Episode 2: Ahaanshiyo| Being Present |Kabasho|

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 140

  • @kawsarabdirahman2083
    @kawsarabdirahman2083 10 หลายเดือนก่อน +24

    Kabasho cawa bilaby😢 inan dhamysto ban rajaynayaa I.a❤

    • @zaethkhaled5089
      @zaethkhaled5089 10 หลายเดือนก่อน

      Imminkan bilaabey annah ❤

    • @mawliidahmed3883
      @mawliidahmed3883 7 หลายเดือนก่อน

      Anna iminkaan bilaabay❤❤❤❤

  • @user-vo6if6yr4y
    @user-vo6if6yr4y 8 หลายเดือนก่อน +5

    Ma'am i discovered this channel very late time but mahad snd for everything 😊❤

  • @Suhaib-Legend
    @Suhaib-Legend 2 ปีที่แล้ว +22

    I’m speechless 😶 thank you so much walaal jazaka Allahu khayra, I will share this with my loved ones❤️☺️

  • @sahraaxmed1662
    @sahraaxmed1662 2 ปีที่แล้ว +16

    I feel happy and deeply thinking when I watching her channel thank sister of mind😘

  • @Muzdiartan188
    @Muzdiartan188 5 หลายเดือนก่อน +5

    Inshallh waxbadan wan daawandona kabasho intaanan bilabin wax ubaahanahay inan ka takhaluso waxyabo badan fursad fiicana an ehelo qof walba oo akhriya qoralkayga fadlan iso duce si qalbiyan ah cules baa isaaran iyo welwel ilahay cafimad ha isiyo iyo degagan amin iyo qofwalba o u haysto ka qad ya rabbi

  • @MohammedAhmed-lz2vf
    @MohammedAhmed-lz2vf 7 หลายเดือนก่อน +2

    I really like the rational(scientific) part of your videos, specially the ones that touches mental and emotional health.

  • @omark3141
    @omark3141 11 หลายเดือนก่อน +3

    May Allah bless you. You are what we need. All Somalis need this.

  • @heartlessG640
    @heartlessG640 2 ปีที่แล้ว +16

    Aad iyo aad umahadsanthy ustaad hamda best podcast hal tallo dhalinyaro hala qorto hamda mar walpa waan kusoo cel ceshtaa self awarenes ilaahey haku barakeyo hama wllo💯💕

  • @abdulahialinor4172
    @abdulahialinor4172 2 ปีที่แล้ว +9

    Wxn dhageesta codkaga marwlpa aan seexnyoh marwlpa aan murugsanhy mrwlpa oo aan goaan gaarayoh ruuntii wxa thy fursad aan noloshayda ku Bedelay thanks apyoh

  • @cabdiduco5314
    @cabdiduco5314 2 ปีที่แล้ว +24

    Sirta ka danbaysa Nuugida Sunta qiiqa sigaarka ee aan naftayda ka jari la'ahay mudo 24 sano ah marka laga jaro 5 sano is xariifin ciyaalo xaafo aan ku jiray, show waa nuugida qiiqa Nogatiinta & so celinta & wasakhaynta hawada dadka igu xeeraan an ku si daynaayo Carbon mono oxide.
    Ma dhib baan raaxo moodaya
    Mahadsanid macalin waad iga dhex hadlaysa

    • @abdalaali6591
      @abdalaali6591 2 ปีที่แล้ว +4

      8 bilood kadib.
      Maku guulaysatay inaad iska jarto cabista Sigaarka?

  • @Zakariexarago22
    @Zakariexarago22 10 หลายเดือนก่อน +2

    Aad baan kuugu mahadcalinayaa abaayo run ahaanatii waxaan kudareemaa barnaamijyadada
    Xasilooni dagaanaan wanaag iyo niyad dhis balaaran thank you sooooo much hamdi husien❤️🥰👏

  • @Blessed-thankful._.7
    @Blessed-thankful._.7 2 ปีที่แล้ว +35

    I am so happy to find this channel, thank you sis for helping us with your knowledge may Allah bless you

  • @ayanali1375
    @ayanali1375 ปีที่แล้ว +3

    Waa markii labad aan soo bilowday. Naftayda wax badan ayaan kabartay.Hamda aad ayad umahadsantahay, dadka calag badan ayey kabixiyaan barnamijka sidan oo kale ah, anagana lacag la aan aanu kuhelnay. Aan ka faaiidaysono, dadkeena uga faaiidayno anagoo gaarsiinayna, lawadaageena. Dadkeena aad ayay ugubaahanyihiiun.

