Mahadsnid walaal hamda Hussein Bilaw wanaagsan barnaamijki kabasho oo aan la bilawday December 2021 ❤ guul wayn bay ii tahay inan wax badan ka faaiday🎉
Jcylkeygi hamda la aanteeda abaar le waye ilhy wax badan ban ka faidey gabdhan ee janno abaalkeeda ka dhig❤hamday wll wan ku jclhy allah Cilmiga sida quruxda badan wanga dagaanta aad nagula wadaagtid allah ka abaal mariyo 😊 abyo Mhdsnid ❤🎉
Waxaan is dhahaa ereyda qofka lahu soo celicelin way necebyihiin laakiin dib ayaan ka ogaaday inay jecel yihiin ereydaaas xitaas haddi ay ka maqlaan qofkzle qofkii ayey soo xasuustaan iyo siduu igu odhan jirey ❤❤❤
Asc wll wlhi inbadan ayaan sugayay hada wxnba dhagaysanayay podcastigii hore ee kabasho kan hadana insha Allah inaan waxbadan oo faaiido ah kala dhexbaxno ayaan Rajaynayaa Adna Allah muraadkaaga san hakuu Sahlo
Mahadsanid ustaad hamda Hussain Mrka 2aad lafjbty sidedii ma noqoto mrka tiri wxan so xasusty wiil wllky ah oo eedaday dhashy oo nla so koray ayaa mrkuu f4 aha is badaly oo kuwaa kawaly wxay dhahen hbenkii wagan barina san wax u akhriyeyno suu sidii bu sameyy wa isbdaly mrka hdal bu ku washy amusi myo examkii sidii bu ku dhafy wan so gurnay oo bosaso waa lga so tgaa bisha 5aad mrkan nimi tuladii ayaa dhalinyradii argty ninkii wa washay by ku wareeriyeen hadhow hargaysa ba lo qaday alx wa ficnaday mrkii bishii 9aad lagary bn lbny marka xagagii dnbe mrku so lbty ayaa meherd labuxo ba mid yiri wr hdd khfiifty see noqoty koly lf jbty sidedii manoqotee😢 Hda xgaa ksta kulylka bosaso la arky ayu joga isago wx shaqa ah ka hyn waana cadi illeen hurdo la an by ahyde
Mahadsanid inbadan waxbadan oo Nafta u baahan tahay ayan kaa bartay’ mararka qaar waxan dareemaa in aanan Naftayda aqoon u laheyn’ waayo waxa iga dhex guuxaya in aanan macno badan u sameen karin. Mahadsanid wll
Welcome back my teacher self stigma waa is dhaleeceen
Xamda imbadan mahadsanid marwalba aan maraamiskaada dhegeysto waxaan noqdaa sidi inaan kaniini xanuun baabi iye laqay oo kale sida walwalka iyo dareenka aan dareemayo iiga haro walaahi qalbigeyga ayaad daaweysay
Alxamdullilah ugu damben wey bilabatay season 2 episode 1 ❤ dadka aan islaso dhamesanay season 1 wan idin wada salamay walaldey wll xamda mhdsnd adiguna
Fiidnimo wanaagsan waa eray aan u xiisay💚
Isi sumadeyn. Ama isceebaalin. Is iineyn. Is shaanbadeyn.
Exactly. Waa eraybixin aad ugu wacan arintaas
In badanbaan kugayay alx habeen kale oo qurx badan❤😊
Masha Allah caawa baan niyada ku haayy oo lahaay kalki 2aad ee kabasho ma bilowday, Allah haku barakeeyo ❤️ wlsheen , shaqo wacan baad heysaa runti wax bdn baan kaa faaiiday, Allah ha nuuriyo wajigaada ❤
Mahadsnid walaal hamda Hussein
Bilaw wanaagsan barnaamijki kabasho oo aan la bilawday December 2021 ❤ guul wayn bay ii tahay inan wax badan ka faaiday🎉
Waxaan ku sugnaba❤.....
Videoyoyadii hore aan nafta kusoi sasabayay.....❤
Welcome back ustaadii
Barakallahu feek wllo. Dhigaa ugu sharaf iyo wanaag badnow🙏
Maanshaaa Allah Pro Hamda Shukran Alle Ha ku xiftyo Barakalaaahu walalo🎉
One of the best prisoners ee Iska badalkeyga Nolaled ka qeeb QataY Thanks 😊
❤❤❤❤🎉Welcome back dear teacher
Welcome back🎉mudan kusugayy
Mnsh Allah ustaad Hamdi Allaha ku xafido 👍🥰
Alle ha ku barakeeyo walaal xamda xuseen
Hamdaay ❤love you so much
Bilow cusub Allahamu baarik walaal hamda Hussein ilaahay ha ku barkeeyo ❤🎉
I miss my therapy kabashl😢
Mee too❤😢
Masha allah Alle haku barakeeyo wll Hamda Husein❤❤❤
Welcome back to open hand and heart wllo hamda.
Soo noqosho wanagsan walaasheen❤❤
Welcome back hamda hussen❤❤❤❤❤❤❤
Shukran ustadat Hamda Hussein.
