Masha allh. Wllo is jecel farxadiina waa farxadeyda wiilashenow. Allow Asad lugahagoo ku socotid na tus insha allh mardhow eebe ka rajeneenaa inaad socotid I sha allh
Wlhi wan ilmeyay ilahay ha ina barakeyo wan jeclahay markan arko walalo is jecel Waxna isku hadiyenayo ilahay ha inigu hayo farxadina mabruuk cabdulahi walalka wen wa muhim in la qadariyaa masha allah
Maasha'allaah walaalo is jecel alle ha idin barakeeyo ani nasiib uma yeelan inaa aduunkaan ku argo wll ila dhashay oo i jecel wlhi asxabteyda lee wll ka dhigtaa
Masha allah wiil wajigiisa qeer ka muuqdo aa tahay inta dhiman allaha kuu soo dadajiyo lugahaada allaha kuu kaso in aad mar labaad ku socoto idinka ilaahay aamiin
♥💖❤😘💝😍 hadiyadeda watana Aniga waxaa ku sodhibay Actor muslim Official Waxan usoo dhibay Wllo asadhagio Insha'Allah hadiya mid ka fican ayaa ku kenaya oo Muqdisho lagu gado hadaa imado malesiya
Masha allah wlhi farxadina wa ku farxa Arimaheena qosolkisabo qosol laga qada wllken asadna alle cafimadka ha u sa idiyo ilahey ha kaso inu lugihisa ku istago
Wlhi Waxaa Thin Dad Wllo Ah oo Hadan Zxbo Ah Wlhi Buug Xitaa Lagu ma Soo Koo i Karo Tarikhdiina🔥🔥🙏🏽 Waa Walaltinimo Quruxdeda Qurmo Lagu soo Koobi Karin 🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽
Masha Allah qalbi wanaga reer marka utihiin reer shabelada hoose qalbi wanag lagu yaqan idinkama fogi from shalaambood ahay walalahey qaali allah idin xafido reer Mohamed hagio Asxaabey adinkana subscribe dhac dhac igu siiya
Mansha Allah ilahey ha idin daayo wax aad tiihin wallalo lagu daydo waxaan ilahey idinkaga barya in aad is heesatan waligiin asad waxaad heesata wallalo ku jecel wax ka maqan majirto horey u sooco GUUL GUUL ayaan ku rajeenaya
Manshalah MabrouK alpha MabrouK Farxada Abdulahi wlhi Lilmo Ama Oohin iga timid ax Alle ha isku kiin daayo walalayal is jecel Manshalah 😍😍😍🙏🙏✅✅✅👏👏👏👏❤❤❤❤❤
Mashallh wallo isjecel alle haydin jeclaado qofki wallo la dhashay aya daremaya macnaha wllnimada 😭😭😭😭walshy o iga fogatay mudo sadex sano waa kutaby walshay
Masha allah Walalo Asad wlaahy videogaga dad badan ayuu dhiirigalinayaaa. Ilahay ha ku xifdiyo runti videogag marka fiirsanaayay last week marna wa ooynaayay markii dambe se waa kugu farxay noloshaada imika haysatid. Ilahay cuqubo ha ku rido kuwii kaa murjiyay. Ilahay dartiis ban kugu jeclnahay. Keep going brother don’t look back ❤️
Malaysia waxan imaaday few times lakin wa kusoo visit garayn lahayn me and my kids lakin waliga dheekadaa maanan maqal but Inshaa allah I’m planning to come back again walashay oo xanunsan ba joogta Inshaa allah inan ku aragmo ayan rajaynaa walalo.
Qofkii kaa farxiyaa laga farxiyaa
Nagu so bira
Sxb macaan waacodsi illaahey dartiis shot out iisamey arimaheena ifka lagu yahay wallal
Aremaxenaa asad igudaar abowe mcn
ArimaHeena sax my walal qali anigan Ada kafarxina malin inshallah❤️
Mnshlh walalo is jecel isku faraxsan allh idiin barakeeyo
Asad hagio cafimad taam ah allh kusiiyo
Intii ku Haminaysa inay maruun arkaan #Asad #HaGio lugiHiisa ku soconaya #like 👍
Abdishakur mdxeey zxp subscribe igu caawi
Abdishakur Subscribe Igu caawi Walal
Hhhhhhhh
Asd hagio
Malag miyaa
Abdishakur Maxamud Amin yes
masha alaah .
WAXAAD tihiin walaalo is jecel masha alaah.
