AXMED BUDUL | BEST DHAANTO | CIYAAL XAMAR IYO XEEBTA LIIDO | 2020 OFFICIAL VIDEO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ต.ค. 2024
  • XIDDIGTI AFRIKAAY
    XULKII QARNIGAAY
    CIYAAL XAMAREEY
    XARIIR QALBI XAADHAN
    BAAD TAHAY’EEE
    XARUUN SOOMAALIYEED
    OO XORAAD TAHAY
    XAMAREEY ILAAHAY
    HA II KAA XAFIDO
    …………………….
    DHAANTO CUSUB - XAMAR - MUQDISHO
    EREYADA: AHMED BUDUL
    LAXANKA & CODKA: AXMED ISMAACIIL BUDUL
    MUSIC: MAXAMED YARE
    VOCAL RECORDING CABDIQAHAAR
    PRODUCED BY ABDIASKARITUBE
    ........................................
    .............
    ABDIASKARI MEDIA PRODUCTIONS
    SULDAAN SEERAAR
    MISS XIIS
    KIIN JAAMAC
    NADIIRA NAYRUUS
    SHAADIYO SHARAF
    GULLED SIMBA
    XARIIR AHMED
    XIDIGAHA GEESKA
    JIGJIGA - HARGEYSA - XAMAR
    AROOSKA ISKALAAJI
    NIMCAAN HILAAC
    -------------------------------------
    Enjoy, Comment Accordingly, Share and
    Subscribe to our channels to keep up to date with
    All the latest news and updates,
    Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
    Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    …………………………………………………
    Our Main Channel … / abdiaskaritube
    Our new Channel …. / abdiaskarimedia
    ''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

ความคิดเห็น • 1.5K

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE  5 ปีที่แล้ว +1621

    Ciyaal Xamar Farta Taaga
    Luuqa soo gala Nooh:)

    • @aminmohamed9084
      @aminmohamed9084 5 ปีที่แล้ว +15

      ABDI ASKARI TUBE wan ku salmay waxan ku ahay tageero wayn salnta iga qaad nooh

    • @Updikafi
      @Updikafi 5 ปีที่แล้ว +10

      Waan ku salaamay nin aan aaminsanhy cabdi Askari tube

    • @layanabubakar2531
      @layanabubakar2531 5 ปีที่แล้ว +35

      Ciyaal xamar.hadaa nahay wlh waanu qalbi.wanagsanahy mahadsanid ahmed budul xeebta liidaan kugu augena mar uun

    • @rashkaak3019
      @rashkaak3019 5 ปีที่แล้ว +5

      Sxb whats aokaga so dhig msha

    • @fardowsahajji4673
      @fardowsahajji4673 5 ปีที่แล้ว +11

      ☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️ciyaal waa aniga alow nabadee xamar

  • @zakariamohamed8850
    @zakariamohamed8850 5 ปีที่แล้ว +570

    IlahaY Nabad warto hasiyo Xamaar😭😭
    From Jigjiga❤❤

    • @fuadamiir6785
      @fuadamiir6785 5 ปีที่แล้ว +5

      Amiin zxp wan idin jclnhy walalahyn somaliyed somali wa mid

    • @ridwaanmaxamed5247
      @ridwaanmaxamed5247 5 ปีที่แล้ว +3

      Not xamar only. The whole somali places

    • @kamiloxasanaadan1452
      @kamiloxasanaadan1452 5 ปีที่แล้ว +1

      Aamin aamin wllo mahadsanid

    • @raxmaali3516
      @raxmaali3516 5 ปีที่แล้ว +3

      Amiiin from somaliland

    • @mulkiahmed2064
      @mulkiahmed2064 5 ปีที่แล้ว +6

      Shukran zakaria aboowe wlhi reer jig jiga waa walal dhaba tariiqda ma ilaabi doono anigo yar ayaa iigu danbeysay xamar lkn waan ku dhashay qofkii wax utarana ma ilabo qalbiga iiga qoran tihiin ❤❤

  • @khadrahassan7894
    @khadrahassan7894 5 ปีที่แล้ว +198

    Hadaan nahay ree jigjiga. Waan idin jecelahay. Guul xamar iyo dad keedaba ❤️❤️❤️💯🥰🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯

  • @XaYadFilMsMusicPro
    @XaYadFilMsMusicPro 5 ปีที่แล้ว +161

    dhantada kol haday cabdi askari tube soo gashay ciyaal xamar saas bay ku qabaan xaqoodii 👉🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @fananiintajijiga2783
    @fananiintajijiga2783 5 ปีที่แล้ว +220

    Xarun somaliyeed oo xoraad tahye xamareey ilaahay ha ii kaa xafido
    Amiiin
    Abwaan Axmed budul

  • @kowtharal8052
    @kowtharal8052 5 ปีที่แล้ว +478

    Ciyal xamar aaan is mujino reer jigjigo idiin jecelnhy❤❤❤❤❤❤❤

  • @inconstance2001
    @inconstance2001 4 ปีที่แล้ว +61

    Muqdisho, the mother of 5.
    Big Love from 🇩🇯

  • @muslimmansomali3168
    @muslimmansomali3168 5 ปีที่แล้ว +268

    Qofkasta oo qoraalkayga arka waxaan kula dardaarmayaa cabsida ilaahay
    Walaalo hadii salaadii u dambaysay ku dhaaftay ilaahay u soo noqo geerida ka hor

