- 43
- 3 154 386
HOOBAL
United States
เข้าร่วมเมื่อ 22 พ.ย. 2020
Hoobal waxa aad ka helaysaa fankii ka horreeyay 1991 iyo intii la baadisoocda ah.
Shan Ubaxley- Hadraawi
Hoobal waxa aad ka helaysaa fankii Soomaalida ee ka horreeyay 1991 iyo inta la baadisooc ah.
มุมมอง: 1 127
วีดีโอ
Riftoor, Qaraami| Hibo-Nuura
มุมมอง 18K3 ปีที่แล้ว
Hoobal waxa aad ka helaysaa fankii Soomaalida ee ka horreeyay 1991 iyo inta la baadisooc ah.
Xus: Kabankii Jiim Sh. Muumin ( Muxiyoddiin)
มุมมอง 16K3 ปีที่แล้ว
Hoobal waxa aad ka helaysaa fankii Soomaalida ee ka horreeyay 1991 iyo inta la baadisooc ah.
Majaajilo| Magool iyo Cabdalle Nuuraani, 1985.
มุมมอง 43K3 ปีที่แล้ว
Hoobal waxa aad ka helaysaa fankii Soomaalida ee ka horreeyay 1991 iyo inta la baadisooc ah.
Qalbiga Ruxmayow i Daa- Layla Cumar Dhuule| Laxankii & Kabankii Jiim Sh. Muumin (Muxyaddiin)
มุมมอง 10K3 ปีที่แล้ว
Hoobal waxa aad ka helaysaa fankii Soomaalida ee ka horreeyay 1991 iyo inta la baadisooc ah.
Naxliga Caashaqa Ka Daa- Shamsa Daadsan| Kabanka & Laxankii Jiim Sh. Muumin (Muxiyadiin)
มุมมอง 12K3 ปีที่แล้ว
Hoobal waxa aad ka helaysaa fankii Soomaalida ee ka horreeyay 1991 iyo inta la baadisooc ah.
Caasha Ilkacas- Kabankii & Laxankii:Jiim Sheekh Muumin(Muxyaddiin)
มุมมอง 13K3 ปีที่แล้ว
Hoobal waxa aad ka helaysaa fankii Soomaalida ee ka horreeyay 1991 iyo inta la baadisooc ah.
Maxmed Axmed Muxumed Cismaan "Kuluc"
มุมมอง 2.7K3 ปีที่แล้ว
Hoobal waxa aad ka helaysaa fankii Soomaalida ee ka horreeyay 1991 iyo inta la baadisooc ah.
Gari ma kaa Baxdaa- Aamina C. Xirsi, Daaud C. Masxaf & Khadra D. Cige / Kaban
มุมมอง 70K3 ปีที่แล้ว
Hoobal waxa aad ka helaysaa fankii Soomaalida ee ka horreeyay 1991 iyo inta la baadisooc ah.
Nebi Ammaan, Maxamedkii Alle Doortee- Maxamed Saleebaan Tubeec| Lyrics
มุมมอง 13K3 ปีที่แล้ว
Hoobal waxa aad ka helaysaa fankii Soomaalida ee ka horreeyay 1991 iyo inta la baadisooc ah.
Caashaqa Ma Baran Wali- Jiim Sh. Muumin (1983) / Waa kaban kaliya
มุมมอง 49K3 ปีที่แล้ว
Hoobal waxa aad ka helaysaa fankii Soomaalida ee ka horreeyay 1991 iyo inta la baadisooc ah.
Hud-hud- Xaliimo Kh. Cumar (Magool) / Version Cusub / Lyrics
มุมมอง 482K3 ปีที่แล้ว
Hoobal waxa aad ka helaysaa fankii Soomaalida ee ka horreeyay 1991 iyo inta la baadisooc ah.
Axmed Gacayte Yuusuf Gaboobe- Male ma le| Kaban| Lyrics
มุมมอง 415K3 ปีที่แล้ว
Hoobal waxa aad ka helaysaa fankii Soomaalida ee ka horreeyay 1991 iyo inta la baadisooc ah.
