Abwaan Sadiiq Burmad - Waayo-arag Saxaafadeed iyo Suugaanyahan Hirgalay.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ต.ค. 2024
  • Saxafi/Abwaan: Sadiiq Burmad waxaanu ka waraysannay aqoontiisa iyo waayo-aragnimadiisa Warbaahineed iyo Suugaantiisa farshaxanka ah.

ความคิดเห็น • 230

  • @saidasad3654
    @saidasad3654 3 หลายเดือนก่อน +83

    Cawaale qaar wariyayaal ah oo markay wareysanayaan dadka qasa oo ka dhex gala hadalka oo aan xirfad lahayn ban arki jirnaye guuleyso xirfad bad uleedahay hawshaane.

    • @HilinShow
      @HilinShow  3 หลายเดือนก่อน +26

      Aad baad u mahadsan tahay, dhiirrigelintaadu muhiim bay noo tahay.

    • @Khaalidcade01
      @Khaalidcade01 3 หลายเดือนก่อน +4

      ​@@HilinShow cawaaloow adi laftaadu abwaan baad thy taariikhdaada inaan waxkabaranaan ubaahanahy talie mrka wan rajaynayna inaa codsigayaga no tix galin doontid

    • @kamalali-eq2bp
      @kamalali-eq2bp 3 หลายเดือนก่อน

      😊😅​@@HilinShow

    • @abdihaliimmuxumed6124
      @abdihaliimmuxumed6124 3 หลายเดือนก่อน

      😅😅😊😅⁹⁹😅 0:45ua

    • @SiciidaxmedMaxamed-jv2pc
      @SiciidaxmedMaxamed-jv2pc 3 หลายเดือนก่อน

      Maxmed saalim

  • @JIIRAANMEDIA
    @JIIRAANMEDIA 3 หลายเดือนก่อน +2

    Abwaan sidiiq burmad
    Muuji labada hibo ee kulmay
    Cawaale muuji saxafi iyo abwaan
    Hambalyo
    Cawaale deeqsi iyo sadiiq burmad
    Barnaamij aad uqiimo badan
    Oo aqoonbadana ay kujirto

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 28 วันที่ผ่านมา

    Masha allllah sidiiq birmad nolow❤

  • @BashirYassin
    @BashirYassin 3 หลายเดือนก่อน +20

    Caawalaw waxaa na horkeentay
    Abwaan Weedhsame
    Abwaan Sadiiq Burmad
    Abwaan Canter
    Abwaan madaale
    Ceegaag iyo isku filan
    Runtii waan kaaga mahadcelinayaa sida aad dadka bulshadu tamadiso noogu soo xusho

  • @hoodoibraahim4907
    @hoodoibraahim4907 3 หลายเดือนก่อน +3

    Mansha.allah ixtiraamka cawaale waa top ilaahay haku siyaadiyo sharafta iyo caqliga aad ku dhagaysanayso dadka aad casuumto waar hooy halagu daydo cawaale

  • @dhooolabdi2
    @dhooolabdi2 3 หลายเดือนก่อน +4

    Si dagan baad u dhagaysata jawabaha oo akhlaqiyana go forward wllo❤

  • @FadkaFadxi
    @FadkaFadxi 3 หลายเดือนก่อน +1

    Abwaan cawaale waxaanu jaar nahay walaashaa muniira waanku arki jiray dhawrsanaba lkn abwaan inaad tahay 2021kii ayaan ogaaday aadban ujeclahay barjaamijyadaada io suugaantaadaba abwaanka horay usoco❤

  • @Faadumo-Siciid
    @Faadumo-Siciid 3 หลายเดือนก่อน +1

    Cawaale waraysiyadaada waan usoo xikmad doonta xaqiiqa waayo suugaanyahanka aad waraysato waa xikmad miidhan ❤

  • @apdirizakhindi-nq3en
    @apdirizakhindi-nq3en 3 หลายเดือนก่อน +1

    Cawaale wxaad na hor keentaa Abwaan Ismaciil jiheeye ❤

  • @mukhtarsaeedabdi9626
    @mukhtarsaeedabdi9626 3 หลายเดือนก่อน +1

    Awale saaxiib inshalaaa abwaan laabsaalax inoo soo qabo inshalaaaa.