  • @gacaltooyocame8385
    @gacaltooyocame8385 5 ปีที่แล้ว +825

    Ree jigjiga
    Cidii jecel
    Leik ta

    • @khadiir01channel20
      @khadiir01channel20 4 ปีที่แล้ว +1

      maansh ALLH dhanto mcn WLLHI Ahmed budul All eh ha KU sharaf

    • @saynabxaashi4157
      @saynabxaashi4157 4 ปีที่แล้ว

      Cid neceb miyaa laguu sheegay

    • @mohamedshakaal1545
      @mohamedshakaal1545 4 ปีที่แล้ว +5

      Dadkeena Iyo Dalkeenii Soomaali galbeed
      Way Xoroobaysaa Inshaallah

    • @mohamedshakaal1545
      @mohamedshakaal1545 4 ปีที่แล้ว +1

      @@saynabxaashi4157 Reer Baadiyanimada Kala Tag TH-camka

    • @superfun1819
      @superfun1819 4 ปีที่แล้ว +1

      We love reer jigjiiga

  • @shushuomar
    @shushuomar 5 ปีที่แล้ว +709

    Ciyaal xamareey
    Xariir qalbi xaadhan baa tahayeey❤❤
    Ciyaal xamar is muujiya wan idin ku fanaa❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @baaquliboy1948
      @baaquliboy1948 5 ปีที่แล้ว +4

      thanks wlshey sharaf sharaf dhashay ayaa tahay

    • @shushuomar
      @shushuomar 5 ปีที่แล้ว +1

      @@baaquliboy1948 shukran wllo sharaf korkaada ha ahaato🙏🙏

    • @kowtharal8052
      @kowtharal8052 5 ปีที่แล้ว +1

      Tnx quruxeey sido kale❤❤❤❤

    • @rahmosoomalli6066
      @rahmosoomalli6066 5 ปีที่แล้ว +1

      thanks wllshey mcn 🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @abdulrazaqinshar1127
      @abdulrazaqinshar1127 5 ปีที่แล้ว +2

      Waxan idin kasugnaa ba rer xamar wa hal hees from Jubaland # Jigjigo iyo somaliweyn wa mid qudha

  • @Mustafa-uq5dj
    @Mustafa-uq5dj 5 ปีที่แล้ว +675

    Soomaaliyey ogaada ineysan jirin wax ladhoho shanta soomaali ee waxaajira hal Somali oo shan loo jajabiyey
    Somalia❤

    • @ahmedhanshi2422
      @ahmedhanshi2422 5 ปีที่แล้ว +7

      Dr Mustafa taa waa ina garana one somali cadowga aya qebiyey marku ka baqey awododa ila manta waa la kala ilaliya xita jamuriyadii xorta ahed aya hada la raba in la sii kala qeybiyo

    • @axmedindho737
      @axmedindho737 5 ปีที่แล้ว +1

      Dr Mustafa immika ma xamarba soomaliya oo dhan noqotay mise heestad hees calan uQaadateeb

    • @alijimcale3604
      @alijimcale3604 5 ปีที่แล้ว

      Sax

    • @mustafehusseinshire6178
      @mustafehusseinshire6178 5 ปีที่แล้ว

      Cawaan ilaa cawaan somalia iyo soomaliba isaga Ka khaldan waligeed soomali Iskumeel lagama xukumin calan iyo ciid iyo ciidan ay ku midaysnayeena inaanu Jirin Viva Xamar Cadey❤❤

    • @qacqacosman5716
      @qacqacosman5716 5 ปีที่แล้ว +1

      Somalia iyo qomiyada Somalida so kala baro horta

  • @husseinmohamed1284
    @husseinmohamed1284 5 ปีที่แล้ว +102

    Ogadeen waa gobgob 😭😭😭thnks ahmed budul 🇸🇴🇸🇴😍

    • @dhuux7official181
      @dhuux7official181 5 ปีที่แล้ว +4

      Beri adigo ceynayo amaa lagu arkaa sxbkey 😂😂😂

  • @huntera47.97
    @huntera47.97 5 ปีที่แล้ว +58

    Xamar my City From Godey Gacalo 💙❤️💚

    • @mahrizamohamed8422
      @mahrizamohamed8422 3 ปีที่แล้ว +3

      Godey dhulka somali baan ogu jeclhay reer abtigey gacantu waa qolfoofe qlbigaa idiin salaamay, from muqdisho

  • @deeqaluulaaxmed3529
    @deeqaluulaaxmed3529 5 ปีที่แล้ว +33

    Waaaaw waa boqorka dhantada waa noo hagar baxday hadaa Nahay ciyaal xamar viva ahmed budul ismail good job

  • @mahaddaacad9444
    @mahaddaacad9444 5 ปีที่แล้ว +92

    Xarun Somaliyeed
    Oo Xoraad Tahay
    Xamareey Ilaahay
    Ha ii Kaa Xafido.
    Xaadayda Waa Istaagay Xamar❤💯

    • @abdiwaliabdulahi2336
      @abdiwaliabdulahi2336 5 ปีที่แล้ว

      Wllhy Anba aad uqiiroday ilaahay ha isku keen soo celiyo somali waa mid

    • @hodansuleman5993
      @hodansuleman5993 3 ปีที่แล้ว

      Amiin amiin xamaraya

  • @daadirqeys7998
    @daadirqeys7998 5 ปีที่แล้ว +201

    Farta Taaga inta Somali weyn jecel Allaha idin xafido

    • @daadir9435
      @daadir9435 5 ปีที่แล้ว +4

      Ciyaal xamar waa dad qalbi furan allaha idin xafido

    • @daadirqeys7998
      @daadirqeys7998 4 ปีที่แล้ว

      @@daadir9435 thnks captain

    • @mandeeqxasan2080
      @mandeeqxasan2080 4 ปีที่แล้ว +1

      @@daadir9435 hhhhhhhh

  • @CAAMIROfficial
    @CAAMIROfficial 5 ปีที่แล้ว +174

    Viva Axmed budul iyo xamar cadey🤦‍♂️❤
    .
    .
    .
    .
    👇📥👀

    • @sacdiyocabdi2964
      @sacdiyocabdi2964 5 ปีที่แล้ว +1

      😘😘😘😗😗😍😛

    • @footballlife-vk4fx
      @footballlife-vk4fx 5 ปีที่แล้ว

      viva Axmed budul iyo xamar cadey

    • @khadrakhadra3712
      @khadrakhadra3712 5 ปีที่แล้ว

      Waaaaaw

    • @ruunmaxamed8066
      @ruunmaxamed8066 4 ปีที่แล้ว

      Masha allh xamar allha nabad noga dhigo abwanka boqorka dhaantadana shukran baan leyahY ahmed budul ismacil gobnimo iyo gesi somalia karanle hawiye curadka somali baa thy illxun iyo indha cadaw tona kuma arkan

