Sharci Muslim BAN U EEG Kase Khatar Badan & Sharciyo Kale Oo Africa Ku Wajahan🤔

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น •

  • @FatxiyaCabsiiyeChannel
    @FatxiyaCabsiiyeChannel  10 วันที่ผ่านมา +12

    Guddiga Difaaca Anti-Carrabta ee Maraykanka (ADC) waxa uu si xooggan u cambaaraynayaa Amar Fulineed cusub oo uu saxiixay Madaxweynaha Trump, oo cinwaankiisu yahay "Ilaalinta Maraykanka ka soo horjeedka Argagixisada Ajanabiga ah iyo Khataraha Amniga Qaranka iyo Badbaadada Dadweynaha." Amar kani waxa uu dhidibada u taagayaa siyaasadda cunsuriyadda ah ee soo noqnoqda taas oo bartilmaameedsanaysa shakhsiyaadka ka soo jeeda dalalka Muslimiinta ah iyo Carabta-sidaa darteedna u eg cunsuriyadda caanka ah ee 2017 ee Muslimiinta. Dowladda ayaa hadda haysata fursad ballaaran oo ay ku diidi karto codsiyada fiisaha iyo ku riddo shakhsiyaadka horey si sharci ah ugu sugan Maraykanka. Tani waxay muujinaysaa walaaca sii kordhaya ee ku saabsan cunsuriyadda iyo saameynta siyaasaddan ay ku yeelan karto bulshooyinka Carabta iyo Muslimiinta.

  • @yaasiinhassan2127
    @yaasiinhassan2127 10 วันที่ผ่านมา +4

    farxiya mahadsand inder wararkaa maraykanka soo badi anigu waxaan ku ducaystaa ilaahoow hay badin

  • @deeqamohamoud809
    @deeqamohamoud809 9 วันที่ผ่านมา +1

    Runtii waan kugu raacsa ahay in Afrika laga jero waxii dhacay ee lasiinjirey hawaladahana hala xiro idinka alle❤🎉

  • @apdiaden6582
    @apdiaden6582 10 วันที่ผ่านมา +1

    Thank mmm l spuot you l was live in djibouti

  • @koosismail8297
    @koosismail8297 9 วันที่ผ่านมา

    Yaa Allah wax siiyey intay leeyihiin may iyaguba alle ka doontaan

  • @ugaasoibrahim6516
    @ugaasoibrahim6516 10 วันที่ผ่านมา +1

    Waan kusallamey eedo gesyad aqonle oo illahay siyey mashaalla ill iyo cawriba ka deyran amiv❤❤❤

  • @dereya99ify
    @dereya99ify 10 วันที่ผ่านมา +2

    Abti, obviously you are great 👍

  • @shwomp3368
    @shwomp3368 10 วันที่ผ่านมา +2

    Thanks fatxiya ❤❤

  • @dereya99ify
    @dereya99ify 10 วันที่ผ่านมา +5

    Abti Farxad iyo Barwaaqo ku waar, frankly speaking you are a very intelligent, my God bless you Abti, We love ❤️ you too much Abti. Abti I like the way you are laughing 😆 I repeat sometimes 1000 times ❤

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  10 วันที่ผ่านมา +1

      Thanks abti gacaliye. Allah haku jeclaado❤️🙏

    • @ikranabdille7203
      @ikranabdille7203 10 วันที่ผ่านมา

      Aniga waxan raba Salida iyo Shampoo iyo seram ee sideen ku helaya

  • @Layla-nw8nr
    @Layla-nw8nr 10 วันที่ผ่านมา +1

    Mashallah ❤sax sister

  • @XabibaMaxamed-q7d
    @XabibaMaxamed-q7d 10 วันที่ผ่านมา +2

    Fadxiya hiil dumar nolow intay nolali jirto 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @XabibaMaxamed-q7d
    @XabibaMaxamed-q7d 10 วันที่ผ่านมา +1