  • @barkatartan2427
    @barkatartan2427 9 หลายเดือนก่อน +1

    Whats amazing topic, I am speechles how great your Somali language is, this is well presented wllo.

  • @saidsumaya
    @saidsumaya 7 หลายเดือนก่อน +1

    This is truly amazing ❤ every night before I go to sleep I tune in to your channel ❤

  • @iqramahamuddahir5293
    @iqramahamuddahir5293 ปีที่แล้ว +2

    M.a alle aqliga ha kuu barakeeyo wlashay macaneyy 🤲♥️👸

  • @XamseMaxamed-v1b
    @XamseMaxamed-v1b 9 หลายเดือนก่อน +2

    Masha alah waxa ban moodayaa inad hada gudahayga ku jirto amazing

  • @ikramahmed7682
    @ikramahmed7682 2 ปีที่แล้ว +13

    I think in dawashada xalqadan dabaded dadku ay qaadanayan deep- breath. Ugu yaraan wuxun culays baa kadhacay.allah ya baarek hamda psychology ahan wax dadka udaweeya aad ayaan ugu baahnayn, dadka ina ugu badan maanta waxay ubukaan nafsi ahaan💔

    • @drhersy
      @drhersy ปีที่แล้ว

      Fuscxhwhhshqkzhwbajgzhs haishajzhakzhsyvajbdvhshwhhghdhggduhriwlp good translate

  • @naciimosheikhhassan9925
    @naciimosheikhhassan9925 2 ปีที่แล้ว +3

    Casharo qiimo leh aad soo gudbisaa.
    Allaah ajar badan ku siiyo.
    Aduunka Nolool qurux badan oo Allaah raali kaaga yahay ayaan Rabbi kuu weydiinayaa
    Aakhirana Janno Firdowsa Al Aclaa.

  • @xafsohassan8640
    @xafsohassan8640 2 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah walal xamda rabbi haku xifdo aakhro iyo aduunb cilmiga iyo sharaftana haku siyaadiyo masha allah wax badan ayan ka faidey ajir alle haka siiyo barnaamijka duco iyo dareen iyo mid kasta no so badi wna ku jecelahay

  • @a.risaaqcumar8859
    @a.risaaqcumar8859 ปีที่แล้ว +2

    Maansha Allah wlo wax fiican baad nagu soo kordhisaye alle hakaa abaal mariyo

  • @gurifarxad4634
    @gurifarxad4634 9 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks more dear teacher Hamda Husein jisakalah❤❤

  • @Jiraalka_Maanta
    @Jiraalka_Maanta หลายเดือนก่อน +1

    illaahay ogolaanshihii waan Dhamaysan Doonaa Mahad Sanid Hamda Husein

  • @Bullale6
    @Bullale6 ปีที่แล้ว +1

    Waa Mawduuc Ama Barnaamij Si qoto dheer uga waramaya qofka Ahaanshihiisa

  • @susuzan9499
    @susuzan9499 2 ปีที่แล้ว +4

    Ilahay adoo kale hanoo badiyo walal qalbigaygad dawaysay runtii alle haka abaal mariyo

  • @LastTime-sc4ky
    @LastTime-sc4ky 6 หลายเดือนก่อน

    Walaashey aad baad umahadsantahay .runtii aad baa loogu baahanyahay mawduucyadaan uroon wacyiga bulshada
    Marka laga tago wacyiga uu hadalkaada xambaarsan yahay waxaa iisii dheer in ay faaido igu tahay balaaqada luuqadeena iyo erayo igu yar maqalkooda.❤
    Hormar iyo baraaro kunoolow intaa nooshahay dabadeedna jannatul firdowsa allaha nagu wada abaal mariyo🤲

  • @Hadiish99
    @Hadiish99 9 หลายเดือนก่อน +1

    I'm so happy to find a channel like this, thnk u sis❤💯

  • @raxmaxayir2550
    @raxmaxayir2550 2 ปีที่แล้ว +4

    Hamda hussein dear I appreciate your videos how essential it is. My allah bless you xabibi

  • @hamdaabdiismail1536
    @hamdaabdiismail1536 10 หลายเดือนก่อน +1

    Thnk you huuno mcn ilaaahy caqliga iyo cilmigaba ha kuu barakeeyo

  • @mohamudofficial9929
    @mohamudofficial9929 4 หลายเดือนก่อน

    Ilahy aduun iyo aakhiraba haku wanajiyo walashay qliya siniyadaan kuugu duceeyaye❤