  • @Team_27-A
    @Team_27-A 3 หลายเดือนก่อน +2

    Abwaan sadiiq burmad iyo cawaale dayr laba nin oon tageero❤

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sidiiq Burmad nin weyn❤

  • @AxmedJamac-awcigaal
    @AxmedJamac-awcigaal 3 หลายเดือนก่อน

    abwaan sicid burmad ilahay cilmiga iyo caqliga hakuu barakeeyo. cawaale deeqsi wad mahadsan thy ee wxad ku xijisaa abwaan. ismail jiheeye.

  • @laxawofficial3693
    @laxawofficial3693 3 หลายเดือนก่อน +9

    Aniguu ahaa ninkii ninkan soo qoray in lasoo qabto markan marka xigana abti cawaaloow waxaad soo qabataa #jiheeye ama #daaha gaas
    Abti adigana waan kugu bogaadinayaa
    Inaad hawshan si ahayd u hayso qofkana aad hadalka ka sugayso intaasi waa khibrad aad dheertahay kuwa hada joogee saxaafada guulayso inaadeer cawaaloow

  • @HAMDAMuuee
    @HAMDAMuuee 3 หลายเดือนก่อน +11

    Sidiiq burmad nin aan ku farxay inaad soo casuuntay cawaalow ninkani wa murti socota isaga iyo weedhsame si gaaran u wataa

  • @HamseSADRI
    @HamseSADRI 3 หลายเดือนก่อน +5

    CawaaLow Ninka Layidhaa Abdiqaadir Qalinle Soo Qabo hore Wareysi Wanaagsan Loogama Qaban waana Nin Aad U Heeso Macaan Qisooyin badanna hayee

  • @mohamedhasan54
    @mohamedhasan54 3 หลายเดือนก่อน +18

    Ismaaciil jiheeye ayaa inoo hadhay bn filyaa CAWAALOW❤🎉

    • @SuhaybFaysal-j1z
      @SuhaybFaysal-j1z 3 หลายเดือนก่อน +1

      Haa, haa, haaa.
      Cawaalow, nagaga soo dhaqso ina adeer.

  • @_faatax
    @_faatax 3 หลายเดือนก่อน +15

    Barnaamijyada noocana waa dhaxal in badan loo aayi doono waan hanbalyeynayaa labada abwaan ee is wareysanaya
    Laba wariye laba hal abuur

  • @Wadani924
    @Wadani924 3 หลายเดือนก่อน +9

    Abwaan Sadiiiq waa nin wax badan og oo ay ka muuqato dhul-is-dhigid badan (humility), degganaansho, aqoon, garaad sare iyo wacyi korran. Waa uu ka duwan yahay dad badan oo wareysiyada u arka fursad ay isku buunbuuniyaan oo noloshooda kaga been sheega. At one point, you need to be vulnerable in order to be humble. Cawaale waa ku mahadsantahay sida wacan ee aad u wareysatay Abwaanka iyo casuumiddiisa.

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 3 หลายเดือนก่อน +2

    Abwaan salaam
    Sadiiq M.Burmad ❤❤

  • @ahmedsirad8855
    @ahmedsirad8855 3 หลายเดือนก่อน +9

    My name is sidiiq from Birmingham UK 🇬🇧
    The man with many talented
    Maasha alaah

  • @AmiiraKayse-uw7ed
    @AmiiraKayse-uw7ed 3 หลายเดือนก่อน

    Wllhi kani Barnamij waa dhaafay Allaw baree wax badan buu faafahin wanagsan ka bixiyey ❤❤

  • @wildaanabdirahmanofficial6682
    @wildaanabdirahmanofficial6682 3 หลายเดือนก่อน

    Sadiiq Maxamed Burmad " Hiboolle " Iyo Cawaale Deeqsi Salaama Hal-Abuurayaal ❤👋🏻

  • @abdicasismaxamed2172
    @abdicasismaxamed2172 3 หลายเดือนก่อน

    Alehna ha barakeeyo abwaan sadiiq Burmad abwaan jiheeye

  • @ruwaydiinainasugule73
    @ruwaydiinainasugule73 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤😂waa abwaan smart ah msha allh labada dhinacba taageero wayn uahay waraysi walba waan daawdaa

