ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Dhalasho Wacan Abdillahi HaGio (ArimaHeena VLOG #44)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.พ. 2019
  • Maanta oo kale waa maallintii uu dhashey walaalkeena naga weyn Abdillahi HaGio, muuqaalkaan waxaa ArimaHeena iyo Asad ay u sameeyeen Abdillahi xaflad yar oo lama filaan ah misna xibmaarsan farxad walaaltinimo oo aad u weyn.
    #dhalashowacan
    #hagio
    #arimaheena

ความคิดเห็น • 1.2K

  • @ArimaHeena
    @ArimaHeena  5 ปีที่แล้ว +866

    Sidoo kale Fanskeyga waa Familkeyga

    • @NasirsomaliTube
      @NasirsomaliTube 5 ปีที่แล้ว +2

      arimaheena bro waxan ka raba ina aad challenge samaso szp th-cam.com/video/4uSTYf5zEag/w-d-xo.html
      Hadii aad ka hasho give me shout bro

    • @libaaxkobeeye3544
      @libaaxkobeeye3544 5 ปีที่แล้ว

      Wlh sido kle.

    • @mohaalts3945
      @mohaalts3945 5 ปีที่แล้ว

      Pro arimaheeno dhalasho wacan insha allah waxaan rajo ka leeyahay mar un in aan ku arki doono haduu alla idmo pro

    • @ayuubabdijamac7229
      @ayuubabdijamac7229 5 ปีที่แล้ว

      Arimahena in badan qof kudayasho mudan bro horay u soco

    • @sahruiasahruja4569
      @sahruiasahruja4569 5 ปีที่แล้ว

      Wllky sidokale

  • @somalivlogs6780
    @somalivlogs6780 5 ปีที่แล้ว +184

    ilahoow #Asad Lugiihisa usoo Celi Waa Wiil Dhamaystiran Qalbi Nadiifa Leh Oo Daacada walahi
    Allow Si Niyada ayaan kuu baryayaa Asad lugihiisa usoo Celi😢😢😢😢😢

  • @cirisaaq____gacmo7989
    @cirisaaq____gacmo7989 5 ปีที่แล้ว +452

    Team Arimahena inTa Jiif ku DaawanaYsa like ku kasbee ☺☺☺

  • @hamzydmtjigjigawi1216
    @hamzydmtjigjigawi1216 5 ปีที่แล้ว +175

    Nasiib daro wiil walal malihi balse asxaab aan walalkey iga dhicinba leyahy alx❤✌🙏

    • @aishomohamed3197
      @aishomohamed3197 5 ปีที่แล้ว +2

      😭😭😭 sorry bro kuwas aya wllaha ah allaha Ku xifdiyo

    • @dhoolali7869
      @dhoolali7869 5 ปีที่แล้ว +6

      Hamzy DmT jigjigawi sorry ani camalaa thy wiil walal maheysti

    • @wilzomaliyeth2396
      @wilzomaliyeth2396 5 ปีที่แล้ว

      Bro cid walba waa walalda dont wory

    • @fankahassan4335
      @fankahassan4335 5 ปีที่แล้ว

      Hamzy DmT jigjigawi dont worry sxb long life

    • @anabfarah8236
      @anabfarah8236 5 ปีที่แล้ว

      Hamzy DmT jigjigawi don’t worry all Somali boys walalha waye

  • @craxmaanhalooyeelo2103
    @craxmaanhalooyeelo2103 5 ปีที่แล้ว +440

    Yaa allah adigaa awood leh asad lugihiisa usoo celi
    😢

  • @abdifitahomar678
    @abdifitahomar678 5 ปีที่แล้ว +53

    Wlhi waa video dareen walaalnimo iyo farxad eey ku dheeehantahay family qurux badan walalahey allah idiin dhowro ❤️❤️❤️❤️❤️❤️🔥🔥🔥🔥🔥

