Abdiqadir Kaskey iyo Heestii Ambiyo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ม.ค. 2025
  • เพลง

ความคิดเห็น • 220

  • @Hassan97Mohamed
    @Hassan97Mohamed 4 ปีที่แล้ว +84

    ilhay u naxariso ABWAAN jiim shekiih mummin Ya dheyganaysaa heestan 2023 /2024 ambiyo Nafta like saraa legend Kaskey iyo jiim shekiih mummin
    Erayadii ABWAAN ustaad jiim shekiih mummin
    Laxankii jiim shekiih mummin
    Codkii Boqorka codka abdiqadir kaskey
    Lyrics
    Nafta aramidaa hogaamisoo
    waxa uurka gubay
    waa aamuskee
    ma adkeeysibaa
    Hufnaan looga dhigay
    ilintiyo huqdiyo
    ololaha jaceeyl
    ma aawadaa baan
    baan uqaaday ubaxii
    taan eegayaay
    Ambiyeey walaal
    alif iyo kun jeer
    naf ku aamintaa
    ubax kuu sidee
    ubax kuu sidee
    ilo biyeeysan iyo
    ufo iyo xareed
    eegaan lahaa
    qalbi ooman baa
    kuu ololaayee!!

    • @marwokaapa8515
      @marwokaapa8515 4 ปีที่แล้ว +2

      Hassan 97 ampa kadaalo 🥰🥰

    • @najiibalpha9409
      @najiibalpha9409 4 ปีที่แล้ว +3

      Aniga dhagesanaya sxp hbn axado sogaleso canada Toronto 12:30

    • @fadkamedia4856
      @fadkamedia4856 4 ปีที่แล้ว +2

      me pro 26 '8'2020 hbn soo galyso khamiis waliba

    • @gabrieljeremias9278
      @gabrieljeremias9278 3 ปีที่แล้ว

      you prolly dont give a shit but if you are stoned like me atm you can stream pretty much all of the latest series on InstaFlixxer. Have been binge watching with my gf these days =)

    • @colsonayden9334
      @colsonayden9334 3 ปีที่แล้ว

      @Gabriel Jeremias Yup, I've been using Instaflixxer for since november myself :)

  • @fadumosahraahmedrashid9223
    @fadumosahraahmedrashid9223 ปีที่แล้ว +35

    MY ABOO AND MY MUM LOVED EACH OTHER AND GOT MARRIED MY ABOO BECOME SICK MENTAL SICKNESS AND MY MUM FAMILY ASKED FOR DIVORCE WHEN I GREW UP LOVED KASKEY SONGS AND EVERY-TIME I LISTEN MY MUM STARTED CRYING SHE TOLD HIM HE WAS MY ABOO FAVOURITE SINGER LOVE IS REAL BUT ITS SWEET IF YOU STAY WITH THAT PERSON UNTIL DEATH🥹

    • @shaficiroraye
      @shaficiroraye ปีที่แล้ว +1

      very painful story i am sorry

    • @ziyadal-alim3138
      @ziyadal-alim3138 11 หลายเดือนก่อน

      😢😢😢 sorry my sister

    • @zakaria-9346
      @zakaria-9346 6 หลายเดือนก่อน

      So sorry to hear that, it's touching me now in 2024.

    • @AnaïsAlmara
      @AnaïsAlmara 5 หลายเดือนก่อน

      Allaaa waad iga ooy siisey waa ka xumahay I hope they reunite in jannah and become one again❤❤❤❤❤

  • @anbiyojama1063
    @anbiyojama1063 5 ปีที่แล้ว +49

    With my name anbiyo, Thank legand.

