Reer Maakhir ama Maxamud Harti Cajiladan dhegayso

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 177

  • @ابوانعبدالعزيز
    @ابوانعبدالعزيز 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +15

    Warsangeliyow Dhulbahante Waa Dad Nasab Ah Waxaasay Arkeen Ee lamidooba Dhulbahante Oo Dawlad Gobolerd Wada Samaysta ❤

  • @fawziahmed3290
    @fawziahmed3290 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +14

    Majeerteen,Dhulbahante iyo warsangeli waa walaalo,Ceerigaabo,halaga hadlo!

    • @khadijac9841
      @khadijac9841 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Yaayidhi walaalo maaha?

  • @Jasmin1970-m2w
    @Jasmin1970-m2w 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

    Suleekha this is giving me goosebumps and sleepless tonight.

  • @abdikafihassan9887
    @abdikafihassan9887 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Ina adeer guul gobanimo ssc ❤ ha loo hiiliyo warsangali wa arin capiib ah warkan

  • @AbdikarimNuur-d8s
    @AbdikarimNuur-d8s 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Waa bari hore waad la habsaantay Update noqo

    • @SPharaoh
      @SPharaoh 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

      Sow ka sheegaya leh haddeer oo ah dhammaadka December 2024. Wax walba been ayaad ka sheegeysaan dhabaayacoow. Yaad is leedihiin khalda oo khaldi kareysaan.

  • @AndrewErish
    @AndrewErish 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Majeerteen waa walaalkaa.

  • @Guuleyso
    @Guuleyso 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Salaan sare mahadsanid qarxi hunuuda Warsangeli horgal madaxiisa waa waa warsangeli

  • @AndrewErish
    @AndrewErish 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Harti nimada ha ka runsheegaan. Ha midoobaan.

  • @AndrewErish
    @AndrewErish 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Isamadiina qaata taladooda mideysan Ee Harti Kaskiiqabe, Dhulbahante, Majeerteen, Geesiguule, Axmed iyo Liibaangashe. Gul,Guul.

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    هدا من فضل ربي mar hadii warsangali xisaabtamay

  • @AndrewErish
    @AndrewErish 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Warsangaliyoow Harti u hiiliya dhexdiina isqabta.

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wiilka hadlayow wad noo sheegty dhibaada ay MJ u geysteen Warsageli... Lakin fadlan noo sheeg dhibaatada ay Iidoor idiin geysteen😢 si cadaalada loo ilaaliyo, hda wxd moodaa inad MJ fogeyneysid snm na aad ku lamaan tahy.

  • @abdurahmanali4374
    @abdurahmanali4374 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    naagtaan Majeerteen naceyb waxey rabtaa in ay isku dirto Warsagali iyo Majeerteen ama reer Puntland. Warsagali 98% waa reer Puntland waa dad xadaarad soo jireen leh waa dad wanaagsan oo wax lala qeybsan karo.

  • @AndrewErish
    @AndrewErish 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Doqonoow Ahmed harti waa walaalkaa.

  • @AndrewErish
    @AndrewErish 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Garaadada sharafta badan ee Dhulbahante wadajir waligeen, shacabkana wadajir Wallgren.❤️

  • @Itstime-j7i
    @Itstime-j7i 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Warsangeli damacooda & halka ay rabaan Shiino Culey ayaa sheegay oo waa Idoor Land. Nimanka aan la midoobi karin walaalahood Dhulbahante iyana gooni u istaagi karin waa Warsangeli. Waxba PL & Gaas ha ku meer-meereysanina sharuudaha caalamiga ee investing Dekadaha ayaa sheegaya in dekad 300M lagu maal geliyey aanan dekad kale laga ag semeyn karin. If you have the wealth, the wil & the power pls go ahead inoo dhis Laasqorey waaba haddaad aqalkii Sudaanka aad Garxajis ka soo celin kartaan marka hore. Ama Buur ahow ama Buur ka tiirso.

    • @lail111
      @lail111 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Who listens to shiine culay? wa horgal

  • @AndrewErish
    @AndrewErish 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Fariid fariid dhashey abwaan garaadsan.

