Qisas Al Istigfaar ❤️

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 91

  • @aswanahmed5652
    @aswanahmed5652 3 ปีที่แล้ว +11

    رب إغفرلي وتب على إنك أنت تواب الرحيم
    اللهم صلى على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم

    • @FatimaMunachannel
      @FatimaMunachannel  3 ปีที่แล้ว +5

      اللهم صل وسلم وبارك على رسول الله

  • @ummuabdalleh9180
    @ummuabdalleh9180 3 ปีที่แล้ว +25

    Masha allaah tabarakallah fadliga saliga Nabiga CSW qisa igasomartay ayaan idin shegayaa 2sano kahor xamilan noqday saliga nabiga laasimi jiray ilahay wxn waydisanjiray wiil inuu iga dhigo hadhaaw muxrim ii noqda hadan meel ubaxayo alxamdullilah raxmanku ima khasaysiin dhakhtaradaydii inuu wiil yahay ayaay isheegtay majoojinin waan wadijiray saliga waxaa timi malinkaan dhalaayay 7subaxnimo ayaa fool yar dareemay alx saligii nabigaan bilaabay waan iska shaqaysanaayay hawlihii guriga hadana 7:30 ayuu nabarku igusii saiday intaas carabkaygu saliga Nabiga CSW majoojinayo wan wadaa 8:00 ayaan kabaxay guriga 9:00 ayaan hospitalka gadhay 9:15 babygu laabtu isaarnaa o wan dhalay meshan jogana waa qurbe alx intaas waxaa iidheraa qolkii layso jiifiyay aniga iyo baby masha allaah tabarakallah wuxuu ahaa qolka ugu fiican hospitalka waayo waxaa igu dhagsanaa xafiiska ay fadhistaan dhakhatirta dhalmada oo hadan waco markiba way iso galayeen waxaa iga so horjeeday qaybtii dhakhatirta ciyaalka iyagana markiba way iso galayeen halka hoyooyinka qaar xogaa ayaay uso lugaynayeen alx tasi uguma dhicin dhinaygaas waxa kaso jeday kijadii oo hadaan shaah u bahdo 1min igumay qadanaynin biyaha logu tala galay patients inaay cabaan albabkayga ayaay hor yaleen sarirtan kadhadhqcaa wan so qabsadaa dadka qaarna xogaa ayaay usoo soconaueen inaay biyahaa albabkayga horyaala inaay qataan o qolalkoda durugsanaa markaa saliga Nabiga CSW aad buu mucjisooyin u wataa rasulkuna wuu inoo sheegay aaynu ku dadaalno insha Allah

    • @nasteexonalka2779
      @nasteexonalka2779 3 ปีที่แล้ว +2

      thanks abayo sidaa qisadaada quruxda badan nola qebsaty jazakllh keyran xppti

    • @sameerahaji9595
      @sameerahaji9595 3 ปีที่แล้ว +2

      Ma sha Allah Tabarakallah noso duce in Allah carabkena/qalbigena galiyo xasuus Allah iyo Nabiga In sha Allah! Iso duceya ana Ilahay muradkena dhan hasahlo Amiin ya Allah 🤲🏽

    • @sahrasugeise6520
      @sahrasugeise6520 3 ปีที่แล้ว +1

      Asc abaayo mcn siidaa aad u aqrin jirtay isheeg

    • @sahrocisman953
      @sahrocisman953 2 ปีที่แล้ว

      Abayo sidee ugu salin jirty nbiga scw masaliga ibraahiniyada mse saliga caadiga

  • @XawoAli-c7e
    @XawoAli-c7e 3 หลายเดือนก่อน

    Aaniin aamiin aamiini yaa ra bi

  • @kingboy-ud8vp
    @kingboy-ud8vp 2 ปีที่แล้ว +1

    Allahuma amiin Ya Rahman walalo qaaliya Raxmanku haku dhawro insha Allah

  • @XawoAli-c7e
    @XawoAli-c7e 3 หลายเดือนก่อน

    Aamini

  • @missjano8249
    @missjano8249 3 ปีที่แล้ว +2

    Sheikh houssein ali djibouti 🇩🇯

  • @aswanahmed5652
    @aswanahmed5652 3 ปีที่แล้ว +2

    مشاء الله برك الله أمين يارب العالمين

  • @saara.....................8503
    @saara.....................8503 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah noo soo badi qisask dikirka hbo

  • @kingboy-ud8vp
    @kingboy-ud8vp 2 ปีที่แล้ว

    Caleyhi salatu wasalam Allahu musali cala Mohamed salalahu caleyhi wasalam 💜💜💜

  • @sadiayalahow3005
    @sadiayalahow3005 3 ปีที่แล้ว

    Mashaallah tabarakallah ilaahey ha u barakeeyo

  • @fardowsa5117
    @fardowsa5117 3 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa Allah qisooyinkan wan jeclahay