    Walaahi waa runtaa aniga iyo caruurtayda ayaa joogna 11 sano hada ayaan na tiijadi udanbaysay ku jiray maan tana wataa isha allah khayr

  • @Amalhirad320
    @Amalhirad320 10 วันที่ผ่านมา +1

    Manshallah you look beautiful us always sis❤

  • @ayannur8492
    @ayannur8492 10 วันที่ผ่านมา +3

    Fathiye kkkkkk waad iga qoslisaa always qoyan & dulayste

  • @MuhuboAliSEED
    @MuhuboAliSEED 10 วันที่ผ่านมา +3

    Mashallah ❤ ❤

  • @hibanoor7161
    @hibanoor7161 10 วันที่ผ่านมา

    Where is the link to order your products?

  • @abdirahmanjama9642
    @abdirahmanjama9642 6 วันที่ผ่านมา

    Wllo xagaan Ka hela waxaan jogaa London saliid

  • @abdilahiabdijama540
    @abdilahiabdijama540 10 วันที่ผ่านมา +1

    Like wa diyar abayo ilah hana amansado dhamanteen amiin

  • @ufarah2011
    @ufarah2011 10 วันที่ผ่านมา +1

    Mar Dow wadankeena ayaa Mareykanka ay u sooqixi, marka aan shiidaalka aan soo saarano🎉

  • @aminayusuf517
    @aminayusuf517 9 วันที่ผ่านมา

    Qoyanta qoorta la xajinayo😂😂😂😂 ma inay cararto ayay rabtay😂😂

  • @hoodolucky6144
    @hoodolucky6144 10 วันที่ผ่านมา +2

    Fadxiyey marna habo ayaan kuu ahay marna adigaa ii ah ilahay haku xafido Qli❤ waxan ku qoslay kuweenii saxaraha isku dilayey ayaad leedahay waxbeerta 😂😂😂 wallee waaney beeran inay gaajo ugu dhintaan ayaa kadhow inay waxbeertaan😂

  • @xaryanxarago3587
    @xaryanxarago3587 10 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AhmedEgehDhoobay
    @AhmedEgehDhoobay 10 วันที่ผ่านมา +1

    Alahu akbar

  • @Mullaaxo
    @Mullaaxo 9 วันที่ผ่านมา

    Armay dan noo tahay in Nalaga jaro grant ka 😊

  • @Hanigaraad-c1e
    @Hanigaraad-c1e 10 วันที่ผ่านมา

    Noo safir

  • @xaryanxarago3587
    @xaryanxarago3587 10 วันที่ผ่านมา

    Salan sare abaayo

  • @dereya99ify
    @dereya99ify 10 วันที่ผ่านมา +1

    🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🍀🍀🍀🍀🍀🍀🍀🍀🍀🍀🍀🍀🍀🌳🌳🌳🌳🌳🌳🌳🌳🌳🌳🌳🌳🌳🌳🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿🌿💰💰💰❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🥗🥗🥗🥗🥗🥗🥗🥗🥗🥗🥗🥗🥗🥗🥗🥗🥗🥗🥗🥗🥗🥗🥗🥗🥗🥗🥗🥗🥗🥗🥗🥗🥗🥗🥗🥗🥗🥗🌱🌱🌱🌱🌱🌱🌱🌱🌱🌱🌱🌱🌱🌱🌱🌱 Abti you are really a great 😅

  • @saharad5447
    @saharad5447 10 วันที่ผ่านมา

    I love you sister.

  • @lulshire7831
    @lulshire7831 10 วันที่ผ่านมา +1

    Ha kagoyo Africa qurunlay

  • @HiboElmi-r5k
    @HiboElmi-r5k 9 วันที่ผ่านมา

    Run baad shegtay africa wawimo kushegta aya lugta kaxirtay somali ba haw darnatee

  • @khadramahdi4116
    @khadramahdi4116 10 วันที่ผ่านมา +1

    Fadxiyaay Waad Dhuubatay, Sirta noosheeg Saxiib.