  • @khadaribrahim2786
    @khadaribrahim2786 3 หลายเดือนก่อน

    Barnamij mahe waa barnaamijyo. Hiboolayaal is waraystay aad bad u mahadsnty cawaale shaqo wacanbad haysaa.
    #laabsaalax
    #Daahagaas
    #jiheeye
    Rag culusba ino hadhay❤

  • @Maamebesst
    @Maamebesst 3 หลายเดือนก่อน +4

    Hadba lapo Miyaa tabaY Heesta marka maqlaY ilaa Hada si gaara u dhagaYstA sugaNtA Qaarba LaabtA daga HeeskA sadiiq burmaD naftA uun maha Ee Rag badaN baY weheL koodA thy MahadzaNiD🎉 😢😢🎉

  • @jaamaccabdiqaadirsaalax8233
    @jaamaccabdiqaadirsaalax8233 3 หลายเดือนก่อน +3

    Wareysi tayo leh oo laba dhan iska saaran ayaad duubtay saaxiib, Sadiiq Burmad waa nin garaad sare leh Eebbe ha xafido. Annagana Alle ha ina dhowro.

  • @khadarismail4476
    @khadarismail4476 3 หลายเดือนก่อน

    Sidiiq Burmad. Aqoonyahan dhamays ah.🎉

  • @maxamedfaysalaxmed
    @maxamedfaysalaxmed 3 หลายเดือนก่อน +1

    Iam first watching video ❤

  • @Wardi_Abdirasheid
    @Wardi_Abdirasheid 3 หลายเดือนก่อน +1

    Dugsiiya Allow Dajiya Daalka IGa Biisa
    Daymo Qurux iLwaad Lo Indhaha Duwata Wiilkoda
    Doojisa Hankaygo Darmada Wadhata Laabtayda
    Oo Halkan Doonayo Halked iga Dareemaysa
    Diihalkiyo Dhibtaba IGa Daryeelayaa
    Ii Dul Badan Ii Dabacsan oo ila Dumaraysan
    Oon Duryama Ahayn On Afkana Daafad Laga Saarin
    Dabci Wacan Dadnimo Qaaliyon Abid Ka Duugobin
    Dun Xariira Nasab Daahira O Nolasha ii Daarta
    Ii Door Allahayow Adaa Daa’ine

  • @farxandhagamadow
    @farxandhagamadow 3 หลายเดือนก่อน

    Ustaad Sidiiq Burmad waan salaamayaa

  • @farahbare5610
    @farahbare5610 3 หลายเดือนก่อน +2

    Abwaan jiheeye soo qabo cawaalow

  • @AaminCali-pc1yv
    @AaminCali-pc1yv 3 หลายเดือนก่อน +2

    Aadbaad umadsan tahay sxp cawaalaw
    Waxaan laakiin kaa codsanayaa
    2 nin cabdiraxmaan xaaji
    Iyo guuleed raygal

  • @ifka2877
    @ifka2877 หลายเดือนก่อน +2

    Anigu abwaanada kuwa noo hadlaan u jeclahay hadaan dumarki nahay abwaanka waan u mahad celinayaa walal allaha ku karameeyo

  • @ahmedeidyaasin6568
    @ahmedeidyaasin6568 3 หลายเดือนก่อน

    Ninwyn dibadlayma dhigee😢😊

  • @qaremedia
    @qaremedia 3 หลายเดือนก่อน +5

    Walaal Macaan noosoo Barnaamijyada caynkaan ah, noona soo miir halmuceedka bulshada, gaar ahaan anigu waxaan kaa codsanayaa Ismaaciil Jiheeye

  • @Nasiiblay
    @Nasiiblay 3 หลายเดือนก่อน

    Way ooooo way😂 Nin culus baad inoo keentay

  • @dekasaeed654
    @dekasaeed654 3 หลายเดือนก่อน +3

    lma qiyaasi karo saan ugu farxay mrkan kor ka arky waxn unlyna qofkii kowad ahy

  • @Suulcayn
    @Suulcayn 3 หลายเดือนก่อน +3

    Mahadsanid Abwaan Cawaale, nin wayn oo mudakar ah baad soo qabatay mahadsanid.

