Kaliya waxa aad ka talisay in dalka somaaliyeed sii furfurmo 😏 wax kale oon sharkaa ahayn maad soo kordhin !! Waliba qofka somaaliya jooga ee aduunka aan waxba war uga hayn waan u cudur daarayaa lkn adiga ?? 🤔🤔 Wadamada maanta aduunka hogaamiyaa wali dad iyo dal urursi iyo is xulafaysi ayay ku jiraaan, inaguna ????? Afar meel iskugu timi wax kuma heshiinayaan ! Subxaanallah, ilaahayow dantayada na garadsiii
Abdulkadir ow ali firdhiye Somalia 🇸🇴 in madax weyne lagaga dhigo ayad u qalantaa please 🙏 mar walba dadaala allah ha idin.la jiro SSC MA ANAN TEGIN INTII AAN NOOLAA LAAKIIN WAA IMAANAAYA INSHA ALLAH SOMALIA HA NOOLAATO SOMALIA IS ONE MANSHA ALLAH ❤
Waa goor aad Harti ku wayday. Dhulbahante cayda iyo af xumada naga daya hadaan Warsangeli nahay. Maalinti aad Nirga Lagu xidh geeli Harti ka dhintay nagala tag waxaynu ahayn Dusha iska ilaashada. Ogaada anaga nooma tali saan. Waxaad tihiin dadka habeen iyo maalin Isaaq TH-cam da sirtina ugu dhiiba. Halkas aan kala joogno.
Anigoo kamid ah jaiyada reer Puntland ee Canada 🇨🇦 waxaan aad u taageeri jiray Khaatumo State 14 sano riyadeeydu waxay ahayd in Khaatumo noqoto dawlad goboleed markii dagaalkii Laascaanod qarxay 6 February, 2023 dii waxaan ahaa safar London ayaan joogay waxaan deg deg ugu soo laabtay Canada 🇨🇦 si aan utaageero SSC dhaqaale ahaan 8 bilood manasan 25/08/2023 ayaa hurdo fiican iigu horeeysay Alxamdulilah guul SSC
Allah ha ku barakeeyo. Walee ma ilaawidoono wax tarkii iyo walaalnimadii Puntland dowlad iyo shacaba.
Mahadsanid walaal Alle ajar iyo xasanaad ha kaa siiyo. Walaal jira.
Kaliya waxa aad ka talisay in dalka somaaliyeed sii furfurmo 😏 wax kale oon sharkaa ahayn maad soo kordhin !!
Waliba qofka somaaliya jooga ee aduunka aan waxba war uga hayn waan u cudur daarayaa lkn adiga ?? 🤔🤔
Wadamada maanta aduunka hogaamiyaa wali dad iyo dal urursi iyo is xulafaysi ayay ku jiraaan, inaguna ????? Afar meel iskugu timi wax kuma heshiinayaan !
Subxaanallah, ilaahayow dantayada na garadsiii
Allah ha ku barakeeyo halyay hoodo nasiib wanaagsan leh we need you four full years
Reer khatumo hala ilaaliyo midnimada dadkane iyo dhulkena cid ina hor istaagi karta ma jirto InshaAllah, guuul SSC khatumo ❤❤❤❤
Aac guul SSC iyo puntland guul in shaa shaah 👮🏽♀️🌎👮🏽♀️
Abdulkadir ow ali firdhiye Somalia 🇸🇴 in madax weyne lagaga dhigo ayad u qalantaa please 🙏 mar walba dadaala allah ha idin.la jiro SSC MA ANAN TEGIN INTII AAN NOOLAA LAAKIIN WAA IMAANAAYA INSHA ALLAH SOMALIA HA NOOLAATO SOMALIA IS ONE MANSHA ALLAH ❤
Maanshallaah!
Waa inaan tusaale u noqono,
Inaan doorashadu waqtugeeda
Maalin inaku dhaafin.
Guul iyo Gobanimo 👍👍👍👍👍
Firdiye is a great leader. Nabad ba loo bahanyahay. Ninki aan sinan tada rabin wax ba kuma aha.
Khudbo waafi ah oo ku saleysan miisaan, run, xaqiiq waaqici ah.
Mahadsanidin jaale Gudoomiye Firdhiye.
Waxaan raheynayaa in dib laguu doorto oo reer SSC kuu abaal gudaan shaqada fiican ee aad qabatey.
