Qoyan & Dulayste Is Qabey Oo Isu Tirinaya 🤣🤣🤣

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 335

  • @amallaboutlove1049
    @amallaboutlove1049 2 ปีที่แล้ว +16

    When I have a bad day I just come here to Farhia channel With my coffee 😂😂 then leave happy

    • @nim5-r1v
      @nim5-r1v 2 ปีที่แล้ว

      Me too

  • @ikkranmoha1709
    @ikkranmoha1709 2 ปีที่แล้ว +10

    Markii hore naagaha dhan waa la isku qaadi jiray nimanka dhana sido kale fathia dadka kala saartay wixii xun waa dulayste iyo qoyan😂😂😂😂 I love you fathia🥰❤️ naag nool baa tahay meel xun joog weeye qoyan iyo dulayste 😂😂😂😂😂

  • @suedegen
    @suedegen 2 ปีที่แล้ว +15

    My allah guide our people walahi this is shocking social media is killing our morals birds of some feathers flock together they deserve each other but I just feel sorry for their child

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 2 ปีที่แล้ว +15

    Kkkkkkkkk Qoyan iyo duleyste waa labo magac oon ku qoslo runtii waana yara dhab magacyadaas,lkn waxaan filayaa inay yihiin labo nolosha dhacay waayo xishoodkii ayey ka tageen

  • @MISKIJAMA-86
    @MISKIJAMA-86 2 ปีที่แล้ว +15

    Alxamdulillaah inaan waqti hore noqday garoob kuwii illaahay wax iigu darayna aan waa hore is cafinay sharafta waxey ku jirtaa in la raaco Qowlkii Alle ee ahaa hadaad kala tagtaan ha halmaamina wixii wanaag ahaa ee dhexdiina yaalay, ولا تنسوالفضل بينكم...)

    • @mohamedhassan-xl7lf
      @mohamedhassan-xl7lf 2 ปีที่แล้ว

      Caqliga Allah ha Kuu daayo ishaad ka ridey barakalah

    • @Umbilal271
      @Umbilal271 2 ปีที่แล้ว +1

      Intan aad garatay waxaa garan kara keliya qof Ilaahay ka baqanaya oo aakhiro xasuusan mar walba

  • @khadraomar5837
    @khadraomar5837 2 ปีที่แล้ว +4

    Walle magacaas dadki sida dhabta u lahaa ayaa maanta yimid 😂😂😂😂love you hbo mcn❤️👸🏻

  • @saleebanshire1427
    @saleebanshire1427 2 ปีที่แล้ว +5

    Farxiya 😀😀😀😀😀😀😀😀😀
    Waxaad arki doontaa inaadeer berito iyagoo heshiiyey oo aanba aheyn kuwa xumaantaas iyo dhaqan xumadaas sameeyey.

  • @hiboclaahi9064
    @hiboclaahi9064 2 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahayaw guurka Nocan ah furniinkiisu sidan yhy naga nabad gali oo ceebtayda astur

  • @aishahibo8796
    @aishahibo8796 2 ปีที่แล้ว +8

    I love fadxiya xayaati funny and true in the same time 😂😂😂😂

  • @zubaida6307
    @zubaida6307 2 ปีที่แล้ว +3

    habo waxaa tiri gorgorado iyo keyshali bay soo wada xirteen sow liidid ma ahan jinsigeena iyo waxa uu xirto in la isku caayo?

  • @pa2064
    @pa2064 2 ปีที่แล้ว +23

    Messed up, i feel sorry for the children involved. Laboo kala daran.

  • @kubra8
    @kubra8 2 ปีที่แล้ว +7

    maasha Allah, absolutely waan kugu raacsanahy e waligaa qoyan caqli yadh ha u jawaabin.

  • @Umbilal271
    @Umbilal271 2 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahoow ceebteena astur walaahi waan naxay waxan markaan daawaday dadka sharafta leh sharf bay ku kala tagaan isma caayaaan Ilaahay hadaad ka xishoon waydo biniaadan ka xishoon maysid
    Fathia waan ku salaamay gacalo ❤️❤️ heesta aayaan ka helay yaa qaada?

  • @munahamari6323
    @munahamari6323 2 ปีที่แล้ว +3

    Indr Alle Ha Ku Daaye
    Xaqiiqada Uun baad Ka Hadashaa.
    Markaan Cadhrysanahay. You made my day Always....