  • @cawoismail2892
    @cawoismail2892 10 วันที่ผ่านมา

    WCS❤Wllo❤ thkz

  • @bararugsadam6055
    @bararugsadam6055 10 วันที่ผ่านมา +1

  • @BaladweenBuulabarde
    @BaladweenBuulabarde 10 วันที่ผ่านมา +2

    Hajarto Africa iyadaa cimiladii ugu fiicneed heestee haisku tashtaan

  • @nurahusseen2005
    @nurahusseen2005 10 วันที่ผ่านมา

    Farxiya inbti gormaad adigu sonoqonsa somali

  • @ishwaaqwarsam3365
    @ishwaaqwarsam3365 10 วันที่ผ่านมา

    Is it safe for pregnancy the face products?

  • @ubahdahraan4494
    @ubahdahraan4494 10 วันที่ผ่านมา +2

    Dal, dad ,Diin iyo aqlaaqba Muslimiinta waa lagu soo duulay.

  • @fahm3d88
    @fahm3d88 10 วันที่ผ่านมา +2

    Oromaa wadanka ka shaqaysata kuweeniina way sooqaxayaan shaqooyinka hoose waakafaanaan caqliga allaha usooceliyo

  • @affio6916
    @affio6916 9 วันที่ผ่านมา

    Inchallah Palestine will be win

  • @Hanigaraad-c1e
    @Hanigaraad-c1e 10 วันที่ผ่านมา +1

    Indunisia aada

  • @ubahdahraan4494
    @ubahdahraan4494 10 วันที่ผ่านมา +1

    Maanta Mareykanka iyagaa tabarucaad ubaahan,Somaliya waa markeey dad noqon lahaayeen.

  • @shakirfarah3449
    @shakirfarah3449 10 วันที่ผ่านมา +1

    In the history of mankind there has never been a single country that became prosperous due to the handouts from a foreign entities

  • @Zu.Al1001
    @Zu.Al1001 10 วันที่ผ่านมา +1

    Halaga gooyo Afarta heshiiska ah ayuun baa qeybsada,waa Run dadku way ka baahan yihiin,shaqaysta malahan ,ummadd Baryo uun ku jirta yaa Allah

  • @deeqamohamoud809
    @deeqamohamoud809 9 วันที่ผ่านมา +1

    Awelba daalimiinta waaweyn baa kunoolayd

  • @farahhassan4449
    @farahhassan4449 9 วันที่ผ่านมา

    You’re hijaab is very beautiful ❤❤

  • @Cursed-h6z
    @Cursed-h6z 10 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂❤

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 10 วันที่ผ่านมา +1

    Asc fatxiyay halka kawad wad mahadsan tahay

  • @fosiaahmed3480
    @fosiaahmed3480 9 วันที่ผ่านมา

    Chiropractor miyuu u sameynayaa waxan aroos ma aha kkk

  • @Ilhansweet
    @Ilhansweet 10 วันที่ผ่านมา +2

    😂😂 walahi aad baan ugu farxay say u galeen hindigii iska dhigayay ninka cad wasakha kofiyad yartu iska dhisayay wale dhulkaa lala jaray😂

  • @Ilhansweet
    @Ilhansweet 10 วันที่ผ่านมา +1

    Odagaan xagjirka ah Muslim ka u codeeyay baan la yabanaa

  • @ubahali783
    @ubahali783 10 วันที่ผ่านมา +1

    Fadxiyaay ameerika waaba la isku qaraareeyey sow tani cadaabkii aduunku ka bilaabmay ee shinbirihii xataa dagaalamayaam oo dabkii firdhinayaan.