  • @AndrewErish
    @AndrewErish 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Isimada iyo caaqilada Warsangali wadajir waligeen, shacabkana wadajir waligeen.❤️

  • @WANAAGAAYAADADKADEEQA
    @WANAAGAAYAADADKADEEQA 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    WARSANGALIYOW DADKA BANI-AADAMKA WAXAY ISKU DHAAFEEN WAX LA YIRAAHDO HUMAN RESOURCES WAR DADKA KALE HA EEDEENINA EE IDINKU SI EEDEEYA OO WAX WAXQABSADA WELLI WAXAAD AAMINSANTIHIIN WELLI INUU SULDAAN CALI SHIRE INUU WELLI NOOLYAHAY

  • @AndrewErish
    @AndrewErish 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Isimada iyo cuqaasha Harti ee dhan wadajir, shacabkeenana wadajir.❤️👌❤️😂😂😂😂😂

  • @GodsaveSomalia
    @GodsaveSomalia 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Cuqdad Majeerteen u dhinta waaba udhimanaysaane

    • @lail111
      @lail111 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Majarteen iyo syiassi kala sar.

  • @somaligirl8743
    @somaligirl8743 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Nacaybka Majeerten aad u qabto Puntland hadan rabto ina rogto ma rogivande kartid aan dumino Puntland oo Majeerten baabinp Waa ku jeedna soo bado calooshada natustay

  • @maryamahmed8309
    @maryamahmed8309 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Taas .macnaheedu WRSngeli iyadoon ingiriis gumeeysan kariwaayey baa ISAAQA GUMEEYSTAA

  • @alisalad9653
    @alisalad9653 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Kan iyo gabadhaanuba waxaay ushaqaayaan iidoor Allah hayni caafiyo majeerteen baan ahay waliba reer mugud waana jeclahay darood dhamaanti iyo Somaliba waa lagdayriyey kuwa dadka iskudira qabriga waalagu cadaabaah hadalka wanaagsan waa sadaqo this is low mentality

  • @ismailahmed001
    @ismailahmed001 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    As a somali sijui i went to all those places for the first time waxaan kuarkaayna waa qolo hartinimo kagafaideeysateey kuwa kalena siyaasad loo adeegsadaay ,warsangrli iyo dhulbahante siyaasad ad uxun ayaa looadegsadeey , PL is nbr one enemy of harti

    • @dr.mahmdabshir7760
      @dr.mahmdabshir7760 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Arrimahaas sijui ka ahow sxb!

    • @AndrewErish
      @AndrewErish 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Xill iska saara inaad qumeysi diido, suujwi kulahaa dhagaxa waryaa.😂

  • @Marian-p9n
    @Marian-p9n 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Xuman puntland bad radin lakin idinka kubaxin

  • @somaligirl8743
    @somaligirl8743 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Subscrabka Waa ina kala labatan Reer Puntland naagtan Waa u jeedal cadawadeeda Walahi Banaankay iskeenan Dhulbahante Walle mardanbe iskuma dhuuman

  • @kskksshjks1931
    @kskksshjks1931 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Waa ilaahey mahadii haddii dhulbahante iyo warsangeli ay fahmeen in cadowga ay leeyihiin uu yahay majeerteen 😢😢😢

    • @aarkamudug4478
      @aarkamudug4478 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Bal eeg caqli xumadaada. Waxaad tahay qof laab la kac ah, ana isku dirka ummaddaa wallalha ah ayaad ka heshaa. War meeshan wax mj matalo ma jiro. Mas’uul walba jeebkiisaa u daran. Shalay aueey mj dhiigooda iyo hantidooda u shunayeen inkastoo Puntland at ka soo hor jeeday taakulaynta ssc markii hore. Bal is qabadsii mj waa cadaw, iyo gurmadkii. War mj cadaw idinkuma ahan, siyaasi magaca 4:21 mj wata iyo mj ( the people) kala garo

  • @SPharaoh
    @SPharaoh 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Majeerteen lacag ayeey ku qabaan oo ku cunaan waxaa. Waxa meesha ku dhintana wax iyaga ahi kuma jiraan ama aad ugu yar. Goormaad wax fahmeysaan. Puntland PS iyo RRU iidoor waa lacag socota.