Ilaahay ha idin xafido..
ABDULAHI HAGIO
ASAD HAGIO
ARIMAHEENA
One love
Yaa allaah asad lugihiisa u soo celi waa qof samir badan 😭
Aamiin yaarabi
Amiin Amiin Amiin yaarabi ❤ 💖 🤲
Amiin yaa rabi😢
Caawa waa Arooskaygii like👍 ta igu casuuma team Asad Hagio👈
😂Uura la'ileeyahay i love asad alloow ubad badan ku sii iyo xaas ku jecel
Waligaa xushmeey walakkaga kawen waa aabahga ookale like saar hadaa igraacdy😍💝💘💌
Walhi waaa saaax
Ilaahay amarkiis markaan daawado walalhan wan iska ilmeeyaa manshallah ayan leeyahay ilahay waxa idin dhiba rabi idinma tuso muhiimada walaltinimada ayad waxa kataqaban abdulahi iyo asad arimaheena ilahay haydin daysto❤
Shahaado sharafta walalnimadu istaahilaa cabdullahi masha Allah ❤❤❤❤
Mashallah
Mansha aallah umalayn maayo walal ka fiican inu adunka joogo Mansha aallah ilahay haku xafido cabdulaahi hajio 🙏🙏🌹🌹❤️❤️
Aad iyo aaad wuu dadaalay kabadan ayuunna is taahilaaa Abdulahi
🏅
@@hawiiwoshuceyb4491 ok
Abdullahi wlhi waa inan qalbi wanaagsan farxad uu la ilmeeyay say mnsha Allah Allah isku kiin daayo👏
Ilaahay waxaa aad rabto Allaha kusiiyo hooyadaa iyo aabaha janadda Allaha keeyo plz subscribers ii saara hadda qoraalkeena aragto
Kuusary adna iisaar
Waan idinsaraye anigana iisaara asxaabey
Let's Enjoy channel waan kuu saaray ii saar Walal
@@jawaahirhussain2890 wll wan ku saarey
adna i saar
Aamiii aaamiiiaaaamiiii
Maasha Allaah Tabaarakallaah run Ahaantii waxaa tihiin walaalo is jecel oo umada jecel ilaahey hadiin xafido walaaleheyga qaaliga ilaahey walaalkeena Asad luwihiisa ha ucaafiyo Amiin Amiin Amiin yaarabi 😍 🥰 🤩 💖 💗 ❤ 😍 🥰 🤩 💖 💗
*Arimaheena sxb **#asad** mar hadyad waxaa oga dhigtaa kursiga isaga iswadaaya oo elecricka ah midkaan hada uu wado gacmaha un lagu wadaa wuunka kudaalaa yaa igu raacsan **#mahadsanid*
Kaaa electronics ka ah wuu Ku dayacmaa jirkiisaa isgalayaaa hda wuu dhisan yahay macnaha jirkiisa inta kore waa adagyahay saan u wacan 🙋
@@diriyeducaysane6739
*sxb fadhi walpo oo waqti dheer qaata waa lagu dayacmaa hadaadan adigu is hagaajin maantay baa anoo wax barashada ka soo socda arkay nin wada kursigaas niyada waxaa iigaga soo dhacday hadaa asad isku meel joogi lahyn suprice baan oga dhigilahaa lkn i.a one day waan samyn taas*
I am single qali waye kas america 35kun bu ka joga gariyada cdiga ah bu ka qalisanyahye
Haa wlh ani xitaa niyada kuhayey sxb
Kursiga sida iskiisa usocon karto
@@diriyeducaysane6739 subscribe i Saar Wll
Masha allh. Wllo is jecel farxadiina waa farxadeyda wiilashenow. Allow Asad lugahagoo ku socotid na tus insha allh mardhow eebe ka rajeneenaa inaad socotid I sha allh
Farxada asad io abdulahi io arimahena inta jecel like dhac ha igu Siiyan😎💕
www walala is jacel
B
this video deserves billion and billion likes u show us to be proud to our brothers🤗
Masha Allah walaalo isjecel hormar wacan baan idiin rajeeynayaa ❤️ ilaaheey haidn barakeeeyo waligiin isku duubnaada Insha Allah diredire ilaaheey haidn kahaayo
