที่แล้ว

    walal dhaqtarku ma somalilan qudha mise soomali oodhan

    • @hassoyusuf2854
      @hassoyusuf2854 7 ปีที่แล้ว

      cabdi jamac waa soomaali oo dhan wll

    • @ubaxabdulahi9286
      @ubaxabdulahi9286 6 ปีที่แล้ว

      @@hassoyusuf2854 labarka noo so dira wallyal