  • @JAMAYUSUF-l4p
    @JAMAYUSUF-l4p 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +15

    I smell the mooryaan money working over time 😂 stop dividing harti!!!!!!

    • @shabellg5903
      @shabellg5903 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      If you would take care of your own brother and give them what they deserve no one can divide y’all ok markii runta lagu sheego aya wa nala kala qeybinaya ku oradaa

    • @shabellg5903
      @shabellg5903 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😂 marka runta laguu sheego

    • @shabellg5903
      @shabellg5903 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waa nala qeeybin ku oradaa

  • @sahraawmuse6359
    @sahraawmuse6359 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Markay shabaab idiin imaanayeen ma majeerteen ayeey soo dhex mareen

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Isku dirka harti 😂😂😂😂😂 view miyad ka radisa

  • @fxcooking9677
    @fxcooking9677 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Warsan gali dhulkooda amaan halasiiyo warshada laas qoray hala istaaro beeraha hafalo hoteelo hala dhiso anagu dalxiis baanu usoo aadin waan jeclahay buuraba ciiryaamada leh waa dhukii dal xiiska laamiyo waa ween hala dhiso

    • @AndrewErish
      @AndrewErish 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Afkaaga caano lagu qabey, Horumar iyo difaaca, Warsangali waxuu u baahanyahey ayaa ah guul.

  • @MaxamedAxmed-wn9ur
    @MaxamedAxmed-wn9ur 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somali. Way. Rawaxday. X. Culusow. Ba. Sabab. U. Ah

  • @estsixstars4819
    @estsixstars4819 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waxaan la yaabay, tan kuusan maxay u urur sartaa ceebaynta pumtland, waxay ku waalatay Puntland, Naa SSC, iyo ruufyanadiina maad ku mashquushid, iyo horgallagiina dabada ka leefa oo uu ugu horreeyo Firdhiye. Iyo Timacadde iwm. Xasan Munaafaq.

  • @somaligirl8743
    @somaligirl8743 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Majeerten ka kaga oo Prada naagta waxay ka hadlaysa caloosha iyo cadawada dhulbahante Somaliland ha qaban Waxay taganyahay aad rogno Puntland good job war bal arka cadowad

  • @xasan127
    @xasan127 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waa horgal ninkan iska ilaaliya

  • @afbile1
    @afbile1 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Ha rumaysan warkiisa, Waa horgal lagu soo shubtay fidno abuur

    • @kingmj5675
      @kingmj5675 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      WALLEE waa fahamtey

    • @fouzianuura2327
      @fouzianuura2327 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Saasuu u eg yahy waayo dhibaatada uu Iidoor ku hayo Warsangeli hal mid kamuu sheegin ninku.

  • @Salamin77
    @Salamin77 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Nothing is too late.

  • @blueline502
    @blueline502 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Ladhinta carara MJ orda hadaad cergaabo qabsan kartaan qabsada babuurtu yeysan shidaalka indin gagoosan ogaada dhulbahantoo Warsangali anuu ila dhashay. Isceejiya. Kaligeed oradoy kaligeed celceli.

    • @lail111
      @lail111 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      🤣😂Warsangali nagama xigtiid coqdad ba ka buxda uff.

  • @AbdullahiBarre-t9e
    @AbdullahiBarre-t9e 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Hannagu Soo meeraysanine orda Idoorka iska xoreeya.

  • @CawilCismaan-xk6jm
    @CawilCismaan-xk6jm 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Maalmahan waadlahabsaantaa wararka

  • @mahamuud
    @mahamuud 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    DHULBAHANTE CUMAR MAXAMUD BAA XORAYNAYA.
    AWALBA ISAGU WAX MA XORAYN

    • @AndrewErish
      @AndrewErish 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      dhulbahante iyo majeerteen waa hal reer waligood.

    • @MohamedAden-i9s
      @MohamedAden-i9s 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Cumar maxamuud dee walaalkay hidii uu naxoreeyey dhulbahante waa ina HARTI dee wll , maxamuudow

  • @AndrewErish
    @AndrewErish 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Kuwa shisheeyaha iyo xagjirka u gacan haatinya ee dabka ku shidaya deegaankiina dhagax ku dhufta.