  • @hamsexueeen4124
    @hamsexueeen4124 2 ปีที่แล้ว +2

    Thanks wll dhab ahaantii waxaan is leeyahay in barnaamijkan ani kaliya lay sameyay. Alle ha ku sharfo wax weyn bad iga dul qaadee

  • @cirroabdullahidervish1938
    @cirroabdullahidervish1938 ปีที่แล้ว +1

    Very intresting wllhy xalqad xalqad waa inaan u dhegeystaa idam alle

  • @khayrwade143
    @khayrwade143 10 หลายเดือนก่อน +1

    Thank you So Much Sis ❤
    You're listener

  • @imanabdi8537
    @imanabdi8537 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashalah sis jazakalahu kheyral jaza . Ilahey haku barakeyo

  • @rahmacige9251
    @rahmacige9251 ปีที่แล้ว +2

    Barnaamijydan sidan u jeclhy alle uunba og mar walba waan soo bilaaba 😢

  • @mukhtarabdi8935
    @mukhtarabdi8935 10 หลายเดือนก่อน +2

    Manshaa Allah rabi haku xafido walaal

  • @naimoyusuf1621
    @naimoyusuf1621 2 ปีที่แล้ว +2

    Waxay u qalanta in channel kan 1M iyo ka badan la gaarsiyo waxyahaba ay ka hadleyso waa cilmi maaga wax yar

  • @hamdagesey-sf5iz
    @hamdagesey-sf5iz 27 วันที่ผ่านมา

    Thank you so much my special therapy 💕 I would like to meet you one day😊

  • @KaltumAaziz
    @KaltumAaziz 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah walashey Hamda Allah haku barakeeyo.

  • @khayrwade143
    @khayrwade143 10 หลายเดือนก่อน +2

    Beloved ❤❤❤

  • @FadxaMustafe-l2q
    @FadxaMustafe-l2q 2 หลายเดือนก่อน

    جزاك الله خيرا حبيبتي البي
    Noso badi alle unba qiyasi kara ajarka ha heshay waxan kugu dhiirigalinaya inta aad noshahay inanad jojin❤❤

  • @libanmilano673
    @libanmilano673 2 ปีที่แล้ว +1

    HAmda Hussein RAXMANKA KA RAALI HAKALA NOQDO WALSHAY ADIGA IYO FAMILKA ha DHAMAN inshalah

  • @risaaqcasiis4883
    @risaaqcasiis4883 9 หลายเดือนก่อน +1

    Wll hore u soco❤ wacyi galinta😊

  • @filsanmukh4286
    @filsanmukh4286 10 หลายเดือนก่อน +2

    Kabasho maanta ayaan bilaabay inaan dhamasto rajayn i.a😢

  • @abdirahmanabdilahijama9938
    @abdirahmanabdilahijama9938 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah wllo alle ha kaa abaal mariyo 🤲

  • @hamdaAfyare
    @hamdaAfyare 9 หลายเดือนก่อน +2

    jasakalah wllo ❤

  • @BareYare-t4e
    @BareYare-t4e 5 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks sister 😊😊❤❤❤❤

  • @crochetfarsamadagacanta9026
    @crochetfarsamadagacanta9026 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah allaha kuu kordhiyo aqoonta aad ayaan uga helay taxanayaashada waad ku mahadsantahay aqoon korarsiga aad noosiga aad noso gudbinaysid

  • @cabdiraxmanxaaji5370
    @cabdiraxmanxaaji5370 ปีที่แล้ว +1

    Thanks sister wxan wxn dareemay happy iyo xaalad dagenan ah❤️🫶

  • @mariamomarhaji1360
    @mariamomarhaji1360 ปีที่แล้ว +2

    Jzki Allah kheyr al jaza abaayo

  • @H.A.M320
    @H.A.M320 ปีที่แล้ว +3

    Wlahi its a very essential information hope inaan mar hore dhageysan lahaa Lkn hadeer waxan isku dayayaa Inan kudabaqo xalqad walboo dhageysto nokosheyda mahadsanid adigana wlshy Hamday illahy haku barakeeyo ❤❣️

  • @abshirojamacmuse-dy1ef
    @abshirojamacmuse-dy1ef ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allaah walashay qlya Allaha ku xiftiyo

  • @Wadaniga_1
    @Wadaniga_1 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahay halaa ajar siiyo wll aamiin

  • @mahamedahmedhassen274
    @mahamedahmedhassen274 11 หลายเดือนก่อน +2

    Marwalba waan ku ceshadaa podcast gan waayo waxaan dareemaa markaan dhageysanayo iney culeysyo badani iga fududaanayaan😢