  • @CaliYoz
    @CaliYoz 3 หลายเดือนก่อน

    Heesta dibada iga soo xereeh nimcaan hilaac u dhiib ninkaas baah cod wacaneh abwaan sadiiq birmad cawaale deeqsi intaah bro iga gaadh siih

  • @fathi_Abdirahman_faarah
    @fathi_Abdirahman_faarah หลายเดือนก่อน

    Laabsaalax noo keen cawaalow

  • @CumarAhmed42
    @CumarAhmed42 3 หลายเดือนก่อน

    thank you both of you

  • @MaxamuudAadan-ln1jo
    @MaxamuudAadan-ln1jo 3 หลายเดือนก่อน

    Cawaalaw zhp
    Wxaanu kaa sugaynaa ISMAACiil JiheeYe

  • @AbdirahmaanAbdimahamoud
    @AbdirahmaanAbdimahamoud 3 หลายเดือนก่อน

    Abwaan farshaxanimo badan kamuuqato manshlh

  • @xamzikofficial5430
    @xamzikofficial5430 3 หลายเดือนก่อน +3

    Mid kamida Barnaamijyadii Abid Nolshayda Intaan Noolaa An Dawaddo Ninkan abwaan Sidiq Birmad Waa Mid Kamida Abwaan Dhalinyarada ah Ee Ilahay Kumanaystay Maskaxda Iyo Aftahanimadda Ilahay Ha Barkeeyo.

  • @Hornmediamusic
    @Hornmediamusic 3 หลายเดือนก่อน

    Heesta uu ka sheekeeyay Abwaan Sidiiq Burmad ee uu qaaday Xuseen Labka waatan.
    th-cam.com/video/PaOfwVfqqY0/w-d-xo.htmlsi=A8h572-q1SryVXFS

  • @mohamedabdullahi6445
    @mohamedabdullahi6445 5 วันที่ผ่านมา

    Assallamu Calayum Magacaygu waa Maxamed Cabdi, Cawaale waan ku salaamay, salaan ka dib walaal Sadiiq gabar soomaaliyeed ayuu wiil soomaaliyeed uga hiiliyey taas oo gabadha sharafta ka qaaday ogeysii walaal haddaan noolahay oo aan arko heestuna waa tan uu dhahay g( GUMAYSI ) xaalka gabadha iyo raali galin oo ay ummadda Soomaaliyeed arkayso ayuu bixi doonaa u sheeg fariintaas iga qaad Insha Allah

  • @eidsead3143
    @eidsead3143 3 หลายเดือนก่อน +4

    Mahadsanid sidaa noogu keen walaal dadkaa miidda ah sida Xasan daahir iyo sidiiq burmad iyo qaar kaloo badan❤.

  • @SakariyecaskaAhmeth
    @SakariyecaskaAhmeth 3 หลายเดือนก่อน +3

    Abwaan Baashe boogeye soo qabo chp

  • @OsmanKariye
    @OsmanKariye 3 หลายเดือนก่อน +2

    Keeeb going hillin show xushmad baan idin hayaa dhamaantiin ❤❤❤

  • @egnshakiiri4424
    @egnshakiiri4424 3 หลายเดือนก่อน

    Abwaan Ismail jeheeye ayuunbaa kuu hadhAy

  • @Adnaanosmanali
    @Adnaanosmanali 3 หลายเดือนก่อน +2

    Podcast kuwaga ka xigmad Badan ma Arag keep Going.

  • @shuayb_mohamoud86
    @shuayb_mohamoud86 2 หลายเดือนก่อน

    Abwaanku halkaa Dhakhaatiirta wuu ku xerooday, ku lahaa " Waa fartii dhakhaatiirta"

  • @hajifarhan3297
    @hajifarhan3297 3 หลายเดือนก่อน +1

    Abwaan jiheeye soo qabo zxb

  • @iidaanz
    @iidaanz 3 หลายเดือนก่อน

    Amiin Samadoon isha Allah.

  • @Guhaad-Ali29
    @Guhaad-Ali29 3 หลายเดือนก่อน +2

    Haddii tii la ii qoray
    Een laabta gelinlaa
    Waa laxaadka jiifkee
    Ay igu lamaantahay
    Mar horaan lac odhanlahaa.

  • @fuadbullo8435
    @fuadbullo8435 3 หลายเดือนก่อน +1

    Cawaala deeqsi sxb ku mahadsanid hal abuurka cusub eed iba furtay iyo barnaamijyadan ka mudan ku maanta ina dawakhiyay ee bilaa faaiidada ah. Waxan jeclaan lahayn inaad barnaamijka Abwan Sidiq aanu hal barnaamuj ku filnayn ooy wacnayd inaad laba ka dhigto gaar ahaan suugaantiisa wadaniyada ah oo runtii iyana dhadhan iyo miisan culus leh.

  • @MaxamedHire-x2h
    @MaxamedHire-x2h 3 หลายเดือนก่อน +1

    Cumar dhab jacayl iso qabo zxb cawaale deeqsi

  • @Adnaanosmanali
    @Adnaanosmanali 3 หลายเดือนก่อน +1

    Hal Saac Iyo 16 Daqiiqo Oo Faaa,ido Leh Weeye Kumanan Qasaaarin

  • @SagalCabdi-z8y
    @SagalCabdi-z8y 2 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤

  • @sakariyekhadar6093
    @sakariyekhadar6093 3 หลายเดือนก่อน +2

    ABWAAN shilka so qabo

  • @mucaashak1
    @mucaashak1 3 หลายเดือนก่อน +2

    Kuwaasina waxay ahayeen laba hiboole oo isu waramay
    #cawaale waxa ka muuqda su'aalo xul ah oo qof walba oo daawadde ah maskaxdiisa si is daba taala ugu soo dhacayey guuleyso abwaan+saxafi
    #next.jiheeye,c.rixiin heelo

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi 3 หลายเดือนก่อน +1

    Dibjirnimo midaan kaga baxoon
    Daalka kaga raysto

  • @MukhtarMuhumed-v5m
    @MukhtarMuhumed-v5m 3 หลายเดือนก่อน +2

    Waraysi maaha kani waaba xadiis
    Qof qiyam sareeya sidiiq burmad

  • @HoodoAbdi-w4g
    @HoodoAbdi-w4g 3 หลายเดือนก่อน +1

    Cawaalow codka ubax noo casuum

  • @omarmohamedosman5035
    @omarmohamedosman5035 3 หลายเดือนก่อน +1

    Woow barnaamij culus iyo rag culus oo is helay ❤😊

  • @shaaficigaafaay5834
    @shaaficigaafaay5834 หลายเดือนก่อน

    Caawalow ninkii Ismcaaiil C Ubax ahaa madashaan ku soo casuun.

  • @Macalin-Abdirizak-Ali
    @Macalin-Abdirizak-Ali 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waxan idin idhaa garan maayo....
    Hal mid ayuunbaan ogay taas oo ah in dadka aad waraysanaysaan soo xushaan GO FORWARD
    NEXT LAABSAALAX ABWAAN-SIYAASI-MUFAKAR

  • @MaxamedHire-x2h
    @MaxamedHire-x2h 3 หลายเดือนก่อน

    Cumar dhab jacayl iso qabo zxb cawaale deeqsi

  • @AdenHaji-y6n
    @AdenHaji-y6n หลายเดือนก่อน

    Abwan jiheye soqabo Abwan cawale ❤

  • @sahalkayseofficial5921
    @sahalkayseofficial5921 3 หลายเดือนก่อน +1

    Cumar dab jacyl soo qabo

  • @abdimoh
    @abdimoh 3 หลายเดือนก่อน +1

    Halgankii ayaanu wali ku jirnaa abwaan😅

  • @fahadkasocdalka2672
    @fahadkasocdalka2672 3 หลายเดือนก่อน +1

    ❤Masha Allah Abwaan saxafi philasophar cabqari mufakar Niin Aad Iyo Aad Udagan Mudane Sadiiq burmad Niin Wayn❤🙏

  • @khaalidfuaad5417
    @khaalidfuaad5417 3 หลายเดือนก่อน +3

    Nin wayn ayaaa iii muuqada m a

  • @hubaalmedia296
    @hubaalmedia296 3 หลายเดือนก่อน +8

    Haasawaha iyo tilmaamaha uu ka bixiyey xaqiiq ayuu ka sheegay wlhi waana sida noloshuba noqoto marka hawshaa lagu jiro
    Hadii aad ku jirto ama ay kusoo martay like saar

  • @huznihazaki9115
    @huznihazaki9115 3 หลายเดือนก่อน

    Horay usoco zhp 🎉

  • @aminabshirawmuse7010
    @aminabshirawmuse7010 หลายเดือนก่อน

    Rag jaanta iyo jiibtaba isla helay waaw

  • @zidiikabdirahmaan1199
    @zidiikabdirahmaan1199 3 หลายเดือนก่อน

    Alay lehe!🤍

  • @Boqolgedi10
    @Boqolgedi10 3 หลายเดือนก่อน +2

    Codka ubax soo qabo

  • @yaasenmahamuud
    @yaasenmahamuud 3 หลายเดือนก่อน +1

    Asc sxp cawaalow sooqabo cabdiraxmaan xaaji iyo cali haybe qoslaaye

  • @fathi_Abdirahman_faarah
    @fathi_Abdirahman_faarah หลายเดือนก่อน

    Laabsaalax noo keen cawaalow

  • @omarayah2288
    @omarayah2288 3 หลายเดือนก่อน +1

    Xasan dhuxul laabsalax ku xigsi

  • @ckariimsuleyman-zb6js
    @ckariimsuleyman-zb6js 3 หลายเดือนก่อน +2

    Jiheeye soo qabo

  • @Mahamed2018
    @Mahamed2018 3 หลายเดือนก่อน +1

    Wariye sare @HilinShow

  • @abokorkaahiye8231
    @abokorkaahiye8231 3 หลายเดือนก่อน +2

    Ninkani waaa aqoonyahan dhamaystiran.

  • @AbdirahmanCaamir
    @AbdirahmanCaamir 3 หลายเดือนก่อน +1

    Abwaan Guuleed Raygal soo qabo

  • @caydaruuzjarka6507
    @caydaruuzjarka6507 3 หลายเดือนก่อน +1

    Shilke soo qabo next marka danbe

  • @aim1695
    @aim1695 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waa run taa abwaan soomaalidu dad dhib badan maahee jihayn fiican ayuun bay ubaahan yihiin.

  • @Mursalshire8400
    @Mursalshire8400 3 หลายเดือนก่อน +1

    My role model Abwan Sidiiq Burmad.🙏

  • @idresawdaacad7206
    @idresawdaacad7206 3 หลายเดือนก่อน

    Ismaacil jiheeye ama guuleed raygal

  • @kahsheaden9877
    @kahsheaden9877 3 หลายเดือนก่อน +1

    “Waxaan guudka saartaaa eed aan an wali gelin” Madaa facalta Yaa sadiiq

  • @mohanmusic1234
    @mohanmusic1234 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaan cosonayaa xil Abwaan laabsaalax inshallah

  • @hodoayan8632
    @hodoayan8632 3 หลายเดือนก่อน

    Ismacil jiheeye soo qabo

  • @kamilozcajapoz55
    @kamilozcajapoz55 3 หลายเดือนก่อน +1

    Abwaan laabsaalax baanu kaa sugaynaa cawaalow ☝🏾

  • @abwaanjannaale
    @abwaanjannaale 3 หลายเดือนก่อน +1

    Abwaan Cabdi waaxid Cali gamadiid noo soo qabo haddaad awoodid cawaaloow

  • @AbdirazakSaaid
    @AbdirazakSaaid 3 หลายเดือนก่อน +1

    Abwaan daaha gaas soo qabo
    Burmad waa ka haynaaye

  • @kaýsesuĺayman
    @kaýsesuĺayman 3 หลายเดือนก่อน +1

    laabsaax soo qabo
    cabdiraxmaan xaaji

  • @nimomohamed9914
    @nimomohamed9914 3 หลายเดือนก่อน +1

    Landhere weye ninkani legendsanaa❤

  • @nasserkhader7064
    @nasserkhader7064 3 หลายเดือนก่อน

    Qalinle abwaan soo qabo