  • @qaalihassa3057
    @qaalihassa3057 2 ปีที่แล้ว +6

    Subaxaanallaah wallaahi waa Yaab
    Iyo ceeb waxaan oo kale Subaxaanallaah waa masiibo ku dhacay umada soomaaliyeed hada kuwaan waa waalid Aloow ugargaar umada soomaaliyeed Subaxaanallaah 🫢🫢🫢🫢no xishood Subaxaanallaah

  • @hodanaden2461
    @hodanaden2461 2 ปีที่แล้ว +5

    Qurxleey waankaa helaa qoslka quruxda badan maskada iyo caqliga allaha kuu daayo

  • @ayanbare43
    @ayanbare43 2 ปีที่แล้ว +3

    I love how she laughs 🤣🤣🤣🤣🤣 ku soco fathia Absiye

  • @HodaMohamed-mc3cp
    @HodaMohamed-mc3cp 2 ปีที่แล้ว +1

    Shantu xagay aadeen walahi waan qoslay kkkkkk you made my day

  • @moammadahmad235
    @moammadahmad235 2 ปีที่แล้ว +5

    🤣 waa duni akhaaro samaan ku waan waa ku wareereysaa walal farxya

  • @MohamedAhmed-mu3cw
    @MohamedAhmed-mu3cw 2 ปีที่แล้ว +8

    Guurkii Qurbaha Ayuu ku magac iyo muunad beelay .xishood male
    Wax la xeeriyo male
    Xayndaabkii.leysla dhaaf runtii
    Xasbunalaah. Qofku in uu Xumaan sameeyo waa u bini.Aadam
    Laakin in uu ku faano ku sheekeeyo
    Ayaa Ah wax Aad u xun
    Wixii qof ka faano Ayuu qof ku faanaa. Simple. Ina cabsiiye. Mahadsanid in badan

  • @xz568
    @xz568 2 ปีที่แล้ว

    Where is the clip she's talking about

  • @badriahussein8291
    @badriahussein8291 2 ปีที่แล้ว +2

    Subxanallah fathia Walaalo kuwan oo kale in aad ka soo hadasho Ba ma aha Waa in aad wax lagaa faa’idaysto in aad u soo sheegto dadka hoos ha isku dhigin

  • @naciimomagamed9386
    @naciimomagamed9386 2 ปีที่แล้ว +33

    They are perfect match 💯 in every way 🥵🥵

  • @abdulrashidismail6880
    @abdulrashidismail6880 2 ปีที่แล้ว

    fadxiyo waan ku jecel lehee deentaada ku adkow waxan ku jeclaha runta iyo daqashada gablaha somaliyeeq qof khaaliya taha abaayo mashalah thank u

  • @hanannoor4145
    @hanannoor4145 2 ปีที่แล้ว +7

    قال الرسول صلى الله عليه وسلم (ان من أعظم الأمانة عند الله يوم القيامة الرجل يفضي إلي امرأته و تفضي اليه ثم ينشر سرها)

  • @shukrimohamed78
    @shukrimohamed78 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah the one and only queen absiye, horey us soco ina adeer

  • @labeyteyare1601
    @labeyteyare1601 2 ปีที่แล้ว +1

    mashalaah wlaalo i love you ❤️❤️❤️inabti markasda waan ku dhagaysataa

  • @khayrhesho4463
    @khayrhesho4463 2 ปีที่แล้ว +6

    Habo waan ku salaamay wallahi dar ilaahay ayaan kuu jeclahay waanku tabaa hadaanan ku fiirsan maalmo ❤

  • @aminaamish242
    @aminaamish242 2 ปีที่แล้ว

    Wadigaqoslisay wlhii waa wadarun hadalkaaguu 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @sweetuntamedsoul4045
    @sweetuntamedsoul4045 2 ปีที่แล้ว +2

    🙏😔🙏🏻wa very sad istafirgula may Allah guide his Ummah 🙏😥🙏Amin Habo.

  • @istaahilmaxamed713
    @istaahilmaxamed713 2 ปีที่แล้ว +1

    Farxiyaay Ilove your habo qosolkaaga aad baan u jeclhy

  • @sahraabdullahi2903
    @sahraabdullahi2903 2 ปีที่แล้ว

    Farxiya cabsiye qoyen iyo dulayste ❤️❤️❤️

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 2 ปีที่แล้ว +4

    Subxaanallah Subxaanallah alow nastur ALLAHUMA najaynaa

  • @shaakiracabdilahi8699
    @shaakiracabdilahi8699 2 ปีที่แล้ว +2

    Farxiya obsiiye gabadha qudheen soomali ka taageero✌

  • @caishasuleyman5034
    @caishasuleyman5034 2 ปีที่แล้ว +1

    Dulmigii umada ku dhex wadeen baa ka soo baxay wale wey isku jabeen 😁😁😁

  • @Somalilan
    @Somalilan 2 ปีที่แล้ว +9

    Uff they talking about their private life.
    No one need to know that.

