Waxaa. Gabadhani ma qorto kilmad u eeg somali oo luqad kale ku jirta waa soomaali bay odhanaysaa bal eeg intaciisoo jawaabi doonta oo ka helaa beenteeda
Xabashi ga bar baa soomaali ah taas waa hubaal. Tan labaadna hilibka ciiriin iyaga qirsanas in soomaalidu ku qasabtey waqtigii axmed gurey, hadda waxay la waredgayazn talyaani baa na barey lol revision. cml.thank sis
Luuqadaha latinka iyo asianka kumanan kun oo erey oo af carabi ah aya ku jira luuqadaha adunkuna ereyo badan oy wadagan ba jira wax weyna maha ee dadkan aya inta faan ka raadinaya
hannaney maaxad dad badan khashiftay......kkkkkk naag nool wa arawelo oo dib uso noqotey ....marka ahmed gurey ma dheero meelaha ayu jooga oo dib uso baxay ...viva somalia from djibouti
Been waxa inaga dhexeya jaar nimada iyo safarka iyo socdaalka dhaqaale oo umadaha jaarka ama asbaab kale ka dhex dhasha joojiya beenta aad baraysaan dhalaanka ,adeer hindi iyo carabi iyo somaliniyo xabashi iyo english iyo talyani baa isku dhex jiri kara haya ma ma waxan aad sheegaysaa
Walashey anjeera iyo kitif af amhari waye Somalia taariikh been sheega itoobiya hilib erinka aniga barnay ama ku khasabney cml ahmad gurey muslim dhan u taagna Somalia kali ma ahaa itoobiya naceeb u qabno kali taarikh been in ku sheegno ama xaqirno sax ma ahaa
Hananey wll wanku salamay firts Marka 2aad wlhi some times i hate Ur vedios becouse Somalidu maba raban dhaqanoda luqadooda tariikhdoda iyo dhulkodaba so why aad kaliga U dalaysa .... dadkan nio wala sixray all Iskada wax kale waxanay awoodin qofkaas idin hagar baxaya like and share siii 😢 So pls adna hanaso xasuusin malin walba... gesinimadii somalidi hore ka tagen dhiigaa nakacayee Any way ..big repesct
Waa in buug lagaqooraa arintaan si loofashiliyoo cadawkasteee❤❤❤❤❤
Hi Hanan,
Erayadana ku darso;
Somali Habashi
Qashin Qushaash
Hiindo Hinaati (hiindo=hooyo)
Uur Uur-kus (uur kuus = haween uur leh)
Salaam
سلطنة حلقة اليوم معلومات غنية وجديدة شكرا على توعية تاريخنا
My dear Hannan we mist you a few weeks.
Salaan sare wll qaali
@@cabdicaydiid3320
Waan ka qaday 🙏🏽🥰
اليوم قرأت روايه مصريه وحده من الشخصيات نادت ابوها Aabe كثير كلمات من اللغه الصوماليه منتشره بس مافي احد منتبه😂
Halke ka heli karaa?
@@LiibBiil (الكاهن الاخير)
ل احمد خالد توفيق
Dadkan jaar baa aynu nahay waxyaabaha qaar waan wadaagi karnaa. Waa sidii doorada iyo beedka keebaa soo horeeyay.
Waxaa. Gabadhani ma qorto kilmad u eeg somali oo luqad kale ku jirta waa soomaali bay odhanaysaa bal eeg intaciisoo jawaabi doonta oo ka helaa beenteeda
@@husseinahmed7265intaso erey bay luuqaduhu wadagan cidina dan kama gasho maskintan baa wax weyn ka dhigaysa
رحم الله الامام احمد ابراهيم الغازي الصومالي هادم عرش مملكة اكسوم النصرانية الحبشية فالقرون الوسطى 🫡☝🏼.
شكرا اختي حنان للطرح الشيق للموضوع واتمنى سرده بترجمات اخرى كالعربية والانجليزية وشكرا.
Thanks keep going ❤
Xabashi ga bar baa soomaali ah taas waa hubaal.
Tan labaadna hilibka ciiriin iyaga qirsanas in soomaalidu ku qasabtey waqtigii axmed gurey, hadda waxay la waredgayazn talyaani baa na barey lol revision. cml.thank sis
😂😂😂😂😂masha allah wlh jini aa tahay(kitif kitif iga dhig hilibka😂😂😂😂❤❤❤
Itobiya daris ayaa nahay waa qaseb anaa xirfo kala qadana marka this is not big deal because dadka waxaa daris nahay more than 2000 years
Luuqadaha latinka iyo asianka kumanan kun oo erey oo af carabi ah aya ku jira luuqadaha adunkuna ereyo badan oy wadagan ba jira wax weyna maha ee dadkan aya inta faan ka raadinaya
Somaliyay TH-cam ka Hanaan kor ha loo qaado boqol k dĥakhso ha loo gaadhsiiyo,in badan bay inoo dagaalantay, mahadsanid Hanaan
Kidif bey cuneysa 😂😂😂 shaqo qaran ba heysaa alaha ku xafido ❤️
First ❤
Kidif waa [yareyn oo loola jeed qurub ama cadcad]
Waan jeclahay chanelkaga wlashay Hanan.