Yaasiin Axmed Ibraahin Goox (Digfeer)- Bullo|Kaban+Lyrics
มุมมอง 78K3 ปีที่แล้ว
Yaasiin Axmed Ibraahin Goox (Digfeer)- Bullo|Kaban Lyrics
Yeelkooda-Nimco Yaasiin Carraale / Abw. Cabdilaahi Diiriye Sooraan| Lyrics
มุมมอง 25K3 ปีที่แล้ว
Yeelkooda-Nimco Yaasiin Carraale / Abw. Cabdilaahi Diiriye Sooraan| Lyrics
Balwo- Ibraahin Garabyare/ (1943) / Abw. Garabyare & Kabankii Cumar Dhuulle
มุมมอง 9K3 ปีที่แล้ว
Balwo- Ibraahin Garabyare/ (1943) / Abw. Garabyare & Kabankii Cumar Dhuulle
Kaalintii Jilaanimo ee Cumar Maxamuud Cali (Cumar Dhuulle) & Qisooyin qosol badan oo ka soo maray
มุมมอง 4K3 ปีที่แล้ว
Kaalintii Jilaanimo ee Cumar Maxamuud Cali (Cumar Dhuulle) & Qisooyin qosol badan oo ka soo maray
Dhulku Wuu Hadlayaa- Heeskii ugu horeeyay ee Cumar Dhuule qaado isagoo matalaya gabadh
มุมมอง 12K3 ปีที่แล้ว
Dhulku Wuu Hadlayaa- Heeskii ugu horeeyay ee Cumar Dhuule qaado isagoo matalaya gabadh
Ducaysane Wiilkayow- Xasan Aadan Samatar
มุมมอง 7K3 ปีที่แล้ว
Ducaysane Wiilkayow- Xasan Aadan Samatar
Naftu Bihinbih Badanaa- Shamsa Cumar Xaydara
มุมมอง 14K3 ปีที่แล้ว
Naftu Bihinbih Badanaa- Shamsa Cumar Xaydara
Qaraam- Heellada Soodaani: Xuseen Cali Kaahin Lyrics
มุมมอง 11K4 ปีที่แล้ว
Qaraam- Heellada Soodaani: Xuseen Cali Kaahin Lyrics
Laba Sooryo Wada Cunay- Sahra Axmed Jaamac| Lyrics
มุมมอง 63K4 ปีที่แล้ว
Laba Sooryo Wada Cunay- Sahra Axmed Jaamac| Lyrics
Qaraam-Heellada Hayaan: Maxamed Saleebaan Tubeec & Kabankii Jiim Sh. Muumin (Muxyadiin)
มุมมอง 41K4 ปีที่แล้ว
Qaraam-Heellada Hayaan: Maxamed Saleebaan Tubeec & Kabankii Jiim Sh. Muumin (Muxyadiin)
Waligaaba baydhbaydh-Hibo Maxamed Hudoon (Hibo Nuura) Lyrics
มุมมอง 302K4 ปีที่แล้ว
Waligaaba baydhbaydh-Hibo Maxamed Hudoon (Hibo Nuura) Lyrics
Baroordiiqda Bacalwaan iyo Xulkii Allaystay 2020
มุมมอง 6414 ปีที่แล้ว
Baroordiiqda Bacalwaan iyo Xulkii Allaystay 2020
Qaraam- Heellada Hinqad: Xuseen Cali Kaahin| Lyrics
มุมมอง 6K4 ปีที่แล้ว
Qaraam- Heellada Hinqad: Xuseen Cali Kaahin| Lyrics
Shucaacii Nuurayaay/Shamis- Maxamed Maxamuud Cige (Busi)|Lyrics
มุมมอง 171K4 ปีที่แล้ว
Shucaacii Nuurayaay/Shamis- Maxamed Maxamuud Cige (Busi)|Lyrics
Faalka Caashaqa- Khadra Daahir Cige| Version cusub|
มุมมอง 770K4 ปีที่แล้ว
Faalka Caashaqa- Khadra Daahir Cige| Version cusub|
CAASHA ILKACAS WAXAY KA MID AHAYAD AASAASKII KOIXDII ONKOD WAXAANAN KA QAYB AHAYD SIDA RUWAAYADII WAJIYAAL IS AXSUUSTA IYO RUWAAYADII GAR JAWEEN IYO GUUR NAFSI IYO NASIIB MARKII DANBE QURBAHA AYAY JOIGATY GABAR AADCU QURUX BADA. BAY AHYD
Calayk calayk waxaa cajiib ah turakada siduu u tumayo isagoon laxanka teembada iyo codkaba ka bixin wallee jiim kaban laguma gaaro.