  • @nasraismail2791
    @nasraismail2791 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah tabarakaallaah

  • @kingboy-ud8vp
    @kingboy-ud8vp 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wa Alhamdoulilah wanaagsane wa ilahay shoukran sister qaaliya

  • @deeqoali4664
    @deeqoali4664 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah

  • @umuadna6837
    @umuadna6837 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah laaquwata ilaa billah ilahey haku barakeyo

  • @bhaashi1622
    @bhaashi1622 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashahu thank you sister I love you for sake of god walahi istiqfaarta waa muhiim maanta muraad ayaan leeyahay waan istiqfaarsan thank you baraaarujintaada

  • @XawoAli-c7e
    @XawoAli-c7e 3 หลายเดือนก่อน

    Masha alih

  • @Hoyo_miaadNastexa
    @Hoyo_miaadNastexa 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha alah tabaraka lah

  • @ubaxsalad2817
    @ubaxsalad2817 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah tabaraka allah

  • @qureshomohamed4832
    @qureshomohamed4832 3 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah Allahu Akhbar thank you sister

  • @mohamedwarsame1370
    @mohamedwarsame1370 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah.

  • @farhiyaahmed462
    @farhiyaahmed462 3 ปีที่แล้ว +2

    Scw scw scw scw

  • @zainabhudeidi9938
    @zainabhudeidi9938 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah walaashay aan dar Alleh uu jeclahay Allow ku xafid ❤️❤️💕

    • @FatimaMunachannel
      @FatimaMunachannel  3 ปีที่แล้ว +1

      My sweet sister baraka Allah fikum ❤️❤️❤️

  • @saynabmaxamed7355
    @saynabmaxamed7355 3 ปีที่แล้ว

    Maansha allaaah ilaahay hadain xafodo aamiin

  • @farhiyaahmed462
    @farhiyaahmed462 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah jizakallh kher wll

  • @zainabsalat9736
    @zainabsalat9736 3 ปีที่แล้ว

    masha allah walalo fatima muno allah kuxifdiyo

  • @SeymabCisman-fe4et
    @SeymabCisman-fe4et ปีที่แล้ว

    Mashalha Hamblayo

  • @khadraabdirahman2774
    @khadraabdirahman2774 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah tabarakallah

  • @hamdaibrahim172
    @hamdaibrahim172 3 ปีที่แล้ว

    manshallah tabarakaraxma walshy ilahy hakusharfo sidaad khyrka nolajeceshy adiga na ilahy hakaa ralinodo

  • @nimcocabdulqaadir56
    @nimcocabdulqaadir56 3 ปีที่แล้ว

    Masha alaah tabaarakalaah ilaaheey hauxafido

  • @fatimamuse2691
    @fatimamuse2691 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah tabarakallah😍

  • @XawoAli-c7e
    @XawoAli-c7e 3 หลายเดือนก่อน

  • @sahrasugeise6520
    @sahrasugeise6520 3 ปีที่แล้ว

    Amiin amiin amiin yaaa rabiii

  • @waliyoguhaad3721
    @waliyoguhaad3721 5 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤🤲🤲🤲🤲

  • @faraxxuseen3834
    @faraxxuseen3834 3 ปีที่แล้ว

    'Aamin Aamin yaa Allah.'

  • @LFC4life99
    @LFC4life99 3 ปีที่แล้ว

    Illahay kheyrkeeda ha ku siiye, nosoo badi qisooyinkaasi.

  • @ismahanjamaa8901
    @ismahanjamaa8901 3 ปีที่แล้ว

    Machaa allah tabarakallah

  • @samsamsheikh9497
    @samsamsheikh9497 3 ปีที่แล้ว

    Ameen yarabi

  • @ayanadam5059
    @ayanadam5059 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah mahadsanid walaal

  • @naimakhalif9683
    @naimakhalif9683 3 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah

  • @safiyasiciid1821
    @safiyasiciid1821 3 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah

  • @JoyaKMA
    @JoyaKMA 3 ปีที่แล้ว

    I love these video ❤️

  • @missjano8249
    @missjano8249 3 ปีที่แล้ว +1

    We need more habo 🙏

  • @ayaanmowlid3969
    @ayaanmowlid3969 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah alle ha ubarakeeyo

  • @farduusismaciil4902
    @farduusismaciil4902 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah

  • @umuiqlas1810
    @umuiqlas1810 3 ปีที่แล้ว

    Masha alaah alaha u xafido olada ilma caafimad qaba alaha ku irsaqo walashen

  • @neemoscreativespace8909
    @neemoscreativespace8909 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah.Allah haubarakeeyo reerkeeda,babygeeda ganacsigeeda iyo nolosheeda .Amiin amiin ya Rabb

  • @khadrofarah8778
    @khadrofarah8778 3 ปีที่แล้ว

    Asc aamiin yaa allaah

  • @halimohussein7292
    @halimohussein7292 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ❤