  • @raqiyomohamed4441
    @raqiyomohamed4441 2 ปีที่แล้ว

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 no coment qaabka uhadasho kaliya kusoqla hbo mcn wan kusalamaya

  • @Beautyfuldreamsalx
    @Beautyfuldreamsalx 2 ปีที่แล้ว

    Qoyan iyo duleste😂.you Are right fathi.

  • @Gulaysta
    @Gulaysta 2 ปีที่แล้ว +9

    Social Media ceebo bdn oo qarsanaa bu dibada keenay ilahay hanoo wada sahlo

  • @ainanshehassan1195
    @ainanshehassan1195 2 ปีที่แล้ว +2

    You right sister Fatxiya well done 👍

  • @shariiftixnuugmasqaniin4793
    @shariiftixnuugmasqaniin4793 2 ปีที่แล้ว +1

    Habo guulayso waliga kujecliya

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 2 ปีที่แล้ว +6

    Qoyantan iyadoo ilmo yar walqonaysa oo qabiilo caayaysa ayaan arki jiree, ma Dulayste ayay is fureen

  • @emanbowden1466
    @emanbowden1466 2 ปีที่แล้ว +1

    You so amazing habo I laughed the names qoyan and duleyste

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 2 ปีที่แล้ว

    Alla beerka maanta maxaan qosley. 5 tii xaas mawada carareen?

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 2 ปีที่แล้ว

    Laaxawla wallaa quwata illaa billaah inaa ileyhi raajicuun 💜❤️❤️❤️💚💚💚💚💚💚❤️❤️❤️💜💜💜💜💙💙💙💙🐫🐫🐫🐫

  • @mandeeqmay5126
    @mandeeqmay5126 2 ปีที่แล้ว +3

    SHIMBIRBA SHIMBIRKIISUU LA DUULAA 😂😂

  • @aragsanuj
    @aragsanuj 2 ปีที่แล้ว +7

    Fatxiya cabsiiye maxaa kuwaan reaction uga bixineee ? Aniga waxaan isku qanciyay gabadhan wax badan bay Muslim cayday oo mayd cayday. Ilaahay ninkan buu uga dhigay imtixaan maradeedii oo hadlaysa kawaran. Gurigeedii sariirtii howlihii iyadoo waliba umul ah. Ilaaahow nacafi

  • @umumanaal6610
    @umumanaal6610 2 ปีที่แล้ว

    Asc walal farxiya heesahu wa xaraan qalbigu illahay undhowanshihiisa iyo Quran kula ayu Ku xasilaa

  • @arawelloali5815
    @arawelloali5815 2 ปีที่แล้ว +11

    Looks like the chickens have come home to roost..the amount of fawaxish happening lately in tiktok is mind boggling..the.older generation of Somalis have totally abused the use of tiktok with their gross tribal mentality and dhaqan xumo traits..it used to be Facebook and snapchat back in the day and now it's happening in tiktok on daily basis
    I sympathise with they children this will be used against them for many years to come.

  • @faisamusse3633
    @faisamusse3633 2 ปีที่แล้ว

    12:06 agree sis

  • @malyunhussein8401
    @malyunhussein8401 2 ปีที่แล้ว +1

    Shan nin furay awalba khayr mulahan subxanalah iyaduba qalbi adkaydaa marykaa gursatay isma dhanto

  • @rahmaabdi7487
    @rahmaabdi7487 2 ปีที่แล้ว +6

    Fathia Somali masibo ba hesto SubxanAllah 😢

  • @somlinimowaxdhamalawaa6617
    @somlinimowaxdhamalawaa6617 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah habo caqiligaannkugu jackahay🥰🥰

  • @saamquen7928
    @saamquen7928 2 ปีที่แล้ว +1

    Madaa baadhay farxiya waan isku kaajay 😂😂😂

  • @shugriyaasiinali329
    @shugriyaasiinali329 2 ปีที่แล้ว +2

    Wuxuu usku furay box of worms

  • @shukrimohamud5596
    @shukrimohamud5596 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaah Fatxiya illaah Haku xafido allaahumaa aaamiin

  • @ummyusufsadiiq7828
    @ummyusufsadiiq7828 2 ปีที่แล้ว +1

    Acuthubillah waa labo isku jin ah. Birds of the same feathers folk together

  • @nimcoali3237
    @nimcoali3237 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa laba duleeste oo life ka dhacay wax laga hadla maba ahan