  • @qaaliluularajadacalafkaans6649
    @qaaliluularajadacalafkaans6649 5 ปีที่แล้ว +76

    Ani ciyaal Xamar ma ihi ciyaala hargeisa lkn Xamar love baan ku ahay wiil ciyaala xamara inuu iguursado faataxada ha laygu soo maro

    • @abdifatahmuhammed5205
      @abdifatahmuhammed5205 5 ปีที่แล้ว +4

      @Qaali luula allaha ku rumeyo waxas jeceshahay

    • @ikrandariska9502
      @ikrandariska9502 5 ปีที่แล้ว +4

      Allhe haku sahlo xabbti mesha jecesha hay mel walba somali kamida ade lahe welcom.xaamar

    • @dr.nasiib5466
      @dr.nasiib5466 4 ปีที่แล้ว +2

      Midaan ku xumeeyn
      Midaan ku dayicin rabbi hakaaga dhigo
      We love you too

    • @waligeymailoobo8651
      @waligeymailoobo8651 4 ปีที่แล้ว

      Hhhhh wiil fcn allaha kusiiyo wlshy

    • @fadumosiciid5863
      @fadumosiciid5863 3 ปีที่แล้ว

      Alh ha ku sio abio

  • @hamdixiis7418
    @hamdixiis7418 5 ปีที่แล้ว +37

    Weeeweee xamar cadey jcliyaa illahow nabad inoga dhig
    jigjiga waa garabkiinee xamar iyo jigjigana waa matano jigjiga gurigii barwaqada allow nabada usiyaadi mar uun wntiga insha allah wn jclhy wlh viva axmed budul fanan aan tagero ❤❤❤❤

  • @fuadbashir6618
    @fuadbashir6618 5 ปีที่แล้ว +157

    ilaahow wlaalahayo nabad warta sii hooyadii somaliyeed
    we love ❤ you reer Mogadishu
    from jijiga 🖑🖑🖑

    • @hodanhure7847
      @hodanhure7847 5 ปีที่แล้ว +2

      Wah wah thanks Ahmed budul I'm from galkcyo one love Somali dhmn ngdaya yaqey qabil qabil Waka dalney runti

    • @fuadbashir6618
      @fuadbashir6618 5 ปีที่แล้ว +1

      qapiil lagama sheekayn ba huuno

    • @hodoali1307
      @hodoali1307 5 ปีที่แล้ว +2

      Thanks walal

    • @abdiwaliabdulahi2336
      @abdiwaliabdulahi2336 5 ปีที่แล้ว +2

      @@fuadbashir6618 maya micnihi si general ah bay u hadashy adi kuguma socoto

  • @haniismail9266
    @haniismail9266 5 ปีที่แล้ว +90

    Waxaynu soo fahmeyna qiimaha somalinimo qarnigan oo meelwalba oo Somali joogto imika dareemayan iney aywalaalo yihiin kii jooga 🇩🇯jibouti 🇮🇹somaliland 🇬🇶 state Somali Ethiopia 🇸🇴muqdisho.... waxa iimuqda iney African kale iska xigno ayaan garwaaqsaney geedka calanku yaala ayaa inoowada balana umada aynu isku dhiiga nahey 🌳🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
    Siyaasad hainakala saarto lkn walaaltinimadu ha inakulmiso
    Anigoo iniga soo salaamaya magaaldi borama peace and love ❤❤❤

    • @faysayusuf3427
      @faysayusuf3427 5 ปีที่แล้ว +2

      Shaanta somali❤

    • @seaditeyib9070
      @seaditeyib9070 5 ปีที่แล้ว +1

      @T dots realest xoolo tahaye gabadha cayda kadaa sacyahaw cuqdadaynsan!!!!!!!!!!

    • @haniismail9266
      @haniismail9266 5 ปีที่แล้ว

      @T dots realest nacala sheydaankaga kuyaale dhibjir ayaa tahey afka hana lasoo galin somaliland waa wadan jira wadnuhu haku istaago ambasiil yahow

    • @dowsa1252
      @dowsa1252 5 ปีที่แล้ว +2

      @T dots realest horta sidii naag la kufsaday maxaad mellkasta isaaq/idoor uga cabataaa accudubilah😂😂😂😂😂😂

    • @haniismail9266
      @haniismail9266 5 ปีที่แล้ว

      @@mohammedtaib6563 horta wll taariikhda soobaro awoowada ayaa iniga aqli badnaa , kuwina hada waxa tihiin dad aqli iyo maskaxba laheyn o calooshood la ciyaar

  • @maxamedibraahimyuusufshida2970
    @maxamedibraahimyuusufshida2970 5 ปีที่แล้ว +3

    axmed budul aaabaha dhaaantada guuuleeeeso baan ku leeenahay aaaaway asxaabtiii reer xamarka isla ahayn 😂😂😂 liketa waa xaggiiina✋✋✋

  • @Khader315
    @Khader315 5 ปีที่แล้ว +341

    Allow markale Yaa Muqdisho🇸🇴 iga dhiga😭
    Form Hargeisa

    • @maryamcusman364
      @maryamcusman364 5 ปีที่แล้ว +7

      No so noqda halbeynu nhy Nabadana waan wada heleyna insha allah

    • @luulmnaaleeye6383
      @luulmnaaleeye6383 5 ปีที่แล้ว +11

      waaalla iskusoo noqon doonaa walaalahu sidaas kuma kala go aan niyada qeer usheega farom hargesa too muqdisho insha allah en jigjiga mar uun nasriga wuw noosoi dhalan

    • @queentaliso3900
      @queentaliso3900 5 ปีที่แล้ว +5

      Abwe i.a wan midoowi doona qlpiga leska jclan doona i.a dhibka allha nga dhex qaado😭❤

    • @cabfiraxmanaxmed4903
      @cabfiraxmanaxmed4903 4 ปีที่แล้ว +7

      Frome hargaysa jecliya Xamar Somali Waa mid ilaahay haynaga qabto munaafaqinta Somali rer rer u kala goyay

    • @aaliyagash2609
      @aaliyagash2609 4 ปีที่แล้ว +1

      Mudane Amiir inshallah walalo niyada khayr , waa dhalanyarada waxa beri isku keeni doona somalida❤️