Wlhi wan ilmeyay ilahay ha ina barakeyo wan jeclahay markan arko walalo is jecel Waxna isku hadiyenayo ilahay ha inigu hayo farxadina mabruuk cabdulahi walalka wen wa muhim in la qadariyaa masha allah
😂 Nokio inta u xiisty gem kiii maska aha like iisara😁
Badra mohamed haa wlhi wa u xiisay 2009 xmr ku dheli jiray❤
Bilaa caml bdr
waaxas waxla sheego miyaaa
@@catooshhajji6442 subscribe i Saar Wll
@hana odowa subscribe i Saar Wll
Woww that's amazing masha allah I'm so excited congrats Abdullahi hagio wad uqalanta intas io inkabdn wllkey🥰
Waxan rajaynaya inaan arko maruun Asad hagio inuu izgoo zoconaya aragno
. Wixii jecl inay arkan Azad hagio inuu zocdo aragno fataxda unara wixii igu raczan like♥️♥️♥️♥️
Waa nita gera
inshllh Allh hanatuso aso soconayo Asad Apowe Allh haku xifdiyo nolosha kuma humeyso
Ma Sha Allah I love your relationship with your brothers.....may Allah bless you and your family ❤
M.a aboowe asad waan kuxise
M.a wll Asad nolow wlkey
Hagio family
Ani hadan ahaan lahaa mamulka Awards ka bixiya waxaa siin lahaa wllaha Adunka ugu fican Arimaheena waxa sinlahaa TH-cam of the year
Weee is Taahilaaan wlhi
Wlhi i feel😥 something when Abdalla Hagio hugs👬 his young brother Asad hagio emotional mashallah long life lovely brothers. Big fan for Arimaheena👍
M. a cafimaad dhamestiran insh allh wlhi waan ku farax Sanahy niyadaada sey hada thy msh allh cfimad kaga inta kuu dhiman alle ayaa kaaga rajeynaa insha allh 🤲 ❤❤❤❤
Yaa ilo taagera Arimahena iyi azad hajio like i saara bro
Zakiyoow zxp subscribe iisaar wanku saaree
Qofki kaa farxiyo aya laga farxiyaa insha allh asadow lugahaga waad ku socon doontaaa insha allh riyadada allh ku rumeynaayo iyo intii dhan riyo leh insha allh asadow keep going ❤❤❤❤❤❤
Walalahaan marka arko walalkey so xasustaa 14 oct allow ku naxariiso.😭
Sorry 😭😭😭😭😭😭😭
Aamiin bro 😥😥😥😥
Sorry yaqeyo
Ahmed taajir sxb illaahay haw naxariisto samir iyo alle hakaa siiyo 😭😭😭😭😭🙏
Ahmed Taajir 😭😭😭😭😭😭
Mansha Allah alle haidin xafido wallo is jeceyl farxd kunoolada arimaheena asad abdullhi 💕
Best TH-camr Somalia
Arimaheena 👊🔥✌🙆♂️🙆♂️🙆♂️
Aniga walka ayan kuhista iguqabo huuno
Perfect 👌 Abdullahi deserves everything good.
Dad Aan Daawashadooda Farxad ku Dareemo walahi
Mansha allah Noolaada My Brother's😀😀😀😍😍
Abdullahi hagio intaas kabadan ayuu mudan yahay wuu wiil qalbi fcn mashaAllah 😍😍❤❤Meeqa ayuu jogaa note 10+ iso sheega aqya reey
4779 intas wye
Masha allah hadiyad qali ah ,illahey ha idin . barakeyo asad hora lagu gadi waka arsatay ,walala wanagsan ,ayatahiin ,masha allah 👑
Waa markii iigu horeysay.janalkaan awal Kan Asad ayaan kuxirnaa wlhi waan ilmeeyey mrkaan arky jcylka wlaaltinimo oo idinka dhexeeya dhamaantiin Alle ha idinka haayo dhibaato aduun
Hdad nokia isticmLi jirty like saar😍
Subcribe isaar waan ku saaray adna
Mansha.allah ilhy ha iskukiin daayo dhamaantiin . Waxaan aad ugu hanbalyeyn hooyada iyo aabaha idin dhalay sida aad isku jeceshihiina waa mid kudayasho leh ..........