  • @siradadan9128
    @siradadan9128 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    NAATAG RUFYANYAHAY WARKAKADAG

  • @AndrewErish
    @AndrewErish 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Macadan ma hetsatid doqonoow beenta jooji.

  • @XaliimoMuuse-n8r
    @XaliimoMuuse-n8r 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Kkkkkkk gabadhaa wax kale kama hashoh mj

  • @abdiasmigaud2647
    @abdiasmigaud2647 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    PUNTLAND WAA MAAMUL HAL NIN (DENI) IYO QOSKIISU OO INTA KALE SHACABKA PUNTLANDNA QABYAALAD IYO BEN ("PUNTLAND LACAG U GAAR AH AYAY SAMAYSANAYSAA SANADKA SOO SOCDA") LAGU MAAWELIYO. PUNTLAND WAHAD KU BADILIKARTA SOMALILAND, DOWLADA DHEHE, JUBALAND...🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @maryammb7064
    @maryammb7064 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maakhir iyo khaatumo degdeg ha u midoobaan😮😮😮❤🎉

  • @ismailmohamed5553
    @ismailmohamed5553 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Asc garaadsan qurux badan❤❤❤

    • @NimcoCabdifataax-o4w
      @NimcoCabdifataax-o4w 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤Haye ❤

  • @aminamohamed1570
    @aminamohamed1570 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Sheeg cida raali ka ah in warsangki la gumaysto oo khayraadka la gurto, ragga warsangali ordoo is xabaalah

  • @HersiFarah-ic6yx
    @HersiFarah-ic6yx 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Naa waxaan jirin ee aad faafuneesao ee faadlan ku shub ee aad fafineeso dhaaf anagaa warsangaliya wiligeey waxaad shegeso mamaqal marka ma waxaad noqotay fsdlsn ku shubo sdigana

  • @xasan127
    @xasan127 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ninkan waa shaydaan harti isku diraya

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    JUMCA MUBAARAK GARAADSAN

  • @TheAlishire
    @TheAlishire 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waa fadhikudirir
    Suleekh
    Waa intii Aad majeerteen ku sheegi jiray
    EE maxaa cusub Ina Adeer

  • @fxcooking9677
    @fxcooking9677 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Alaah ha ina walaaleeyo ha iskeen jeclaysiiyo inacayb mafiicna butland dadka ha u xaqsoorto madax wayne 3 reer oo walaalo ah hanalaka daayo

  • @lamafilaanchannel4865
    @lamafilaanchannel4865 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maantaa waad fiicaanty siida baan kaa rabaa aqoonto waa wax fiicaan waa nuur insha Allah laas qori dekad iyo wadooyin baa somaliland baa I samaynsa waa dad nabadeed ruunti insha Allah dekada laas qori waa soo labaan gacaanta reerka ah soo galaysa insha Allah adnia waa ku mahadsanty maantaa climagaan aad maantaa naa tuusdaa 😊

  • @abdihashi6569
    @abdihashi6569 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Arinta reer Maakhir Ilaahay ha u fududeeyo wixii dantu ugu jirto. Process aad u dheer ayay u baahan tahay Price has to pay nothing comes for free especially freedom comes with a lot of sacrifices So I would like to suggest for warsangali just read SSC play book Allah willing you will succeed I hope you well

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Alaah subxaanahu watacaala ha idinguuleyo oo ha ugargaaro walalehen reer maakhir state of Somalia ♥️Alaahu maaa aamiiiiiin yaarabiii yaa alaah

  • @khadijosalad5781
    @khadijosalad5781 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Walaal qofkii wax qabsan waaya maxamuud saleemaanen ayuu maagaa sida daahir calasow kac wax qabso is amiin laalushaka isaaq ayaa iku kiin direy

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    dhulbahante iyo warsangeli waxa horumar loogu diidanyahay wa dad nool oo aduunka kadheereynayan midakale dhulbahante iyo warsangeli iyaga isdayacay midakale dhulbahante xorowyay ee warsangeli ba weli wareersan oo xata cerigaabo daacad kanoqon waayen

  • @ladanesalwe8245
    @ladanesalwe8245 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Habar xanuunsan baa tahay Allah ku caafiyo

  • @abdirahmanahmed5093
    @abdirahmanahmed5093 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Beenloow kadaaib ah isaaq ayaa qabsaday ilaa 91 dii. Heshiiskii unka ee 1993 ayaad ku soo laabateen..

