ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Ceegaag iyo Iskufilan - Maad iyo Murti.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ส.ค. 2024
  • Yuusuf Ceegaag iyo Cabdiqani isku-Filan waa laba nin oo heer sare ka gaadhay dhinaca masrixiyadda. Waxa ay hibadoodu jilaanimo ku wacyi galiyaan bulshada, iyaga oo maalinba wax ka matala meesha u baahan in dhalliisha laga saxo.

ความคิดเห็น • 108

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 3 หลายเดือนก่อน +23

    Twe legends sharaf iyo karaamo my brothers iskufilan iyo ceegaag😊🎉

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 2 หลายเดือนก่อน +4

    Soraan ismaciil sugule ale ha unaxariisto😢🤲🏻🤲🏻

  • @Abdifitah7
    @Abdifitah7 3 หลายเดือนก่อน +12

    Abwaan Sooran Allaha unaxariisto🤲

  • @CSheeko
    @CSheeko 3 หลายเดือนก่อน +5

    Cawaalow odaygii sayidka barakaysan soo qabo waa legend wayne❤

  • @user-re1fu4um3w
    @user-re1fu4um3w 3 หลายเดือนก่อน +18

    Cawle ismciil codka ubax walal so qabo dhaaxu ninku ku warayste adna warayso ❤

  • @Abdimalow433
    @Abdimalow433 3 หลายเดือนก่อน +5

    Inuu intaa ka dheeraado muuqaalku ayuu uqalmay, Mahadsanidiin Hilin show.

  • @ahmedayaanle5068
    @ahmedayaanle5068 3 หลายเดือนก่อน +10

    Cawalow soo Qabo Abwaan Sayidka barakaysan waa iga codsi 😊

  • @liibaan609
    @liibaan609 3 หลายเดือนก่อน +1

    weraysigii ugu yaabka badnaa ee aan wax badan ka faa'iiday waxa uu ahaa kii Weedhsame Alle ha xafidee, mar kale noo soo celceli ragga culculus ee aqoonta leh ee xataa weydiimahaaga qaadi karaya abw Deeqsi.

  • @abdisamedyusuf1987
    @abdisamedyusuf1987 3 หลายเดือนก่อน +3

    Woooow waa barnaamuj aad uu qiimo badnaa inkasto xagaa time aad nagu yareysey awaale deeqsiyoow waa barnaamuj qosolkisa watey aaa idin salamay adiyo labadaa jilaaba cegaag iyo isku filanba

  • @ayanyousef5175
    @ayanyousef5175 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waraysi xiiso leh😊 weeyan manchallh marka is waraysigu macne iyo xigmad ba leyahay mahadsnid walal cawale deqsi🙏

  • @nagwamohamed1288
    @nagwamohamed1288 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ceegaag waan jeclaaye waxaan arkay isagoo arimihii dagaalada ku milmay bes way iiga dhamaatay. Iskufilan waa kaalay iska arag❤. Lkn labadooduba waa talented aan been ahayn.

    • @khalidyusuufat000r8
      @khalidyusuufat000r8 3 หลายเดือนก่อน +3

      Hh adigu jilaaa baad la yaaban tahay dagaal eray ka yara yidhi kwrn meesha yar iyo weyn ku dhexmilmeen garaad fanaan siyaasi dhakhtar wadaad mid kastoo uu ku dhex milkay markaa waxa jilaa hal maalin erey ka yidhi waxa loola yaaba khalada

  • @liibaan609
    @liibaan609 3 หลายเดือนก่อน +5

    😂😂😂😂 Cawaale legend wlhi suaalo Cilmiyeysan ayuu weydiiyey

  • @user-bl3gt3tt1e
    @user-bl3gt3tt1e 3 หลายเดือนก่อน +5

    Sayidka barakeeysaan

  • @RidwaanDaahir-pw5oy
    @RidwaanDaahir-pw5oy 19 วันที่ผ่านมา

    Zxp sayidka barakaysan soo qabo

  • @siradm
    @siradm 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waa inan xildhibaan ceegaag ku soo dagnaa dee marka, markan Hargaysa imanayno

  • @BarkhadBare-nh1rk
    @BarkhadBare-nh1rk 3 หลายเดือนก่อน +2

    sayidka barakeysan soo qabo abwaan

  • @jalaatoyern
    @jalaatoyern หลายเดือนก่อน

    Waar ninku suaalo wacana 💯
    Sidii dadka waa wayn ayuu u waraysanaya 🔥

  • @AbdiwahaabDayah
    @AbdiwahaabDayah 3 หลายเดือนก่อน +5

    Aniga fikirkayga abwaanimada hibo wariyanimo ayaa ku dheer xaqiidii
    Barnajumkan iyo kii weedhsame ayaan dawaday wali maan arkin wariyaasheena hada mid sidan Oo kale wax u waraysan Kara’ usoo gudbin kara

  • @maxamedyuusuf6593
    @maxamedyuusuf6593 3 หลายเดือนก่อน +4

    abwaan cawaale sxb waraysigaagu inaba caadi maaha
    dadka bulshada indhaha u ah ino so badi ee wcyi galinta wangsan u leh .