  • @hodanmodan3591
    @hodanmodan3591 3 ปีที่แล้ว

    Mashalaa Aiimiin

  • @fardowsamao351
    @fardowsamao351 3 ปีที่แล้ว +1

    Yes I remember that story sister

  • @samsamsheikh9497
    @samsamsheikh9497 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah 🥰😍

  • @Ruwyda-i6x
    @Ruwyda-i6x 3 ปีที่แล้ว

    Jazaaa kalaah uqti filaaah

  • @abdiomar9042
    @abdiomar9042 3 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah hore baa u dhages tay mansha Allah wllo

  • @dekaadar9636
    @dekaadar9636 3 ปีที่แล้ว

    Amin ya rabil calamin

  • @yurubjiiqale1936
    @yurubjiiqale1936 3 ปีที่แล้ว

    Mashaallaah

  • @gmarsharaf3657
    @gmarsharaf3657 3 ปีที่แล้ว

    Aamiin yaa allaah

  • @halimohussein7292
    @halimohussein7292 3 ปีที่แล้ว

    Allahuma ameen

  • @najmaabdinuur7305
    @najmaabdinuur7305 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abyo illhy ajar haka siyo sida noso xasusid qarka🥰

  • @saaqoking5329
    @saaqoking5329 3 ปีที่แล้ว

    mnsha allah thnks

  • @osmanmahamud2724
    @osmanmahamud2724 3 ปีที่แล้ว

    Mashaalah guul barbara

  • @zahrasuleimanahmed8553
    @zahrasuleimanahmed8553 3 ปีที่แล้ว

    Mashaallah keep going

  • @saynabmaxamed7355
    @saynabmaxamed7355 3 ปีที่แล้ว

    Aaaaamiiiiiin yaaaarabi

  • @mustafeahmed8133
    @mustafeahmed8133 2 ปีที่แล้ว

    Mamo masha ala baan kuleyay

  • @maryamaismail919
    @maryamaismail919 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah abayo shukran jazakalaah walasheen khayr iyo barwaqda ale wayne hawsiyadsho adigana ale haku xifdiyo akhariyo aduumba walal runtii markasta waxaan kaa fa idaa kheyr

  • @fatiqasi5982
    @fatiqasi5982 3 ปีที่แล้ว

    Xabbti keep going

  • @sadiayalahow3005
    @sadiayalahow3005 3 ปีที่แล้ว

    Amiin

  • @zaynabzaynab
    @zaynabzaynab 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah tabaraka alla wll Faadumo muna

  • @guuleedfaracade8238
    @guuleedfaracade8238 3 ปีที่แล้ว

    Allaha haku xafid maama

  • @saadiaahmed7975
    @saadiaahmed7975 3 ปีที่แล้ว

    mashaALLAH

  • @ayaancumar2494
    @ayaancumar2494 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc wll gurka aya igu adag ninkan is barano een dhamysano arimaha uxunba igu diraya

  • @umurayanchannel6559
    @umurayanchannel6559 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah abayo Allah ha uxafido qali

  • @ayaancafiifah3835
    @ayaancafiifah3835 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah Ano Dhagaysanaya Qisadaadi Kale Ee Istikhfarta Sogalisay 2weeks Ago Ayad ISO Galisay Midakale JazakaAllah Xbbti ❤️

  • @umusalma9014
    @umusalma9014 3 ปีที่แล้ว

    Walashey ilahay haka abal mariyo anigana hada ayan bilabayaa insha Allah

  • @nimcocabdulqaadir56
    @nimcocabdulqaadir56 3 ปีที่แล้ว

    Anigane ilaaheey hakubarakeeyo abaayo

  • @samsamsheikh9497
    @samsamsheikh9497 3 ปีที่แล้ว

    You are beautiful person my reward you

    • @samsamsheikh9497
      @samsamsheikh9497 3 ปีที่แล้ว

      You are beautiful person my Allah reward you 😘😘❤

  • @roxmaahmed3538
    @roxmaahmed3538 3 ปีที่แล้ว

    Shugran wallo

  • @ifrahhussein5284
    @ifrahhussein5284 3 ปีที่แล้ว

    Walaalo shukran aad ban uga helaa qisusu dilkri noo soo badi. Caster oil ka sida la isugu daweeyo ii faahfaahi jazakalaah.

  • @umaamina1885
    @umaamina1885 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah ilaahey owlaad saalixiin ah wiilal iyo gabdho ah ha ku irsaaqo walaashen iyo dhaman inta owlaad dooneysa anagana alaha noo xifdiyo saalixin ha nooga dhigo alaahuma aamiin jzkalaahu qeyr faadumo muna walalo ❤❤❤

  • @um.sumeya1377
    @um.sumeya1377 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah jiro joog wll fadna ilahay darti ayan ku jeclahay jiro joog adiyo qoyskagaba