Wan idin salamay walalaha is jecel farxad kunolada waligin mid ayan raba inn idinku darsado lcgaha qliga oo tlfnka ad kbixinysan walal waxa jira dadmnta an haysan waxay cuni lahayen sadaqaduna kubaxdo mrka msakinta mrkad kasi frxisid sida walalka u farxay ookale ayay ka sii khayr badnanaysa mhadsanidin 😍
Wlh wa run sadaqada mar walbo bixi lahaay ino caafimado macquul
Masha Allah Mahd sanid Walal Waaa Talo Fiican
Like dhac kusiih hadad kufaraxsanthy wallhaan 💓💓💓💓🙏🙏🙏
maasha allah alle haysku kiin xafdiyo waa sidaas walaltinimada dhabta isku duubnada abid alle idinma kala fogeeyo abdulahi walahi halkaa ayaan ka darema inuu yahay walal kasbaday quluubta walaalihisa yaryar qofka wcn isma qariyo ifkaa lagu yahay walal
From hooyo somaliyed oo walaalahed ka fog😍
Wallahi waan qirodaye illahaye haa naa siyo walalo sidan nagu ah
Masha allaah
😥Walhi wan ilmeeyay mrkan arkay asago habsiinayo walalnimo allow wallken nodaa o lga farxiyay asad cfmd ayaa kurijeynaa walal mcn c.laahi ne iyo arimahena alaah kadhigo kuwa ka ajir ka qaaten wllkod asad xaaji🤲🤲
IntA RasuulKa Jecel❤ (scw) SUBSCRIBE ha ii Saarn WAx Yar baa ii dhiman plz🙏🙏🙏🙏🙏
@Hafsa beauty channel DiYaaR WAayeh AdnA Ii saar
@@rayaancookingvlogs1380 ii Saar waan ku saaraa diyaar ma tahay
scw
Wku sarey wll subscribe adigana mhdsnid diyeeshe official
Mansh Allah wllky asad xaajo
Mnzha aalhaa wllo wax ugu fican qof hadi ad ka farxiso adigan wax ka farxia ayad helsa wllo horumar wacan 💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞
Cabdilaahi uu istaahil wlhi 🎁🎁🎁🎁🎁Mubarak walaalka aduunka Ugu qaalisan 💐💐💐
MANSHALLAH wlhi waa ufarxay sida aniga oo la kenay mobelka cmal Alle haidin xafido dhamantiin guulesta 👌👌👌👌❤❤❤❤❤
taleefonka aniga in le siiyey cml ugu faraxsanahy walallo isjecel qalbiga ka farxsanah😍😍😍😍
wlhi kula midaa ahay
Maasha'allaah walaalo is jecel alle ha idin barakeeyo ani nasiib uma yeelan inaa aduunkaan ku argo wll ila dhashay oo i jecel wlhi asxabteyda lee wll ka dhigtaa
Masha allah wllo isku faraxsan Rabi ha idin xafido mel wlbo jgtan ❤🇸🇴❤🇸🇴
Zeenaad Subscribe ii saar Walal
Mahallah
Farhad fican
M.a wlh waa la ilmeyay jaceylka walltinimo waa qali lamana helo hormar wacan wallaha is jeceyl 🥰🥰🤩
Waa Wlltinimo Aan Quruxdeeda Qorma Lagu Koobin KariN
Liketa Yaad idinka Baryin😂😂
sax wlhi
Sax
Hhhhhh war like xaa ka faaidee 😅😅😅
75 juusta ah ban kaga dhigay waad iga heysaa bro goodluck
@@nicmayusuf3802 Kkkkkkk Qrx Mahadsanid
Mnsha allh wlhy wiilkan asad wan iska jeclhy wlloh illahy haku caafiyo qof qalbi fiican baathy wall wligaa faraxsanoow😍🤩😘😍💋
Mash.alaah xadiiska rasuulkaa saas ahaaba isu hadiyeeyya waad is jeclaaneysaane💝💝💝💝💝💜💜💚💜💚💚💚💚💚👏👏👏👏👏
Masha allah wlhi waaa walalo is jecel isla noolada inbadan walaalo sidaa isu jecel waa yaryihi waqtigan allah idiin barakeyo farxada asad neh cafimad allah siiyo taam ah
HAGIO FMLY farxad ku waara idinjeclhay tlhi❤
ManshaAlaaah mhdsnid wll sare asad iyo arimaheeena it ws great day fr Abdulahi
Asad Hagio Illaahay ha ituso ado lugahaaga ku soconaya Illaahayna cimridheer cinaado suban iyo awlaad baariya Alle hakugu deeqo wllkay Illaahaw darti ku jeclahay ❤️❤️❤️🥰
Masha allah walaalo isjecel asad aramaheena iyo walaalkina idika wayn farxada aad kafarxiseen allaha ha idinka farxiyo amin
