Dhakhtar Hargeisa ka hawl gala oo la siiyay shahaado sharafta caafimaadka ugu saraysa UK"

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 72

  • @SomaliLandViews
    @SomaliLandViews 10 หลายเดือนก่อน +4

    Well done, Doctor. That is the kind of talent we need in the homeland. Mashallah.

  • @TOofy_sheeko
    @TOofy_sheeko 9 หลายเดือนก่อน +3

    ilahay ha barakeeyo dr ka anakana hana barakeeyo cilmi naficana hana baro rabi

  • @user-Axmed
    @user-Axmed 6 หลายเดือนก่อน +4

    Waa dhakhtar iyo badh wanaku dawoobay

  • @Somfox1
    @Somfox1 9 หลายเดือนก่อน +3

    Csalan Hereri ruuga cadaa wariye ah oo Somali u soo jeediya wax ay ku farxaan .. well done Hereri Media and Doctor Akani .. lama huraan waa caws jilaal walee

  • @abdisalaanahmed5164
    @abdisalaanahmed5164 10 หลายเดือนก่อน +5

    Manshallah Dr Abdiqani runti wà Nin qaliya qofka la kuma ayuunba garankara runtii ad ayuu uga duwanyahay dhaqaatiirta somalida
    Alleh ha baràkeeyo

    • @Somfox1
      @Somfox1 10 หลายเดือนก่อน +3

      Masha ALLAH SOMALILAND HA SIISO SHAHAADO SHARAF Khabiirka dalka ingiriiska laga aqoonsaday walee .. geesinimo dheh

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 10 หลายเดือนก่อน +6

    Rabbi ha barakeeyo dhakhtarka iyo hospital-ka iyo dadka lagu daweynayo intaba . Amen

  • @nuuraxaamudismaaciil4312
    @nuuraxaamudismaaciil4312 10 หลายเดือนก่อน +2

    Mchallah tabarkalah dr cabdiqani ilaahy haku barkeeyo

  • @jeywow
    @jeywow 10 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah tabaraka laah

  • @Yaabkayaabkii
    @Yaabkayaabkii 10 หลายเดือนก่อน +3

    Ilaahay dhakhtarka cilmiga uu bartay haw barakeeyo.
    Waxaynu u baahanahay dhakhaatir fara badan oo u naxariista dadkooda DANYARTA ah. Ayaynu u baahanahay.

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he 10 หลายเดือนก่อน +7

    Proud of you Dr. Yusuf.

    • @Somfox1
      @Somfox1 10 หลายเดือนก่อน +2

      Waa arin SOMALILAND IYO SOMALI KU FAANI KARTO .. Dhaqtar heer caalami ah oo dalkiisii ka u soo noqday .. thanks Hereri media for the information .. well done Dr Abdiqani walee .. Masha ALLAH ... IN WASAARADA CAAFIMADKU SHAHAAD SHARAF SIIISO WEEYO DR ABDIQANI INTII UU INGIRIIS SIIN LAHAA GOBONIMO

  • @safiawarsame7120
    @safiawarsame7120 10 หลายเดือนก่อน +2

    Maashaa Allaah Tabaaraka Allaah Allaha Xifdiyo Dhaqtarka iyo dhaqaatiirta la shaqee yaa Aamiiniin. Jisaka Allaah Hareeri oo Soo gudbiya barnaajyo Anfacaaya Bulshada iyo isku xir Bulshada meel kasta Adduunka ka Joogto.

  • @liibanmumin6582
    @liibanmumin6582 10 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha allah Dr ilaahay haku barakeeyo Dadaalkaaga aad kula soo noqotay wadankaagii oo kuu baahan waa wax lagu farxo. Abaalkeeda waad heli aakhiro iyo aduunba. Shukran Dr

  • @hanalander
    @hanalander 10 หลายเดือนก่อน +6

    Republic of SOMALILAND BEACON OF HOPE IN THE WORLD!

    • @Somfox1
      @Somfox1 10 หลายเดือนก่อน +2

      Dhakhtarkan waa khabiir iyo qaali Somaliland .. waxan jeclaa inta aan ingiriis abaalgud siin in Somaliland siiso abaalgud Khaabiirka dalka u soo noqday walee .. Walee ha lagu daydo khabiir DR Cabdiqani .. dowlada Somalilandna ha sharafto muwaadiinkaa dalkiisii u keenay Khibraad caafiimaad .. waa nasiib Daro in dalkeenu aaanu sharfin Khabiirada ino so noqday walaal

    • @hanalander
      @hanalander 10 หลายเดือนก่อน +2

      @@Somfox1 is he Somalilander?

