SHIIKH SICIID | ISHA | JINKA | SIXIRKA | WARAYSI XASAASI AH

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ก.ย. 2022
  • #Luxuriant #Hair #Growth
    SHIIKH SICIID MARKAAN KU TUFAY DHAKHAATIIRTII ''XANUUNKII WAY KA WAAYEEN''
    SIDA SOOMAALIDU ONLINE-KA ISKUGU SIXIRTO WAX BADAN KA OGOOW
    Luxuriant is a leading brand in natural hair growth products all over the globe. We strongly recommend you check out their website for more information here: luxuriant168.co.uk/collection...
    Remember to mention BSTV to get your 10% discount. CALL NOW! ON +447905472012
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 132

  • @fadumoelms4582
    @fadumoelms4582 ปีที่แล้ว +14

    Ilahay ayaa wax caafiya ee ninku ha isticimaalo Allah ayaa ka saaray oo daawa haaya insha Allah

  • @fadumoelms4582
    @fadumoelms4582 ปีที่แล้ว +10

    Hadii qofku Rabbi talo saarta oo Ku kalsoon Allah wayn ee waaxid ka ah Ee wax walba awooda hadii aayad ka mida quraanka kariim ka ah kalsoonina lagu qabo Waa uu Ku caafiyi karaa ee yaan la yaraysan aayad quraanka ka mida

  • @kaltoumahmed3730
    @kaltoumahmed3730 ปีที่แล้ว +7

    Ilaahay ayaa ka adag jinka sixirka isha iyo shar oo dhanفوقع الحق وبطل ما كانو يعملون.

  • @abeliever6823
    @abeliever6823 ปีที่แล้ว +7

    I say to the host brother Abdulhafidh JAZAAKALLAHU KHAIRAN. This is a very complex issue. I have seen a lot of things at a place where a Kenyan sheikh conducts ruqya sessions in Mombasa. I wish doctors will start taking this issue into consideration and work together with experts in ruqya to treat patients.

    • @Fowzia69
      @Fowzia69 ปีที่แล้ว

      How did we got his information in mombasa the best one

    • @user-gb1tn3cn2b
      @user-gb1tn3cn2b ปีที่แล้ว

      Are you saying sh qalid

    • @siradfarrah24
      @siradfarrah24 ปีที่แล้ว

      Ppìiììiiiiii and your reerkii d5d8dtdr8

    • @abeliever6823
      @abeliever6823 ปีที่แล้ว

      I was referring to Sheikh Adam. I also visited Sheikh Khalid. Both are amazing. MaashaaAllah! May Allah protect them

  • @djweerofficial
    @djweerofficial ปีที่แล้ว +2

    THE BEST PERSON EVER THE MOSNT KNOWLEDGE ABLE ABLE THE MOST SHINE ALL CREATED PROPHET MAHAMMD SCW

  • @maryanmuse379
    @maryanmuse379 ปีที่แล้ว +1

    Shiekh waa ku mahadsantay shaqada aad muslinta u hayso laakiin dheh Rabi baa kasaaran adna sababaad u tahay Alle yaa baarig Shiekh

  • @ubaxali2985
    @ubaxali2985 ปีที่แล้ว

    Subhanallah May Allah swt protect us all from the evil of mankind🤲🏽🤲🏽 read the morning & evening adkar & your garantie protected by Allah!

  • @mr.aosman3054
    @mr.aosman3054 ปีที่แล้ว

    Allah ayaa ka saaray sixirka, Sheekhow adiga awood malihid !!

  • @Ummu-ayash
    @Ummu-ayash ปีที่แล้ว +2

    Kuwa quraanka saaraan mexee u dhahaan anigaa caafiyay waa nabi Ciise markoo barsaska indha la’aanta daaweenayay woxoo dhihi jiray Alle ayaa cafiyay taasana waajib ah in la dhaho, ruqiyo qof inoo ku saaro uma baahnid Alle hadaa isku xirtid aad aamintid inaa adiga is daaween kartid Alle woo kugu caawinaa cafimat ka tuftaada ku kalsoonoow intii xanuunsan Alle ha caafiyo

  • @fatumayussuf5255
    @fatumayussuf5255 ปีที่แล้ว +4

    Sheekha so mafiicna in uu dhaho ilaahay bacafiyey ana sabab baan u ahaa ilaahay qeyr ha siye

  • @xamralive
    @xamralive ปีที่แล้ว +1

    Allaah baa ka qaaday culayskii oo caafiyay wax walba fadliga Illaahay bay ku hir galaan