  • @muxiyadinismacil5478
    @muxiyadinismacil5478 5 ปีที่แล้ว +308

    From hargeisa waanu jecelnahay dhamaan soomaali ha noolaato

    • @faaidfaqiir5472
      @faaidfaqiir5472 4 ปีที่แล้ว +1

      Muxiyadin Ismacil Sxb Waa Muhiim In AD Jeclaatid Maxaa Yeelay Farcankaa Waa Somali Nooloow

    • @aaliyagash2609
      @aaliyagash2609 4 ปีที่แล้ว

      Muxiyadin Ismacil sidookale walalo waynu idiin kecelnahay hadaynu nahay reer koonfur

    • @mohammedelmi898
      @mohammedelmi898 4 ปีที่แล้ว +1

      ♥️👍♥️

    • @maysuummuslima6995
      @maysuummuslima6995 4 ปีที่แล้ว

      Ameen wllo haregysa cadey Wan u xisay 26 Jun xafd an ku baraarey

    • @shamsoinaceynab3131
      @shamsoinaceynab3131 4 ปีที่แล้ว

      @@faaidfaqiir5472 sido wllky jiro joog waliga

  • @masterakwarsame1726
    @masterakwarsame1726 5 ปีที่แล้ว +20

    YarTii xamar ku dhalataY
    Xarragada iYo xilkasnimiYo
    Qurux baad XambaarsanThY
    viva Reer Xamar 💯♥️👍

  • @maxamedcabdullaahi7407
    @maxamedcabdullaahi7407 5 ปีที่แล้ว +20

    Masha allaah axmed budul abwaan weeyn mar uun nookalay muqdisho imaaw mudane heer jigjiga waa dad boqortooyo dhab ahaantii see isu jecelyihiin dadkeeda wax lagu daydo ah waloow anan tagin jigjiga i love jigjiga

  • @walifarah101
    @walifarah101 5 ปีที่แล้ว +312

    RER MUQDISHO BOQORTOYO RAG IYO DUMAR BA KAL IYO BAAN IDINKASOO SALAMAYAA GOBOLKII RAG BURCO TOGDHER NOLOL IYO NABAD WAARTA AYAAN IDIN RAJYNYAA

  • @umucabdikhadar5069
    @umucabdikhadar5069 4 ปีที่แล้ว +7

    Ano reer puntland ah heestan waa isoo jiidatay walahi Somalia guul🇸🇴🇸🇴😍😍😍😍👍✌🇸🇴😘

    • @dr.nasiib5466
      @dr.nasiib5466 4 ปีที่แล้ว +1

      Shacabka puntland iyo kuwa xamar waa walaalo sxb keeyga iigu dhaw saaxiibada waa from puntland isku jaamacad ayaana nahay

    • @umuharun3282
      @umuharun3282 ปีที่แล้ว

      😍😍💕💞💞💓💗💗

  • @shugriahmed9349
    @shugriahmed9349 5 ปีที่แล้ว +374

    Ogaden gobkaan oo kale baa ka dhashay masha allah

    • @ahmedhanshi2422
      @ahmedhanshi2422 5 ปีที่แล้ว +11

      Shugri Ahmed all somali waa gob lkn ma siibo waxa loga dhigey qabiil hadii ay qabiilka ay ka gudban africa waa lo yabaa

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 5 ปีที่แล้ว +18

      Ogaden oo dhan ba goba ina gumeed ba tahay ya ka somali jecel ogaden ya ka jecel xarunti dalka somalia

    • @y.a1903
      @y.a1903 5 ปีที่แล้ว +3

      @@rock_diamond9475
      Kda ha maagin gabadha farbey ku muday balse wa wxa news Iyo artificial conflict qabiilka dareenka ku sabsan ban fahmay.

    • @ahmedhanshi2422
      @ahmedhanshi2422 5 ปีที่แล้ว +2

      Rock_ Diamond ader ceeb ceyda ogow dadka qaar ehel ba tihiin thanks

    • @khayrekhaliif5255
      @khayrekhaliif5255 5 ปีที่แล้ว +3

      Budul wa soomaali ma ahan ,manayaqaan Qabiil no qabiil any more

  • @faysalabdulahi9557
    @faysalabdulahi9557 5 ปีที่แล้ว +7

    Thankis Ahmed buduul dhantada adnagu sharaftay viva ciiyal xamar 😘😘😘♥️♥️

  • @wadania932
    @wadania932 5 ปีที่แล้ว +5

    Ilahay xamar nabad haka dhigo, hadhowgiina ha jabo wllyal. jigjiga idinka sooo salamaya 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @zakaiyeabdulahi492
    @zakaiyeabdulahi492 5 ปีที่แล้ว +18

    waligay maan tagin meel fanan ku haysaayo balse xaqiiq hadow budul xamar imaaado 100 doller xitaa waan ku bixinaa si aan u dhawaado heesihiiisa mcn thnks walaal mcn sidaad inow jecshahay ka badan ayaan idin jeclahay somalia oo dhan meel kastow ay joogto viva somalia

  • @abdimohamed8293
    @abdimohamed8293 5 ปีที่แล้ว +5

    Xalaybaa hurdada laygu soo xaadiroo xeebta liido iyo xamar aad laygu yidhi
    Ababaaay masha allah ahmed budul xafidullah
    Xeebta liido iyo caasimada umada soomaaliyeedba xiisaan uqabaa anoo ku oodan waqooyiga somalia ilahay imadilo anaan arag caasimadeena qiimaha badan hal heesoo macaana ku amaanin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 5 ปีที่แล้ว +159

    Allow xamar nabadee caasimada umada somaaliyeed ciyaal xamar is muujiya bal 🥰🙏

  • @faysayusuf3427
    @faysayusuf3427 5 ปีที่แล้ว +16

    masha allah🛑Axmed budul😍
    2020👏dhaanto aan caadi aheen❗
    dhamaan guul somaalida❗
    somali state🇬🇶❤
    somalia🇸🇴❤
    🇩🇯Djibouti❤
    🇭🇺somaliland❤
    🇰🇪 somali kenya❗❤