  • @aminina100
    @aminina100 2 ปีที่แล้ว +3

    Soo soo sad wlhi waa aduunyo gadoon amiin yaa rabi

  • @aslimahamud4873
    @aslimahamud4873 2 ปีที่แล้ว +4

    ilahow cebta astur subxanalah 😭

  • @hibaaqabees4396
    @hibaaqabees4396 2 ปีที่แล้ว

    Sidaa bay caruuran isku Lee yihiin caruurtaa baan u naxasanahay subaxallah illahay xishoodka ha naga qaadin

  • @hudafuture1330
    @hudafuture1330 2 ปีที่แล้ว

    Walaahi markaan you tube ku arkay baan ku xasuustay kadibna ciwaankaa aad qortay baa igu soo dhacay 😂 walaahi waan sii qoslay wxn ogaa sidaad uga soo hadli doonto . Kķk markaan ugu imi qoyan + dulayste

  • @cabdisheekhidiris6566
    @cabdisheekhidiris6566 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa saban akhir ilahay khatumada ha ina wafajiyo wan ku salamay walal hadalku laba maha qofka gogoshiisi dib uugu lamay

  • @suaadnoah9945
    @suaadnoah9945 2 ปีที่แล้ว +1

    Biriqbu aha iyo badhadhaqbay ahayd🤣🤣🤣

  • @h.ahmedx1242
    @h.ahmedx1242 2 ปีที่แล้ว

    Walhi waan qoslay meel malaga soo lulay kkk😁😁😁

  • @claudiastarr3980
    @claudiastarr3980 2 ปีที่แล้ว +2

    Anigaa jiifka kaa gormaray iyo aniga ka gormaray bisinka ilahow ceeb ha noo dilin

  • @mushtaaqahmed2466
    @mushtaaqahmed2466 2 ปีที่แล้ว +4

    Really sad one point in their life they was married be quite just walking way is not worth fighting

  • @hudafuture1330
    @hudafuture1330 2 ปีที่แล้ว

    Waa taad ku go'daa hahahaha yaa ar fadxiya umadeena maaha

  • @khadramashallahmabroukaden2954
    @khadramashallahmabroukaden2954 2 ปีที่แล้ว

    Subxanala I am speechless sister

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 ปีที่แล้ว

    Xasbiya Allah wa nicama wakiil. Allahayoow na astur.

  • @50shadesofaraweela
    @50shadesofaraweela 2 ปีที่แล้ว +3

    Hell no , nothing they make in TikTok. It’s just madness !!

  • @hoodoahmed4921
    @hoodoahmed4921 2 ปีที่แล้ว +5

    Isma dhaaman waa laba kala daran hhhhh aad ayan ku salamay wllo ❤️ 😍 💖 ❣️ 💕 💘 ❤️ 😍 💖 ❣️ 💕 💘 ❤️ 😍 💖 ❣️ 💕 💘 ❤️ 😍 💖 ❣️ 💕 💘

  • @munadalac1700
    @munadalac1700 2 ปีที่แล้ว +2

    Ceebaa kadhacdey walahi🙆‍♀️

  • @esmaderiya9229
    @esmaderiya9229 2 ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂😂 Waa iga qoslisey 😍😍

  • @mssxurmo7084
    @mssxurmo7084 2 ปีที่แล้ว

    Waa akhirusamaan heestii ahayd baan soo xasuustay asna ima daryeelo ana kama danbeeyo wallhi argagax xitaa lama oron karo balaaya ha ku dhacdo iska dhaamaane yaab

  • @nimomohamed4559
    @nimomohamed4559 2 ปีที่แล้ว +6

    Farxiyaay nagahan iyaga marka hore dulayste. ka dhiga wuxuna aheyn iyada tiktok ninkan dadka la hor ordaysay iyado xanbarsan

  • @sweetuntamedsoul4045
    @sweetuntamedsoul4045 2 ปีที่แล้ว

    😂😂😂😂istafirgula LOL 😂😂😂😂

  • @kiingas5689
    @kiingas5689 2 ปีที่แล้ว +1

    Gabaar aqli badan sidey tahy baad uu dhiigtey fathia abaayo laba isku qalanto waaye

  • @hawa8224
    @hawa8224 2 ปีที่แล้ว

    Kkkkkk kkk yabaacsaday 5dumara🤣🤣🤣

  • @sumadqaran
    @sumadqaran 2 ปีที่แล้ว +1

    Alla maxaan sugayay inaad kasoo hadasho.aduun ma joogo

  • @hudafuture1330
    @hudafuture1330 2 ปีที่แล้ว

    Waan kusalaamay habo fadxiya. Heestaadi maantoo kalay taagan tahay

  • @Sarah-to7oj
    @Sarah-to7oj 2 ปีที่แล้ว +4

    Anagu hadaa nahey reer kopenhegan nahey, ninkani ma xaafimad qabo, gabar kale oo ilmo u dhashey intuu guriga dariishada hoosteda soo istaagu uu ceytama...jirey .. Iyaduna wey ogeyd in nin fiican aheyn mudo badan ay naagta ilmaha kale soo ceyneysay.... Reer waalan iga dheh.