  • @FoosiJaamac-e9e
    @FoosiJaamac-e9e 10 วันที่ผ่านมา +1

    Farxiya anyway anyway anyway anyway anyway anyway anyway

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 10 วันที่ผ่านมา

    Like saar gadhan waqti wanagsan ayay na siisaa

  • @MUNA-e2f
    @MUNA-e2f 10 วันที่ผ่านมา +2

    Hadaa aragto waxbaa fakhri ah iyo waxbaa gaajo dishay waa dad lazy ah oon rabin ineey gacan dhaqaajiyaan..also haduu Trump dictator ahaan lahaa aduunku wuu toosi lahaa oo qofwalba wuu isku tashan lahaa

  • @shukrinoah3987
    @shukrinoah3987 10 วันที่ผ่านมา +1

    Wasiirka arimaha debeda somaaliya u noqo habo

  • @hanigalaydh1311
    @hanigalaydh1311 10 วันที่ผ่านมา +1

    Ina absiye sethy

  • @Casiisoaxmed-c8q
    @Casiisoaxmed-c8q 8 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @umxababa3545
    @umxababa3545 10 วันที่ผ่านมา +3

    Xayeysiinta saliida waan ku daalnay soo gaabi

  • @reallyreallynotreal
    @reallyreallynotreal 10 วันที่ผ่านมา +1

    Meel walba laga xidhay albabbada Soomaalii. Meel walba!

  • @ufarah2011
    @ufarah2011 10 วันที่ผ่านมา

    Wadankeenana waa qani

  • @reallyreallynotreal
    @reallyreallynotreal 10 วันที่ผ่านมา

    Candhaadhigii Ohio aya loo diray!🤣🤣🤣🤣🤣

  • @HindiHussein-s8n
    @HindiHussein-s8n 9 วันที่ผ่านมา

    Somalidu toodina wey ka tageen to kalena ma gaadhin meel dhexe ayey haahabeyan

  • @anfacadan6458
    @anfacadan6458 10 วันที่ผ่านมา +1

    Malaha muruq buu kasarayaa

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 10 วันที่ผ่านมา +1

    Amazon miyaa laga heli kara saliida iyo kareemka walaalo ii soo jawaab

  • @MohamedAli-cq5wh
    @MohamedAli-cq5wh 10 วันที่ผ่านมา

    Horta ninkii aawey cadaanka ahaa weyga su aale

  • @abdullahi8147
    @abdullahi8147 9 วันที่ผ่านมา

    Maad soolaabatid adiga mase waa kudhalatay maraykan ka wataas gabadhii ay gabdha badan ka looxjiidan jireen

  • @dereya99ify
    @dereya99ify 10 วันที่ผ่านมา +2

    Abti come home and lead your mad Abti and your mad adeero, and lead to peace and prosperity and brotherhood

  • @bararugsadam6055
    @bararugsadam6055 10 วันที่ผ่านมา

    Habo, caqli badnaan taasi meel noo wadi way daye, jarahaas inaan isku qabano weeye, se sida la iskugu qaban waa aqoon naga maqan. Bal wakhti hadaad u hel hesho jarahaas iyo wadooyinkii nolosha badhaadhaheeda iyo nolol wanaaga aan kula fal geli laheyn keena yaakhi. Kkkk

  • @SamiiraXuseen-c3y
    @SamiiraXuseen-c3y 10 วันที่ผ่านมา

    Qoxonti kama dhamato somali adiga laftadu qoxonti bad tahay dalkina kalaya dhista oo amina dad dalkodi nacay somali ayaa la hayaa

