Qorane: Puntland iyo Fedraalka yaa Khaldan?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 12

  • @abdirisakdirie3124
    @abdirisakdirie3124 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah shiikh Qorane ha loo magacaabo gudoomiyaha xalinta Khilaafyada Lacag qoonda ahna ha loo sameeyo

  • @ahmadseaman3487
    @ahmadseaman3487 2 หลายเดือนก่อน +1

    masha Allah

  • @cumarxasancumar1976
    @cumarxasancumar1976 2 หลายเดือนก่อน

    Ninkaan shiikh maahan

  • @abdigafaryusuf8417
    @abdigafaryusuf8417 2 หลายเดือนก่อน

    Suldaan qorane afkaaga caano Lagu qabay aabbahaa ayaa garta goyn jiray baan U Malaylaynayaa wolow aad tahay nin sheekh ah oo mutacalim ah kollay markaan eegay Saad U hadlayso waad aragti dheertahay alle ha Ku barakeeyo cimragana Iyo cibaadadaba allaah ha kuu siyaadiyo waxaan odhon lahaa Cali wajiis ha Ku daydo suldaan qorane waa IGA nasteexo maaha Ku xumayn

  • @kingaweyskaofficial8871
    @kingaweyskaofficial8871 หลายเดือนก่อน +1

    Putland qabyaalad
    Jubaland qabyaalad

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 2 หลายเดือนก่อน

    Puntland Sida madax Wayne Dani waxuu sheegay inuu diyaar uyahay wadahadal waxaana cadaan ah wixii xasan kaga jawaabay

  • @somaligirl8743
    @somaligirl8743 2 หลายเดือนก่อน

    Argagax tahay cag ma soo dhigaysid Puntland balahyow doqon ka ah oo Xasan dhiiqo ku shaqaysanayo wax bah diinta ha ku Gagan xamar la jog futada batari markay soo Gali yaan ha noo soo calcal duliyohow

  • @Cici_mimi
    @Cici_mimi 2 หลายเดือนก่อน

    Kan yarree Warsangali Cuqdad baa heeyso MJ. Xitaa Su'aasha sidduu udhigayo eeg waa mid Meelwalba kufashilmay ee Puntland ee kaga dhagtay.

  • @beryalex1798
    @beryalex1798 หลายเดือนก่อน

    bal arag maamulada ey butland ugu horeyso .. hh hirshabeele iyo putland waa same shit!

    • @mohameda7585
      @mohameda7585 หลายเดือนก่อน

      hirshabeele ma dawlada federalka bey dhiseen, mase, mase garowe 1 iyo garowe 2 bey dastuurka ku qoreen.

  • @AbdullahiMohamud-or1fr
    @AbdullahiMohamud-or1fr 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaa yaab ah in xiligii farmaajo iyada oo uu khilaaf kala dhaxeeyay maamul gobolayda qaarkood, hadane awood umuuasan lahayn inuu budget kii ka jarto. Lakiin sidee uu xasan sheekh awoodaas ku helay inuu budgetkii uu ka jaro putland

    • @Cici_mimi
      @Cici_mimi 2 หลายเดือนก่อน

      Puntland in lagajarto lacag farmaajaa bilaabay.