  • @fardowsofilsan4191
    @fardowsofilsan4191 ปีที่แล้ว +1

    صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم

  • @mumtaazciise6274
    @mumtaazciise6274 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ihope in this channel because change in my life ❤jaskumu laah

  • @abdikadiryusuf6542
    @abdikadiryusuf6542 ปีที่แล้ว +1

    ASC walalo hamdi runti manta ayan arkay clipkada runti wa taloyin iyo tebin wanagsan o waliba si qibradeysan ad inogu so gudbineysid walal wan ubshanhy coaching nolosha kuwa nafeedba clipka kowaad ba I deeqa waxan rajenaya in kuwa kalena arko. Thanks God bless you!

  • @sacdiyomaxamed8840
    @sacdiyomaxamed8840 ปีที่แล้ว +2

    Aniga markaan Walsall feeraha ayaa I xanuuna io indhaha gudahooda😢

  • @sacdiyacali9629
    @sacdiyacali9629 2 ปีที่แล้ว +1

    You so beautiful person thanks sis so happy to find you'r channel

  • @LibaanAli-e8w
    @LibaanAli-e8w 8 หลายเดือนก่อน +1

    Waaw runtii waxaad mudantahay amaan walaal qaali barnaamishkaa n dhalinyarada aadboow u anfacayaa soobadi oo hakacaajisin mahadsanid horay usoco

  • @CabdiQadir-gu6dk
    @CabdiQadir-gu6dk 10 หลายเดือนก่อน +2

    Asc walasha xamada inaa cafimaad qabta jaraynaya video hada arkay waxa donaya inaa Ila so hadasho arin bAN KALA HADLAAYA

  • @HaniosmaniilSimon
    @HaniosmaniilSimon 3 หลายเดือนก่อน

    Kabasho manta oo isniin ah tarikhduna tahay 22/7/2024 Ayaan bilabay mahad saniin abaayo❤

  • @frpsharma1085
    @frpsharma1085 2 ปีที่แล้ว +2

    M.a m.a m.a allow kudaaa walaashey guulayso 🙏🙏🙏

  • @Nursalah2
    @Nursalah2 ปีที่แล้ว

    Wll Hamda aad iyo aad ayaad u mahadsan tahay alle hakaa ajar siiyo aduun iyo akhiro ❤

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah Walal Qali Wad Mahadsanthy

  • @fadumoahmed7557
    @fadumoahmed7557 2 ปีที่แล้ว +2

    xamdiyay wllo qaali ilaahay dartii ayaan kuu jeclahay waliba aniguu ku arag
    waa markii labaad aan bilaabay kabasho waan ka dhargilaahay waa igu yaraadeen 27 xalqadood
    ilaahay ajar hakaa siiyo

  • @Iqaro22
    @Iqaro22 3 หลายเดือนก่อน

    illhey haku barkeyo macanto
    anig haad aan bilabey kabasho

  • @user-hiddo
    @user-hiddo ปีที่แล้ว +2

    Runtii waa ii farxad inan caawa helo channelkan xalqadan tii ka horeysay ayan dhageystay waxanan is weydiiyey dhamman dareemaheyga illa 9 dareen oo kala daran ayan isku arkey ka dib xalqadan markan dhageystay ee aan ogaadey meelaha dadka culeysku ka fuulo ayaan ka fikirey meesha uu culeysku iga heysto runtii waa garan waayey waxase markaa aad ii xanuneysay qoorta ka dib markaan neef dheer saddex jeer qaatey waxan dareemay in qoortii ay caadi i noqotey aad ban ugu reeyey Alle haka abaaliyo wll. Culeyskana Rabbi hanaga kor qaado.

  • @addowabdi4388
    @addowabdi4388 2 ปีที่แล้ว +2

    Shukran Ustaada Hamda 🙏🙏❤💙

  • @Mohamedgacayte
    @Mohamedgacayte 2 หลายเดือนก่อน

    I have good idea about this lectures
    I really appreciate you

  • @asmasagal1795
    @asmasagal1795 ปีที่แล้ว +1

    Machallh wall xamda thank you so much I'm so happy to find this channel walhy run ahntii aad baan ugu faraxay waanandada iyo wxa shegaga exactly wakhti aan very very ugu bahnaa jasakalah khayr sister 💖 inchalha waan ku dhaqmi doona taladan

  • @abdiqanihussein1888
    @abdiqanihussein1888 ปีที่แล้ว +3

    ❤جزاك الله خيراً

  • @rahmasucuud5440
    @rahmasucuud5440 2 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah ❤️waan sugayey in bdn