  • @fikirchannell4442
    @fikirchannell4442 ปีที่แล้ว +4

    Cabdixaafid wadaadka qur aan noo akhri kudheh isaga laftiisu qur aanka nin akhriya Uma arko

  • @esmaderiya9229
    @esmaderiya9229 ปีที่แล้ว +3

    Gabar Sweden joogta waxaa loo soo direy shayadin kadib gurigeeda waa lagu kala cararey iyada iyo ilmeheedii wey kala cararen kadib naagtii sheydanka soo dirtey ayaa soo hadashey oo tiri aniga ayaa idiin soo direy shayadanka waayo waxa diideen in aad cunigeyga ii dhoofisan sida darteed waxan ugu talgaley in adiga iyo caruurtaada kala carartan ,, Subhanallaah waa mucjiso somalida kuso badaneysa illahey shartoda hanaga Qabto sixiroolayasha insha Allah Allaahuma Aamiin Yaa Rabi 🤲

    • @duceysanali9024
      @duceysanali9024 5 หลายเดือนก่อน +1

      Adiga miya. Arkey rerkas. Mise adigey kugu dhacdey uqti

    • @esmaderiya9229
      @esmaderiya9229 5 หลายเดือนก่อน +1

      @@duceysanali9024 waan Aqaan reerkas si aad iyo aad ah Ayan u Aqaana lkn hada Alhamdullilaah wey fiican yihiin illahey ayaa u gargaarey gabadhas iyo ilmehedi wey fiican yihiin Alhamdullilaah

  • @hibomohamed8887
    @hibomohamed8887 ปีที่แล้ว

    Shaqada Markaa aado waa xanuun sanayaa margiyada iyo madaxaa I xanunaayo

  • @muqtarmaxamadkaadherey4327
    @muqtarmaxamadkaadherey4327 ปีที่แล้ว

    Asc cabdi xafid alle haku xafido aad ayaan idiin dadiga iyo shiihka xageen idin kahelaa

  • @uistabraq9222
    @uistabraq9222 ปีที่แล้ว

    Asc we wb wallah waan ku salaamau abdixaafid. Waxaan rabaa in aan wadaad kan wax kaa wareesto. Kheer Allah ku siiyo waxaa. Rajeey in aad aqriso in. Aad ii Soo jawaabto jizkaalhu kheer

  • @fatimashey2580
    @fatimashey2580 ปีที่แล้ว +1

    Mashaalah ❤️❤️❤️❤️❤️👍

  • @faadumaibrahim3335
    @faadumaibrahim3335 ปีที่แล้ว

    Masha Allah masha Allah 🤲🤲🤲🤲

  • @hhoyohooyo4026
    @hhoyohooyo4026 ปีที่แล้ว +1

    ilaahay ayaa wax saara.

  • @hodanabdi6395
    @hodanabdi6395 ปีที่แล้ว

    Waa run

  • @umusara996
    @umusara996 ปีที่แล้ว

    Asc xagee ka helaa sheeqa Allaah ha xifdiyo isaga iyo adigaba wall

  • @timaabdi8132
    @timaabdi8132 ปีที่แล้ว

    Asc Walaa sheekha nabarakisa Nagy caawi

  • @Fowzia69
    @Fowzia69 ปีที่แล้ว +2

    SHEIKH Saciid ma imanayaa USA walaalow cabdihafid waan u baahanahay? Walaalow gabadha ayaa iga xanuunsan aan dhalay ee sideen ku helaa sheekhan info plzz?

  • @hindajimale7918
    @hindajimale7918 ปีที่แล้ว +1

    Depression iyo anxiety jinnka iyo isha xirir ayey la leeyihiin
    LAAKIIN wadadku dadkii uu quraanka saaray o ku caafimaaday soo bandhigo ayaa fiicnaan lahayd si ay dadku ugu qancaan

  • @ayanahmed1352
    @ayanahmed1352 ปีที่แล้ว

    Sidee ku heli karnaa saliida iyo shampoo timaha oo xayeysiinta aa kaga jeedo wll

  • @ayaanhassan2140
    @ayaanhassan2140 ปีที่แล้ว

    Subaxallah

  • @baahkaxaaji1119
    @baahkaxaaji1119 ปีที่แล้ว

    Kuli waanka saare ubuu ku haayaa shikha cajiib

  • @ismalurto2479
    @ismalurto2479 ปีที่แล้ว +2

    Saliga nabiga csw iyo suraul duxa aayada 4 walasowfa yucdiika rabuka fatarla intas hadad ku celceliso iyo suratul al nashrax