    • @hassansheikh4664
      @hassansheikh4664 4 ปีที่แล้ว +1

      ❤❤❤❤❤

    • @DHAQANMAALONE
      @DHAQANMAALONE 4 ปีที่แล้ว +2

      Waxaad wareegtaba soo magacaagi maad soo helin eheheehehe ku dheg heetsan

    • @jimcale2553
      @jimcale2553 2 ปีที่แล้ว +1

      Anbiyeye wl🥰😂

    • @anbiyojama1063
      @anbiyojama1063 2 ปีที่แล้ว

      @@jimcale2553 ✋

  • @anisawarsame7136
    @anisawarsame7136 ปีที่แล้ว +3

    heestan waxa iqadi jire jclkeyga igu hore shafici 2011 xasus kaga daran hada waxaa Aad u jclaa jclkeyga ugu dambeyse wa yab kii igu dambeye Aan jclado baa hadana dhageysto 24/12/2023

    • @Xulkaqaraamka
      @Xulkaqaraamka 11 หลายเดือนก่อน

      Walal 2011 hadii laguu heesi jiray maxaad la fadhisaa weli mise dhowr canug bad soo tuurtay oo halftime bad u nasaneysaa😂😂

    • @Updeih
      @Updeih 6 หลายเดือนก่อน

      ​@@Xulkaqaraamka😂

  • @abdifatahfaanto2057
    @abdifatahfaanto2057 4 ปีที่แล้ว +42

    Sannadku waa 2020, Laascaanood, Sool. Waa 1:00-dii habeenimo. Waa xilli eray walba oo heestan, macno iyo dhadhan gaar ah kuu sameyneyso.

    • @liibaanliiburuuj
      @liibaanliiburuuj ปีที่แล้ว +1

      Sxb nabad ku waar hadii laaska joogto si gaar ah baan kuu salaamay

    • @abdirahmanyare3285
      @abdirahmanyare3285 9 หลายเดือนก่อน +2

      Ma garan Karo inaad nooshahay iyo in kale hadaad nooshahay cimri iyo caafimaad dheer ayaan kuu rajaynayaa

    • @Bashaar.B.W.
      @Bashaar.B.W. 5 หลายเดือนก่อน

      isla xiligaa 2024 bishi 7aad deg sallaxley hawdka hargeisa marqaan wayne

    • @mohamedAbdi-io5xe
      @mohamedAbdi-io5xe 2 หลายเดือนก่อน

      Waa kabankii maxamed jaamac legend gacan fudud

    • @shaaficidici8369
      @shaaficidici8369 28 วันที่ผ่านมา

      Nin sare Abdifatah Faanto, waa Shaafici Buraale sxb, isla Laascaanood ayaan caawa oo 11 daqiiq 1:00 ay kaa dhaaminyay kaasoo salaamayaa. Barakow.

  • @HajjiWarsamah24
    @HajjiWarsamah24 5 ปีที่แล้ว +22

    Muusiga iyo laxanka waa Jiim Shiikh Muumin iyo codkii Cabdiqaadir Kaskey. Waan salaamayaa hadday comment gayagan arkaan 😍😍😍😍

    • @hassansheikh4664
      @hassansheikh4664 4 ปีที่แล้ว +1

      Ereyada xitaa waxaa leh jiim sh muumin

    • @ambiyah5023
      @ambiyah5023 4 ปีที่แล้ว +1

      @@hassansheikh4664 waa runta

    • @Degal_Yare_2048
      @Degal_Yare_2048 หลายเดือนก่อน

      Erya jiim
      Laxan jiim
      Music jiim
      Xitaa wuu qaaday Codka

  • @salmaankuluuofficial
    @salmaankuluuofficial ปีที่แล้ว +2

    Hees taan waxaan dhagey sanayaa anigoo xanun badan so maray
    Waxan daremayaa cidlo murugo
    Ereyada hees ta ayan la ilmey nayaa wllhi
    Maxaa yeelay garab la aan ayana ahy ma hees to qof jaceel isiiyo naxriis i dareen siiyo inaan ahay qof muhiim ah ana naxriis io jecel siiyo kalinimo ayan ku jiraa
    Qoraal kaan waxaan soo raadin donaa anigo jaceel dhabah heees to aan ku kalsonahay qofteyda
    Waxana igu balan ah inaan tusayo qoraal.kan qofka markaz aan la socdo xariir ka naga dhaxeeyo
    Allow ii kas qof dacad ah i jecel ana aan jeclahay 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲

    • @yassinkhalif
      @yassinkhalif 7 หลายเดือนก่อน +1

      Xalad kasta ad mareyso ilahi halu sahlo iyo meel kasto ad joogtana libaan ku war...