  • @daganxasan6456
    @daganxasan6456 2 ปีที่แล้ว +1

    Aniga meel igama so lulo ala beerka 😂😂😂😂😂😂😂😂 ana qaadi kariwayey nolosha kolba meel laga so lusho imika

  • @mariamisse7572
    @mariamisse7572 2 ปีที่แล้ว +1

    Asaa horeeyay farhiya

  • @Drnajaaha1
    @Drnajaaha1 2 ปีที่แล้ว

    Habo halkaa iska sax
    " inna lilaahi wa inna ilayhi raajicuun"

  • @daganxasan6456
    @daganxasan6456 2 ปีที่แล้ว +1

    Mada baadhay 😂😂😂😂 ala beerka

  • @aishahassanahmed2464
    @aishahassanahmed2464 2 ปีที่แล้ว +1

    Nimankaa nagaa badan walahii hadii bagaronkooda lasifiriyo waxaay kufashilmeen nolashaa lidher inaneey nowonkariin

  • @aminaalsheekh7
    @aminaalsheekh7 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc fadaxiy ninkaasu inuu isdidlo ayaa u wacan

  • @qalidumar6908
    @qalidumar6908 2 ปีที่แล้ว

    Waa wax laga naxo allh hasohanuniyo iiman kodana allh hatosiyo

  • @muhubobulhan6318
    @muhubobulhan6318 2 ปีที่แล้ว +1

    Kuwaan aayadii Alle ayey meel uga dhaceen. Alle wuxu ugu tala galay lamanayasha is fuursada iney isku xasilaan ama ay peace isku helaa .

  • @kaltoumwaiss9634
    @kaltoumwaiss9634 2 ปีที่แล้ว

    Walaal iska dhaaf kuwaan wa dayus iyo dayusad

  • @muhubobulhan6318
    @muhubobulhan6318 2 ปีที่แล้ว +1

    Walahi sidaan u farxay kagama shekeyn karo markii aan arkay Fathia Absie reaction ka ay ka soo bixisay kuwan. Horta ninka codkiisa iney wax ka qaldan yihiin waan arkay, Fathia na waa aragtay.

  • @aliagane9538
    @aliagane9538 2 ปีที่แล้ว +1

    Saasan kaa rabaa, Moma Fathia, qoyan iyo Dulaystaba..... Meeshi lagu arko ha la karbaasho, Nijaasada Raga ceebeeyay....

  • @barlinsabriye2029
    @barlinsabriye2029 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa nin dhimirka la lakiin Malyuun kaa soo kale dhagaha ay ka tumeesaa waa naag rag ah .

  • @faisamusse3633
    @faisamusse3633 2 ปีที่แล้ว

    6:39 kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk tell girl his good for nothing kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @Liidibeacg65
    @Liidibeacg65 2 ปีที่แล้ว +2

    Duleeysta iyo qoyan oo isdagalay wax isku reeban

  • @fathimamohammedxusen5839
    @fathimamohammedxusen5839 2 ปีที่แล้ว +2

    Dayacan iyo Duleeste ishelay kheer maleh qaaqdas haayan media Somali qabyaalad qabiil kadhigen social media

  • @finelivingcarpets5832
    @finelivingcarpets5832 2 ปีที่แล้ว

    Subhana laah

  • @umufatimadegen9965
    @umufatimadegen9965 2 ปีที่แล้ว +2

    Hhhhh fathiya qoyan iyo dulayste wan ku dalnay kamana soo raynayan way ka si darayan waxa layidhi cano iyo nabad waxan ahay walkala qadaye wllo inay na qad siyan xanunka ayaban ka baqayaba wlo boragaram kale ino radi

  • @nima3696
    @nima3696 2 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkk 🤣🤣🤣🤣🤣dee maxa candho ah !!! ma meesha sidi lo xooqayay ee cidiyaha lagu waday """khraraaraaf " .ayu ku idhi adunka cilmi baadhis ku sameesay....war beenta naga daa wa meel saanfuur oo dhuuban uffff ...oo qacmaha meedha uff..