Asc maa shaa allaah salaan sare iska ilaaliya xasan m xaraash qaran ayax ooman 👮🏽♀️🌎👮🏽♀️
Alaahu akbar walilaahil xamdu firdhiye cadaw firdhiye alaah subxaanahu watacaala hakubarakeyo hakuguuleeyo ♥️🇸🇴🇸🇴♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️🌺🌺🌺🌺🌺💕🌹🌹♥️🌺🌺🌹🙏👍
Guul SSC 🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤
Manshallah nice speech, madaxweyne FIRDIYE
Guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul ssc khatumo state
Hadaad taas samayso ssc sharaf bay u noqon adigana sharaf bay kuu noqo xataa hadaad dhacdo oo xilka lagaala wareego👍
Subxaana Allah....waxay ku noqonayaan si nabad ah oo is afgarad ah..... نعوذ بالله من شرّك
Mahadsanid madaxweyne ❤
GuuL SSC-KhaaTumo State🐎🔥💪
M .allah guul ssc insha allah
A person who fears Allah is a good leader. Ninkan waa hogaamiye wanaagsan, Soomaaliya maanta waxay u baaha tahay hogaamiyaal fiican.
Masha Allaah guuleyso Madaxaweyne ❤❤❤❤
Firdhiye cadaw firdhiye alaah subxaanahu watacaala hakubarakeyo hakuxiftiyo Alaahu maaa aamiiiiiin yaarabiii yaa alaah 🇸🇴♥️🌹🌹🌹🤍♥️💕♥️✅✅✅🙏👍
Masha Allah guulso madaxweyna ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💕❤️❤️🎈🎈🎈👏👏
Insha Allaahu☝️❤️❣️
Maasha Allah guulaysta weligiin
Allaahu AkbaR ☝️
Scw Scw Scw💕💕💕
Xerka horgalatha funny one wlhi 😅
Ilahow noo xafid maamulka khaatumo state
masha Allah.
Well done Mr President!
Hogaamiyaha wanaagsan waa midka ah macalinka ummadda, haddana ah arday dhageysi badan dareenka shacabka, iyo inuu yahay lataliye iskula taliya inuu isxasuusiyo
Mar na qayb kanoqon meyno Mana taageerayno wxa xasan shiikh qorqortay ee uu bedelay inaanu tageero
Gul gul ssc khaatumo state
Ceerigaabo point good.
Ilahay hataban tabiye toobiyaha qadnay
Ssc khatumo yan dib ino celin siyasi bariis raadinya oo calooshisa shaqeysta dhiigii dhalinyarada yan la khasaarin waan ka naxa marwalbo markan maqlo ssc khatumo waxa duminyaa dhexdeda isimadana halga waardiyeyo dalka cadawga ssc waa odayasha horjoogaysha ah
Mar aan saas ufugeen waxaa lamaqli doono SSC khaatumo oo leh anaka dowlada federalka xariirka waan kajarne. Ethiopia baan rabnaa. Madax banaan baan kanoqone.
War dhan iyo Sadat hoos kaxariiqan, ######.
❤❤❤❤ 🥰
xaar firdhiye ha is mahdin dawado shisheyey iyo fiqi wax wayn kuma tari karaan hadii hubaka la isu qaato
Man sha alah
Ssc guul iyo horumar ayan u rajeynayna hadaanu rer puntland nahay waxanu idinku garab taagan nahay soo celinta taako walba oo idinka maqan sida ceerigabo ceynaba ila qorilugud iyo dhisida maamul awoodleh
Mansha Allah hadal caqliga gala
SSC khatumo ❤❤❤❤❤❤❤
Ceerigaabo waa in laxoreya madaxwayne
Muxuu maanta ka hadlayaa hugaamiyihii laascaanood
Asc 👮🏽♀️🌎👮🏽♀️maa shaa allaah salaan sare iska ilaaliya xasan m xaraash qaran ayax ooman 👮🏽♀️🌎👮🏽♀️ war xasan m kooxda viilla soomaaliya iska ilaaliya idina rabto kooxda gooni ugoosadka ah kabaqdaa oo rabtaa lasoda taas hoow oo hoow 👮🏽♀️🌎👮🏽♀️
Alaahu akbar walilaahil xamdu Alaahu akbar walilaahil hamdu Alaahu akbar walilaahil xamdu Alaahu akbar walilaahil hamdu Alaahu akbar walilaahil xamdu
Waleeeee balanteenuuu waa laasdhiig. Ceeri iska ilow
😂😂😂😂 ma hooyadabaa leh ceeri bzl kalay
Ceerigabo kawaran muxuu kawada
Ssc khatumo guull
Guull ssc
Firdhiyoow ka joog Ceerigaabo...nabadda lagu baaqay aqbal oo miiska wada hadalka la kaalay aragtidaada....Dagaal Ceerigaabo waxaan isnac ahayn ouo colaad ahayn ms keenayo .. والله أعلم
Dastuurka cusub waxa fcn in afti dadweyne loo qabto.barlamanka cusub iyo hoggaanka cusub waxa mudan in dorasho qof iyo cod ah loo qabto waayo dadkani waa u bisil yahay arrinkaa oo horuu u soo maray.dhaqaalahana waxa bixinaya beesha caalamka haddii laga hawlgalo
Xasan dhiiqo ayaa lagugu eedaynayaa ssc na. Waxba ugama baahna waayo ssc iga Aya isku filan lasoco cadawga puntland waa cadawga ssc khaatumo adna waxad Soo dhaweysa cadawga puntlan
Waa goor aad Harti ku wayday.