    • @ruunmaxamed8066
      @ruunmaxamed8066 4 ปีที่แล้ว

      Ahmed ismaciil allha kudhowro sharaf iyo gobnimo karanlaaa uthy

  • @faafintakheerka9311
    @faafintakheerka9311 5 ปีที่แล้ว +2

    Xamar cidi kaama xigtee heeska xumeen xamar waa hooyada inta af somali kuhadasha oo idil🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @abdikarimck5321
      @abdikarimck5321 5 ปีที่แล้ว

      Axmaro miyaa afsomali ku hadasha wll

  • @omarabdi4947
    @omarabdi4947 4 ปีที่แล้ว +38

    Ilahow xamar cadhowga kaxoree runtii somalinimo waa qiimo
    From Garissa love you all

  • @hothovlogs1918
    @hothovlogs1918 5 ปีที่แล้ว +2

    Nolosheyda an jeclhy ba kso jeda from jigjiga aniga from Mogadishu wlhi we are one mel wlbo shanta Somali jogto ogadenia gob gob dhashay xurnimo u rajeynaya wllalheyga 😘😘🇸🇴

  • @shacnidhaladkiiboorama5783
    @shacnidhaladkiiboorama5783 5 ปีที่แล้ว +46

    Waan jecelnahay❤️ wlhi walaalahay xamar🇸🇴❤️
    Hilbo wada dhashiyo❤️ hayb qudhaynu nahay🇸🇴🙏🥰
    I’m from Boorama Somalia🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️

  • @iqrajapriljr5909
    @iqrajapriljr5909 5 ปีที่แล้ว +58

    Xamarey ilaa hano ka xafido❤❤❤

  • @nermiinahmed5310
    @nermiinahmed5310 5 ปีที่แล้ว +70

    Rer jigjigo waa dad GABA runtii Somali allaha medwyo inshallah love much Ahmed budul ❤️❤️😍

  • @aanaan6027
    @aanaan6027 5 ปีที่แล้ว +35

    Xamar cadey ❤ ilahow cadowga ka qabo oo nabad waarta sii casimadena bilan axmed budal kun jeer mahadsanid

    • @mirhanahmed8885
      @mirhanahmed8885 4 ปีที่แล้ว

      Amiin yarabi

    • @fartunxasan107
      @fartunxasan107 4 ปีที่แล้ว

      💝💗

    • @ruunmaxamed8066
      @ruunmaxamed8066 4 ปีที่แล้ว

      Masha allh abwaan ahmed budul boqorka dhaantada sharaf baan kuheynaa hadaa nhy rer xamar abaal baa nagu ledahay gob baathy allha kuxifdiyo karanle hawiye kibir jabshe ragaan lamaagi karin vivi karanle hawiye

  • @dekamoha6355
    @dekamoha6355 5 ปีที่แล้ว +11

    Allaha idin sharfo walalaheena DDS😍😍😍

  • @apdullali9846
    @apdullali9846 2 ปีที่แล้ว +13

    Abwaanka dhaanto NFD hanoo soo qaado .....greeting u from Eldoret ..SOMALIA HANOOLATO 🇸🇴🇸🇴💙💙 ..ciyaal xamar 🥰

  • @drszamzamdahir6762
    @drszamzamdahir6762 4 ปีที่แล้ว +4

    Xamar gabdha joogtee
    Ee xijaabka xiran
    Ee xishootaaa xurmiyo
    Iga mudan xaqdhowr❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💙💙💙💙🙏

  • @luckyboy4999
    @luckyboy4999 4 ปีที่แล้ว +7

    Ciyaal xamarw salaan iga gudooma axbaaaaaabi
    From garowe😘

  • @fatima-said976
    @fatima-said976 5 ปีที่แล้ว +76

    hadaanu nahay somali state waan jecelnahay dhulkii hooyo iyo caasimadeeni xamar😘❤️💕 Abti axmed horey usoco

  • @hanuudahana7454
    @hanuudahana7454 5 ปีที่แล้ว +8

    Hadi ilahey idmi inshaa allah wan mandona jigjiga cade 🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️🤩⚘🤩❤💙💙💙

  • @niclostommy6020
    @niclostommy6020 5 ปีที่แล้ว +204

    Sending Love From Egland Somali people I Love Somali Music though I Don't Understand the Language

    • @osmanfothey8573
      @osmanfothey8573 5 ปีที่แล้ว +2

      Welcome bro

    • @niclostommy6020
      @niclostommy6020 5 ปีที่แล้ว +4

      @@osmanfothey8573 Also Thanks Somalis Are Good Culture people

    • @hassanmohamed6026
      @hassanmohamed6026 5 ปีที่แล้ว

      Musst du unbedingt was lernen!

    • @mirhanahmed8885
      @mirhanahmed8885 4 ปีที่แล้ว +1

      Thank you Niclos Tommy!!
      And u very welcome here!!

    • @hodanyoung5057
      @hodanyoung5057 4 ปีที่แล้ว +1

      Niclos Tommy ❤️❤️❤️

  • @mohamadeniodenio8531
    @mohamadeniodenio8531 4 ปีที่แล้ว +2

    Wonderful layaab!!!!
    From hargaysa
    Ayaamahanba inaan ku laabto xamar gaar ahaan xeebta liido ayaan qorshaynay
    Saa waaba heestan oo ka hadlaysa long life all somali

  • @hamdisalad9908
    @hamdisalad9908 5 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah somaaliya guul iyo gobonimo somaaliya dhamaan teeda 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Ibtisamah10
    @Ibtisamah10 หลายเดือนก่อน

    Ahmed budul waa abwaan somaliyeed o qaali ah umadda somaliyeed nabad xoriyad iyo barwaaqo alaha wada gaarsiiyo we love reer jig jiga from muqdisho thnks abdi askari tube balanteenu🇸🇴somalia ha noolaato❤

  • @mohamedhanshow6054
    @mohamedhanshow6054 4 ปีที่แล้ว +20

    Xamar is ours and we all wish peace Ameeeen ya Allah

  • @amaadin12
    @amaadin12 5 ปีที่แล้ว +59

    allow xamar xafid aamiin, iyo somali oo dhan yarabi

  • @osmanfothey8573
    @osmanfothey8573 5 ปีที่แล้ว +18

    The best dhantoo ever .May Allah bring peace and tranquillity to Somalia .