❤❤❤❤❤ wish you good.
Yahuud weeye they still everything
Our sister where were you? About nowerdays we miss you dear.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍🥰🥰👋👋👋👋👍👌
Waa hadal waadix ah ama hadal muuqda erayga "KIDIF"
Sidaa ku taala dhiganaha fatuux al-xabasha laga qoray soyaalki alqaasi ama al-imaam axmed ibraahin (axmed guray) waxa cadadan hilib cunka xabashidu bilaabatay Hilaada oo imaamku ku eekeeyay dagaalo barakaysan axmaarad (kiristanka geeska afrika) ilaa uu ka gaadhay buuralayda fog ee itoobiya magalada kaffa meel ilaahadda looyaqaan oo xadka sudan udhow kaffa wax loogu bixiyay baa ladhahaa markii boqorkii xabsha uu cagaha wx kadayay cidankiisina dhegta dhiiga loodaray wxna laqafaashay ilaa heer gabdha muslimada ah ee yeelatay 10 qof oo adoon ah yacni dadki xabshida ahaa la adoon saday heer xataa dahabkii ,hantidii iyo qanimadi lagahelay heer buu gadhay uu saaxiibku kudhaho cidankii jihadka kasoo noqday "sxb iga sii qaniimadii jihadka wx " deedna wx u mujahidkasi usoo tagayaa 50 wiqiyadood ...hada konton markaasu sxbkii ka diidayaa isagoo kuleh mujahidkii wxa wx kabadan baa heeshe wx hagaag san iisii sxb lkn maxaa dhacay ka gadaale wxi dhacaybaa kadhacay..aqriya tariikhda axmed guray waan hubaa inay iimaan kaaga kordhayo ..waxay ahayeen dagaalo barakaysan ( حروب المباركه) sida uu gabyaagu ku tilmaamay
Aar boodayoo ibraahim dhaloo
Cidaan oogsanbaa ilaa
Goojin iyo nabilaad
Ku astay sayoo ..
hannaney maaxad dad badan khashiftay......kkkkkk naag nool wa arawelo oo dib uso noqotey ....marka ahmed gurey ma dheero meelaha ayu jooga oo dib uso baxay ...viva somalia from djibouti
M.a
Kitif kitif Waa soomaali, xitaa Ethiopian ayay markay joogaan yidhahdaan kitfo.
Af somaaliga waa laxoox
Waa beentood iyagu soomaalida May barin erey ahaan iyo cunto ahaanba erayga canjeero.
waa hilibkii oo la kidfayo haa hooyaday baaba igu dhihi jirtay markaan baastada u samay nayo Suugada Naa Hilibka kidif u Jar
Abayo Hanan video miyaad ka sameenyekada oo ka hadliya Afka Soomaaliga oo sameenyta ay ku sameeysay afka Swahili ama luquda Xeebeeha Barika Africa 💯
Erayga waa laynaga dhacay😢 erayga from hargaysa madagaalanaa
Aad iyo aad hanaan luqadaha east Africa lagaga hadlooo abihiis iyo hoyadiis was Somali lakiin somaliga hore iyo kuwa lumay sida
❤
Xabo and Shid
Soomliga yaa ku riixdey oo waxaa eey ula siman yihiin dunida inteeda kale, sida ilaa iyo Hindiga, japanska ,shiibeeska oo u sii guddi Europa oo dhami, marka maxaan ka haddleeynaa
Somali language is more ancient than Arabic or Habisha
Hadana mardhaw kaadidooda aya bareeyna sidee u cabaan😂
Dooro wey isticmaalaan xitaa
Afroasiatic baa naga dhaxeeya cabta, yahuuda iyo xabashida
Been waxa inaga dhexeya jaar nimada iyo safarka iyo socdaalka dhaqaale oo umadaha jaarka ama asbaab kale ka dhex dhasha joojiya beenta aad baraysaan dhalaanka ,adeer hindi iyo carabi iyo somaliniyo xabashi iyo english iyo talyani baa isku dhex jiri kara haya ma ma waxan aad sheegaysaa
Eedo carabina wuu noqonkaraa oo garabka ayay dhahaan kitif
also (wanbar) way yiraah daan anagana waan dhehnaa wanbar waa fadhiga maqaarka loda laga sa
meeyo wanbar ama ganbar hadba saa u taqaano
Kidif wa carabi ayay ka timid la soco
Wakuwataa
Dooro(Dooro ayey dhahaan)chicken
Abayo ii imow an ku garte isku qabo wa immigration waa ii imowankugarte taa ino so xaqiiji adigo rali ah
Abaayo oromada boqolaal kelmadood baan wadaagnaa buug baan ka akhriyey translate kana waan ku arkay asxaabna waan kuleeyahay.
