ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Jiim waxa uu dhinty 24 /11/2021 Allh u naxariisto xaga kabanka garacistiisa cid ku gaarta malahan farshaxan asika u gooni ah ayuu leyahay oo laku garto Aan uwada duceeyno dhamantood
Walaal Heesaha uu gacanta leeyay jiim Sheekh muumin, playlist gaara noogu sameey. Xalay fiidkii ayaan billaaway in aan isaga uu dhageysto, alla eebow ninku gacan macaana. 🎶❤
Taas kula qaba zhp
Ok abti
Kuwii ugu fiicnaa ee fanka soo maraLaba Legend The Greatests All the Time Raxmaanku naxariistii Janno hawgu deeqo.
Lawa macalin ayaa is helay wow allaah yaa raxma maxamad suleyman
Hayaan waa cod qaraami oo aad u macaan, wey mahadsanyihiin bahda Hoobal.
Imisaa daawaneysa bilaawga debshidka cusub ee 2021?
01/01/2021 ilahay Amarkii Laba Ustaadoo Kala Daran Boqorka Codka Tubeec iyoMacalinka Kabanka Jiim
Alaha unaxariisto boqorka codka
Fanankena janada illahayow janada kawarabi
Anisa makaheshey labada macalin
Jiim iyo maxamed saleban hormuudkii fanka un
MashaAllah MashaAllah Alhamdulilah
BOQORKA CODKA ALLAH RAXAMO RAAXIIMIIN NAX
Waad mahadsantihiin Saaxibayaal🙏
Bro heesta Muuniso ee uu qaado tubeec xageen kahelaa fadlan adoo raali ah
Bal hadda waxaad soo raadisaan hayaan oo uu Cabdi Tahliil qaadayo, iyadna way jirtaaye
Eeeeeeeeeeeeeee❤.Aun legendry.
Yaasalaam waah waah
Ya Salaam 31_12_20204:15 Am
JIIM SHEEKH MUUMIN 🔥👏
LIKE
Qaraam : Hayaan Laxanka : Cabdulaahi Qarshe Aun Erayada : Cali Sugule Dun Carbeed Aun Kabanka : Ustaad Jiim Shiikh Muumin Aun Luuqda : Maxamed Saleebaan Tubeec Aun ...................................................................Maandeeq oo qaadaysa Laxanka Hayaan halkaan ka dhagayso th-cam.com/video/dV9ACOEJs6s/w-d-xo.html
Car yaa macalin jiim wax kala soo hadhay ama anaga wax naga bara waxaas kkkkk
🤣🤣 Anigaa xoogaa kala harayoo intaan is iri yar seexo ayaanba ilaaway wixiiba loolz
Hadii u bahantahay gacantii jiim Waxa yaqaan nuradin ali aman iyoCabdinasir macalin ceydiid iyo Kooshin yare iyo cabdulahi yarwo Iyo qar kalo badan
Cajiii!
👏👏👏👏
Daqiiqada 3:30 cajaaib Jiim inuu ahaa macalinka inta kabanka tuntay ma dood baa ka taagan 😎
Hoobal.
SHARE
LIVE
Jiim waxa uu dhinty 24 /11/2021 Allh u naxariisto xaga kabanka garacistiisa cid ku gaarta malahan farshaxan asika u gooni ah ayuu leyahay oo laku garto Aan uwada duceeyno dhamantood
Walaal Heesaha uu gacanta leeyay jiim Sheekh muumin, playlist gaara noogu sameey. Xalay fiidkii ayaan billaaway in aan isaga uu dhageysto, alla eebow ninku gacan macaana. 🎶❤
Taas kula qaba zhp
Ok abti
Kuwii ugu fiicnaa ee fanka soo mara
Laba Legend The Greatests All the Time Raxmaanku naxariistii Janno hawgu deeqo.
Lawa macalin ayaa is helay wow allaah yaa raxma maxamad suleyman
Hayaan waa cod qaraami oo aad u macaan, wey mahadsanyihiin bahda Hoobal.
Imisaa daawaneysa bilaawga debshidka cusub ee 2021?
01/01/2021 ilahay Amarkii
Laba Ustaadoo Kala Daran
Boqorka Codka Tubeec iyo
Macalinka Kabanka Jiim
Alaha unaxariisto boqorka codka
Fanankena janada illahayow janada kawarabi
Anisa makaheshey labada macalin
Jiim iyo maxamed saleban hormuudkii fanka un
MashaAllah MashaAllah Alhamdulilah
BOQORKA CODKA ALLAH RAXAMO RAAXIIMIIN NAX
Waad mahadsantihiin Saaxibayaal🙏
Bro heesta Muuniso ee uu qaado tubeec xageen kahelaa fadlan adoo raali ah
Bal hadda waxaad soo raadisaan hayaan oo uu Cabdi Tahliil qaadayo, iyadna way jirtaaye
Eeeeeeeeeeeeeee❤.
Aun legendry.
Yaasalaam waah waah
Ya Salaam
31_12_2020
4:15 Am
JIIM SHEEKH MUUMIN 🔥👏
LIKE
Qaraam : Hayaan
Laxanka : Cabdulaahi Qarshe Aun
Erayada : Cali Sugule Dun Carbeed Aun
Kabanka : Ustaad Jiim Shiikh Muumin Aun
Luuqda : Maxamed Saleebaan Tubeec Aun
...................................................................
Maandeeq oo qaadaysa Laxanka Hayaan halkaan ka dhagayso th-cam.com/video/dV9ACOEJs6s/w-d-xo.html
Car yaa macalin jiim wax kala soo hadhay ama anaga wax naga bara waxaas kkkkk
🤣🤣 Anigaa xoogaa kala harayoo intaan is iri yar seexo ayaanba ilaaway wixiiba loolz
Hadii u bahantahay gacantii jiim
Waxa yaqaan nuradin ali aman iyo
Cabdinasir macalin ceydiid iyo
Kooshin yare iyo cabdulahi yarwo Iyo qar kalo badan
Cajiii!
👏👏👏👏
Daqiiqada 3:30 cajaaib Jiim inuu ahaa macalinka inta kabanka tuntay ma dood baa ka taagan 😎
Hoobal.
SHARE
LIVE
Alaha unaxariisto boqorka codka