Dulmiga Sixirka Soo Jiidashada (Hordhac)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2018
  • Casharkaan wuxuu horudhac u yahay Casharo ku saabsan Dulmiga sixirka soo jiidashada ee ay Raga Iyo Dumarka Qaarkood Isticmaalaan.

ความคิดเห็น • 12

  • @abcbc4008
    @abcbc4008 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asc mashaa Allah.yaa xayyu yaa Qayuum biraxmatak astaqiid Aslax Amuraheena oo dhan Amiin yaa Rabi.yaa Rabbi kuli saaxir iyo saxira dhulka la jar yaa Rabbi Amiin yaa Rabbi

  • @hassanibraahim3965
    @hassanibraahim3965 2 ปีที่แล้ว

    Hore u soco wllo

  • @kamg3450
    @kamg3450 5 ปีที่แล้ว +1

    حسبنا الله ونعم الوكيل ،. حسبناالله ونعم الوكيل

  • @halawieaden4008
    @halawieaden4008 5 ปีที่แล้ว +1

    حسبنا الله و نعم الوكيل حسبنا الله ونعم الوكيل

  • @zakariyeyahye5566
    @zakariyeyahye5566 5 ปีที่แล้ว +8

    Run Ahaantii, Sixirka Qeybihiisa
    Kala Duwan & Saaxiriinta
    Isticmaalaba Waxay Dhib
    Farabadan Ku Hayaan Bulshada.
    Al-laah Innaga & Muslimiintaba
    Haka Badbaadiyo Shartooda.

  • @saynabxusenabdi2717
    @saynabxusenabdi2717 ปีที่แล้ว

    Wllo anikaaba gurigaygii sixir laygagadiray

  • @craxmaansoodaani652
    @craxmaansoodaani652 5 ปีที่แล้ว

    Qofkii akhriya qul.acuuduyada iyo adkaaraha salaada maqrib kadib iyo salaada subax kadib sixiroole waxba kamaqaadayo sha.allaahu

  • @fadumohasaan8517
    @fadumohasaan8517 4 ปีที่แล้ว

    wa runata sheqow jisakallahu qaran

  • @craxmaansoodaani652
    @craxmaansoodaani652 5 ปีที่แล้ว

    Suuratul baqara gurigii lagu akhriyo sadexdii maalmood maalin sixiroole waxba kamaqaadayo sha.allaahu

  • @maryanmuqtar4315
    @maryanmuqtar4315 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah shukran

  • @samirahsamir6930
    @samirahsamir6930 5 ปีที่แล้ว

    Guriga Albaqro lagu akhriyo shaydaan masoo galo qofkuna haduu markuu baxayo uu ducooyinka akhriyo gurugasana markuu joogo uu Akhristo Nas falaq iyo qulhuwale min 3jeer subiix ilaa maqribkii hadana maqribkii akhriya ilaa subaxa kalay hayne