  • @asmasaed2818
    @asmasaed2818 ปีที่แล้ว +1

    xasbiyalaa wanicma wakiil somali waa walatay markay alle kadheeradeen wax walba aan atkayna lkn sheekh sucudiya waxuu yiri boqolki 95 dadka waxa haya il iyo sixir dadka dhakhtarada ku jira iyo kuwa bukan socodka ahba anu waxan djagaystaa qisooyinka carabta alxamdulilaah anigu markan quranka badsaday wan ku caafimaday

  • @hanadiayaan5141
    @hanadiayaan5141 ปีที่แล้ว

    Asc cabdi xaafid sheikh siciid lambarkiisa igu caawi

  • @osmancaqil127
    @osmancaqil127 ปีที่แล้ว

    Masul

  • @bashiiromar6389
    @bashiiromar6389 ปีที่แล้ว

    Wll cabdixafid ha u xayeysiin dadka aan aqoonta laheyn wax lagu dhibaateeyo

  • @ashabas1174
    @ashabas1174 ปีที่แล้ว +1

    Smc walal Tiliphone kiisa ayaan ubaahanahay ee xagee lagahelayaa

  • @ahlamhasansiyad3333
    @ahlamhasansiyad3333 ปีที่แล้ว

    Calaamadii gaaladii uu inoo soo duubaayey kaniisadooda ma ahoo waxa shaatiga ugu xiran cabdixafiid magacoodii oo la soo gaabiyaan arkooya F.R alahu aclam uma bogin ??

  • @amishmaxamed3043
    @amishmaxamed3043 ปีที่แล้ว +1

    Soomaliyey malin walba lacagta ha nilka cuno ada is sari kara mesha ku xununta ku aqri 7mar اعودبالله وقدرته من شر ما أجد واحادر ani aad ayan uga faiday ku cel celi ila kaga cafimado kuriga iga so horjeda waxa dagan nin jaad cuna aan shaqesan aa kanaxeso aragisa waxa u dhagan boor quraan saar dada ka shaqesta aan xirfad kle aqon marka cid u imada malaha wyo walayaqan lkn mel laga aqon hadu tago oo qamiis iyo cimamad xirto kwrn marka dad nuuca jira adinko cafimad radinayo xanun kle ha zayadsanina wa iga talo

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 ปีที่แล้ว

    Xasbuna Allaah wanicmal wakiilan.La xowla wala quwatti Illaabillaah.Balaayo kasto an maqalnay Ilaheyow naga qabo.aduuyada Ilaha na kenay Isaga naga wadayo goorta ay thy Cudur iyo Cafimaad waxwalba Alla mamulo ha leys xijaabo,duceysto, wa sax lakin Cabsi badan iyo balayo ku feker cudur ay kugu ridayaan.Aduunyada waxa jogo dad qurux,lacag, karti, caanimo, wxkasta Ilahey siiyay hadana waxba noqoneyn.Wa tusaale sow maahan.Mida kale Qof an qurux badneyn sabool ah aya wxyalo xun xun ku dhacaan.Taas wxy cadeyneysa Wxkasta wa qadar Alle.Quraankina aqrista lkn walaac bdn iska daaya.Xanuunada qaar maahan Il Sixir Iyo Jin marka..Alloow naga qabo sharkasta Aamiin.

  • @mmkhmmkh1856
    @mmkhmmkh1856 ปีที่แล้ว

    Plz shiikha lanbarkiisa iso siiya sadex qofba iga xanusane dhiba ihaysata waxan ahay hooyo kaligeed qurba ku cadilan

  • @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
    @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 ปีที่แล้ว

    اللهم صل وسلم على سيدنا محمد

  • @abdulkadiromar4824
    @abdulkadiromar4824 ปีที่แล้ว

    Waa kumahsan tahay

  • @waxgarad7412
    @waxgarad7412 ปีที่แล้ว

    Cid igu caawin kartaa haday jirto shikhaa meel aan kala xidhiidho haygu tag gareeyo

  • @ajanmohamed8524
    @ajanmohamed8524 ปีที่แล้ว +2

    SubhanaAllaah wax walabo waala maqlaa alow naga bad baadi...😒😒😒😒😒😒🤔🤔🤔🤔

  • @fardowsaabdi6723
    @fardowsaabdi6723 ปีที่แล้ว

    Shekhan wan u bahanahe inte ka hela waxo sheegayo wey i hayan

  • @maslax1119
    @maslax1119 ปีที่แล้ว

    Ninkan se loshqesto ayuu bartay jaceel dafarq jaceel baxba sandkan wax kasto waa maqlesan

  • @osmancaqil127
    @osmancaqil127 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @khalidnajib8049
    @khalidnajib8049 ปีที่แล้ว +1

    Mar walba number aya kuwaydina mana nosoqortid ma aqano waxa qaldan

  • @alixashisheq394
    @alixashisheq394 ปีที่แล้ว

    Cudurka qalalka sixir ama Jin maxoo noqonkaraa?