  • @xigmadahanolashamisir5068
    @xigmadahanolashamisir5068 5 ปีที่แล้ว +174

    Asad walaalkena wlhi wuu qalbi wangsn masha Allh Alle waxa uga baryaa wlhi hadda quraan aqriyay in uu Alle lugahiisa uso celiyo
    Allow walaalkena wuu qalbi wangsnyahy ee Allow walalkena darenkisa hibo uga dhig😭🙏

  • @abdalaoficiall9813
    @abdalaoficiall9813 5 ปีที่แล้ว +495

    Wlhi wligy 20 like mahelin plz isra xsdnimda iska daya😢😢😢😋😭👇

  • @shaadiyomaxamed7946
    @shaadiyomaxamed7946 5 ปีที่แล้ว +48

    Wlhi 5 like la ima saarin hada iisaar plz😭😭😭

    • @ttvgfvbhu3127
      @ttvgfvbhu3127 4 ปีที่แล้ว

      🤲🤲🤲🤲❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤💋💋💋💋💋💋💋🤩🤩🤩🤩👍👍😘😘😘😭😭♥️

  • @Moha-wj4lf
    @Moha-wj4lf 5 ปีที่แล้ว +135

    halmar an kuwada salino nabigeena SCW😍😍

  • @superzaki6662
    @superzaki6662 4 ปีที่แล้ว +11

    Inta lugaha isku dulsarantahay like dhac kusii 👌😂

  • @abdiqaniqadar4095
    @abdiqaniqadar4095 5 ปีที่แล้ว +42

    Horta dhalsho inaan dh8gto ha iga sugina abid balse waan jeclahay qofkazta oo somali ah inuu farxad ku waaro😍😍😍😍😍

    • @dhoolali7869
      @dhoolali7869 5 ปีที่แล้ว

      Abdikani Qadar ani camalaa thy lagama yaabo inaa dhigto dhalasho

    • @fankahassan4335
      @fankahassan4335 5 ปีที่แล้ว

      Abdikani Qadar samigey maxaa taagan tahay no dhalosho lkn waad taqaan maalintaa dhalatay sax

    • @naagadagofficial3744
      @naagadagofficial3744 5 ปีที่แล้ว

      20ka December 2000 an dhashay😂hadana waligeey dhalasho Lee ma dhigin I.a marka caruur dhalo inan dhigta jeclhy😘

    • @inansoomaaliyeed8123
      @inansoomaaliyeed8123 5 ปีที่แล้ว

      Ani ilmahey xitaa inaa u dhigo lagama yaabo 😃😃

    • @kuwesofficial9509
      @kuwesofficial9509 4 ปีที่แล้ว

      @@fankahassan4335 wll subscrib iisaar

  • @noahismael8760
    @noahismael8760 5 ปีที่แล้ว +37

    Cabdilahina malooga naxsaday kkkk family isjecel alle haysku kiin daayo😘

    • @hanitaavlogsandfilms733
      @hanitaavlogsandfilms733 4 ปีที่แล้ว +1

      Noah Ismael subscribe 6ayaan kaaga dhigy eee adiguna iisaar pls

  • @nimcoraage8807
    @nimcoraage8807 5 ปีที่แล้ว +20

    Asad HaGio farxada allaha
    Ku siyadiyo farxad taan ah
    Alle haku siyo😍😍😍😍😍

  • @gabadhafarxadajecel1530
    @gabadhafarxadajecel1530 5 ปีที่แล้ว +29

    Allahayow asad cafimad tam ah ha sii ya rabi

  • @zuuzuhajji6981
    @zuuzuhajji6981 5 ปีที่แล้ว +22

    Wllky asad waxd tahy wllhi qof fiicn oo qalbi furan alla waxn kaga baryaya inuu laxadkaga kuuso celiyo😍 aamiin🤲