  • @abdirsaksaid2903
    @abdirsaksaid2903 2 ปีที่แล้ว +5

    Heestan waxaan dhaaysan 15 may 2022 maalinta dhalin yarada soomaliyeed SYL waana maalin kaloo wayn oo waxaa socda wakhtigaan doorashada madaxwaynaa soomaliya❤.
    SACIID DENI GUUL BAN URAJAYN☺

  • @MrDrezzy007
    @MrDrezzy007 7 ปีที่แล้ว +6

    mar kasto aan dhagaysto heestan waa sidii markii u horaysay een maqlay oo kale uun, best kaban best voice hambalyo kaskey heestani waa 10/10

    • @kalilrage8873
      @kalilrage8873 5 ปีที่แล้ว

      Ninka kula dhagaysanaya

    • @kalilrage8873
      @kalilrage8873 5 ปีที่แล้ว

      Waxaan xasuustay waqtigii ardaynimo halkii ku dhagaysanayna heesihii waqtiga iyo qaar inaguba aynu laxanka saarnay.

  • @roblehussein6337
    @roblehussein6337 10 ปีที่แล้ว +13

    Kaskey is the best believe me I can listen his songs the all day

  • @cosoblecade7668
    @cosoblecade7668 4 ปีที่แล้ว +7

    Abdulqadir abuukar geedow
    Fanaaan cod macaaan
    Cajiibuu ahaaaa
    Imika waa shiikh

  • @bilaamuraad5616
    @bilaamuraad5616 4 ปีที่แล้ว +14

    6-September 2020 4:51 Am muqdisho wada-jir Buula-xuubay qol cidlo ah oo afarta dhinac derbiyo iga xigaan dhexdiis baan ku daawan. Ilaahay hadduu gabar igu arsaaqo waxaan u bixin Anbiyo Maxamud Axmed. Ilaahaw nabad iyo caafimaad qab isku kaaya tus🙏. Aabbe hooyadaa ilaahay ha isu kaaya sahlo weli ma hayee... waxaanse u malayn muuna ayaa ku dhali doonta kkkk.

    • @ambiyaxasan6082
      @ambiyaxasan6082 4 ปีที่แล้ว +2

      IashaAllaah

    • @khaledahmedofficial915
      @khaledahmedofficial915 2 ปีที่แล้ว +1

      Waar ka waran ma nooshahay? Mana ma kuu dhashay ambiyo warka isii hhhhh

    • @shaficiroraye
      @shaficiroraye ปีที่แล้ว

      war ustaad Ambiya Maxamuud Axmed ifka ma timid?
      suaashaas 3 sano kasib xiligii commentgaaga ayaan kuu soo qoray ka soo jawaab??

    • @fuadabdi2137
      @fuadabdi2137 7 หลายเดือนก่อน

      Ambiya ma dhalatay😂

    • @alliessa6419
      @alliessa6419 หลายเดือนก่อน

      Ambiyo ma dhalatay ?

  • @Khaleif7
    @Khaleif7 2 ปีที่แล้ว +1

    Marxuum jiim Sh Muumin ilahay janadi haka Waraabiyo Waa hees Cajiiba Runtii !! Cod Mcaana Lagu laray

  • @hedition
    @hedition 6 ปีที่แล้ว +28

    i wish i could see his son sharmake an old friend of mine

  • @IsmailIsmail-on3pb
    @IsmailIsmail-on3pb 7 ปีที่แล้ว +16

    Kaskey, cod xariir ah oo tolmoon buu ku ladhay heesta. Waa hees tebinaysa waayo jacayl iyo wiil ay ku ciirsantahay.

    • @sharmakeabdiwali1955
      @sharmakeabdiwali1955 6 ปีที่แล้ว +1

      Degel Warsame

    • @axmedbebe7144
      @axmedbebe7144 6 ปีที่แล้ว +1

      Degel Warsame qf nolosha wx bdn ay soo bartay baa tahay runtii fadhigan kaga kacay thanks

  • @mohamudabdulkadir780
    @mohamudabdulkadir780 9 ปีที่แล้ว +9

    waan ka helay heesta ambiyo waa hees xusuus igu beertay

  • @ahmadawliyo2360
    @ahmadawliyo2360 4 ปีที่แล้ว +4

    2021 hadaad dawanayso like igu dhacsii farta kumago aysee

  • @shariifmaxamd8735
    @shariifmaxamd8735 4 ปีที่แล้ว +1

    Jim shiikh mumuin yaa kaban ka cabaajiyay leng jim shiikh shiikh mumin allaha cafiyo waxan maqlay in o xanun sanyahay