  • @airporttravaller5513
    @airporttravaller5513 ปีที่แล้ว

    Cabdulxafid MRI iyo CT SCAN ayaa Caloosha laiga saaray waxaana laiga helay Buro, qaliinbaa la'iibalamiyay ,haddii lawaayo buradaas after the surgery maxaan oran KARNAK IL , SIXIR , MAS ?

  • @adnanchowki4347
    @adnanchowki4347 ปีที่แล้ว

    Sheekh isku sheegan waxaad uu sheegta in uu idhah Allah Ban cafimad uu waydiiya oo cafiya xaaguuu khatarka iskagaa dhigay shadaadintuna waa waxaay dadka ku baadiyan tuusale inaay ku dhahan powerful bad tahay oo aad khatar is moodo sidaa kaan iyo qaar kale oo badan

  • @ruqiyohusenwaasuge4242
    @ruqiyohusenwaasuge4242 ปีที่แล้ว +2

    Asc walalo wan idin salame adiga iyo shiqa walalo 3 sano ayan xanunsanahay anigo umul ah aya haben xanunkan iguso bode canugi yara iyo anigaba marka 2 badeyniba canuga cunto macunayo ooyin fara badan hadalkiyo ku adag anigane habenkasto qandho dhinac ubadan alx ilahey aya mahad iska leh asaga og waqtiga culeskan naga tul qadi dono dhaqatiir wey naga quusten waxba maqabtiin ayey dhehen alx

    • @umusafa9915
      @umusafa9915 ปีที่แล้ว +1

      Abaayo allah ku caafiyo is cilaaji adkaaro sabaax iyo adkaaro masaa akhri suuaratul faataxo iyo aayad kursi boqol boqol hadaa awoodana akhriso hadi awoodina 40 mar akhri quluwateenkana markasto isku akhriso gacmaha ku tuf ee korka mu masax

    • @ruqiyohusenwaasuge4242
      @ruqiyohusenwaasuge4242 ปีที่แล้ว

      @@umusafa9915 aamiin abayo insha alah jaza allahu qer

  • @ashabas1174
    @ashabas1174 ปีที่แล้ว +1

    Please abdixafid sooqor Tiliphone ka thank you

  • @hassanchannal3541
    @hassanchannal3541 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh quran sifiican uma Yaqaan

    • @abdiadan8930
      @abdiadan8930 ปีที่แล้ว

      Dadka noocaan ah dhamaantood farbaa ku godan ee ha aminin mana arkaysid ayagoo quraanka sifiican usaxaya walahi waa yaab

  • @rayaancada
    @rayaancada ปีที่แล้ว

    Shiiq youTube ayy leeyahy Abu Hamza

  • @shushshuhs8635
    @shushshuhs8635 ปีที่แล้ว

    Asc waan idinsalaamay cabdixaafid iyo shiikhaba
    Su aashaydu waxaytahay
    Wadaadka dhididka uu sheegayo 14 toban sano ayaan wataa marna waan qadhay cadhyaa dhakhtaraduna waxay yidaahdeen maanaboos baakuhaya imikana 54 dano ayaan jiraa xanuunadaana waa layga helay sixir iyo ilbadan wax na waytageen laakiin kulkii weli wuu jiraa iyo wareer indho madoobaad neerfis iyo werwer waxkaloo badani naway jiraan oo aanan halkan kasheegayn biliis wadaadku haywaramo talana haysiiyo

  • @ayaanbaaruud4288
    @ayaanbaaruud4288 ปีที่แล้ว

    Sheekha halkee lagaga xidhiidhayaa ama telefankiisa cid haysaa ma jirtaa

  • @khadijamohamed9201
    @khadijamohamed9201 ปีที่แล้ว

    calaamadahaan inta badan waa qabaa oo bararka, daalka caajiska iyo ilin la aanta

    • @ikkranmoha1709
      @ikkranmoha1709 ปีที่แล้ว

      Abaayo vitaminada inay kaa yaryihin baa laga yaabaa cunto fiican cun multiple vitamin na qaado biyo badan cab ilahay na isku xir ducayso insha allah is badal badan bad isku arki