  • @somalinews835
    @somalinews835 5 ปีที่แล้ว +78

    *Inta commentigeyga arag alle ha u naxariisto hadey like ii saaraan*

  • @liinjaofficiall6271
    @liinjaofficiall6271 5 ปีที่แล้ว +14

    *Hadad tahay dadka jecel famly Hagio like isaar* 🙏🏽 *Arimaheena* ⚘

  • @abdirahmangacal6051
    @abdirahmangacal6051 4 ปีที่แล้ว +9

    Best brothers I have ever seen,Masha allah🛍👑

  • @somalianankush2314
    @somalianankush2314 5 ปีที่แล้ว +90

    Like radis ayan ahay ha iga xasdin wllke iyo wlshy mcn

    • @ladanadukadir6901
      @ladanadukadir6901 5 ปีที่แล้ว

      Waaw msha allah kan asad ahaa mlin ano u jedaa ayuu mer belay msha allah alle waa xaye dile xayesi noleye mba lo mleyo ninkii xajo buug shob agtisa inlgu dilo lesku deyey msha allah nolow wll lkn mglda hdey nbd noqoto wn asahenaa marko cdey

    • @hanitaavlogsandfilms733
      @hanitaavlogsandfilms733 4 ปีที่แล้ว

      Team Romantic 81ayaan kaaga dhigy eee adiguna iisaar pls

  • @ShamisDaqarre
    @ShamisDaqarre 5 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah walaalo isjecel hormar wacan baan idiin rajeeynayaa ❤️

  • @ismahaanhaajimahmuud6250
    @ismahaanhaajimahmuud6250 5 ปีที่แล้ว +34

    Cawa ayaa igu horeeysa comments aan ka so bixiyo 🤣🤣

  • @unknowncall3r
    @unknowncall3r 5 ปีที่แล้ว +56

    YOU DID IT KEEP GOING ON ✌
    #TeamArimaHeena ❣👍

  • @saxiixmedia8956
    @saxiixmedia8956 5 ปีที่แล้ว +75

    Dhalasho wcn wllkena HaGio from France 🇫🇷 kasosalamaya kuliginpa love 💕 u ✌️

    • @zaynabdacarchanel2304
      @zaynabdacarchanel2304 5 ปีที่แล้ว +3

      Salman Abdullahi salmo meel walbo wan kugu arkaa abyo salan sare❤👈

    • @ZAKARIE44
      @ZAKARIE44 5 ปีที่แล้ว

      From nice salama brother

    • @maxdar11
      @maxdar11 5 ปีที่แล้ว +1

      Wllo France aad igayside halkaan iska helnaa

    • @ZAKARIE44
      @ZAKARIE44 5 ปีที่แล้ว

      @@@maxdar11 hhhhhhhh

    • @mosalah8254
      @mosalah8254 5 ปีที่แล้ว

      Love

  • @nimcodugsiiya3620
    @nimcodugsiiya3620 5 ปีที่แล้ว +6

    Allahayow rabiyow
    Asad lugihiisa usoi celi
    Waa qof qalpi wangsan
    Oo qlpi xaadhan 😓👐💑

  • @hibomohammed7108
    @hibomohammed7108 5 ปีที่แล้ว +6

    Happy birthday to the most handsome nd beloved man Abdullahi my big bro may yu live long to blow 1001 candles nd truly Arimaheena is a great friend lov yu guys 💓💓💖🎂🎂🎁🎉🎊

  • @shaaficimoalimahmed9003
    @shaaficimoalimahmed9003 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha Alaah sxb arimaheena wllo isjecelbaad tihiin anina markaan idin arko Waan ku farxaa keep going 💜💜💜💜💜

  • @liibanali8560
    @liibanali8560 5 ปีที่แล้ว +2

    The Only Somali TH-camr i give my time And watch Go forward legend #Arimaheena

  • @paultwocock5421
    @paultwocock5421 5 ปีที่แล้ว +34

    Intii Arimaheena maal mahan u xiistey
    Like wac iigu siiya

  • @shafaarmoha9479
    @shafaarmoha9479 5 ปีที่แล้ว +8

    عيد ميلاد سعيد لك "عبد الله حاجو" و "أسد حاجو" و "عمر حاجو" و "كل عائلة" حاجو حياة طويلة إن شاء الله......