Heestaso iga hor timi waligay madhaafo, ano yar baaan jecla oon cajalad rikoodh ka dhagaysan jiray, iyado sakariye suldan qaadayo
ILAAHEY HA U NAXARIISTO AQOON YAHAN MAXAMED RASHID SHEEKH XASAN OO AHAA QOF NASAB AHAA ILAAHEY HA U NAXARIISTO MAXAMED RASHID SHEEKH XASAN ILAAHAYOW U NAXARIISO
WAXAY JECLAATEY OO U WAALATEY AQOON YAHAN MAXAMED RASHID SHEEKH XASAN OO AHAA WERIYE KA SHAQEEYA IDAACADA BBC LONDON
Allah ha u naxariisto Busi
2344
Axmed heesihiisu waa xul🫡
Buuri_qab dannood iyo erayga sidaas ayuu sax ku yahay
Sahra Illacas iyo Shamsa Daadsan Jiim oo kabanka tumaya AHUN JIIM
Cajaaibul Cajaaibaat AHUN
Allaow kuu naxariiso jiimi sheekh muumin kaman yahankii somaliyeed
yaadiley Dee faqashtii ayaa dishes. isagoo qaad ayaa. Ilaahbaadeeq baxshee madfacadaaraha kadhaa hadaad doontaa kudu I rag baadibadaha ujira
Cowrala Saalax Heesta Iyada Masameynin Ee Walo Sameeyay Xaajigeedi Oo Dal Kale U Anbabaxay Ayay Kaweysay Wax Hadal ah Sidaasey Ku Timid Heesta Erayada Waxa Sameyay Abwwaan Sulub Cumar AUN
Xasan Aadan isagaaba kaga macaan heestan Jiim.
Salué
AUN Amiin 😢
Hees xusid mudan
Subxaanallaahi cadiim
Alaah rabulcaalamiin ha idin Naxariisto Alaahu aamiin aamiin aamiin
❤❤❤❤
Calankaani maxaa meesha loosuray
Heestan ciil waa heesta aan ugu jeclahay heesihii cagaf aun
Mucjidsada cuudka ee heestan tumaysaa waa mula xamaystihii waynaa mucjisada Cuudka ee Marka uu tamayo sida qoobka fardaha UGA hadashiiya Waa Muxiyadiin sheikh Muumin AUN loona yaqaan (Jiim ) godka lagu janee wuxuu ahaa one of the best Somali musicians AUN 😢
WAA MAXAMED RASHID ILAAHEY HA U NAXARIISTO EE
oodhaa iyo qoraal laguma cabiri karo jiim sheekh muumin hibada ilaahey siiyey heesihiisa uu laxaka saarey ee tumey anigoon isaga ayeey heesaha iiga duwnaayeen markaa dib baadhitaan ku sameeyey waxaa dhamaan laxanka saarey oo tumey jiim
ilaah haa u naxariisto waa reer balad weyne waan aqaanaa
Familyyyyyy
Y
Familyyyyyy system farac jiil
Ya RabE towbE
Y RabE towbE.
Heestam Muuqaalkeeda Hdad Daawato Waad Yabaysaa Siday iska Siinayo Hibo
Heestaan waxaan dhagaysan aniga oo hibo maxamed ii jidho wax yar rabi cafimaad ha u siyaadshe Cajiibsana marka aad arkayso dhagaysanysana ❤
🎉
Wax aykadanbaysay siinley markaydhamaatay ee loo gudbay b leyda heesaha uu kudiriray abwaan qaaqeey. Dib uraac adiguba.
Aun khadra dahir hesteda xiliyada danbe kalla miranka e cagtu jogsato Ayan ku mirqaama ba ba
Cajaaibaaat.!!!!