  • @ismailmohamed5161
    @ismailmohamed5161 ปีที่แล้ว

    Cabdi aa yahaha weeydii

  • @mahadguray4241
    @mahadguray4241 ปีที่แล้ว +2

    Waar c/xaafid wattsapp kaagii noo soo sheeg indr aanu ku soo dirnee

  • @mohamudahmedmohamed3822
    @mohamudahmedmohamed3822 ปีที่แล้ว

    Waxaan isku arkaa dhidid hurdala,aan qarow fara badan bog xanuun lablabbo caajis fara badan iyo Waliba oohin dhaqtarka markaan tagana waxba ku iguma sheego please help me his contact

  • @fartunwerar1187
    @fartunwerar1187 ปีที่แล้ว

    Asc wlo waxaa I haya sixir ,xasid, il,iyo masshaydaanka iyo rooxaan, jinni caashaq,
    Hadii aad iswadiiso sidee ku ogaatay .wxn ku ogaadey ilaahay ayaa ii sahlay axdul, dhamaan waa ku riyaadey ,waan iska cilaajiyaa lkn wali kuma guuleysan lkn waa la tacaalaa, ee adiga mxd igula talinlahaayd?

  • @sahraisse2676
    @sahraisse2676 ปีที่แล้ว +1

    C_xaafid iyo sheekha waa idin salaamay
    Waxaan ahay hooyo xanuunadaa la ildaran aniga iyo familkayguba .Allah baa xanuunka keena .waxna caafiyo
    Sheekhana numberkiisaan waan jeclaa lahaa

    • @rayaancada
      @rayaancada ปีที่แล้ว

      Shiiqa namberkisa waxa kahele you tube Lisa wa Abu hamsa

    • @samiraige4360
      @samiraige4360 ปีที่แล้ว

      Quraan adigu isku akhri , salaada sifiican u tuko , adkaarta akhriso , Ilaahay bari sheekhan waxba ugama baahnid

  • @mohamudmohamed7543
    @mohamudmohamed7543 ปีที่แล้ว +2

    Antiguan waxaa a nun sanaaaa judo dheer mana aaminayo waxa uuka hadlayo ilaa kabaq dadka jirana Ayacucho quraanka haysku Afrikaans quraafaad kana haakatageen

  • @goobecade5789
    @goobecade5789 ปีที่แล้ว

    C/xafiid sxb aniga ka mida asaxbta ku xiran brit TV aya ka mida waxa dhibateysan waayo hoyadey mcn aya muda 12year la dhibateysan dhibkan sareer ayeey na ku aroortay wax luga oo ka jbn ma laha ogalkeeda waa taam gacmaha wey ka jareynee meel Ana geyn malaha wadad an quran saarin wuu yar yhy xitaa rusheeye wan u geeyey hdii an ku dhahay hooyo see waxan ku dhaceen waxey igu tari wiilkwygow mas aya gacanta madig dhankeda iiga yamid iska eray ayan is dhahay markas ka dib gacanti lusho ayeey bilawday waxeyna ii racisay abahey wuu dhintay aderkey hoyadey qawo dhankiisa in eey waxan ka socdan marka qoraal kuma soo koobi karee arinteyda fiira gaaro u yeelo mhdsnd

  • @hhoyohooyo4026
    @hhoyohooyo4026 ปีที่แล้ว

    wlhi cabdi xafiid wuu yaabay. sowta odayashii la asaasiqiyay

  • @ikkranmoha1709
    @ikkranmoha1709 ปีที่แล้ว +2

    Calaamadaha sheekhu sheegay waa Mental illness depression xaalad caafimad daro hayso jini iyo sixir midna maaha qof aan qadayn oo quraacdii u goysay hadana kulah noloshayda laga xunyahay waala I sixray somali baa lagu arkay

    • @kaltoumahmed3730
      @kaltoumahmed3730 ปีที่แล้ว

      Sixirku wuu jiraa waxaa lagu magcaabaa. the silent killer laakiin saaxiriintu ma guulaystaan aakhirka isagay dib ugu noqotaa,. إن الله سيبطله
      Siduu ula rabay in qofka a noloshiisu u baa bi'iyo ayaa saaxirka noloshiisa loo baabi, iyaa فوقع الحق وبطل ما كانو يعملون aakhirana cadaab ayaa u danbaysa😀

    • @qadrodahir7896
      @qadrodahir7896 ปีที่แล้ว +1

      Wll wa imtixaan sixirka kuma xirna lacag iyo qurux allah naga badbaadiyo

    • @cr7thegod660
      @cr7thegod660 ปีที่แล้ว

      Dee soo xanuunada ruuxanigu makeenaan xanuunada maskaxda iyo meel kastaba inta u badan😏