    • @hanitaavlogsandfilms733
      @hanitaavlogsandfilms733 4 ปีที่แล้ว

      Shafaar moha subscribe 45ayaan kaaga dhigy eee aniguna iisaar pls

  • @gabdhaugushidanminneapolis1162
    @gabdhaugushidanminneapolis1162 5 ปีที่แล้ว +7

    #Abdullahi 😍😘Haduu single yahay ii keenaa😂😂😂😂

  • @mohamedxasan8014
    @mohamedxasan8014 5 ปีที่แล้ว +3

    Waan ku farax sanahay sadaxdiina walaalo sida aad iskuugu faraxsantihiin masha allah hore usocda Arimaheena team

  • @haawomuhidiin6365
    @haawomuhidiin6365 5 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah Family qurx badan Allah idin xafido waa idinku farxa sida iskuku dubantihiin ❤❤❤❤💋💋

  • @khadarbile2852
    @khadarbile2852 5 ปีที่แล้ว +4

    WllkY Arimaheena Keep Goin mar wlpi
    Horwan wlkY😍😍😍👑❤👌

  • @munaxaaji9869
    @munaxaaji9869 5 ปีที่แล้ว

    Woow walalo is jecel walhi waan ka helay l loved it keep going reer hagio sidaa isku jeclaada cimrigiina

  • @rahiimahaji8969
    @rahiimahaji8969 5 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi waaan idinla dhacay mansha allah sida aad farxadiina u ilaaalisan si wada jira rabbi if iyo aakhiroba haysu kiin daayo

  • @shucaybpoyka3032
    @shucaybpoyka3032 5 ปีที่แล้ว +7

    Arimahena waxba ma cuno ilma hagio ayaa u cuna wlhi xaga siwirka u qaabilsanyahay

  • @khaledjr9140
    @khaledjr9140 5 ปีที่แล้ว +19

    *Inan Yar Oo 5jir ah ayaa*
    *Hooyadeed ku tidhi "hooyo bisadeenu Waa imisa jir ?*
    *Markaasay tidhi hooyo waa 3jir.*
    *Tii yarayd kute : “Cajiib, 2sano ayay iga yartahay ciyaalna wey dhashey anna midh maan dhalin”.*
    *Ciyaalka Musalsallada daawada waa Noocaasoo miidhan 😂😄*

  • @yuutube1160
    @yuutube1160 5 ปีที่แล้ว

    Keep going arimaheena ada ugu farax sanahay inaa soo hormaro i am happy

  • @hoodobilaal366
    @hoodobilaal366 4 ปีที่แล้ว

    Hapalyo wllkin H arimahen wil qalbi wanag san ayatahay asd ilhy riyadad haku rumayo amin

  • @hamseofficial
    @hamseofficial 5 ปีที่แล้ว +3

    First kuyaaca TH-cam kayga ❤️❤️

    • @hazzancaze6430
      @hazzancaze6430 5 ปีที่แล้ว

      Waku saray adina isaar Hamese

  • @Samiahmed5-y7f
    @Samiahmed5-y7f 5 ปีที่แล้ว +39

    Maanta Waxaan noqday qofka ugu horeeyo . Abaal marin Waxaan idinka rabaa like oo kaliya

  • @fahmiyusuf6489
    @fahmiyusuf6489 5 ปีที่แล้ว +2

    Mnsha allH alle haysku kiin dayo wxd tihiin wllo is jecele allh keep u all of u 😍

  • @k_y07
    @k_y07 5 ปีที่แล้ว

    HBD HAGIO, AYN LEE YAHAY
    MASHALLAH ARIMAHEENA,
    REALLY, YOU´RE BRILLIANT!!!