  • @rock_diamond9475
    @rock_diamond9475 5 ปีที่แล้ว +142

    OGADEN WA DADKI SOMALIA IYO UNADA SOMALIYED DHIIGA U SHUBAY WA DADKI GUNESTAHA KULA DAGALAMAY HALGAMAYAL FARA BADANA OO KA SO JEEDA AY KU SUNTAN YIHIN TARIIKHDA UNADA SOMALIYAD WA DAD ILA MAANTA HALGAN KU JIRO
    WA DAD JECEL SOMALINIMADA IYO CARUNTI DALKA XAMAR CADEY

    • @dhawrsansidiihooyaded8312
      @dhawrsansidiihooyaded8312 5 ปีที่แล้ว +2

      Ogaden halyeyo ah tariqda somali kuma taalo darwiish dhulbahante iyo wiilkay dhalen uba somalia udagalamay sayidka 😄

    • @bulshawimohamed1765
      @bulshawimohamed1765 5 ปีที่แล้ว +3

      @@onelove7542 adiga cuqdad kalaa ku haysa wll lkn taada aan kuu raacaba adigu maxaad ku doodaysaa ?

    • @bulshawimohamed1765
      @bulshawimohamed1765 5 ปีที่แล้ว +5

      @@dhawrsansidiihooyaded8312 been baad ilaahay u sheegtay ogaadeenka aad sheegi waaka soomaaliba sumcad uyeelay

    • @dhawrsansidiihooyaded8312
      @dhawrsansidiihooyaded8312 5 ปีที่แล้ว

      @@bulshawimohamed1765 haye hada waad nafistay somaha 😆😆😆

    • @aymanabdullahi8009
      @aymanabdullahi8009 5 ปีที่แล้ว +5

      Sayid maxamed cabdulle xasan so ogaden ma ahay ama reer xamar ayu aha😂
      Xornimo oo dagalan markad maqasho sayidka aya kugu ao dhacaya isagana ogaden ayu aha💪👍

  • @abdirahmanmohamudali9344
    @abdirahmanmohamudali9344 5 ปีที่แล้ว +4

    Waaaw❤❤❤❤❤
    Reer jigjiga Sidookale waynu
    Idin jecelnahay

  • @defensegeneral9893
    @defensegeneral9893 4 ปีที่แล้ว +1

    Heer Jigjiga Waa gob, waana dad ku fanaana dhaqanka iyo somalinimada

  • @carebahmed2321
    @carebahmed2321 4 ปีที่แล้ว +3

    xamar cadeey Xarunta Umada Somaliyeed❤❤❤ from jigjiga

  • @dulmidiidofficialschanels2882
    @dulmidiidofficialschanels2882 5 ปีที่แล้ว +1

    👌👌👌👏👏💖👈 Abwaan Axmed budul Boqortooyada dhaantada ku dambaysa ee Kililka shanaad Jigjiga iyo Dhamana gobolada hoos yimaada Somaali maryooleey Ninka halasoo dhaweeeyo 👂👂👂🇸🇴🇸🇴🕺🕺🕺🕺

  • @argsancadey6186
    @argsancadey6186 5 ปีที่แล้ว +5

    Xaroon Somaliyed oo xuraa tahay xamarey ilaahow iga xafido 🇸🇴❤❤❤👈

  • @xuseenabdulkadir4513
    @xuseenabdulkadir4513 2 ปีที่แล้ว +9

    Reer Xamar hadaanu nahay dhaantadaan abaalkeeda waa gudnay hambalyo PM Hamze Barre ❤️

  • @sadiamohamed15
    @sadiamohamed15 5 ปีที่แล้ว +7

    Amiin yaa rabi aloow noo xifdi 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹👏👏👏👏👏👏👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @farahdek4267
    @farahdek4267 4 ปีที่แล้ว +3

    Xamarey Ilahy ha ii kaa xafido
    Amiin ta raciya

  • @nawiilc4272
    @nawiilc4272 4 ปีที่แล้ว +40

    Xamar ❤❤❤ much love and greeting from somalilanders 🔥🔥🔥💃💃💃

    • @ryusuf3409
      @ryusuf3409 10 หลายเดือนก่อน

      Dhanto from jigjiga

  • @hanaanqurux3899
    @hanaanqurux3899 5 ปีที่แล้ว +7

    My home xamar cadey allow nabad waarta sii ❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤

    • @shacniali7647
      @shacniali7647 5 ปีที่แล้ว

      Hanaan Qurux amiiin my home swt home Xamar❤️❤️🇸🇴💯💕💕❤️

  • @nimcocali1371
    @nimcocali1371 5 ปีที่แล้ว +22

    asal rer xmar ana ah walhi jigjiga dhulkeygii wan idin jclanahay runtii waxa tihiin dad ay somalinimada aad ujecel hidaha iyo dhaqankana loga haray nolada dhamantiin💙💙💙💙💙💙💙💚💚💚💙💙💙💙💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋

    • @jaallemoha9724
      @jaallemoha9724 3 ปีที่แล้ว

      😂😂😂jigjiga soo maahin dhul daarood inleen waxaan ogahay naceybka daarood aad uqabtaane waxbo qiiro jabaan hanoo jilina muqdisho marti inaan Ku nahay inoo muujisaan anagana Marti inaa Ku tihiin inii muujineyna kliya , lkn waan dareensanhy waxaa nagu sameeneysan ogaada 😂.