  • @ahmedyasiinrays5527
    @ahmedyasiinrays5527 3 หลายเดือนก่อน +2

    Abwaan cawaale Aad baan kuu salaamayaa sxb
    Bacda salaan sxb barnaamijkaagan aad baan u bogaadinayaa waana barnamij wax tar leh sxb noo soo badi Awbaanada waraysigooda
    sida hal Abuurada Axmed cismaan batuun oo kale cabdirixiin heelo. Daaha gaas . Sadiiq burmad.Iyo qaar badan oo aan sxb aanan qoraalka kusoo bi kariwaayay

  • @KingceydaOne
    @KingceydaOne 3 หลายเดือนก่อน +1

    Soo badi sxb barnamijyadan

  • @user-yr1tz8hy2c
    @user-yr1tz8hy2c 3 หลายเดือนก่อน +3

    Hilin talkshow wan hogadinaya ❤

  • @bilkheyrmohamed6304
    @bilkheyrmohamed6304 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤masha Allah waa 2 actors , I love them really ❤❤❤❤ special yusuf so funny ❤❤❤

  • @museabdi6372
    @museabdi6372 3 หลายเดือนก่อน +8

    Waar heedhe inankan maxaa meel fiican loo gaadhsiin waayay waa maxay 7kun.
    Dadka in dookhii ka dhintay ayay tusaale u tahay

  • @ahmedayaanle5068
    @ahmedayaanle5068 3 หลายเดือนก่อน

    Ragg Adag C/qani isku filan And yuusuf cegaag ❤

  • @Almiz-media
    @Almiz-media 3 หลายเดือนก่อน +2

    Cawaalow guri barwaaqo soo qabo.
    Ninlaasi waa lenged.

  • @bachiirgaraad8138
    @bachiirgaraad8138 3 หลายเดือนก่อน +3

    Maanta waxaad nookeentay laba legend oo aan aad u taageero

  • @user-wz1dh2eg5b
    @user-wz1dh2eg5b หลายเดือนก่อน

  • @nimcan5917
    @nimcan5917 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waa fadhiga hore iyo ka danbe

  • @SidiqMohamoud
    @SidiqMohamoud 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sxb aad ayaan ugu faraxsan ahay in aad heshay 10K oo subcribers.

  • @ahmedmohamedelmi8393
    @ahmedmohamedelmi8393 3 หลายเดือนก่อน +1

    Cawaaloow barnaamij labaad baanu codsaneynaa ❤

  • @user-dj5ss4vw1v
    @user-dj5ss4vw1v 2 หลายเดือนก่อน

    Sayidka barakysan soo qabo

  • @Khaalidcade01
    @Khaalidcade01 3 หลายเดือนก่อน

    garacdan way isfahmeen ilaa xadd kaftanbey eber nooga dhigeen abwaan cawaale deyr keep going ban kuleyhy

  • @Abicubayda
    @Abicubayda 3 หลายเดือนก่อน +2

    Deeqsiyoow siddiiq burmad soo invite gareeya

  • @hodomo6436
    @hodomo6436 3 หลายเดือนก่อน +2

    Labakala Daran Qosolka Bad Keentay

  • @user-ze3hf1sg2j
    @user-ze3hf1sg2j 2 หลายเดือนก่อน

    Ar yasidka barakaysan soo qabo. Waa xaraabee

  • @abdimahadahmad8986
    @abdimahadahmad8986 3 หลายเดือนก่อน +1

    Codka ubax soon qabo 💯

  • @Hakimmedia-ri1td
    @Hakimmedia-ri1td 3 หลายเดือนก่อน

    Sayidka barakaysan soo qabo

  • @user-yz7uz2ff1h
    @user-yz7uz2ff1h 3 หลายเดือนก่อน

    Waa 2 waal waalnaa absolutely

  • @YahyeAhmed-cz7lk
    @YahyeAhmed-cz7lk 3 หลายเดือนก่อน

    Prefect show,😀🧐

  • @abdisamedyusuf1987
    @abdisamedyusuf1987 3 หลายเดือนก่อน

    Lkn waxankaa sugeynaaa jilayaashaa baraaamjku kusahabsan ooh intaa iyo khaladkey ka fahmeen somalidu podcasts ga