Hadad jeceshahay farxada Asad sidayda oo kale 😍😍😍😍
Wll subscribe ii saaar
Waad qalbi furan tahy wll ale haku caafiyo abowe ale wuu awoodaa inaad luga haaga ku istaagtid balse waxuu fiirinaa sabirkaaga masha allh waan dulqaad badantahy
My Brother Asaa Hagio,my Brother Arimaheena iyo My Brother Abdull Hagio....love you guyz go go go forward....Asaad wad cafimadeysa I.Allah
Masha allah wiil wajigiisa qeer ka muuqdo aa tahay inta dhiman allaha kuu soo dadajiyo lugahaada allaha kuu kaso in aad mar labaad ku socoto idinka ilaahay aamiin
♥💖❤😘💝😍 hadiyadeda watana Aniga waxaa ku sodhibay Actor muslim Official Waxan usoo dhibay Wllo asadhagio Insha'Allah hadiya mid ka fican ayaa ku kenaya oo Muqdisho lagu gado hadaa imado malesiya
Masha allah wlhi farxadina wa ku farxa Arimaheena qosolkisabo qosol laga qada wllken asadna alle cafimadka ha u sa idiyo ilahey ha kaso inu lugihisa ku istago
Inta jecel horumarka 3daan wll like ii saar
Like waan ku saaray subcribe isaar adna
Ilmo arp pp sxp subsscribe iisaar
@@hamze.rayga.6075 ii zr adna
@@hamze.rayga.6075 subcribe isaar waan ku saaray adna
Masha Allah Walalo is jecel ilaahay ha idin dhowro Cabdilaahi Walahi ilin farxadeed Ayaa kaa timid Farxada waa qayb ka mid ah nolosha Ilaahay ha idin isku daayo Aamiin yaa rabi
Wlhi Waxaa Thin Dad Wllo Ah oo Hadan Zxbo Ah Wlhi Buug Xitaa Lagu ma Soo Koo i Karo Tarikhdiina🔥🔥🙏🏽
Waa Walaltinimo Quruxdeda Qurmo Lagu soo Koobi Karin 🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽
aaad io ad wlhy msha allhu
Asad Illaahey niyadaada iyo rajadaada hakuu rumeeyo Insha Allaah waxaan kuu rajeynayaa inuu Illaahey samirkaaga iyo qalbigaaga wanaagsan wax walbo oo qeyrku kujiro Illaahey haku siiyo Aamiin yaa Rabi
Masha Allah wuu mudan yahay hadiyada wayo Waa booska labaad ee Aabaha
Walalo isjacel faraxad ku noolaada
😍💚❤ ifka lagu yahay walal 👬👬🌳☘🌴🌳🌳
Masha allah wl is jecel goormee arimaheena hadiyad loo qaadaa
Aamiin alla KU caafiyo walaalkay Asad hagio ilaahna hakuu kaso in aad lugahaada KU kacdo oo aad KU istaagto aamiin aamiin Masha allah
Waa comentigii ugu horeeyay ee aan kusiiyo.Arimaheena iyo asad waan idiinkufaraxsanahay,Nasiib wacan.
Whi wad iga qosliseen wana niigu farxay jira oo jooga wan salaamaa big haajoow😍🥰🥰🥰🥰🥰
waa jecladay saa isku jeceshihiin allaha isku diin deesto somali maxamadey wilashaan halaku daydo insha allah anagana waan idin jecelnahay ❤❤❤❤❤❤👍👌👍🙏 🙏🙏🙏🙏
Msha allh walo is jcl aya tihin keep going guys we love you all asad all ways be hppy bro just like that ❤👏
Abdulahi ayan yeda
Ilahow cafimad kusi oo ika tuus adigo lugahaga kusocoto amiin yarabi u duceya walalkina muslimka ah
*Abdullahi InaY ilmo Kasocoto Ya uJeedah Alla Naxariis Badana Wlhi* 😰💞👌
Maasha allah Dheh waxii ku cajabiyo
Masha allh walaalo is jecel illaahay ha idin karameeyo isku nolaada isha cadawgu idinka dayran waxad tihiin dad is jecel oo ku dayasho mudan
Masha Allah walaalo usjecel abid wada aaahada Allah idin wada xafido
Allah hakuafiyo amin inshallah keep going my brother wixi tagayi tigasimalha inshallah wada aafimadyisa amin inshallah 🤲🤲🤲🤲