  • @habiibzaki7712
    @habiibzaki7712 5 ปีที่แล้ว +5

    Asad hagio aaadban ujeclhy nin qalbifuran
    Farxada ana idinla dareemay HBD walalka wen

  • @ismailhidig343
    @ismailhidig343 5 ปีที่แล้ว +3

    Keep it up bro one ❤ you deserve more than #Million subscriber's 👏🏾🔥❤

  • @baadisooc2220
    @baadisooc2220 5 ปีที่แล้ว

    The one only TH-camr Arimaheena keep going pro wn ku taageraa runtii 👏👏👌👌👌

  • @nafisohassanahmed275
    @nafisohassanahmed275 5 ปีที่แล้ว

    Masha'allah walaalo isjecel alle ha idin xifdiyo dhalasho wacan Hagio Asad walaalo hh ku heystaa ArimaHeena keep going

  • @umadham21
    @umadham21 5 ปีที่แล้ว +3

    ماشاءالله رورررعه احلي أصدقاء ده ولا ايه ربنا يخليلكم لبعض وكل سنه وهو طيب 🎂🎂🎂🎂🎂

  • @hossnyvideoinc9301
    @hossnyvideoinc9301 5 ปีที่แล้ว +5

    Ascww waa arimaheena😄😄

  • @nasrafatah8695
    @nasrafatah8695 5 ปีที่แล้ว +1

    Axla walaalo walahi bilaahi allah dartis idin jeclahy arimahena hada video so dhugun xitaa inaa kuwa hore kuso nonoqsado iska jeclahy reer hagio farxad igu nolada😭🤴😘

  • @fardowsafarah4762
    @fardowsafarah4762 4 ปีที่แล้ว +2

    Farxad ayaan la ilmeye .... jecelkina walaltimo hawaaro my brothers... may Allah protect you from evil eyes

  • @abdiato21
    @abdiato21 5 ปีที่แล้ว +3

    Team HAGIO inta ku faraxsan like ha izarto🔥👊🙏

  • @zackelmi2202
    @zackelmi2202 5 ปีที่แล้ว +10

    Frist wlhi arimaHeNa pro ku xiisny
    Ayaanta youtube waxaa ka fiirsado waaye la aantaa youtube apaar....

  • @xilkazxeylacadde6608
    @xilkazxeylacadde6608 5 ปีที่แล้ว

    Wwwwww masha allh wiilasheena rabbow aan la idinka ileysan jclka iyo wlltinimada aadka u quruxda bdn ee idinka dhaxeysa allah ha idin xafido ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️ guuleysta

  • @user-vx9xp8je7u
    @user-vx9xp8je7u 5 ปีที่แล้ว

    ماشاءالله اول من شاف الفيديو

  • @zackmo-breezypubggm9939
    @zackmo-breezypubggm9939 5 ปีที่แล้ว +7

    Howshu way socotaa sooma ahn walaalo 😅Asad nin dabeecad wanaagsan baa tahy broh
    Arimaheena zxp Prank ma jiro miyaa aad duubto broh

  • @sabriinahaji1353
    @sabriinahaji1353 5 ปีที่แล้ว +7

    H.B.D To you Wlalkey Abdulahi Hagio Farxad bdn iyo cibaado suban ku rajeyna🎂🎂🥢😘😘❤

    • @gudooncabdishide2597
      @gudooncabdishide2597 3 ปีที่แล้ว

      🇧🇲🇦🇪🇧🇫🇵🇷🇺🇸🇻🇳🇹🇷🇹🇯

  • @ayynaliveyourlife4093
    @ayynaliveyourlife4093 5 ปีที่แล้ว +1

    ماشاءالله اريمهينا نايس حبيت جمعتكم احلا اصحاب ربي يحفظكم 👏

  • @siisiiboychannel809
    @siisiiboychannel809 5 ปีที่แล้ว

    Happy birthday cabdulahi .... arimaheena always be to gether..

  • @hanimaxamed2084
    @hanimaxamed2084 5 ปีที่แล้ว +3

    Mashalh isku WARA zxp is jecel

  • @sheekhfaaraxmacalincumar6128
    @sheekhfaaraxmacalincumar6128 5 ปีที่แล้ว +7

    Wllo isjecel Dad in lagu daydo mudan
    Ar like ta iku dharbaaxa plz subscribe iku sharfa team arimaheena😍🤗👍

  • @ifiyahasportska6632
    @ifiyahasportska6632 5 ปีที่แล้ว

    Arimaheena sxb qaliya hormar wacan adiga iyo asad hagio walah asxaab aad iskugu wanagsan tihiin ilaheey ha idin xafido