Hamda Hussain podcast our teacher ❤😊
MashaAllah Jzk khairan hamdai
Thanks hamda jazaaka allaah kheyr
Kuu xiisnay ustaad🎉❤
Sharaf oo Dhami Korkaaga Alle ha Yeelo Jazalakallh ❤
Mashalah tabarakalah ❤
Mahadsanid wll mcn
Rabi hakaa abaal mariyo hamda badqabka dhimirku waa mawduuc aynu ubaahanahay ka bulsha ahaan mahdsnid wll inbadan❤
Soo dhawoow macalimad❤
وردت لنا جلسات العافيه 🤍🌸
Soo noqosho wanagsan gacalo❤🎉
Madha allah hamda walashay ayaa mar kale soonoqoty masha allkah❤❤❤❤❤❤
Welcome back teacher ha,da hussein
Welcome back ustaadi❤❤
Welcome back hamday we miss you a lot ❤
Wlcm back dr hamda jazakallahu khayr😊
Jcylkeygi hamda la aanteeda abaar le waye ilhy wax badan ban ka faidey gabdhan ee janno abaalkeeda ka dhig❤hamday wll wan ku jclhy allah Cilmiga sida quruxda badan wanga dagaanta aad nagula wadaagtid allah ka abaal mariyo 😊 abyo Mhdsnid ❤🎉
You can't imagine how I miss u❤❤❤🎉🎉
Rabi hakaa abaaliyo wanaagaa iyo dadaalkaa aad huraysid ❤
Masha Allah ❤
Mahadsanid walal hamda hussein
Welcome back sister
Soo dhaqso next
Sodhawaw xamday wankuxisay alaha kushrfo xbbti 🎉❤
Waiting along 🔥
Imbadan baan sugeyney❤❤❤
Salaam yaa axbaabii
Qof wanagsan❤ ilahey haukubarakeyo
Welcome hamdaay❤
Mashallah wlcm back ❤❤❤
Allah Haku barakeeyo.
Mahadsanid inadeer
Shukrn ustaad hamda ❤❤❤❤❤
New life of kabasho!
Lasocod wngn ustaadi ilahey haku xafido❤
Waxaan is dhahaa ereyda qofka lahu soo celicelin way necebyihiin laakiin dib ayaan ka ogaaday inay jecel yihiin ereydaaas xitaas haddi ay ka maqlaan qofkzle qofkii ayey soo xasuustaan iyo siduu igu odhan jirey ❤❤❤
Sidaan usugynay thenkz qalbi ❤
So laabasho wacan baayo
Hama Hussien.❤️🎉
Welcom kabasho s2 ❤
Finally kabasho is back😊🎉
Welcome back hamda ❤ 🤝
Soo laabasho wacan xamdaay❤
San ugu xiisay😢❤
Goormay soo gasha saan u eegayay waan daalee
Thank you sister ❤
Masha alh gacalo thnkz🥰😍♥️🫶🫶
Solabasho wacan wacaney😩❤️🩹🫂
Come back quruxbadan❤❤❤
Welcome back ❤️🩹❤️
Hamdi adigunasoo dhawoow❤
mahadsanid ustad
Waaan kuu xiisney😢
Xamda xuseen welcome
Asc habo waan ku saamey waan ku farxsaey inaan noosoo laabato❤❤❤❤❤😘😘😘😘❤️
Dhiriyay wlo gacalo ❤️🫶🏽
Asc wll wlhi inbadan ayaan sugayay hada wxnba dhagaysanayay podcastigii hore ee kabasho
kan hadana insha Allah inaan waxbadan oo faaiido ah kala dhexbaxno ayaan Rajaynayaa
Adna Allah muraadkaaga san hakuu Sahlo
Wlh wixi horaan dhageystaa kabasho ani xitaa mash alh alh barkeyo hamda
شكرا
mashaAllah
wa is dhalecayn abayo
Soolabasho abyo❤❤❤❤m.a
Soo noqosho wanagsan
Ku soo dar hno😢
❤❤❤ miss you
Waw wan sugi la,aa kabasho xalaqdeda labaad thank u hamda ilahay cilimigiyo aqoonta hakuu kordhiyo
Wcs wlshy ❤
Finally❤❤
Xamday apyo
Mahadsanid ustaad hamda Hussain
Mrka 2aad lafjbty sidedii ma noqoto mrka tiri wxan so xasusty wiil wllky ah oo eedaday dhashy oo nla so koray ayaa mrkuu f4 aha is badaly oo kuwaa kawaly wxay dhahen hbenkii wagan barina san wax u akhriyeyno suu sidii bu sameyy wa isbdaly mrka hdal bu ku washy amusi myo examkii sidii bu ku dhafy wan so gurnay oo bosaso waa lga so tgaa bisha 5aad
mrkan nimi tuladii ayaa dhalinyradii argty ninkii wa washay by ku wareeriyeen hadhow hargaysa ba lo qaday alx wa ficnaday mrkii bishii 9aad lagary bn lbny marka xagagii dnbe mrku so lbty ayaa meherd labuxo ba mid yiri wr hdd khfiifty see noqoty koly lf jbty sidedii manoqotee😢
Hda xgaa ksta kulylka bosaso la arky ayu joga isago wx shaqa ah ka hyn waana cadi illeen hurdo la an by ahyde
Shakhasi cadi ah ayenu walnaa oo dhalilo usamynaa runtii😢
@@AmiiraCali-t5z waa runtaa abayo
Ala saan u qayliyay marka arkay video gan mahadsnid ustaad😢
dhulka soomalida ma laga helaaa dhakhtar nafsiyanq hadii uu jiro meel iigu tilmaama
Mahadsanid inbadan waxbadan oo Nafta u baahan tahay ayan kaa bartay’ mararka qaar waxan dareemaa in aanan Naftayda aqoon u laheyn’ waayo waxa iga dhex guuxaya in aanan macno badan u sameen karin.
Mahadsanid wll
inantan channelkeeda inagaa umaqan rag iyo dumarow walipa intaa wax kawayna way uqalantaa
Apayo waxan. RApa ina kula hadlo😭😭😭😭😭
سلام عليكم ورحمة الله وبركاته يا حمدة لقد غبت كثيرا يا حمدة 😢
❤
Ustad cawa ayaa zoomka kaso racay aad umahdsan Tahay lkn intee kale soxirikaraa adigo mahadsan sida ula socdo corsiyonkaga