Masha Allah qalbi wanaga reer marka utihiin reer shabelada hoose qalbi wanag lagu yaqan idinkama fogi from shalaambood ahay walalahey qaali allah idin xafido reer Mohamed hagio
Asxaabey adinkana subscribe dhac dhac igu siiya
Walaashiin idinka yar aa rabaa inaa noqdo aadaa idin jeclahay wlhi Noolaada oo jannada isla gala inshaa'ALLAH❤❤❤❤❤❤
videogan waxa daawanaaya 40 k waxan idinka codsanayaa inaad igaadhsiisaan 1k somaliyey
Masha allah masha allah wllo isjecel allh ha isku keendaayo maalmo dheer wada qosla wllyaal
inta nabiga jecel like saare ah
Mansha Allah ilahey ha idin daayo wax aad tiihin wallalo lagu daydo waxaan ilahey idinkaga barya in aad is heesatan waligiin asad waxaad heesata wallalo ku jecel wax ka maqan majirto horey u sooco GUUL GUUL ayaan ku rajeenaya
Manshalah MabrouK alpha MabrouK Farxada Abdulahi wlhi Lilmo Ama Oohin iga timid ax Alle ha isku kiin daayo walalayal is jecel Manshalah 😍😍😍🙏🙏✅✅✅👏👏👏👏❤❤❤❤❤
Maasha allah guys wallaahi ilaahay dartii baa idin jeclahay waxaad muujiseen walaalnimo buuxdo mid walbo oo idnka mid ah midkiina kale waad kasoo wada baxdeen booskii walaalnimada full respect baa idin hayaa anne wada jira waligiin❤👌
Masha allah wllnimo taas aya la dhaha❤❤alle ha isku kiin daayo intay nololi jirto
Masha allaaah Alle maa idin kala qaado wlhi wan qiroday Masha allaaah tabarakallaaah aaad ayan ugu farxay Alle haidin xafido
Ifka lagu yahay walaal msha Allah 🙏😍😍 farxad ku nodada walaalo is jecel ku dayasho mudan
Masha allh wllo isjecel alle idinmaka qaado farxada idinka muqato allh iidin siyaadiyo farxadii wlhi waa farxadeyda
Masha Allah
Arimaheena iyo Asad
Wllkiina idinka ween Abdullahi wadka farxiseen
Farxad ku nolada
I always get tears of joy after seeing you guys masha'allah ilaahey ha idin xafido ❤️ aduunyo iyo aaqiro 😍😘❤️
🤲🤲🤲🤲🤲♥️♥️♥️♥️♥️🥰🥰🥰🥰🥰❤🌹✋👍👏
Wlhy wuu oyey Abdullahi masha allah tabarakalah alle ha inixifdiyo
Mashallh wallo isjecel alle haydin jeclaado qofki wallo la dhashay aya daremaya macnaha wllnimada 😭😭😭😭walshy o iga fogatay mudo sadex sano waa kutaby walshay
I love to have brothers like you brothers who respects himself and who gives himself love
Alxamdulilaah wa Walaal istaahila nafta la siiyo noloshiis ku hurey xaq kugu leeyahey sanadka 2020 adoo liugahaga kusocoto Allaha na tuso
Ifkaa lagu yahay
Wll subacribe isaar❤❤❤😱😱🙏🙏
Masha allah
Sxp shout up qof ii samee dheh
In badan subscribe adoo muqalo karadinayo ayan ku arkay
Wana kusaray subscribe sxp
Wooooooooow wooooooow wooooooow il iyo Cawiriba la aada wllo wlhy saaid uladhacay farxada wanaga zida quruxda badan ee kediska izkugu diyarinaysaan wĺlo kudayasho mudan
Wlhi asad waa quruxlow alla xifdiyo❤❤❤
Masha allah Walalo Asad wlaahy videogaga dad badan ayuu dhiirigalinayaaa. Ilahay ha ku xifdiyo runti videogag marka fiirsanaayay last week marna wa ooynaayay markii dambe se waa kugu farxay noloshaada imika haysatid. Ilahay cuqubo ha ku rido kuwii kaa murjiyay. Ilahay dartiis ban kugu jeclnahay. Keep going brother don’t look back ❤️
Malaysia waxan imaaday few times lakin wa kusoo visit garayn lahayn me and my kids lakin waliga dheekadaa maanan maqal but Inshaa allah I’m planning to come back again walashay oo xanunsan ba joogta Inshaa allah inan ku aragmo ayan rajaynaa walalo.