  • @FatxiyaCabsiiyeChannel
    @FatxiyaCabsiiyeChannel  10 วันที่ผ่านมา +2

    Hinda Products & Meelaha Aad Ka Heli Kartid🌺Sirtii Caafimaadka Timaha 🎉❤🎈🌺
    USA + Canada +1 (206) 475-5475 Send Text iisoo dira marka products ay yimaadaan aniga idin soo wacaya.
    Seattle Hadaad Joogto Seattle, ka doono dukaanka
    Seattle, WA
    Tabarak Store
    15213 Military Rd S, SeaTac, WA 98188
    Kent, Area Seattle
    Pacific Market
    23643 104th ave se
    Kent wa 98031
    Minneapolis, Minnesota
    Minneapolis Halaal Market
    612-729-2224
    2833 13th Ave S #131B, Minneapolis, MN 55407
    Store At The New Karmel Mall
    3rd Floor #362A
    (651) 219-9546
    Faribault, MN 55021
    301 Central Ave N
    Djibouti Fashion
    +1 (507) 351-0887
    Rochester, Minnesota
    Ayan (507) 254-3065
    Columbus, Ohio
    International Mall
    1780 Morse Rd Room 11 A
    Columbus Ohio 43220
    ‪+1 (206) 834‑5828‬
    Toronto, Canada
    Huda +1 (647) 687-7528
    Only As WhatsApp
    Toronto, Canada
    Amal +1 (647) 544-3918
    Ottowa, Canada
    Fadumo
    +1 (613) 709-5424
    Calgary, Canada
    Kaysen Products
    +1 (368) 999-8657
    Only As WhatsApp
    UK Hinda Spa
    +44 7956 778818
    2, Whiteleys Parade, Uxbridge Rd, Hayes, Uxbridge UB10 0PD, United Kingdom
    Ealing Borough London
    +44 7404 996516
    Ruqiyo
    Layla South London
    +44 7538 579481
    Hadaad Europe Joogto Online Ka Dalbo. Order online @
    www.hindas.co.uk
    Anab
    Brent Area In London
    +44 7501 256371
    Ubah
    +44 7463 135964
    Birmingham
    Cardiff, England
    Hinda Abdulahi
    07425732823
    Bristol, UK
    Roda +44 7452 835022
    Sweden: Hafsa
    +46 73 697 16 26
    Denmark
    Dekha Hussein
    004542237649
    France
    Amina
    33758217616
    Italia
    VIA ROMA VICO 4 PALATA (CB) ITALIA. Postal Code 86037
    +39 392 383 7282
    Germany
    +49 172 9192881
    Deeqo axmed cumar
    Holland
    Kaltun dalal
    00 31 684130928
    Saudi Arabia
    Al Akram Complex, Behind Qasr Mall
    Building 77, first floor, apartment 2
    +966 50 207 0385
    Qatar
    97466215205
    Ireland
    Belfast +44 7305 144657
    Maimuna Mohamed Ireland Dublin 0899778070
    Italia: Sabah
    +39 392 383 7282
    Ifrah Ismail Adam
    Australia, Melbourne 🇦🇺
    +61468912253
    Dekha Hussein
    004542237649
    Denmark
    Mogadishu, Somalia
    Naadis Mohamed
    2520618236743
    Nairobi, Kenya
    0722997917
    Australia Ifrax
    +61 405 591 442
    Belgium
    Ayan Idle
    0031-684382273
    Turkey
    +90 505 953 25 61
    Garowe: Trendy collections
    Shopping Center Finiin Style & Carlo Golden Center
    0907635086
    Hargaysa
    Zainab Collection
    +252 63 4402750
    Hargaysa
    Nadiira Aden
    +252 63 4327297
    Jabuuti
    Mouna Nour Ibrahim
    +25377369099
    Jigjiga
    +251 91 574 4595
    Sameera Ahmed Mohd
    Nuzha Street
    Beside Rose Hotel
    Sun Shine Spa Building
    Maabela South
    Muscat. Oman
    0096896625020

    • @laylaa3698
      @laylaa3698 10 วันที่ผ่านมา

      Sc

  • @MuhuboAliSEED
    @MuhuboAliSEED 10 วันที่ผ่านมา +1

    Mashallah ❤ ❤

  • @fahm3d88
    @fahm3d88 10 วันที่ผ่านมา +1

    Oromaa wadanka ka shaqaysata kuweeniina way sooqaxayaan shaqooyinka hoose waakafaanaan caqliga allaha usooceliyo