  • @Burco.
    @Burco. 3 หลายเดือนก่อน +1

    ❤soo dhawaado😂

  • @user-bx6nq7ll4m
    @user-bx6nq7ll4m 3 หลายเดือนก่อน

    Soo qabo sayidka barakaysan

  • @suhaybupdisuwezka8752
    @suhaybupdisuwezka8752 3 หลายเดือนก่อน

    Ninkaa iskufilana Walaahi waa wada qosol

  • @HodoAyan-is4fw
    @HodoAyan-is4fw 3 หลายเดือนก่อน

    Mashallah

  • @yaxyeqaasim4851
    @yaxyeqaasim4851 3 หลายเดือนก่อน

    Wariye cajaa iba ayaad tahay ee hore uwad wariya siyadaa cajiibkaa

  • @Nasiib724
    @Nasiib724 3 หลายเดือนก่อน +1

    Rag culus baad kaantay masuul

  • @YusufSaid-gb8it
    @YusufSaid-gb8it 3 หลายเดือนก่อน

    Yusuf Ceegaag iyo Abdiqani Iskufilan waa mustaqbalka ifiya ee ay inta af somaaliga ku hadasha fiiro gaar ah u leeyihiin.. wax badan ayan idinka sugeeyna ….. 😀

  • @foozia426
    @foozia426 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @ayaandaahircaalin6146
    @ayaandaahircaalin6146 3 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂 waa fani

  • @AdnaaAhmed-rs9rl
    @AdnaaAhmed-rs9rl 3 หลายเดือนก่อน +1

    Hada ma warysibay ku jiran mise way ruwaayadeenayaan ileen waakano beerkibay nacaseeyeene😂😂😂😂

  • @user-xc6zs9dk7c
    @user-xc6zs9dk7c 2 หลายเดือนก่อน

    Cawale deeqsi Sadiq maxamed burmad wll soqabo

  • @yasinxashi2150
    @yasinxashi2150 3 หลายเดือนก่อน

    Runtii barmaamijkan muhiim
    Ah murti maal lasocdaa

  • @Ismaaciil2130
    @Ismaaciil2130 3 หลายเดือนก่อน

    Qosalka badane hadalka waa dilaa.

  • @Nasiiblay
    @Nasiiblay 3 หลายเดือนก่อน

    Intii lagu ooyayay waan dhaafnay😂😂

  • @user-mn5pd2uj6l
    @user-mn5pd2uj6l 3 หลายเดือนก่อน

    Jilaagii hore waxaku jira luqadii iyo dhaqankii markaa inlaga guuro maaha

  • @mahamedabdi5026
    @mahamedabdi5026 3 หลายเดือนก่อน

    Watiy sare

  • @user-gv2uf2zz1n
    @user-gv2uf2zz1n 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mohamed abiib ayuu u ekaaday 😂😂😂😂 xataa hadalka