  • @aishahassan2738
    @aishahassan2738 ปีที่แล้ว

    Masha allah abayo xili aan u baahnaa ayan helay video yadan jasakllah ilahay janada ha nagu kulmiyo

  • @Fuadapdillahimuse23
    @Fuadapdillahimuse23 9 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks sister

  • @fardousaliahmed8726
    @fardousaliahmed8726 ปีที่แล้ว

    Mnsha allah wll hamda alle cilmiga ha ku barakeeyo🥰😍

  • @ismailhawd1544
    @ismailhawd1544 2 ปีที่แล้ว +2

    Sara jooganu ku ataxyaad sanaayee alle hanoo sahlo sahwi Aduun

  • @mariamhaji3412
    @mariamhaji3412 2 ปีที่แล้ว +2

    Jazakallah khayr sister

  • @HahanismcilHanaismcil-ir6kr
    @HahanismcilHanaismcil-ir6kr 10 หลายเดือนก่อน +1

    Scw scw❤

  • @garaadsan.6191
    @garaadsan.6191 2 ปีที่แล้ว +4

    So deep and awakening!

  • @M.chabow
    @M.chabow 5 หลายเดือนก่อน +1

    Kabasho ina bo cadi ma ahan

  • @mumtazmohmedali4463
    @mumtazmohmedali4463 ปีที่แล้ว +1

    Dhab ahaantii waad mahd santhy wll macn

  • @Niini389
    @Niini389 2 ปีที่แล้ว +2

    Rabi haku xifdiyo wll hamda

  • @samsamcabdi8611
    @samsamcabdi8611 2 ปีที่แล้ว +2

    m.allah alle haku barakeeyo

  • @abdihaitham8513
    @abdihaitham8513 2 ปีที่แล้ว +2

    soo dhawoow sheeikh hamda hussein

  • @abdiqani630
    @abdiqani630 2 ปีที่แล้ว +2

    Msha allah waan sugayey wlhi 🙏🏼

  • @maxamudsaleban7826
    @maxamudsaleban7826 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxbadan baan ka bartay barnaamijkan mahadsanid wllo

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 2 ปีที่แล้ว +2

    Mansh alah wlo qali mahadsanid

  • @Ikraan-c6w
    @Ikraan-c6w 3 หลายเดือนก่อน

    شكرآ لك اختي 🙏🙏👍😔😔😔🤔🤔🤔

  • @khadaradam4496
    @khadaradam4496 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid macalin

  • @BoQorada36
    @BoQorada36 22 วันที่ผ่านมา

    5.10.2024 Mahadsanid sis

  • @nesma5648
    @nesma5648 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan rajaynayaa inaynu helno self awareness ka gabi ahaan ba bulsho ahaan iyo weliba dad psychologists ah oo wadankeeni jooga shakhsigu markuu yar yahay qeexi kara ama jahayn kara loolanka gudihiisa ka dhacaya inuu yahay mid normal ah iyo in kale, maxaa yeelay marar badan waxa dhacda qalooc qaab fikireed oo ilmaha gala kuna saabsan loolankiisa gudaha iyo culayska maalinlaha ah ee bananka kaga imanayaa inay ku sababaan xaalad fikir dabool ama ahaansho la’aaneed oo deetana shakhsigaasi noqdo mid aan iskaba war haynin noloshana hadafkeedu ka lumo.

  • @samplefocus-vl6rb
    @samplefocus-vl6rb ปีที่แล้ว +1

    mahad balaaran walaal hamda.

  • @drsharmaarke7013
    @drsharmaarke7013 ปีที่แล้ว +1

    Walwal iyo walbahaar maxay ku Kala duwan yihiin ina adr

  • @cabdiraxmaancabdilaahi2840
    @cabdiraxmaancabdilaahi2840 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid markale wllo

  • @AyanAbdiMohamed-t5t
    @AyanAbdiMohamed-t5t ปีที่แล้ว +1

    ABYO MCNTO mahadsanthy

  • @aishahassan4772
    @aishahassan4772 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah

  • @NasraSaid219
    @NasraSaid219 11 หลายเดือนก่อน +1

  • @abdikeniahmednour3780
    @abdikeniahmednour3780 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid Xamda waxbadan ayaad nagu kordhisaa oo aanu kaa faaiidnaa hore u soco walal.

  • @daarihahmed8508
    @daarihahmed8508 ปีที่แล้ว +1

    Waad mah santahay