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    warsangeli wax wayn ba kakhaldan oo cerigaabo oo sidi la arkay idoor ugalay bay diiden inay difaacadan iyago xaasidaya dhulbahante ee warsangeli horta xaasidnimada hayskadayen oo dayuus nimada iskadaayan oo ssc khaatumo ladifaacan cerigaabo

  • @ابوانعبدالعزيز
    @ابوانعبدالعزيز 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Warsangeliyow Ama Khaatumo la Midooba Ama Somaliland Ku Darsada Dhulkiina idinka iyo Dhulbahante Waa idnla Talinaya Anigu Dhulbahante iyo Warsangeli Mid a Ma ihi EeWanaagjina Ayaan Rabaa ❤❤❤

  • @runsheegrunsheeg1139
    @runsheegrunsheeg1139 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Been waynaa hado awoowga diiday gumaysi 2024 maxaad u caban ama u cataabe hhhhhhhhhhh

  • @nuradinali4156
    @nuradinali4156 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ku dhax waalo Cuqdadu waa cudur aan daawo lahayn ha isku dhiibina argagixiso uun fadllan 😂😂😂😂😂😂😂😂!!!!!!!!!

  • @somaligirl8743
    @somaligirl8743 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Majeerten ogaada cadawada la idiin maleegay iyo halka dhulbahante jogan dadkiin MJ oo ku haya dhulbahante Waa walalayo cajiib

  • @propro4785
    @propro4785 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    So sad

  • @CawilCismaan-xk6jm
    @CawilCismaan-xk6jm 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    War dhulmahante mooye wararkale masidaysis

  • @shukrizakaria9160
    @shukrizakaria9160 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maasha allah si cilmiyaysan buu u hadlay ninkii walaalkii lugooyaana isagaa is lugooyay hada iyo dan maxa talo ah walaalka wanaagsan la midowba dhulbahante hiil iyo hooba way leeyihiin intii daacad ah hays raaacdo idinku midooba oo wax istara dhalinyaroow hada inoo taliya oo allah haydinla jiro daacadi ma hungowdo

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa runta ee allow ugargar dadkega oo dulmiga naga qabo sharkoda aaamin yaarabi

  • @GeediMaxamed-x5l
    @GeediMaxamed-x5l 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Magacuma aaha dhulbahante waa dhulmahante bahane

  • @Umo580
    @Umo580 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    TANOKALE WATI IDOOR KUHAYEY DHULBAHANTE ILLAAHAYOW NABAD BAADI

  • @farhiyohussein7338
    @farhiyohussein7338 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    👍👍👍👍👍

  • @mayranebataax3697
    @mayranebataax3697 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ninkaan wuxuu ka hadlayo waa run balse waa iidoor

  • @abobasement346
    @abobasement346 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Absolutely horay ban u shegay mafiyadan maxamud saleban iyo Argagixisadah snm inay wadah shaqeyan war ku kacah Argagixisadah maxamud saleban

  • @MaxamedAxmed-wn9ur
    @MaxamedAxmed-wn9ur 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Warya. Dadka. Yan. Lacayin😊

  • @absmolander1249
    @absmolander1249 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Muslim is maamulaya ayuu leeyahay way is gumaysanayaa

  • @AndrewErish
    @AndrewErish 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Talo Harti
    Balanta iyo cahdiga adkeeya, Isimdiinana maqla oo u midooba cadowgiina shisheeya kiina qaldan dhagax ku dhufta.