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 10 หลายเดือนก่อน

      Somaliland lagama hadlayo ee wiil somaliyed oo ilaahay aqoontii u barakeeyay isna dadaalay oo ahaa very intelligent baa laga hadlayaa, Somaliland baad ku wareerteen iyo qabyaalad qudhun reer Somaliland

    • @hanalander
      @hanalander 10 หลายเดือนก่อน

      @@dalaisacgibril5899 munaafaq. wax somaliyeed la yiraahdo majirto, waa fircoon afweyne iyo beentii reer somalia-italia. Markii umada somaliland diyaaradaha lagu xasuuqay, ee somalia-italia iyo dadkoodu u sacabo tu mayeen ee milions of reer sheikh isaaq INTA WADANKOODA LAGU SOO DUULAY LA XASUUQAY MIYAANAY AHAYN DAD MUSLIN AH.
      MUNAAFAQ NIMADII REER SOMALIA-ITALIA IYO KACAAN PROPAGANDA WAY DHAMAATAY.
      SOMALILAND WAXA ISKA LEH SOMALILANDER

    • @Halgame334
      @Halgame334 10 หลายเดือนก่อน

      MAN SHA ALLAH JAM HUURIYADU WAY DHAQAAQDAY

  • @Huda.999
    @Huda.999 10 หลายเดือนก่อน +4

    Congratulations qofkaste oo daacad ugu adeega bulshadiisa wuu mudan yahay in la sharfo 🎉

  • @Axmed-wali
    @Axmed-wali 7 หลายเดือนก่อน +2

    Dr.abdikani yousuph waa doctor dadka patientka ah si layaable u dhagaysta oo xaaladooda ula socda.....

  • @omarnur561
    @omarnur561 10 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah muqdishu ne tag dr suuriyan aan waxbe Aqoon baa umaddii meelo u furtaye

  • @AbdihassanG36
    @AbdihassanG36 10 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah
    Dr abdi kani yuosuf
    Abaalkaagi si ficanban u ogahay
    Dambigaagiyo kii waalidkaba Alle weyne(swt) haynoga dhaafo insha Allah

  • @29msub
    @29msub 10 หลายเดือนก่อน +1

    MachaAllah! Congratulation Dr beautiful hospital.

  • @alphamale5802
    @alphamale5802 10 หลายเดือนก่อน +1

    Well done doc.

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 10 หลายเดือนก่อน +6

    God bless the doctor , the patients and the hospital

    • @Somfox1
      @Somfox1 10 หลายเดือนก่อน +2

      Somalida wax baratay dunida bay tagaan ..dr abdiqani dalkiisi buu wax u qabtay waa arin u baahan in somali abaal mariso kuna dayato walee .. Masha ALLAH

  • @jamaliyusuf8389
    @jamaliyusuf8389 10 หลายเดือนก่อน +2

    waa role modele fiican ninkan
    alle dhakhtarka
    haw barakeeyo

  • @axmedcabdi8649
    @axmedcabdi8649 10 หลายเดือนก่อน +2

    Mnasha allah dhakhtarku wa khiibrad dhaqale laga sameyo
    Lakiin wax u dheer ajaar xaga Allaha u yala wa hadu si hagar lana ugu shaqey dadka bukanka

    • @Somfox1
      @Somfox1 10 หลายเดือนก่อน +1

      Nin wax bartay oo dalkiisa Somaliland iyo Somaliba u hagar baxaya Dr Cabdiqani ALLOW DHOWR

  • @djmaamis3167
    @djmaamis3167 10 หลายเดือนก่อน +4

    Drka waxaa kula talin lahaa
    Inuu jaamacadaha dalka wax ka dhigo oo ardayda soomaaliyeed wax ku soo kordhiyo oo taageero.

    • @Somfox1
      @Somfox1 10 หลายเดือนก่อน +1

      Waan la xidhiidhiday Dhaktarka wuxuna ii sheegay in uu dhamaan Dhakhaatiirta Somaliland waxbarasho bilaasha siiyo bishii afar jeer .. waliba waxa uu yidhi waxan aan shaqaale ka dhigtaa laba ugu sareeya jaamicada caafimadka somaliland .. waa guul somaliland iyo somaliba walee .. DR CABDIQANI AQOON SARE BUU KEENAY DALKA WALEE

  • @user-nq1cb9pr1m
    @user-nq1cb9pr1m 4 หลายเดือนก่อน

    Wali qof uu ka daweeyey jooniska cad ma la hayaa wlhi waxa is oo jiitay dagaantiisa 1yo hadalkiisa allah barakeeyo xanuunkaas ayaan 6sano ihayaa