  • @mohamudmohamed7543
    @mohamudmohamed7543 ปีที่แล้ว

    Walal Abdi Hafith Nin Kaaba waa been waxa uuka haday ilaah kabaq waxaa kudu naqaan Nin udooda dadka laqaldo hada waxaad umuuqataa inlagu qaldayo

  • @ismailmohamed5161
    @ismailmohamed5161 ปีที่แล้ว

    Aayadaha noosheeg intaas oodhan wey iheeysaa qur aanna waan aqaa naa

    • @salmanyare9243
      @salmanyare9243 ปีที่แล้ว

      Asc walaal adiga aya kuu haboon in ad iskuu aqriso quranka karimka wayo in ad sheikh uu tagto waxa kuu haboon in ad adiga isku aqriso waxad marwalbo iskuu aqrisa suratul fatixaha iyo ayatul kursi iyo suratul nas iyo suratul falaq iyo surah iqlas . Waxad kale oo sameynesa nijasada iska ilali marwalbo weyso Haa dhuranto marwalbo marwalbo alle bari sabarka na badi inshallah

  • @alkenalken9460
    @alkenalken9460 ปีที่แล้ว

    ninkan sawirkiisa iyo codkiisa isma lahan mana isku eka codkiisa ow daango ayuu u eg yahay yaa ila arkey 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @gudoomiyelabasuul8297
    @gudoomiyelabasuul8297 ปีที่แล้ว

    Anigaba Inan ayaa iga xanuusanaysa mudo 9 bilood oo indhaha ayaa dam ah oo shayaad ayaa indhaha ka haysta oo waxba ma arkayso ee iigu soo duceeya sheekhu online ma ma dayn kara cabdi xaafid

    • @mohamedahmed4511
      @mohamedahmed4511 ปีที่แล้ว

      Ilaahey SWT caafimaad degdeg ah hasiiyo insha Allah.

  • @museaweys8825
    @museaweys8825 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhh ninka cararay oo kursiga diyaarada fadiyay aa qosol igu dilay

  • @fatima-sx2ff
    @fatima-sx2ff ปีที่แล้ว

    Sheekh a waydii qofku in uu isku aqriyo sow MA fiicnan quranka intuu leeyahay Sheekh u tag

    • @sayidhassan3009
      @sayidhassan3009 ปีที่แล้ว +1

      Haa wll lkn marku sifican kuhaayo xitta adkarta makaraysid

    • @fatima-sx2ff
      @fatima-sx2ff ปีที่แล้ว

      @@sayidhassan3009 haa MA sida as baa haduu ku aqriyo ehelku wayo dadka loo tagay waxba laga a garanayo wuxu yahay

    • @sayidhassan3009
      @sayidhassan3009 ปีที่แล้ว

      @@fatima-sx2ff haa abaayo haku aqriyaan dhibmalahan lkn ayada iney garanayan waaye waxaa kuhaayo ayada gubi ba jirey )الرقية الشرعية ) hadey garanayan ayaga kafican dadkale ina utagtid ku aad ku kalsontahay mooyen inlen qofka marku cabar kaso sheqeye waxbadan bu ogyahay geeda laisticmala qofaa ku kolsonen haduu jirin haku aqriyaan

    • @sayidhassan3009
      @sayidhassan3009 ปีที่แล้ว

      @@fatima-sx2ff kudadal adkarta arorti iyo galabti qasatan 100 لا إلهَ إلَّا اللهُ وحدَه لا شريكَ له ، له المُلْكُ وله الحمْدُ ، وهو على كلِّ شيءٍ قديرٌ arorti hadaa dahdo shaydan waka aman heli iyo casarki casarki hadaa aqriso ila arorsi wakanabad galii taa kudadal wll

  • @shukrialimohamed3370
    @shukrialimohamed3370 ปีที่แล้ว +1

    Online waa la isku sixraa wlhi wiil aan saxibo nahay oo gàbadh khadka kabaratay jogtaynaa Ethiopia 🇪🇹 isagana jogaa yurub ayeey ku dhacday markastaa wiilku wuu dhicijiray malin casar ah ayuu ku dhacay masajidka markas ayuu shekh Tunis fahmay yarkaan dhibkaa haystaa wayo dhakhtarkaa markuu tago waxaa la odhanayaa waxbaa ku mahayo lkn ninkaas ayuu ilahay ku Badbadiyay wiilkaa xitaa wuxuu ku dhahay ma isticmalikartid wthsup waligaa hadii kale xanuunkaan ka istaagi maayo intaad noshahay hada wuu cafimaday alxmdlh.