Dhulbahante cayda iyo af xumada naga daya hadaan Warsangeli nahay. Maalinti aad Nirga Lagu xidh geeli Harti ka dhintay nagala tag waxaynu ahayn Dusha iska ilaashada. Ogaada anaga nooma tali saan.
Waxaad tihiin dadka habeen iyo maalin Isaaq TH-cam da sirtina ugu dhiiba. Halkas aan kala joogno.
Sheekada Hassan meesha ma taal maanta. Waan ka wada hadlo doonaa insha Allah.
😂😂😂ninkani firdhiye waa ninka wly reer lascanood magalo donaysa mamul tana kow Ka ah subxan
Cadaw firdhiye soonoqo toban jeer ama inta aad nooshahay nahogaami intaat nooshahy
Maamulka SSC Khaatumo: Guul iyo Gobanimo. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Xaar Firdhey Isaaq hubka ma qaadan ha wayin laascanod isaaq waa qabiilkii liqeyy siyad bare ciidankiisii oo la ogaa awodiisa ciidnanka qaranak waa u tudhey dhulbahntye why xero ciidan ku xareysan baa aga dhigey cidinka qaranka hadiii muuse idinku fasaxi lahaa waxii afweyene isaaq ku sameeyey mid ka xun baa ka dhaci laheyd tuulda laascanod
😂😂😂😂😂😂 ssc khaatumo ma laascaanood uun bay ka jirtaa waa iga suaale
Taas by ka talisaye adiga max laga siya nacasow
Buuhoodle, Xudun, Taleex wey gaartey dawlada Khaatumo.
Adeer ceeri baad ka hadlaysaa, ha lumin intaad hada haysato.
Balan baan ku qaaday adigoo ka casray laasdhiig inaan ku tuso.
Daarood dhinac kasta isaga yeedhay , tusaalaha rer tari ku sameeyey kuwii la gumsysan jurey waad aragtsy
😂😂😂😂😂 maamul tuulo.
Ceergabo hadad soo gashoba Ka taag waxad donto sidii lagaga saray ayaad uga maqnanay intad calanka dameerka ah sidato
SSC =Siilki Saado Cali ragii wasi jiray ee ay ka quusan wayday ayaa Somaliland qabsaday G36 ayaa idin wasaysa meel aad gashaan raadsada
prank state
Dhammaantiin waxaad tihiin wakiillo Puntland ah waana idin ku dhici doonta dhibaato dhawaan !
Dhibkad donayso alle haku siyo
Adiga dhibkaasi kugu Kooban .
Habaar miyey kaa mareysaa? Kkkk tabar laawe. Itaal baranbaro.
SSC =Siilki Saado Cali ragii wasi jiray ee ay ka quusan wayday ayaa Somaliland qabsaday G36 meel aad gashaan daydayda siilyow
Dadka dhintay ma kaa baxsan waayeen ,mar kalaad ka jawaabi.Allah baana kaala xisaabtamaya.
Asc 👮🏽♀️🌎👮🏽♀️maa shaa allaah salaan sare iska ilaaliya xasan m xaraash qaran ayax ooman 👮🏽♀️🌎👮🏽♀️ war xasan m kooxda viilla soomaaliya iska ilaaliya idina rabto kooxda gooni ugoosadka ah kabaqdaa oo rabtaa lasoda taas hoow oo hoow 👮🏽♀️🌎👮🏽♀️
Ceergabo hadad soo gashoba Ka taag waxad donto sidii lagaga saray ayaad uga maqnanay intad calanka dameerka ah sidato