isku dheelitirka nolosha ( life balance ) Ustaad Mubarak Hadi

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ต.ค. 2024
  • #podcast #somalia #lifebalance

ความคิดเห็น • 39

  • @MusseAbdi19
    @MusseAbdi19 2 ปีที่แล้ว +9

    Podcast sidiisaba wax ayaa laga faa,idaa , waad ku mahadsan tahay ustaad , sidoo kale waqtiga uu inoo huray ustaadka ustaad mubarak mahdi 🥰😍

  • @azaanibrahimmohamed2846
    @azaanibrahimmohamed2846 2 หลายเดือนก่อน

    masha alah wakhit wanaagsan la qaatay podcast aadka u qiimaha badan soo badi ustaad

  • @abdisalan_abib
    @abdisalan_abib 2 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah farxad ayay ii tahay inaan waqti dheer ku bixiyo muuqaalkiina

  • @wllyaadoof1912
    @wllyaadoof1912 2 ปีที่แล้ว +1

    We still Can't wait u and Abdiwali Moalimuu

  • @kinsiabdi8624
    @kinsiabdi8624 5 หลายเดือนก่อน

    Thank you ustaad ❤👋

  • @Osman_mursal
    @Osman_mursal 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ustaad shaakir thnks alot

  • @saki092
    @saki092 2 ปีที่แล้ว

    Mashallh kulan aan wax badan kafaaiday mahdsanidiin ustaadayaal.

  • @mohaxaajidahir9668
    @mohaxaajidahir9668 ปีที่แล้ว

    Wall Shakir sida maankena aad u kobcineyso wan kaga mhdcelineynaa.

  • @maxamedaadan447
    @maxamedaadan447 2 ปีที่แล้ว

    M.a aad baan ugu faraxsanhy waxyaabo badan oo iga guuxaye inaad ii bidhaamiseen
    Guul aaqiro iyo mid aduunyo dhamaanteena alle hana siiiyo
    🥰🥰

  • @baarexashi1465
    @baarexashi1465 2 ปีที่แล้ว

    xaqiiqatan wax badan ayaan ka faa iday mahad sanidiin ❤❤

  • @nasrodhicisow5921
    @nasrodhicisow5921 2 ปีที่แล้ว

    masha ALLAH wax badan ka qortay macalinkeena qodoba badan oo aad ii caawiyay

  • @basharyare1157
    @basharyare1157 2 ปีที่แล้ว

    Thanks our Teachers

  • @asadnor7781
    @asadnor7781 2 ปีที่แล้ว

    It's very good for me because my mind was changed

  • @hodanabdihamid5104
    @hodanabdihamid5104 ปีที่แล้ว

    Jazakalahunkjayr

  • @alcadaalamedia448
    @alcadaalamedia448 2 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah wll ser shakir waxaan kaaga mahad celinaayaa sida wanaagsan ee aad noogu soo gudbineyso barnaamijyada mind setka Alle ajir iyo xasanaad ha idinka siiyo ustaad ee fadlan inoo soo badi barnaamijyada nuucaan oo kale
    Go forward masuul

    • @TheMrshaakir
      @TheMrshaakir  2 ปีที่แล้ว +1

      Aaamiiiin walal adna allah haku sharfo

  • @mohmedamin9440
    @mohmedamin9440 2 ปีที่แล้ว

    Mnsha allaah alle ha idin barakeeyo adiga iyo ustaadkaba wax waynbaan ka faa'iiday runtii mahdsanidiin.

  • @omarabdulkadir4952
    @omarabdulkadir4952 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah thanks our leaders wax badan ayan idinka faaiidnay guuleysta

    • @TheMrshaakir
      @TheMrshaakir  2 ปีที่แล้ว +1

      aaamiin walal adna guulayso

  • @shukridahir5053
    @shukridahir5053 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah ustaad mubarak hadi allaha xafido waa muqaaal cajiib ah

  • @SumayoXasan-gu2ig
    @SumayoXasan-gu2ig ปีที่แล้ว

    M.a

  • @mohamedabdi8804
    @mohamedabdi8804 2 ปีที่แล้ว +2

    Ustaad waa mahadsantahay howsha adag ee aad bulshada u heyso wana kaga mahadcelina balse weli waa jeclan lahaa inad ii tixgeliso personally codsigeyga ah Ustaad Moalimuu

    • @yaqubburhan7858
      @yaqubburhan7858 2 ปีที่แล้ว +1

      Waan kula qabaa fikirkaas.

    • @TheMrshaakir
      @TheMrshaakir  2 ปีที่แล้ว +1

      Waan soo casumayaa walal waan balan sanahay insha allah dhowaan

    • @yaqubburhan7858
      @yaqubburhan7858 2 ปีที่แล้ว +1

      @@TheMrshaakir aad baad u mahadsantahay Ustaad.
      Ustaad Abdiwali Moalimuu runtii qisadiisa iyo waraysigiisu waa ay inooga duwantahay cid kasta oo kale haddii aanu nahay dhalinyarada Soomaaliyeed, ninkaas noo soo qabo insha'allah una sheeg in dad Jecel ay soo codsodeen isla markaana ay rabaan meesha uu Halganka nolosha ka soo bilaabay illaa maanta meeshuu joogo .

  • @mohamedhassandaauud9338
    @mohamedhassandaauud9338 2 ปีที่แล้ว

    Waad ku mahadsantihiin masuuliinta

  • @abdulahiomar7933
    @abdulahiomar7933 2 ปีที่แล้ว

    Shakir & Mubarak aadba umahadsantihin 👏

  • @heartlessG640
    @heartlessG640 2 ปีที่แล้ว

    Mubarak haddi meelu joogo leygama weeynayo my role model🖤

  • @Garasoon7
    @Garasoon7 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wall hore usoco

  • @yusufabdikadir9658
    @yusufabdikadir9658 2 ปีที่แล้ว

    Guulaysta gacaleyal

  • @ABDIRIZAKJAMA
    @ABDIRIZAKJAMA 2 ปีที่แล้ว +1

    Casharadan jamacadahaa wawayn ee millionska lugu bixiyo iyo iskulada luguma dhigto nolosha ayaa sharaxadan bixisay ka dhalin yaro ahaan qalbiga idin ducaynayaa

  • @Osman_mursal
    @Osman_mursal 2 ปีที่แล้ว +1

    Nacnad baraawe waxa laga sameyee caano go ay

  • @Ummuslimah1
    @Ummuslimah1 2 ปีที่แล้ว

    I’m related this ,I have so much books in my bookshelf but can read!!!!