  • @djmaamis3167
    @djmaamis3167 10 หลายเดือนก่อน +1

    Manshallah hambalyo dr abdikani Yousuf

  • @sadiiqcaydruz7874
    @sadiiqcaydruz7874 10 หลายเดือนก่อน +3

    Exceptional service amazing 😻 hospital 🏥 ❤

  • @nrcabdi
    @nrcabdi 10 หลายเดือนก่อน +3

    🥺🥺 🥺 Eeboow silac iyo duruuf ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol quus iyo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta taageeradaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax i tari karto habayaraatee igalaxariir
    (Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, eber, labo, shan, lix, lix, todobo, saddex).
    Magacayga waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.
    ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma heli karo waxaan maalin ku noolaado, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi, xaafadna kuma nooli oo wixi laga quuto wax kama helo ee meel masaajid ah ayaa deegaan ii ah

  • @alisharif1997
    @alisharif1997 8 หลายเดือนก่อน

    MASHA ALLAH ALLAHUMAZIID 🇬🇧🏗️🏫🏫🏫🏫🏫🏫🏫🏫🏫🏫

  • @cabdikariimxirsi861
    @cabdikariimxirsi861 10 หลายเดือนก่อน +1

    Alle ha barakeeyo dhakhtarka

  • @Keysek
    @Keysek 3 หลายเดือนก่อน

    Masha allah ❤❤❤❤

  • @cabdikariimxirsi861
    @cabdikariimxirsi861 10 หลายเดือนก่อน +2

    Mansha allah

  • @user-qf1gv3og5y
    @user-qf1gv3og5y 8 หลายเดือนก่อน +1

    Allah ❤❤❤❤ cswcsw ❤❤❤❤❤

  • @abdirisakmohammed7293
    @abdirisakmohammed7293 10 หลายเดือนก่อน +2

    ALLAAH CILIMIGA HA UBARAKEEYO OO HAW SIYAADIYO DHAQTAR KAA YAR CILMI CAAFIMAAD OO BULSHADA ANFACAYA BUU BARTEE ,WERIYE HARARI OO ARIMAHA BULSHADA KU CAAN BAXAYNA ALLAAH WANAAG HA UGU BEDELO HOWSHAA FIICAN EE UU BULSHADA U HAYO,aadbaa umahadsantihin

  • @GF-fk4is
    @GF-fk4is 10 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allaah

  • @xasanaxmed5850
    @xasanaxmed5850 10 หลายเดือนก่อน +1

    👋 Wey Mahadsanyihiin Weriye C/Salaan Hereri&Dr C/Qani Yusuf.

    • @Somfox1
      @Somfox1 10 หลายเดือนก่อน +1

      Dalkeenu sharfo .. Dhakhaatiirta sare .. maaha in Ingiriis sharfo .. dalka baa laga rabaa in DR CABDIQANI IYO KUWA LA MID AH DALKU SHARFO .. Thanks Hereri Media iyo Khabiir sare DR cabdiqani

  • @goobjoog7658
    @goobjoog7658 10 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha Allah, si daacada oo aqooni ku dheehantahay ayuu bulshada ugu adeegaa dhakhtarkani bulshada. Anigu walaalkay oo yar oo caloosha laga qabtay ayaan maalin geeyay, si wacan buu u daweeyay. Haddii dawladi jirto, qalab wacan oo ku filan baa lagu taageeri lahaa

    • @xamsafarax4038
      @xamsafarax4038 10 หลายเดือนก่อน +1

      xageebu kaga yala hargaysa huuno

  • @amalhope42
    @amalhope42 10 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaa allah hambalyo

    • @Somfox1
      @Somfox1 10 หลายเดือนก่อน +1

      Waa khabiir iyo dhakhtar sare oo dalkiisii u soo noqday .. waa sharaf somaliland iyo Somaliba in cilmigaa inoo soo noqdo.. Dr Cabdiqani ALLE HA SHARFO IYO HERERI MEDIA ..WAA ARIN KU DAYASHO MUDAN WALEE MASHA ALLAH

  • @being_abdirahman
    @being_abdirahman 10 หลายเดือนก่อน +2

    Ma jirraan wax ka wanaagsan inuu qofku aqoon sare soo barto kadibna dalkiisa iyo dadkiisa dib ugu soo celiyo, waxa uu arrinkaasi leeyahay Pleasure cajiib ah oo aan hubo in Dr-ku maalin walba dareemo. Guul baan u rajeynayaa Dr. Cabdiqani iyo Cisbitaalka City Hospital.