  • @Footballgamer1589
    @Footballgamer1589 3 หลายเดือนก่อน

    Ceegaag waa real actor hhhh

  • @ahmedabdilahi3162
    @ahmedabdilahi3162 3 หลายเดือนก่อน

    Rag cul culus weeye runtii

  • @riwaanrrc7931
    @riwaanrrc7931 3 หลายเดือนก่อน

    Abwaan waxaad soo qabataa cumar dab jacayl

  • @abdisalammohamed2753
    @abdisalammohamed2753 3 หลายเดือนก่อน

    Mnsha Allah sadex legend

  • @WarsameAbdi-ii8gr
    @WarsameAbdi-ii8gr 3 หลายเดือนก่อน

    Wr nimanku ilka my iska hagajiyan

  • @khalidyusuufat000r8
    @khalidyusuufat000r8 3 หลายเดือนก่อน

    14:27 waa xiliyada ay qayilayaane😂

  • @BashiirNour
    @BashiirNour 3 หลายเดือนก่อน

    Cawaale ismail jokarka saxaafada

  • @user-kp4ui5nw1l
    @user-kp4ui5nw1l 3 หลายเดือนก่อน

    Wad na shideen😂

  • @CaashaHinda
    @CaashaHinda 3 หลายเดือนก่อน

    Abwaan cawalow codka ubax so qabo

  • @user-pz6vr7wj8z
    @user-pz6vr7wj8z 3 หลายเดือนก่อน

    Wn bogadinaynaa barnaamijyada tayada leh ee cawale daadihinayo

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 3 หลายเดือนก่อน

    Suaasha cid ma idin qabsdey somali xalkeda dhan baa ah is qabsi

  • @Kaalay7
    @Kaalay7 3 หลายเดือนก่อน

    Xiiso badan

  • @khadarking429
    @khadarking429 3 หลายเดือนก่อน

    reer burco not easy wlhi 😅

  • @a.rashiidmaxamet8826
    @a.rashiidmaxamet8826 3 หลายเดือนก่อน

    Masha allah Hibo miidhan

  • @salmacarab9459
    @salmacarab9459 3 หลายเดือนก่อน

    Warunta iskufiln

  • @user-ot3ok1oi2s
    @user-ot3ok1oi2s 3 หลายเดือนก่อน

    Horta ceegag magaladebu Ka so jeda

  • @najiibarka7171
    @najiibarka7171 3 หลายเดือนก่อน

    Qacbuu Kayeedhsiyy ceegag cwaleH 😂😂

  • @ahmedoffishical9791
    @ahmedoffishical9791 3 หลายเดือนก่อน

    Nin waalanbay u arkaan ku kulahaa abdiqani waa itaxaan😂😂😂😂

  • @user-re1fu4um3w
    @user-re1fu4um3w 3 หลายเดือนก่อน

    Cawalow walal ismciil codka ubax so qabo dhaaxu ku warayste adna waa markagi

  • @Zuldaan463
    @Zuldaan463 3 หลายเดือนก่อน

    Qaadka iska dàa baa kow ka ah 😂😂

  • @maxamednuux8290
    @maxamednuux8290 3 หลายเดือนก่อน

    Ceegaag iyo isku filan
    😂😂😂

  • @shekhawi
    @shekhawi 3 หลายเดือนก่อน

    Wr waxay barnamijkan bilaa oohinta 😂😂😂

  • @ayaanxiis6673
    @ayaanxiis6673 2 หลายเดือนก่อน

    Qca😂😂

  • @user-hk5rh6kh1o
    @user-hk5rh6kh1o 3 หลายเดือนก่อน

    Waar Cawaalow, qosol iguma hadhin ina adeer hhhhhh
    Ceegaag iyo Isku filan waa cajiib wlhi.
    Abwaan Ismaaciil Jiheeye soo qabo sxb.

  • @ayaanxiis6673
    @ayaanxiis6673 2 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂

  • @jakuurageelemuniir8466
    @jakuurageelemuniir8466 3 หลายเดือนก่อน

    Hhh😂😂😂 saan uqoslayey peerka

  • @nimcosiciid3761
    @nimcosiciid3761 3 หลายเดือนก่อน

    Indha isku waaraya leedihiin hhhhhh😅😅😅😅

  • @cabdaleyare2518
    @cabdaleyare2518 3 หลายเดือนก่อน +1

    isku Filan Xaramiba 😂😂

  • @user-bj2uo4ey2t
    @user-bj2uo4ey2t 3 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂

  • @feis9082
    @feis9082 3 หลายเดือนก่อน

    Somali hada hadi hada haa asc kulikin

  • @abdifatahebrahim3973
    @abdifatahebrahim3973 3 หลายเดือนก่อน +2

    Two jokers😂😂

  • @Aidarus-Abdullahi
    @Aidarus-Abdullahi 3 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkk
    Jawaabtii iigu qosol bad neeyd runtii Abdiqani caadi ma aha
    Dadku waxay u arkaan ruwaayadeystaha nin waalan waa jawaab qosol miidhan

    • @warraaq1
      @warraaq1 3 หลายเดือนก่อน

      Badneyd weeye labo eray ma aha

  • @jakuurageelemuniir8466
    @jakuurageelemuniir8466 3 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂nin. WLAN Ma waalni ee isagaa wlln Lama qapo

  • @ahmedfarhan447
    @ahmedfarhan447 3 หลายเดือนก่อน

    Xildhibanka xanaaqay ma maxamed ooyaayaa 😂

  • @najmaadan9529
    @najmaadan9529 3 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂

  • @caskamedia3201
    @caskamedia3201 2 หลายเดือนก่อน

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣👈

  • @NuuraMaxamuud-iw9kf
    @NuuraMaxamuud-iw9kf 2 หลายเดือนก่อน

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @ubaxsamatar
    @ubaxsamatar 3 หลายเดือนก่อน

    Yuusuf qab baa ku yara jirta sida isku filan uma faraxsana

  • @sahraali6994
    @sahraali6994 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @amiirabeautysalonhomedecor5730
    @amiirabeautysalonhomedecor5730 3 หลายเดือนก่อน

    Nooso badi labadan maekasta

  • @AarkaBihidareys
    @AarkaBihidareys 3 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