    • @saskianuur6062
      @saskianuur6062 ปีที่แล้ว

      Maa qadkey kaa sixirtay ma waxey rabtay in i jeclado

    • @mmkhmmkh1856
      @mmkhmmkh1856 ปีที่แล้ว

      Wll shiikha tunisiyanka ahi xagu joga ma germanayba

    • @shukrialimohamed3370
      @shukrialimohamed3370 ปีที่แล้ว

      @@mmkhmmkh1856
      May faranceska weyaan wll

  • @fadumoelms4582
    @fadumoelms4582 ปีที่แล้ว

    Salal makidu Waa geedka loo yaqaano jaleelada oo la qalajiyay

  • @daudgoala
    @daudgoala 8 หลายเดือนก่อน

    Intaa uu sheegayba yaa ila arkay😅

  • @Somfox1
    @Somfox1 ปีที่แล้ว +2

    Hooyo Somaliyeed oo ku dayasho mudan walee .. Ilaahay agtiisa bay cadaaladi taalaa .. BAL nala daawo ku farax ilaahna talo saaro .. Allow Hooyadan Janatul fardowsa gee Aaamiiin HOOYO KU DAYASHO MUDAN ALLAHU AKBAR th-cam.com/video/av2Xeh9eYmU/w-d-xo.html

  • @fadumoelms4582
    @fadumoelms4582 ปีที่แล้ว +1

    Ninka nr kiisa Ma nala siin karaa si aan isaga quraan saarno

    • @safiaafrah1248
      @safiaafrah1248 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhh fikrad fcn.

    • @abdihakimcade9023
      @abdihakimcade9023 ปีที่แล้ว

      Aniga mar ban u maleeyay inan la isixray wan yar catoobay balse awoodda illahy iyo Quran Ayan aminay anoo cidna u tagin illahy u iga caafiyey

  • @fadumoelms4582
    @fadumoelms4582 ปีที่แล้ว

    Live miyaa hada?

  • @samacaddey2530
    @samacaddey2530 ปีที่แล้ว

    5sano Hurda la an ihesa isbitalkasta wuxu idhaha Wax maqabtid malmahn waxa idheer cabsi wacabsana isoduceya somaliyey

    • @Inasuldan1235
      @Inasuldan1235 ปีที่แล้ว +1

      Ilaahay ha ku caafiyo wll
      Adiga inta kula mida oo muslim ah🤲🤲

    • @samacaddey2530
      @samacaddey2530 ปีที่แล้ว

      @@Inasuldan1235 ameen

  • @daauudsheikhali8833
    @daauudsheikhali8833 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkk kkkkk

  • @bashiiromar6389
    @bashiiromar6389 ปีที่แล้ว +1

    Waa sheeko khuraafaad ah ha sheego cida uu ka bartay jaamada uu ka baxay. Wuxuu ka hadlayaa
    sings of brain diseases but we can't allow
    Treatment of 10000 years ago

    • @cr7thegod660
      @cr7thegod660 ปีที่แล้ว

      Maxaa ku keenay meesha markaa😏

  • @smxgemstone
    @smxgemstone ปีที่แล้ว

    FARIID MAWDUUCYO XASAASI AH AYAAD KEENTA WAXAN RAJAYNAYA INANADA MIC 🎤 KA LA YAACAYA INAY WAX KA BARTAAN OO SIDAA BARNAMIJYO U SAMAYSTAN
    WAXANA SOOMAALI UNBAA LAGU ARKA SIXIR IL JIN WAA YAAB CARAB KU ARKI MAYSID WAXASO KALE INAKA WAA QAYRAL CAADI DHAKHAATIIR CILMI NAFSIYAYAYNU U BAAHANAHAY