Heestan waxaan dhegeysan jiray markaan ardayga ahaa 2013
😂55
WAXAAN MAQLEY HEESTAN WAXAY U QAADAY ILAAHEY HA U NAXARIISTEE MAXAMED RASHID SHEEKH XASAN OO JACAYL DHEX MARAY ISGA IYO HIBO MAXAMED MA HUBO LAAKIIN WAAN MAQLEY
Cajiii!
This song concerns me ❤❤❤
Maanta etahay 20 /9/2024 an soxasuste hestan allah haunaxariste mamo khadro dahir janat fardosa allah kawarabiyo
1948 wa marki laqabsaday Palestine Free Palestine
Allaha u naxariisto
Yaa halkaan yimi livekii dr isim kadib hahahaah
الحب هو موضوع متكرر في الموسيقى الصومالية، وغالبًا ما يتم استكشافه من خلال عدسات نفسية وروحية على حد سواء. تصف العديد من الأغاني الصومالية تجارب العشاق بطريقة تتماشى بشكل وثيق مع الحالات النفسية، مما يشير إلى أن الحب يمكن أن يتجلى كنوع من الاضطراب العاطفي أو العقلي. أغنية "أمبيو" هي مثال مؤثر على ذلك. يعبر الراوي عن مشاعر الاستياء، وهو موضوع رئيسي في علم النفس الفرويدي، مما يشير إلى أن الحب، بالنسبة له، ليس مجرد اتصال روحي بل أيضًا صراع نفسي. في "أمبيو"، يستند رثاء الراوي بشكل عميق إلى تعقيدات الحب العاطفية. يرتبط الاستياء، كما تم استكشافه في أعمال فرويد، غالبًا بالرغبات غير المحققة أو الاحتياجات غير الملباة أو الصراعات غير المحلولة، وكلها يمكن أن تنشأ في العلاقات الرومانسية. تصوّر الأغنية بوضوح الصراع الداخلي للعاشق، مما يجعل من الواضح أن العبء العاطفي للحب يمكن بالفعل أن يشبه المشكلة النفسية. لكن الحب ليس مجرد عبء عقلي؛ فهو يحمل أيضًا بُعدًا روحيًا. الطريقة التي تدمج بها الأغاني الصومالية هذين الجانبين تشير إلى أن الحب، رغم عمقه النفسي، لا يمكن فهمه بالكامل دون الاعتراف بتبعاته الروحية. يعكس تداخل هذه العناصر فهمًا شاملًا للحب في الثقافة الصومالية، حيث يُنظر إلى العقل والروح على أنهما مرتبطان ارتباطًا وثيقًا. ومما يزيد من عمق الأغنية العاطفي هو العزف الاستثنائي لجيم على العود. يعزز عزفه السريع على الأوتار من الجودة الحيوية والغامضة للقطعة، مما يضخم شدة مشاعر الراوي. يخلق العزف السريع، الممزوج بالدقة اللحنية الرقيقة، مشهدًا صوتيًا يكمل تمامًا التوتر النفسي للكلمات، مما يجعل "أمبيو" ليس مجرد أغنية بل تجربة عاطفية غامرة.
Alaa u nxaxariisto
29 August 2024 caawa ayan ku mirqaamayaa heestan waxaanan soo gaba-gabeeyay geedigii wax barasho een soo waday 16 gu’ maanta ayaan ka qalin jabiyey jaamcada hargaysa. Faalka caashaqa iyo foof aduun.😇📿✌🏽 Waxa aan halkan uga ducaynayaa maamo Khadra, Goobbe iyo waliba Xassan Ganey
Murqaan wacan inaan ku ahaa ban ku rejeyy sxb anna caawan ku qayilayaa waxan joogaa Addisababa. Hargeisa ayaan degreegayga kasoo dhameeyey sannadkii hore. Salaan ba hawada kuso mariyey. Inad wacan ayan rejaynayaa😮
@@Sinjiibiiiiiiimmmmmmmml10 saaxiib aad baan kaaga qaaday khayr iyo wanaag badan baan kuu rajayanayaa 🙂
@@Fadka213 Khayr wacan sxb. Anna ka badan ban kuso rejeyey.