"Maraykanka Danbaa Ugu Jirta Wadahadalka Somaliya Iyo Somaliland"Cawaale Shirwac

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 ก.ย. 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

ความคิดเห็น • 25

  • @khadarindhojacayl6256
    @khadarindhojacayl6256 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mnshlh Guuuuul iyo Gobonimo Qaranka Jamhuuriyada Barakaysan SOMALILAND mnshlh ❤❤❤

  • @user-dd9tb8je5l
    @user-dd9tb8je5l 8 หลายเดือนก่อน

    Free Somaliland country free quickly Somaliland country free quickly Somaliland country free quickly Somaliland ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤2024.

  • @MaxmedXasan-s6d
    @MaxmedXasan-s6d หลายเดือนก่อน +1

    Soomalilan aad. Iyo aad baa ishaloogu hayaa sabaabto ah idhaha caalamka kusoojiide

  • @Alif-fj6wr
    @Alif-fj6wr 8 หลายเดือนก่อน +1

    Barbara cidan Madaxweynaha qaranka aheyn ee dal kale siin karo ma jirto,xaafad dal kale heshiis lama gelikaran,somaliland iyo pudland wa xafadu ka tirsan, qaranka, Somaliweyn warkas waa cad yahay, inta wax ka qaldan

  • @user-bp9rx5tz4x
    @user-bp9rx5tz4x 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkan waxa jira ayuu la socdaa duurf iyo danbaa keentay

  • @Yusufliban-ty2tl
    @Yusufliban-ty2tl 8 หลายเดือนก่อน +1

    Mr shirwac waa nin siyaasi ah mucaaradka iyo muxaafidka midna dhinaca ma saarin ee qaab dublamaasiyad cilmiyaysan ayuu su,aalaha uga baxay
    Siyaasiyiinta reer somaliland iyagana sidaa baa looga baahan yahay maaha in aad qolo horboodo
    Oo aad tidhaahdo barwaaqay wadaan ama qolada kale aad warka dhiilada la buun buuniso

  • @salebanmaxamed5159
    @salebanmaxamed5159 8 หลายเดือนก่อน +1

    CAWAALE NOLOOW

  • @huzeinbile
    @huzeinbile 8 หลายเดือนก่อน +1

    ninkaa awale shariwac runtii maskax furnaan iyo jawab cilimi leh ka soo baxayso runtii wa raga loo bahan yahay inay siyaasda elite ka somaliland matalada dhabta u qalma

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 8 หลายเดือนก่อน +1

    guul qaranka somaaliland

  • @Ahmed5166
    @Ahmed5166 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkani runtuu ka hadlay Alow Somaliland dhowar ❤❤❤❤❤❤

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ma maraykan ayey dani ugu jirtaa somali run ahaantii maraykan waa cadawga koowaad ee islaamka iyo aadamaha dhib mooyee ma laha wax dheef ah loogamana baahna dalka dalkuna iib maaha

  • @Aminatt31828
    @Aminatt31828 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaa argagoxidada iska soo safeeyaan yey nop imaan sharuud adag ha lagu xiro argagixisada ay wataan ha laga feejiknaado

  • @muhadbarre1821
    @muhadbarre1821 8 หลายเดือนก่อน

    Somaludu isticmaarka reer galbeed jeceshay.

  • @Alif-fj6wr
    @Alif-fj6wr 8 หลายเดือนก่อน

    Waryahan sida uu u dhigayo wareysiga waxba ka qaldan,wayo,Somaliland qaran ma ah waa xaafad, wana lama huran qaranimada Somaliweyn, Xaafad qaran ma noqon karto,Awaale Salan sare

  • @omar7396
    @omar7396 8 หลายเดือนก่อน +2

    Liinti aya ku yar ninkan.😂

  • @abdulrahmanali8421
    @abdulrahmanali8421 8 หลายเดือนก่อน

    Meel adag hadii la istaagi waayo khayaaliga wadahadaladii waxay gaadhi kartaa ilaa 70 sanadood sida falastiin iyo israel

  • @gudbifariinta3958
    @gudbifariinta3958 8 หลายเดือนก่อน

    Prank prank prank prank brrraaq barararq bakh bakhrrrrrrq

  • @Daacad-wayn
    @Daacad-wayn 8 หลายเดือนก่อน

    Wasiir sare kalidii somalilander
    Lamadire iskaga isdire kacaanka
    Ayuukadheereeyay

  • @halimoabdi6336
    @halimoabdi6336 8 หลายเดือนก่อน

    Hay oo heedh markan wax makuu qabanayaa mise wuu ku use garanayaa….walakii diide warabaa cuna

  • @user-ob5wx2vd6e
    @user-ob5wx2vd6e 8 หลายเดือนก่อน

    midnimada kaqeerbadan kalaququbka

  • @yahyegani8164
    @yahyegani8164 8 หลายเดือนก่อน

    Dhiiqo iska hadashay

  • @AA-xl8ev
    @AA-xl8ev 8 หลายเดือนก่อน

    Cawalow maa linti ayaad dooneysa inad dib u socabto
    Snmland &irir samaleh ayu aha kulankasi?
    Dulmigi tolka hadal adigana ka so mastafuriyey Gabiley
    Waad riyoneysa

  • @gudbifariinta3958
    @gudbifariinta3958 8 หลายเดือนก่อน

    Prank prank prank prank brrraaq barararq bakh bakhrrrrrrq