Barnaamijka Hibada Qofka SMS Somali TV Wajiga 2-aad Part 2

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ก.ย. 2024
  • Barnaamijka Hibada Qofka SMS Somali TV Wajiga 2-aad Part 2

ความคิดเห็น • 23

  • @adrisshagi1255
    @adrisshagi1255 2 ปีที่แล้ว +2

    Sholi iyo mr shimbiro. Waa idin salam. Ninkan cusub xoga sida ula macamilayo wa laga fican yahay eryga aah nin weyn baatahay dhahayo tartamayasha. qar no need to charge his age just voice and actions.

  • @Abaasshakeeti3421
    @Abaasshakeeti3421 2 ปีที่แล้ว +1

    Muno ayaa ugu shdan qybtaaan
    Lkn midkaaa bdx fadhio naga cuna asxpey aaway ustaad yuusuf xeyparo ustd walagu tawy pllh🙏

  • @abdiwahabmohamedshariif2115
    @abdiwahabmohamedshariif2115 2 ปีที่แล้ว +1

    Lahjada Daadihiyaasha hala hagaajiyo, aad baan ugu xiranahy Barnaamij ka. HIBADA

    • @samawadeahmed4380
      @samawadeahmed4380 2 ปีที่แล้ว

      😂 maxaad rabtey in ay sidee u hadlaan 😂

    • @abdiwahabmohamedshariif2115
      @abdiwahabmohamedshariif2115 2 ปีที่แล้ว

      @@samawadeahmed4380 In si degan oo professional nimale loola hadlo dhalin yarada midka aan lagu qancin performace giisa la qanciyo hadal wanagsana lagula hadlo si kuwa dambe uu ugu soo diyaar garoobo wlle

  • @caygajafeofficial
    @caygajafeofficial 2 ปีที่แล้ว +1

    Barnaamijka 8hours ayuu yaalaa mana shaqaynaayo ee soo hagaajiya

  • @mirejr484
    @mirejr484 2 ปีที่แล้ว

    Shoolli Waa dhaqan xunyahay xaqiiqdii
    Wayo Eryada isagaanba waxba Ka Aqoon teenbadaan baaseed KU khafiiftay iyo Eryadaan bila xurmadda ah ummadda KU daawaneeyso Kala gayoo
    Gudcur KU dhimee

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 2 ปีที่แล้ว

    صوت حلوه واذاء عالي من مني حسن

  • @samawadeahmed4380
    @samawadeahmed4380 2 ปีที่แล้ว

    Heestii Xassan Aadan Samatar erayada wuu khaldey. “ Waa Adna calafka kuu qoran Cunaha seegi maayee” weeye ee ma ahan “ Kuna seegi maayee

    • @naimahuseinmohamed7465
      @naimahuseinmohamed7465 2 ปีที่แล้ว +1

      Ani xita wiilka sidu udhahay udhihi jiray ada hada kaa bartay

  • @mahmudhajir3217
    @mahmudhajir3217 2 ปีที่แล้ว +1

    Meeshan dhoocilaha taryar na 10 baa lasiinayaa Ninkii ugufcnaa tartankana Yaa alaahu baad kugudub tay bay dhaheen
    Waa wiilkan Heesta xassan adan kutar tamay

  • @billowabdi2844
    @billowabdi2844 ปีที่แล้ว

    Niminkan judges ka ah hal mar maya ma dhihi karan miya? Maya maya maya wa maxay?

  • @omarcabdulleraage9863
    @omarcabdulleraage9863 2 ปีที่แล้ว

    Wariyaha sharciga saxaafada halaga soo dhiso

  • @maanbilaahmednourjaangoow
    @maanbilaahmednourjaangoow 2 ปีที่แล้ว +1

    Muna Hassan Yuusuf:✔︎ Waa Macquul:✔︎

  • @abdiwahabmohamedshariif2115
    @abdiwahabmohamedshariif2115 2 ปีที่แล้ว

    Wiilka Gabayga Inaba caadi ma aha, waan u cadeeyay

  • @zarcah9147
    @zarcah9147 2 ปีที่แล้ว

    ياهلا

  • @udbihusseinali3485
    @udbihusseinali3485 2 ปีที่แล้ว

    Erayada muna wey saxan yhn ayaad tiri lkn Aniga wey ila qaldan yhn Meesha ay leedahay Sida Goob libaaxeed ma ahan ee waa Sidda Gool Libaaxeed

  • @kulmiyemedia8895
    @kulmiyemedia8895 2 ปีที่แล้ว

    Yusuf xeybaro away

    • @mohamedm3648
      @mohamedm3648 2 ปีที่แล้ว +2

      Yuusuf xeybara away mida kela shoolo teenbo ayey ugu dhagtay fadlan naga badalo

  • @mohanahmed7736
    @mohanahmed7736 2 ปีที่แล้ว

    Gudida waxan odhan lahaa.. xoga dhawaqa erayada reer waqooyiga iyo reer koonfureedka way kala duwanyihiin ee ha loo tixgeliyo dhalinyarada

    • @hodhare961
      @hodhare961 2 ปีที่แล้ว

      Fanaaniintii codka halaasiga lahayd koonfur bay ka soo heesi jireen, manay khaldi jirin midhaha reer waqooyiga😊

    • @mohanahmed7736
      @mohanahmed7736 2 ปีที่แล้ว

      @@hodhare961 ha moodin in reer koonfureedka wax loo diidan yahay..
      Dadkaasi Abwaninta ayey ka qaadan jireen ee may ahayn dad qaada heeso anay lahayn