    • @ziyaamaxamuud2086
      @ziyaamaxamuud2086 ปีที่แล้ว

      @@jaallemoha9724 😂😂😳

    • @cadaaweyare9045
      @cadaaweyare9045 5 หลายเดือนก่อน

      ​@@jaallemoha9724horta meel dad lagu cilo karo maledhy xamar magartan ma isweydisay su,asha horta lpx kk😂

    • @jaallemoha9724
      @jaallemoha9724 5 หลายเดือนก่อน

      @@cadaaweyare9045 dhul Somali ay degto gobolka ugu yar waa banadir , dhul khayrad iyo nimco ka buuxdo ilaahey wuu isiiye alxmd.
      Aniga wan tashaday wana isku filanahay 2000km² oo amni ah adeegyada dowliga ay ka shaqeeyan iyo dekado iyo airports ayaan leeyahay , laamiyo gobolo iyo tuuloyin iyo magaaloyinkayga isku xiro ayaan dhistay keligay, adiga dhul aad gooni uleedahy oo aad dhisatay mahaysata.
      Muqdisho hanti qaran ayey Ku dhisan tahay bal goboladada dhiso hadii aad wax dhisan kartid waba hadii aad wax istari kartid iskadaba cidkale inad ufaantid😁.
      Awalba culays inagu Hayseen oo magaca umad somaliyed ayad wax Kuheli jirten hadda isku tashta anaga idinma baahnin waynu isku filanahay Alxmd.

  • @shacniali7647
    @shacniali7647 5 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid runbadanaaa ciyaal Xamar xariir qalbi Xaran batahay Runtii Hadanahay Muqdishawiyiinta waxanahay gobta Somaliyeed Boqortooyo rer Muqdisho allowna barakeey 🇸🇴🇸🇴💕❤️💯💯💯❤️❤️💋💋

  • @shukriyuusufahmedahmed6399
    @shukriyuusufahmedahmed6399 5 ปีที่แล้ว +3

    Xamar caddey dunidaan ugu jeclhy meelaan ku doorsanaayo majirto maalintii alle dunida ikeenaay ilaa maanta waan dhex joogaa

  • @inaabdinasir
    @inaabdinasir 3 หลายเดือนก่อน +2

    2024 inta dawanaysa ismuujiya 🇸🇴❤️

  • @rihaangaal784
    @rihaangaal784 5 ปีที่แล้ว +34

    Xamar cadey I love you 🇸🇴🇸🇴❤❤

  • @libanabdule548
    @libanabdule548 5 ปีที่แล้ว +30

    Ciyal xamar salaan gobeed from jigjiga👏❤

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 4 ปีที่แล้ว +3

    Axsan dhaanto Aamiin abwaan mahadsanid mansha allah❤👌

  • @tashaalpi6899
    @tashaalpi6899 5 ปีที่แล้ว +41

    Allah yacisag yaqeey boqorka dhantada 🇸🇴❤️💉

  • @mohalaabjacelmohalaabjacel5738
    @mohalaabjacelmohalaabjacel5738 5 ปีที่แล้ว +15

    Xamr ilahey Nabd hanoga dhigo
    Form mudug
    Ciyal xamr is muujiya
    Wan idin jeclnhy
    ❤💋🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 5 ปีที่แล้ว +1

    Dadka qaar ayan kala aqoon Somalia iyo qomiyada Somalida waana mangaabnimo maaha inaad tidhaahdo Shanta Somalia ee waa inaad tidhaahda Shanta somaliyeed ama aad iska aamusta

  • @mohadekanshur2467
    @mohadekanshur2467 5 ปีที่แล้ว +25

    Ciyaaal xamar inta ila ah Salaaan sare 🙏🙏

  • @Shafici_Ali
    @Shafici_Ali 5 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan dhamaanteen qalbiga ku haynaa inaan gobolkaas dadka qaaligaa iyo deegannka muhiimka ah aan ku waynay qaranimadeeni gaamurka ahayd. Sababtoo ah Ogadenia oo naga maqan somalia inteeda kale waxba maha🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @omaarbashir2862
    @omaarbashir2862 5 ปีที่แล้ว +24

    ManshAllah
    I aim to be once for hosted At ABDI ASKARI STUDIO
    KEEP GOING

    • @polpogba659
      @polpogba659 5 ปีที่แล้ว

      XAMAR Allo da 💙📯

  • @zafwaanzulub1345
    @zafwaanzulub1345 4 ปีที่แล้ว +13

    From burco gobolkii raga xamar nabadbaan ilaahay uga baryayaa hadaanu nahay bahda qawdhan one love somaali oo idil

  • @ahmedbarre7
    @ahmedbarre7 5 ปีที่แล้ว +52

    Somalinimada Mesha laga jecelyahy jigjiga
    Somalinimada mesha laga qalbiyada looga duceeyo Hargeisa
    Somalinimada laga Maamulo Muqdisho
    soomalinimo❤

    • @mahadomar7099
      @mahadomar7099 4 ปีที่แล้ว

      Hargeisa waa ducaysantahay walaalo

  • @zyidhali1146
    @zyidhali1146 5 ปีที่แล้ว +4

    My every thing xamar cdy ilahow ku xfid for ever
    Ahmed budul nin wax bdn og allha ku xfido adigana

  • @naimaali15
    @naimaali15 3 ปีที่แล้ว +10

    We love you og from abgl🆎❤️🇱🇮🥰

    • @darasalam3147
      @darasalam3147 ปีที่แล้ว

      Waan idin jecel nahay gop iyo nasab baa tihiin

  • @jamaalmohamed1701
    @jamaalmohamed1701 5 ปีที่แล้ว

    Xmr gabdha joogtee xijaabka xiran baa xurmo iyo iga mudan xaq dhowr💖💖Gabdhah Somaliyeed ilhy ha dhowro

  • @zakiabdirhaman9003
    @zakiabdirhaman9003 3 ปีที่แล้ว +5

    Ninkan codkisu waa waxkale dhaanto anu isagu qadin maba dhagaystooooooooooooooooooooo Hargeisa Somalia

  • @amaadin12
    @amaadin12 5 ปีที่แล้ว +5

    waa nakanaa abdi askari

  • @suadabdalla9863
    @suadabdalla9863 5 ปีที่แล้ว +37

    Welcome Ahmed budul gessi ba tahay allow dhowr wallaheen rer jig jiga wan idin jecel nahay adna allaha ku xafido

  • @shukriahmedfarah585
    @shukriahmedfarah585 5 ปีที่แล้ว +1

    Waaaaaaw ahmed budul nolow adany ciyal xamar wanku taganhy⚘💚💚💚💚💚💚💚💚❤💎💎💎💎💎🇸🇴🙏

  • @فهدالحضرمي-ض5ي
    @فهدالحضرمي-ض5ي 4 ปีที่แล้ว +17

    الله الله الله الله هي احلا طانتوو سمعت بحياتي😘😍😘مقديشووووو الله يحفطك يا نجمة افريقيا