  • @abdullahimusa9360
    @abdullahimusa9360 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xalkaanagu Waa un SSC. Dhulbahante oo an is raacno wax inoo dhaamo ma laha ee midgaamada Warsangali ha iska rafaad qabaan

  • @sahraawmuse6359
    @sahraawmuse6359 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkķkkkkkkkkkkk😊

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ceerigaabo in harti degaankiisa qabsado waxay qaawinaysaa waxa ka socda ceerigaabo wixii ka shisheeya oo ah dano miinaysan oo ka dhexeeya puntland iyo soomaliland

  • @xaliyamohamed5223
    @xaliyamohamed5223 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Raarka an ka dhashaay warsangali waxaa hogaaminayaah daad an aqoon lahaayn aad baan ugaah xumahaay in ay yalaan nin khaarkood ah suu donoo kayaalo lakiin waad mahadsanthaay garaad saan abyo saan wax umaah ogaan❤

  • @Remember1977
    @Remember1977 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Warsangali cadkooda waa in banaanka lasoo dhigaa.

  • @sporttv24timmar
    @sporttv24timmar 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    waaaaw😂😂😂

  • @AbdullahOA-z1v
    @AbdullahOA-z1v 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa uun isku dir iyo xaalad abuur aad aad u foolxun waxa aad puntland iyo harti ka dhex wadaa
    Ee sidegdeg ah muqaalkan uga beykaaga gabar yahay waana talo walal

  • @powerwhydoh
    @powerwhydoh 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @jamalomar1097
    @jamalomar1097 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Garaadsan adiga hadii lagu so aalo maxadku kordhin kartaa ama ka dhimi kartaa waxa socda aanka ahayn inaad dadka isku ditto adiga iyo inta baraha bulshada isticmashaa illaahay maadka cabsataan oo isku dhurka daysàan hirti waa is hudhan yahay allaah banana harti ka dhigay garan iyo gaashan bayna isu yihiin dhamaantod marka inta wanagsan inaad raadisan isku daya hadii kale iska aamisa

  • @AndrewErish
    @AndrewErish 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nabad shacabkiina iyo dhulkiina ku midooba adkeysta guusha idinkaa leh.

  • @ArashiidFaarax
    @ArashiidFaarax 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Garaadsan adna waxaan kuleeyahay haleexan oo harti kadhexbax walaaley ninkaan masayrsan hadalkiisa waxkasooqaad maleh waxaa xaqiiq ah in cadowga harti fure kurogay adna aadan waxba hubsan ee walaal kajoog warsangeli waa harti hartimaday kuwanaagsanyihiin ninkii wax iska dhigaa waxbuu noqonaa laakiin eedayn walaalkaa oo dagaal bilaabay inaad buuqkufurtaa waa khalad ssc khaatumo 19:50

  • @Adanjkahin
    @Adanjkahin 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Bardhere Waxa degan mareexaan iyo Raxanweyn mamulka Gedo waa raxabweyn.
    Haddii ay sida tahay ceergabo iyo Bardhere waa isku mid .

  • @ArashiidFaarax
    @ArashiidFaarax 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Asc ninkaan maxaa kalhaldàn markii punand alshabaab weerarka qaaday maxaa hadalkaan ubilowday ninkaan maxaa kaqaldan ma ashabaab ayaa kahadlinaya waa yaab ????????

  • @Salamin77
    @Salamin77 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ninkaasi wixii dhacay buu sheegay laakiin eedda Wuxuu dusha ka saaray hogaanka Warsangeli siyaasi iyo dhaqanba.

  • @zahraabdul9879
    @zahraabdul9879 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Garaad yar

  • @uniqueperson6294
    @uniqueperson6294 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    *Wake up the reality reer **#maakhirow**!!! *Ninkaad kabihiisa tolaysaan baaa kafantiina tolaya* 🙅‍♂️🙅‍♂️

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Alaa waa wixii inahaystey hadaynu nahay dhulbahante walaahay caloolxumo ayaan lajoogiwayey iyo murugo

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxay ubahanyihiin in ay ogaadan xanunkahaya islamarkaana ay wajahaan dhalinyaraduna aymidowdo iyo adkaysi

  • @ArashiidFaarax
    @ArashiidFaarax 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ninkaan masayrbadanaa maxaa hada kahadlunàya abaabulka uu wado hada marka alshabaab laga soojeesto hadal oo xisaabtan

  • @AhmedMireh-i2c
    @AhmedMireh-i2c 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Vlipka ma dhulbahante ayaad u duubtay ma filayo warsangeli inaad Clipka u duubtay waa dadka Cuqdada qaba