    • @cr7thegod660
      @cr7thegod660 ปีที่แล้ว

      Adduunka waxba kama ogid💀

    • @smxgemstone
      @smxgemstone ปีที่แล้ว

      @@cr7thegod660 adiga war kugu dhan yahaye bal u jeedada u gundo dag

  • @nuuraachannel3670
    @nuuraachannel3670 ปีที่แล้ว

    Ninka aaagaba quraan mayaqaano runtii naaxil buu ku akhrinaya

  • @user-humora
    @user-humora ปีที่แล้ว

    🤣🤣🤣🤣🤣

  • @keyses9681
    @keyses9681 ปีที่แล้ว

    Shekhan geedka uu ka hadlaayo af carabiga waxaa lagu dhaha (السنامكي)
    Waxaa jiro asago hindi ah iyo asago Ethopia ah waliba waa laga helaa dalka somaliya waxaa ku soo aroortay xadiith
    روى ابن ماجة (3457) ، والحاكم (7442) ، والطبراني في "مسند الشاميين" (14) ، وأبو نعيم في "الطب النبوي" (177) عن أبي أُبَيِّ بْنَ أُمِّ حَرَامٍ رضي الله عنه قال: سَمِعْتُ رَسُولَ اللَّهِ صَلَّى اللهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ، يَقُولُ: (عَلَيْكُمْ بِالسَّنَى، وَالسَّنُّوتِ، فَإِنَّ فِيهِمَا شِفَاءً مِنْ كُلِّ دَاءٍ، إِلَّا السَّامَ) ، قِيلَ: يَا رَسُولَ اللَّهِ، وَمَا السَّامُ؟ قَالَ: (الْمَوْتُ) " وصححه الألباني في " سلسلة الأحاديث الصحيحة" (7442) .
    وروى الترمذي (2081) عَنْ أَسْمَاءَ بِنْتِ عُمَيْسٍ : " أَنَّ رَسُولَ اللَّهِ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ سَأَلَهَا: (بِمَ تَسْتَمْشِينَ؟) ، قَالَتْ: بِالشُّبْرُمِ قَالَ: (حَارٌّ جَارٌّ) ، قَالَتْ: ثُمَّ اسْتَمْشَيْتُ بِالسَّنَا، فَقَالَ النَّبِيُّ صَلَّى اللَّهُ عَلَيْهِ وَسَلَّمَ: (لَوْ أَنَّ شَيْئًا كَانَ فِيهِ شِفَاءٌ مِنَ المَوْتِ لَكَانَ فِي السَّنَا) . وقال الترمذي " هَذَا حَدِيثٌ غَرِيبٌ " وضعفه الألباني في "ضعيف الترمذي" .
    وينظر للتوسع في تخريجه : "مختصر استدراك الذهبي" لابن الملقن (6/2750-2755) .
    Nabiga nabad galyo iyo naxariis dushiisa ahaato
    waxa uu leeyahay hadii uu jiri lahaay shey looga daawoobaayo geerid waxaa noqon laahy geedka la dhaho السنا
    Kaliye isha mahan waxa loo isticmaalo waxa uu daaweeya xanuunada nafsiga iyo kuwo tirabadan.

    • @Ishmaeltihhsidi
      @Ishmaeltihhsidi ปีที่แล้ว

      Sxb af English maxa laku dhaha aniku qurbaha ayan jooga mark meshaan aya ka raadin laha

    • @keyses9681
      @keyses9681 ปีที่แล้ว +1

      @@Ishmaeltihhsidi
      Afka englishka iyo fransiiskaba waxaa lagu dhaha (senna leaf)afka fransiiska waxaa lagu dhaha ( feuille séné) afka garmalkane waxaa lagu dhaha ( Sennesblatt) geedkaas bro kaliya maahan isha iyo sixirka ee waxa uu daawo u yahay cudurada dhamaan ilaa geerida maahane
      Talo
      Dad aqoon u leh weeydii sida loo isticmaalo iyo xiliyada la isticmaalo

    • @Ishmaeltihhsidi
      @Ishmaeltihhsidi ปีที่แล้ว

      @@keyses9681 thanks

  • @safi3064
    @safi3064 ปีที่แล้ว

    'Bulshada Somaaliyed aan ugu adheegno kulaha'

  • @mikemiki1020
    @mikemiki1020 ปีที่แล้ว

    Ina Dajaal cawar.One eyed God kulahaa inkaari kugu dhacday

  • @aminaabde3168
    @aminaabde3168 ปีที่แล้ว

    ضض

    • @fadumoshukri673
      @fadumoshukri673 ปีที่แล้ว

      nambarka ma heli karaa sherkh adigoo mahadsan eeedo

    • @geeleaden7466
      @geeleaden7466 ปีที่แล้ว

      c/xafid.asc.adigu.maxad.kabilifsan.kheekgan.iyo.waxan.ama.sixirkan.uu.kahadlayo

  • @mikemiki1020
    @mikemiki1020 ปีที่แล้ว

    War culumada muslimka ka dhamoow.Adoo shaydaan caabuda ayaad muslim wax ka sheegaysaa

  • @jihanjamal3564
    @jihanjamal3564 ปีที่แล้ว

    This become business this days be careful some of are not real sheikhs read quran to yourself why go to someone else

    • @samiraige4360
      @samiraige4360 ปีที่แล้ว

      Waarun qofku isaga rabigii maxaa loogu dhaxaynayaa? Dadku waa inay iyagu Rabigood toos ula xidhiidhaan maahan inay cidkale igu akhri dhahaan