  • @hibomuhumed4239
    @hibomuhumed4239 5 ปีที่แล้ว +21

    Xarun soomaliyeed o xuraa tahaye xamareey illahey ha ikaa xafido❤❤❤xamar caday❤❤

  • @mulkiahmed2064
    @mulkiahmed2064 5 ปีที่แล้ว +33

    Walalo dhaba reer jig jigo qalbigiina ayaan jeclahay intaan idinka idin heysano wlhi ma niyad jabeyno sidoo kale reer jabuuti walal dhaba illah ha idin xafido reer puntalnd waaba naga mid lkn reer hargeyso allaha so hanuuniyo anogo dhibato naheysato ayey nagu sii digtaan lkn waan ka bixi donaa wana katashan donaa thanks walalha jigjiga guuleysta 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 walalo macan 🙏🙏🙏

    • @abdiwaliabdulahi2336
      @abdiwaliabdulahi2336 5 ปีที่แล้ว

      Wll isku mid nahay isku dhiig nahay dhalosho wadaagna isku diin nahay 1 af kuhadalnaa 1 magac leenahy wll qabiil & siyaasad unbaa nakala dhex gashaye ee waan is jecel nahy insha allah dhibka waan ka baxayna niyada khayr usheeg🇸🇴🇸🇴🇸🇴
      From jigjiga

    • @mulkiahmed2064
      @mulkiahmed2064 5 ปีที่แล้ว +2

      @@abdiwaliabdulahi2336 thanks aboowe aniga Norway ayan joga mudo 12 sano jig jigo waan idiin iman dona shukran 😘

    • @fadumocali6053
      @fadumocali6053 5 ปีที่แล้ว

      Ax wll sida hadhin dadkayagii ayaa tihiine dadku iskuma jirane wllhi waa iga oohisayeh

    • @abdullahiabdiqadeer5659
      @abdullahiabdiqadeer5659 5 ปีที่แล้ว

      from jigjga allah kufxdo wlshy qali

    • @mulkiahmed2064
      @mulkiahmed2064 5 ปีที่แล้ว

      @@fadumocali6053 ha ooyin qaali lkn qalbiga ayaa noga talaiin hurumar wacan baan idiin rajeynaa reer jig jiga waayo fanaaniita idinkugu caansan ee u dhashay dhulkiina waa kuwa af iyo tageero nala dul tagan markey so labtana aan cid waxba dhihin halka kuwa kale markey so labten in ay ka yimadeen dhul gaalo xabsi lageeyo 😍🙏 guul iyo hurumar walba oo aan gaarna waa mid tariiqda ku qoran dhulkeyga jig jiga iyo dadkeyga nolaada mar walba

  • @ramlaibrahim1299
    @ramlaibrahim1299 5 ปีที่แล้ว +1

    Haddii xamarey la yiri igacay dhiigaa ikacay💯❤👏🏽

  • @ilhaanilhan5011
    @ilhaanilhan5011 5 ปีที่แล้ว +25

    Xaruun soomaaliyeed oo xoraad tahay xamareey ilaah ha ii kaa xafido💕❤️.
    One love 💗 ciyaal xamar iyo soomaali weyn oo dhan🙏🙏❤️❤️ 🇸🇴 🇸🇴. Dad wada dhashaa nahay💪.👇👇👇

    • @shacnidhaladkiiboorama5783
      @shacnidhaladkiiboorama5783 5 ปีที่แล้ว +1

      Ilhaan Ilhan Haa wllo🇸🇴❤️ from Boorama Somalia 🇸🇴 ❤️ viiva my city 🌃 xamar cadey❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏🙏🙏

    • @ilhaanilhan5011
      @ilhaanilhan5011 5 ปีที่แล้ว +2

      Shacni Sharaf
      Mashalah walalaheen boorama 💕🇸🇴🙏.
      Xushmad baan idiin haynaa
      Dad somalinimada jecel🇸🇴🇸🇴❤️❤️🙏🙏.
      Viva Borama and xamar cadey.
      Dhul somaliyeed❤️❤️🇸🇴🙏.

  • @xamdiabdi2320
    @xamdiabdi2320 3 ปีที่แล้ว +1

    xarun somaliyeed o xura tahay xaMareey ilahay ha iika xafido hoyoda uma somaliyed aniga aya nasib leh o xmar ku dhashay 🥰🥰

  • @haashimyare7972
    @haashimyare7972 5 ปีที่แล้ว +42

    Xamar ❤♥️🇸🇴 ahmed budul ❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ayanaamoha4226
    @ayanaamoha4226 5 ปีที่แล้ว

    Wlle xamar ana kudhashay waxan kajeclahy malahan from mogadishu❤❤ fanankena alle hakusharfo wad nasharafte❤❤💋

  • @munailkacas1167
    @munailkacas1167 5 ปีที่แล้ว +28

    Hooyo mcn miss you xamar ale hakuxafido from jigjiga 💋💋💋💋💋

  • @aminmohamed9084
    @aminmohamed9084 5 ปีที่แล้ว +8

    Anon arag xamar waxan ku dhashay jigjiga lkn qalbiga ayan ka jeclhay Caasimda Umda Somaliyeed haday Wangsan tahy Somali dhan way wangsanayn

    • @caishamaxamed6138
      @caishamaxamed6138 5 ปีที่แล้ว +1

      Insha alaah wey wanaagsanaan inyarbaa hartay u welcom sister
      Waa dhulkadii cidina kaama cigto
      Kaalayoo kudhantey

  • @abdilaahiahmed1177
    @abdilaahiahmed1177 5 ปีที่แล้ว +21

    ❤Xamar cadey❤ ilhy haxifdiyo ilhy cadowgeda hajabiyo👏

  • @ubahibrahim3491
    @ubahibrahim3491 5 ปีที่แล้ว +1

    Ax ninku codbaaku dhamaaday masha allaah allaha Hanuun ladoonto