QIIMAHA XAAFADA YAASHEEY DEGMADA SHIBIS WAAXDA CALASOW MOGADISHU SOMALIA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 31

  • @ismailhusienaliruicosta
    @ismailhusienaliruicosta 2 ปีที่แล้ว +1

    xaafada shibis I miss aad iyo aad

  • @yaasiincabdule1714
    @yaasiincabdule1714 2 ปีที่แล้ว

    Yaasheey waa wadaad indhoole eh oo masaajidka muadinkiisa ah waana farsamo yaqaan koronto qeer alaha siiyo mar hore ayaa iigu danbeeysay

  • @saedsaed7136
    @saedsaed7136 2 ปีที่แล้ว

    Walaal waxiy hore e canaka Ku ahayen dagamooyinaka no so doob thanks ✌🏾♥️✌🏾

  • @razvaxultra6333
    @razvaxultra6333 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa allaah thanks information sister

  • @awbari1000
    @awbari1000 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc walasheda xafadaa yashee shibiis mamaaqlin ee horay magacaas majurin .ee anaa eh reer shiibiis

    • @AliAli-ec9ws
      @AliAli-ec9ws 2 ปีที่แล้ว

      Waa bilaajo carab masjid jamaaca yasheegi mu adiin/imaanka masjidka waaye

    • @hodanaden6681
      @hodanaden6681 2 ปีที่แล้ว

      @@AliAli-ec9ws sax suqa bilajo dhabarkis danbe waye san ku qiiyasa

    • @adanali9691
      @adanali9691 2 ปีที่แล้ว

      @@AliAli-ec9ws SCK MAGACA SAXDA AH WAA YAASHEEGAY😁 xaafada buurka baa la oran jiray masjidkana masjid jaamaca , LAAKIIN YAASHEEGAY AYAA MASUUL KA NOQDAY MU ADIM SAAS BAA LOOGU MAGACDARAY

  • @ArifAli-gy6pr
    @ArifAli-gy6pr ปีที่แล้ว +1

    ma aha magaca masjidka Yaasheey.. Masjidka magaciisa waxaa la yiraahdaa Jaamaca Al Ibbi laakin qaadimka masjidka ayaa lagu magacaabaa Qaasim Yaa Sheegay...Waaxdana waa kacaan ee Degmada Shibbis..

  • @fardowsacabdiraxman275
    @fardowsacabdiraxman275 10 หลายเดือนก่อน

    Ayyy my home shibiz❤❤❤❤

  • @zakariashibis6277
    @zakariashibis6277 5 หลายเดือนก่อน

    Yaasheey magaca masjidka ma ahan magac masjidka waa masjidka jaamaca asal

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia1059 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah masjidka yaasheey ayaa ku yaalo xafadaan sidaas ayuu magaca ugu baxay

  • @Ilyaas777
    @Ilyaas777 2 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo aan ku saxo aniga ayaa ku dhashay xaafadan masaajidka waxa la yiraahdaa masjid rowda magaca yaashey waxaa la dhahaa imaamka masaajidka wabilaahi towfiiq

  • @saidaali8847
    @saidaali8847 2 ปีที่แล้ว

    Waad mahad santahay muqaalka fadlan, markalyooni soodoob please

  • @abdulabdi7293
    @abdulabdi7293 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @kamalali79
    @kamalali79 2 ปีที่แล้ว

    Asc walaasheey sacdiyo xasan waan ku salaamay mahadsanid video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah haku xafido Amin Amin Amin ilaah ha kaa siiyo ajir iyo xasanaad Amin Amin Amin Amin mahadsanid marwalba waxaad Nala qeebsato quruxda iyo horumarka dalkeena ilaah ha kaa siiyo ajir iyo xasanaad Amin Amin Amin shaqo wacan ayaad heysaa keep going my sister guulayso waligaa mahadsanid markale walaasheey sacdiyo xasan ilaah haku dhowro Amin Amin Amin walaasheey sacdiyo xasan

  • @randaamin1386
    @randaamin1386 2 ปีที่แล้ว

    👍👍👍

  • @halimahussein2000
    @halimahussein2000 2 ปีที่แล้ว

    maansha alaah keep going sister

  • @flamingoshowchannel.1630
    @flamingoshowchannel.1630 2 ปีที่แล้ว

    Wll Masha Allah raxmanku haku xafido wllshy 🥰

  • @AliAli-ec9ws
    @AliAli-ec9ws 2 ปีที่แล้ว

    Asalaamu caleeykum masjidka waa masjid jamaaca imaanka yasheegi u ahaay ilaa inta xasuusto ilaahe kheer hasiiyo amiin

  • @caliabdi5968
    @caliabdi5968 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @omarsufi8294
    @omarsufi8294 2 ปีที่แล้ว

    Keep going 👌

  • @awbari1000
    @awbari1000 2 ปีที่แล้ว

    Xafadaa shiibis ama bilajo carab xafadaa rondo 😘😘😘😘😘👍👍👍👍

  • @scarface7196
    @scarface7196 2 ปีที่แล้ว

    Ajmal bint mashalh. Allah yahfadak

  • @sudiabdi6774
    @sudiabdi6774 2 ปีที่แล้ว

    Waa sax 👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿

  • @axmedxasanxuseen6732
    @axmedxasanxuseen6732 2 ปีที่แล้ว

    Wooow manta kow ahay ✌

  • @hawaosman2457
    @hawaosman2457 2 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo xaafada general daa’uud noo soo gudbi

  • @omarabdillahiyonis6522
    @omarabdillahiyonis6522 ปีที่แล้ว

    Dugsigi macalin bahaarij away .

  • @ASMReatingfood12
    @ASMReatingfood12 2 ปีที่แล้ว

    Salahu calayhi wasalam

  • @aOmar-bt9ex
    @aOmar-bt9ex ปีที่แล้ว

    Walaal aan ku saxo anaa xaafada ku dhashay masjidka waxaa la yiraadaa Jaamacadda ama masjid jaamac yaa sheegay waa imaamka masjidka .yaasheey maahan ee waa yaa sheegay. Magaciisa runta ah waa Qaasim xaaji naaji. Qore:-Cabdi A