Waaliba tigregy abayo abowe macanto 😂😂😂😂😂 bay isticmalan lkn kuli weyne way dhahan oo ilah ah ama wan wayney
Kkkkkkkkkk
Ilaa hada habeen musqul xitaa uma bixi karaan - baaldi ayaa guriga ama qolka jiif udhex yaal oo ey kushubaan daafidii calooshooda soo tuurtey. Habeen masocdaan, dab mashitaan mana dhawaaqaan cabsi maryooley kaqabaan darteed. Kii dhaho somali waxba ma aha ha ogaado dadbaan sidii libaaxi nooga cabsada 😂😂😂
Warkaasaa namaraa 😂 jiilkooda cusub ayay lkn been uga sheekeynayan raw meat is our calture 😂
@@CrAbukar-fc8yb 😁😁😁. Anba waxaan dhihi lahaa "ceyriinka macaankiisa kahelnaa 😁. Aanaa Dallas TX ku arkey baaldiga qurunka mid qolka fadhiga udhexyaalo.
Katif waa garab carabi
Hannan waan kugu faanaa
Walashey anjeera iyo kitif af amhari waye Somalia taariikh been sheega itoobiya hilib erinka aniga barnay ama ku khasabney cml ahmad gurey muslim dhan u taagna Somalia kali ma ahaa itoobiya naceeb u qabno kali taarikh been in ku sheegno ama xaqirno sax ma ahaa
Xanaanay fasoomaaliga waxaalaga helaa ereyo iskujira carabi hindi sida gaari
Luqadee amaahatey erayga teebase laga amaahdey? Erayo waa jiraan dhowaan kusoo biirey luqada oo amaah ah laakiin ogoow mid la macna ah ayaa jira oo soomaali ah.
Hada tusaale erayga aad tusaale u sooqaadatey ee "GAARI" aan kala dhig dhigno soomaali ahaan: gaarigu muxuu qabtaa? Sow meel kuma gaarsiiyo, haa dheh😁. Sheyga ku "GAARSIIYA" Galdogob hadaad GAARI wadaha tiraahdo I GAARSII ma hindi baad ku hadashey. Gaari waa afsomali la amaahdey.
Aamu aamu ma yaanay odhan hindidu ereyo somaali bay isticmaalaan
@@husseinahmed7265 Gaari waa eray Soomaali ah. Gaarigu waa qalab ku gaar-siiya meel fog. Gaar-sii-ye iyo gaar-i waxey wadaagan asalka ga-ar, xa-"ga", ge-di-"ga". GA waa meel AR na tagid. Marka yaa soo deynsadey yaase lagasoo deynsadey?
Hananey wll wanku salamay firts
Marka 2aad wlhi some times i hate Ur vedios becouse
Somalidu maba raban dhaqanoda luqadooda tariikhdoda iyo dhulkodaba so why aad kaliga
U dalaysa .... dadkan nio wala sixray all
Iskada wax kale waxanay awoodin qofkaas idin hagar baxaya like and share siii 😢
So pls adna hanaso xasuusin malin walba... gesinimadii somalidi hore ka tagen dhiigaa nakacayee
Any way ..big repesct
Ina ka badbadineso aya daremaya
Maxad ka hadle afkena iyo isirkisa bay badbadineysa iska aamu 🤫
@@Suuban11waxaas beenta ayaad ka heshaan xanaan waa caqliloow ducfiga dad badan oo beentaa ka hela ayay ogtahay
Kitif Amay Carabi tahay. Kitif. Carabiga waa. كتف اكتاف
Carabiga waa garab laakiin inaga kitif waa wax la yar yareeyey Oo la kidfay laakiin Ethiopian ka kelmedo badan baan isla leenahay
@@Gobanimo-gy8gd waa sax
Waa siilki hooyda hanann dhilo siil weyn hooyda was
Eatmeathopiaaaaa iska ooooy duli ba tahee😂😂😂😂😂😂😂😂💔
What happen my friend ?! Are you normal ?! 😂😂
❤