  • @idilmaxamuud2189
    @idilmaxamuud2189 5 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah tabarakallah walalo isjecel bad tihiin allaha isku kiindayo walal asadna luguhiisa allaha ku istajiyo insha allah

  • @Iqrujaadnaan
    @Iqrujaadnaan 5 ปีที่แล้ว +4

    Wlalaalo isjecel 💯 farxad ku waaro 😄💯💯

  • @munoaweys2555
    @munoaweys2555 5 ปีที่แล้ว +6

    Mashallah wll asad hagio allaah waxan kaga barinaya inshallah inow lugahag kusoeliyo waan kahelay faxadad wll asad allaah xaku barkeyo wll qaali ah

  • @hilarioushive5
    @hilarioushive5 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah walaalo isjecel ilhy ha,idin daayo😍😍😍😍😍

  • @saaraasara3623
    @saaraasara3623 5 ปีที่แล้ว +1

    Happy birthday Abdullahi hajio🎆🎆 🎂🎂🎁🎁 wllo is jecel masha Allah

  • @abdiwahaabyasiinosman403
    @abdiwahaabyasiinosman403 5 ปีที่แล้ว +3

    M.a walalo isjacel waa idiin salamay

  • @ilhanabdule280
    @ilhanabdule280 5 ปีที่แล้ว +6

    Mash allha aaad ayan u jecelhy ina dawdo barnamishakan mar walib lkn 1shay ayan asad ka codsan lahay kasooo ah wax thy wiiil ad u qurux badan aad u qalbi fecan waliga niyada ha galin waxba ma samey kartid allha sidan kuma aburin lkn qadar allha waye waxaa tirah alxm wayo dad ayaa waxba maqlen waxba arken runtiii Anig aad ayn ku tagera kuna jecelhy walib allha dartiis hadad i dhihi alhed nolasha ila qado diyar ayan ku dhihi lahay wayo wad u qalantaa tas waxan rajeyna ina iso jwbi dontab ilham from Nairobi kenya ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🎁🎁🎁🎁

  • @naruuroclaahi1270
    @naruuroclaahi1270 5 ปีที่แล้ว

    Dhalasho wacan wll abdilaahi farxadudu waa farxadayada dhamaantiin wn idinkuna faana janalka kaliya een ku nasto waa arimaheena whi😍😍

  • @abdimohamud979
    @abdimohamud979 5 ปีที่แล้ว

    Woow maasha alaaah beautiful happy bith day arimahena aad iyo aad

  • @cadeabdirahman5036
    @cadeabdirahman5036 5 ปีที่แล้ว +3

    Asad allaH unaxariisTo
    👈👈❤💯❤

  • @sirmohassen5966
    @sirmohassen5966 5 ปีที่แล้ว +3

    #brotherslove❤

  • @abdisalamsaid9446
    @abdisalamsaid9446 5 ปีที่แล้ว

    Arimaheena full Respect keep going brother

  • @abdirahmanmohamed7721
    @abdirahmanmohamed7721 5 ปีที่แล้ว +2

    waaaW m.a Aszaab iz jacel😍

  • @hanaismail9505
    @hanaismail9505 5 ปีที่แล้ว +6

    Arimaheena legend😍💪💯

  • @bestcartoons8880
    @bestcartoons8880 5 ปีที่แล้ว +7

    Walalo sidan isku jacel maarkin
    Manshaallah
    Ilahi haina dhowro
    Horay usocdo

  • @xamzezubeer5750
    @xamzezubeer5750 5 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi ani reer waqoyi ban ahay waligay ma arag dad reer xamarka ka calool furan kana dadnimo badan, allah dalkeeni hooyo amni haka dhigo asad hajina ha caafiyo walal, arimaheena nin qalbi furan oo dadnimo leh ayad tahe allah haka abaal mariyo sxb.