    • @Somfox1
      @Somfox1 10 หลายเดือนก่อน

      AAD IYO AAD .. Koley anigu Somalinimo lama huraan waa caws jilaal .. go east and west home is the best .. marka Dr Abdiqani waa Dhakhtar Sare oo Somali walee u soo noqday .. ALLOW NOO BARAKEE DHAMAAN UMADEENA ..DR CABDIQANI WALAHI WAAN KU FARXAY ALLE HA BARAKEEYO KHABIIRKAA DALKIISA U SOO NOQDAY

  • @Ahmad17056
    @Ahmad17056 10 หลายเดือนก่อน +2

    Hargeisa dhaqtaro waa laga helayaa
    Laikn dawooyin wax layidhaahdo ma yaalaan Hargeisa 👍

    • @badarsiciid3718
      @badarsiciid3718 10 หลายเดือนก่อน

      Yaa ku yidhi waxaas war way leedahay laakiin waa wada buuro hargaysu 😂laamiyo hi wey ah maleh laakiin in ay ku socdaan way leeyihii 🙂

    • @Ahmad17056
      @Ahmad17056 10 หลายเดือนก่อน

      @@badarsiciid3718
      Dawooyin baa kahadloo
      Wadooyin baad ku booday Hhhhhhh

    • @mahadabdirizaksulaiman7824
      @mahadabdirizaksulaiman7824 10 หลายเดือนก่อน +2

      Beentaa maaha daawo iyo khibrad la'aan baa ina haysata.

  • @alisharif1997
    @alisharif1997 8 หลายเดือนก่อน

    Kansaarka kudhaco caloosha ama dhuunta wuxuu kaimaada 90% Somalia waxeey kaqaadan Qaadka.Haadaw doowlada Somalia waxaa laga Tawas Qaadka ineey jookiyaan Please thank You.🏥🏨

  • @ahmedhussein1774
    @ahmedhussein1774 10 หลายเดือนก่อน +1

    Hereri💯💯💯💯💯💯💯

  • @abdialimohamed2874
    @abdialimohamed2874 10 หลายเดือนก่อน +1

    waa salaamayaa hereri iyo tiimkiisa waxaan arkaayay maalin dhaway gabadh yar oo iniin qare ama xabxab liqday oo carabiyad ah oo hargeisa ilaa muqdisho diyaarad loo saaray maxaa dhakhtarkan loo gaynwaayay

    • @NewsFusion24
      @NewsFusion24 10 หลายเดือนก่อน

      oo heedhe, iniinta xabxabka miyaan la liqin. sida midhaha miyaanu ahayn, soota midhahaba la liqo?

    • @abdialimohamed2874
      @abdialimohamed2874 10 หลายเดือนก่อน

      dhuunta ayuu istaagay markaa diyaarad ayaa lasaaray muqdisho ayaa lagagasoo saaray waxaan arkaayay qofkii waday oo leh hargeisa waa lagaga soo saari kari waayay

    • @Somfox1
      @Somfox1 9 หลายเดือนก่อน

      @@abdialimohamed2874 Dhaqtarkan waa dhakhtar aad ugu ceel dheer Uurku Jirta , waaa ilahay mahadii in dalkeena uu joogo dhaqtar cilmagaas leh oo Takhasus sare leh .. waxan ogaa dhawaan isaga oo imtixaan ka qaada dhakhaatiirta ingiriiska ee dhamaysay takhasuska caloosha .. Alle umada ha ku anfaco Khabiirka dalkiisa u soo dhoqday .. well done dr Abdiqani

  • @sharmarkemawlid3003
    @sharmarkemawlid3003 10 หลายเดือนก่อน

    Halka shatci iska eegayee halkan yuu iska eege.
    سبحان الله

  • @abdirisakmohammed7293
    @abdirisakmohammed7293 10 หลายเดือนก่อน +1

    CILIPKAA ILAA 20 QOF DAD KUDHOW BAA GAARSIIYEE,sababtoo ah cudurka ugu badan ee dadka Somaliyed ee danyarta dhibay waa cudurkaa caloosha ee uu aqoonta uleryey waaye

  • @alisharif1997
    @alisharif1997 8 หลายเดือนก่อน

    Haadawa waxeey kaimaada. Qaadka lacuuno.

  • @ikranhaji2241
    @ikranhaji2241 10 หลายเดือนก่อน +1

    Maansha Allah ❤

  • @Huda.999
    @Huda.999 10 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah

    • @Somfox1
      @Somfox1 10 หลายเดือนก่อน +2

      Walaalo yurub 2 sano bay qadataa in aad la kulanto dhakhtar takhasusu leh .. maanta Dr cabdiqani dalkiisi buu u soo noqday .. Ingiriis baa shahaado siiyey .. maxay Somaliland u sharfi wayday Dhakhtarkaa .. noolow dr CAQBDIQANI GEESI DALKIISA U SOO NOQDAY

    • @Huda.999
      @Huda.999 10 หลายเดือนก่อน

      @@Somfox1 Wllo Somalidu isma sharaftee way is_dulaysaà waana sababta meel ay u gaadhi laayihiin!!
      Aduunyada kale bay inta badan wax ku noqdaan Somalidu markaas u fiirsato balse dalkooga wax macno wayn ah kuma hayaan.

  • @ahmedkulowabdi821
    @ahmedkulowabdi821 10 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallh