Samayso jadwal usbuuc oo guulaysta | sidan u qorshee usbuucaaga |7 steps weekly planner

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 77

  • @muna607
    @muna607 2 หลายเดือนก่อน +12

    Waa jadwal aad u qurux badan Baarakallahu fiik akhi

  • @nasramohamed9589
    @nasramohamed9589 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah ustadii waxaad nala wadaaktaa marwalbo mowduucyo aad u muhiim ah وجزيت الفردوس الاعلى من الجنة يارب

  • @EngNuurAhmed
    @EngNuurAhmed 2 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allh ustaad mahadsanid miisaanka xasanaadka Allh ha kugu daro

  • @yuusufmaxamuudrooble953
    @yuusufmaxamuudrooble953 2 หลายเดือนก่อน +17

    Ruuxa 11 like ku saaray ayaan ahay

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 2 หลายเดือนก่อน +5

    Qorshaha iyo Hadafku waa furaha Guusha❤❤❤

    • @miloThomaz
      @miloThomaz 2 หลายเดือนก่อน

      🎉english side ku partaa

    • @MacalinEnglish
      @MacalinEnglish 2 หลายเดือนก่อน

      @@miloThomaz koorsoyin kala duwan ayaan bixinaa ustd

    • @miloThomaz
      @miloThomaz 2 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@MacalinEnglishyh wll kharash ma awoodo ee zalama teacher

    • @AmiiraXaashi
      @AmiiraXaashi 2 หลายเดือนก่อน

      Waa runta wllo

  • @HassanDool
    @HassanDool 2 หลายเดือนก่อน +2

    Our teacher is the best 👌 😅🎉❤

  • @ramlaupdykadir3010
    @ramlaupdykadir3010 2 หลายเดือนก่อน +1

    Jazakallah❤ walahi wasax wain mesha danbesa loshaqeysta lana xasusnada marwaliba ileen dunida wakobanthy wana kawada safreyna dunida hadan kufnana hadana wankici Ileen Allah wunaxarisbdnyhee wan kagudbi xaladaha adag e nolosha lkn Aakhiro walhi illah kuwa qasary nagama dhigo ( mahadsanid adikana wll laba dhinacba ina kuguleysano nala jeceshay Allah ku sharfo)

  • @miloThomaz
    @miloThomaz 2 หลายเดือนก่อน +1

    ❤macalim ilaa mantan sugayay tnkz techer muparak hugur Respect❤

  • @SakariyeHusein-mn8rc
    @SakariyeHusein-mn8rc 2 หลายเดือนก่อน

    Jun jeer. Ahadsanid ustaaad

  • @xayaatawoowo
    @xayaatawoowo หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ustaad

  • @AdamGas-jx3oj
    @AdamGas-jx3oj 2 หลายเดือนก่อน +1

    Thank you so much buddy you always help us to achieve our goals ASAP! 👌👌👌

  • @ehtishamhrm7
    @ehtishamhrm7 2 หลายเดือนก่อน

    Didnt understood a single word but still watching your amazing content. Great editing and amazing quality ❤

  • @fullsun1730
    @fullsun1730 2 หลายเดือนก่อน

    Consistency nooga soo hadal Thanks wallo

  • @XamdiAadam-r8h
    @XamdiAadam-r8h 25 วันที่ผ่านมา

    Shukran

  • @cunaysahAhmed
    @cunaysahAhmed 2 หลายเดือนก่อน

    You are the best voice 🎉🎉🎉

  • @XamdiAbdulaahi-i7o
    @XamdiAbdulaahi-i7o 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad barakalah

  • @MohamudHassanAli-bd5bu
    @MohamudHassanAli-bd5bu 2 หลายเดือนก่อน +2

    Thank you so much techer

  • @mahadali769
    @mahadali769 2 หลายเดือนก่อน

    wa kanaal markad daawato aad ka baxeyso ado waxbadan ka faaiday runtii. aada u mahadsantahay bro mubarak.

  • @MahadAhmed-ju7eo
    @MahadAhmed-ju7eo 2 หลายเดือนก่อน

    Zxp aad ayaa u mahadsantahay wax badan ayaa ka faiday pro keep goun

  • @bukhatir1454
    @bukhatir1454 2 หลายเดือนก่อน

    Ustaad waa sax mansha,allah😊😊😊

  • @mohanhero296
    @mohanhero296 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid ustaad 😊

  • @najmacadey5159
    @najmacadey5159 2 หลายเดือนก่อน

    Alle hagu xifdiyo wll mcn😊😊

  • @faisamohamoud1453
    @faisamohamoud1453 2 หลายเดือนก่อน

    Manshalah walal mHsanid

  • @AliKhan-Somali
    @AliKhan-Somali 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaadi mansha allah Mahadsanid. Jazaakalah khayr

  • @user-Abdishakur
    @user-Abdishakur 2 หลายเดือนก่อน

    Thank you very much teacher ❤

  • @MuhimKhadar
    @MuhimKhadar 2 หลายเดือนก่อน +4

    Qofki quraan online raba welcome

  • @abdulahiabdirahmaan6041
    @abdulahiabdirahmaan6041 2 หลายเดือนก่อน

    Keep going walal.❤❤❤

  • @SuhaybKhadar-zy8gt
    @SuhaybKhadar-zy8gt 2 หลายเดือนก่อน

    Thanks ustaad 💪

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 2 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ustd

  • @Tateshorts_15
    @Tateshorts_15 2 หลายเดือนก่อน

    Guleyso ustad

  • @jiyaaalicibaar5765
    @jiyaaalicibaar5765 2 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid

  • @ismailcrashiidomar8292
    @ismailcrashiidomar8292 2 หลายเดือนก่อน

    Ustaad Mubarak aan karsiino 50k subscribe ah❤

  • @kornelyaxye5960
    @kornelyaxye5960 2 หลายเดือนก่อน +1

    Aan mid ku daro istaad waa inaad abaal marisa naftaada ka dib markaad challengeska asbuuca so fulisid waxaad kasii qaadi dhiiregelin iyo inaad si xamaasad leh u gasho asbuuca xiga mahad sanid ❤

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur  2 หลายเดือนก่อน +1

      Waa qodob muhiim ah isna .

  • @fardowsosuldan6649
    @fardowsosuldan6649 หลายเดือนก่อน

    Away warqadi ustad🥺🙏

  • @XafsaCabdale-b9g
    @XafsaCabdale-b9g 2 หลายเดือนก่อน

    Macalin aniga iima soo baxayo jadwalka mar labaad soo dhigo adoo raaliya macalin

  • @hamsehalane7154
    @hamsehalane7154 2 หลายเดือนก่อน

    Sh mustafe ayaa yiri jimcaha iyo khamiista maxaad sameeysaa khuuradaa badisaa sidii oo ay noloshaada kamid ahayn

  • @Ogaalmedia114
    @Ogaalmedia114 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allh

  • @dawlad12
    @dawlad12 2 หลายเดือนก่อน

    Markhaati waxaan ka ahy haddaad weekly plan kan dabaqdid inaad horusocod muuqda arkaysid
    Mahadsanid Ustaad

  • @khadarhello9071
    @khadarhello9071 2 หลายเดือนก่อน

    Teacher wax badan ka Faaiday ilahay haka abaal mariyo

  • @xudayficabdale
    @xudayficabdale 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ustaad aabaad umahadsabtahay horta. Marka xigta muuqalka kana xiga.inooga soo dhig. Qorshaha bilaha ah. Mahadsanid. Kawran fikradaa?

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur  2 หลายเดือนก่อน

      Aadbaad u mahadsantay wll .
      Waa rayi fiican runtii

  • @Suweyscali-fp7nz
    @Suweyscali-fp7nz 2 หลายเดือนก่อน

    Ustad waraqad makaa kasoo dhiganaa

  • @Deganeey
    @Deganeey 2 หลายเดือนก่อน +1

    Macalin ilahaay hakaa ajri siiyo

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur  2 หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid wll

    • @AbdirahmanHussein-n4d
      @AbdirahmanHussein-n4d 2 หลายเดือนก่อน

      @@mubarak_hugurpdf iigu soo dir weekly planning papers ka please

  • @basraabdiqafaar7922
    @basraabdiqafaar7922 หลายเดือนก่อน

    Warqadii ima so dageso

  • @hanadabdi8450
    @hanadabdi8450 2 หลายเดือนก่อน

    Thanks

  • @Suweyscali-fp7nz
    @Suweyscali-fp7nz 2 หลายเดือนก่อน

    Awy pdf kiisa❤

  • @WllZaki-wk6ts
    @WllZaki-wk6ts 2 หลายเดือนก่อน

    M.a wll aada umahdsnthy

  • @UsaameHassan-ng8jv
    @UsaameHassan-ng8jv 2 หลายเดือนก่อน

    Xalken kahelaya pdf ka

  • @xiyock2419
    @xiyock2419 2 หลายเดือนก่อน

    SAHIB MUPAARIGOW anuu hadaanan Salada subax jamac ku tukan oo aanan maalintayada cibaado ku bilaabin qorshaha maalintaa iiyala wuxuunbaa iga soo dhex gala.
    Markaaa Hadii aad doonaso in alle kuu Fudeydiyo qorshahaga week laha ah oo wakhtiguna kuu bara koobo alle cibaadadiisa ku dadaaal oo 5 saladood iyo quraanka qorshe gaara usameee nacam Jadwal gaara.

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur  2 หลายเดือนก่อน

      Waan kugu raacsanay qodobkaas

  • @Ogaalmedia114
    @Ogaalmedia114 2 หลายเดือนก่อน

    365 sanadkiii

  • @ZaynabXasan-du3ot
    @ZaynabXasan-du3ot 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dadka macalinkan video yadisa suga like 👍 😊

  • @axmadcomedy
    @axmadcomedy 2 หลายเดือนก่อน

    M.A

  • @Faysal-Cosobow
    @Faysal-Cosobow 2 หลายเดือนก่อน

    sharaf baad leedahay zxp

  • @najmosaid9217
    @najmosaid9217 2 หลายเดือนก่อน

  • @A-Muslim-girl-from-Yemen.2
    @A-Muslim-girl-from-Yemen.2 2 หลายเดือนก่อน +1

    I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 6 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 20,000 Yemenis among us, and now we owe 60,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at heir door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967716649494 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/-~«««~-♡~♡~♡~~•~•~♡~♡~♡~♡~♡~♡♡♡~~~: ~:~¡~¡~¡~;I.i.i.i.i.i. i.I.|.;&;&&;&;🎉😢😢😢😢

  • @AyaanMohamed-bd9yx
    @AyaanMohamed-bd9yx 2 หลายเดือนก่อน

    Warqadii mewday ustaaad

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur  2 หลายเดือนก่อน

      Description-ka muqaalka ka eeg wll

  • @cabdishakuuraxmad14
    @cabdishakuuraxmad14 2 หลายเดือนก่อน +2

    Asc

  • @Ogaalmedia114
    @Ogaalmedia114 2 หลายเดือนก่อน

    106 ee like kusoo saray ahay

  • @FarxiyoCqaadir-ut7zt
    @FarxiyoCqaadir-ut7zt 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waraqada halkee lasoo dhigay

    • @mubarak_hugur
      @mubarak_hugur  2 หลายเดือนก่อน

      Description-ka muqaalka kala soo deg iyada oo Pdf ah .

    • @SuhaybMulleH
      @SuhaybMulleH 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@mubarak_hugur5:05 5:06 5:07 5:07 5:07 5:07 5:09 5:09 5:09 5:09 5:10 5:10 5:10 5:10 5:11 5:11 5:11 5:11 5:11 5:12 5:12 5:12 5:12 5:12

    • @Suweyscali-fp7nz
      @Suweyscali-fp7nz 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@mubarak_hugur see loola dagaa

    • @HadiyaIbrahim-eb4gw
      @HadiyaIbrahim-eb4gw 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@mubarak_hugurwall warda medat

  • @DaudAbdiAli-pd7ir
    @DaudAbdiAli-pd7ir 2 หลายเดือนก่อน

    Nio anigu waxaan layaabay dadkan wax dhiiri geliya!ee mar walba yiraahda noloshaada qor saacad iyo seken walba halka aad dhigayso,waxaan hubaa in aanay iyaguba samayn karayn waxa ay noosheegayaan
    Qofkii markaa awoodi waayo in ow saacad walba oo noloshiisa kamid ah jedwal gareeyo khalaas qofkaasi waa guul daraystay.
    Billaa calayk umada khiyaanada ka daaya😢😢😢😢😢😢

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 2 หลายเดือนก่อน

    Mahad sanid