  • @shukrimuuse537
    @shukrimuuse537 4 ปีที่แล้ว

    Maan shaa allah wllo isjecel Rabi haydin daayo💝💖

  • @hanniehuda6546
    @hanniehuda6546 5 ปีที่แล้ว +6

    Meeshu dad ayaaba jiifo walee mar waliba hormar is dhahaa lkn I'm sorry wllhi😑😑

  • @kajolsinha9078
    @kajolsinha9078 5 ปีที่แล้ว +12

    😭walal tinimo👫
    Wa wxa dunidah ugu qalizan😍
    Runti wn ilmeyey😢😭mana aqn sababta 🤔
    Srry inkazto😏gabar aan farxd la qatoh ila dhaln🤒😢😤🤒😓
    Plze alx wxn hyzta 4 will
    Farxdydah Ay thy teyda

  • @zuheymaaddey6787
    @zuheymaaddey6787 5 ปีที่แล้ว

    Masha allaah walalo is jecel illaahy ha idin xifdiyo wlhi aadban idin jeclahy walalo ku dayasho mudan ayad tihiin love u prothers

  • @anabfarah8236
    @anabfarah8236 5 ปีที่แล้ว

    I really like your videos walal❤️❤️❤️❤️❤️

  • @naimamohamed9535
    @naimamohamed9535 5 ปีที่แล้ว +6

    Ani asad aan jeclahy i love you asad

  • @yartasanadka4306
    @yartasanadka4306 5 ปีที่แล้ว +3

    Hi 😷

  • @sssss-rc5ey
    @sssss-rc5ey 4 ปีที่แล้ว

    Maasha allah guulayst wllo isjecel😍

  • @nuurtoabuukar9845
    @nuurtoabuukar9845 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah xafidullh xusen xajiyow keep going bro

  • @abdinaafacabdulahi2355
    @abdinaafacabdulahi2355 5 ปีที่แล้ว +3

    Like hala iiisaaro plz

  • @ayaancabdirazaq715
    @ayaancabdirazaq715 5 ปีที่แล้ว +6

    walkey arimahena asad iyo abdullhi walalo miya

  • @adecaahmed9118
    @adecaahmed9118 4 ปีที่แล้ว

    Maasha allh waan idin jecelhy asad qurux rabi cagihiisa hawsoo celiyo

  • @Mowbinali
    @Mowbinali 5 ปีที่แล้ว

    wlh run aa uqoslay ilove this vlog

  • @sucdiabdikadiry5329
    @sucdiabdikadiry5329 5 ปีที่แล้ว +5

    Viva suuqa xolaha

  • @nasriinjama9754
    @nasriinjama9754 5 ปีที่แล้ว +3

    I really love hagio boys specially asad i love you yaakhay💋

  • @dhiirigaliyechannel4262
    @dhiirigaliyechannel4262 4 ปีที่แล้ว

    Masha alah masha alah wllo aad isku jece ale haydinka yeelo kuwii cimri dheer wada qaata asadna ale waxaan uga baryaa inuu ale laxaadkiisi usoo celiyo aadbaan idiin jeclahy dhamaantiina

  • @mohamedabdi1236
    @mohamedabdi1236 4 ปีที่แล้ว

    Manshlaa dhamaan greet famliy hagoi aad ayaan idiinku hanbalyaynayaa khaasatan ninkaas aan taagero cumar maxamed xaaji arimaheena full respect bro long life and down whith your enemy

  • @zuheymaaddey6787
    @zuheymaaddey6787 5 ปีที่แล้ว

    Waan ku xiisney arimaheena love u wllky aan jeclayow❤❤💖

  • @ubaxluul7590
    @ubaxluul7590 5 ปีที่แล้ว +1

    Dad Walaalo ah oo is jacel
    Allah wuu jecel yahay
    Rer hagio
    #arimaheena🙏

  • @ikraan660
    @ikraan660 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wlh Wan jeclahay Dadka asxaabta ah oo is jecel Allah isku Kiin dhowro wlaalayal 😍

  • @musaddad1196
    @musaddad1196 5 ปีที่แล้ว +2

    masha alah wllo is jecel wada nolada sanado badan