  • @farahahmedsahal8217
    @farahahmedsahal8217 5 ปีที่แล้ว +6

    Hestan plylistigyga 2006 ilaa hada iyada first u ah

  • @Hugaanmedia
    @Hugaanmedia 4 ปีที่แล้ว +1

    2020 nafta aramida gamusow ma adeysi ufa loga dhigay hoyo mcn naf ku oman ba ubax kuside allow kunaxariso kuman arag waligey hadana wan kuxisa wana kutaba hoyo mcn abad ban ahay awada lumay abti mcn iyo abe ayagana wey iga tagen o wey kusoracen hoyo mcn allaah ha idin wada naxaristo ax xxxxx 💐💐💐💐💔🤲🏻😭😭😭😭

    • @adenkader8350
      @adenkader8350 4 ปีที่แล้ว +1

      Rabi naxariistii jano haka waraabiyo aamiin
      bro dunidan waalaga wada tagayaaa eee u duceeee samirna!

    • @Hugaanmedia
      @Hugaanmedia 4 ปีที่แล้ว

      @@adenkader8350 amiin ya allaah dhamanteynba masul sare jisakalahu qeyra ustaad

  • @zhaakildeekh6498
    @zhaakildeekh6498 ปีที่แล้ว

    Hestan saxibkay Galaydh iyo dumshiday nimco dhagaysan jiray dumashina debay joogta sanadka 2023

  • @ahmedmusa9871
    @ahmedmusa9871 5 ปีที่แล้ว +2

    Erayada laxanka iyo garaacida waa jiim sh mumin

  • @sacdiyamaxamed849
    @sacdiyamaxamed849 2 ปีที่แล้ว +2

    2022 9 13 Malin talaado waxaan rajenaa inaa qofkeyga helo si,aan ugu sheego hamuunka aan uqabo xisahaba jacelka dhaliyo 🥺 🥺😥

  • @guledjama9007
    @guledjama9007 4 ปีที่แล้ว +1

    Novemebwr 9 waxaan ka dhagay sanayaa heestan edmonton alberta north west canada

  • @dr-abdala8403
    @dr-abdala8403 4 ปีที่แล้ว +9

    Heestan waxay ka mid tahay heesaha Somalida loogu jecel-yahay👏
    Kaskey Danbigaaga Allah dhaafo

  • @maxamedcabdiraxmaanaxmed870
    @maxamedcabdiraxmaanaxmed870 8 ปีที่แล้ว +12

    wlahi waaa heesaha aan ugu jeclahy heestaan

  • @fareyf9695
    @fareyf9695 7 ปีที่แล้ว +11

    Farduusooy Walaal Alif iyo Kunjeer Nafku Aamintaa Ubax Kuusidee
    Ubax Kuusidee
    Abdul Musse Wahgarad
    Waa KWK Waa Kugu heystaa Sxb Kaskey
    Heesahaagu Waa Heart touching

  • @ßí777-e1c
    @ßí777-e1c 5 ปีที่แล้ว +2

    Waaw heestan
    Laxanka jiimi
    Miraha jiimi
    Musica jiimi
    Wlhi Jimi sheikh Kumon caadi mahan

  • @ciidali2546
    @ciidali2546 7 ปีที่แล้ว +17

    Ustaad Jim Sh. muumin ayaa heestan iskaleh.

  • @najiibalpha9409
    @najiibalpha9409 4 ปีที่แล้ว +2

    Canada Toronto iyo xasuus 😥😥😥 12:30 waa hbn axado sogaleso

  • @naasirabdi4044
    @naasirabdi4044 6 ปีที่แล้ว +2

    waaw fanan kaskey wa fananka ugu cod macan fananintan danbe hesaha may iyo maxatiriba wuu kuheysa axsan fanan mar uun in aan kulakulmo wan jeclanlaha

  • @timaya77
    @timaya77 7 หลายเดือนก่อน

    Kaskey markaa so qaan gaarayay asiga ayeey ka shidnaa magaalka 2024 ayaan wali dhageysanaa

  • @regalsnow9707
    @regalsnow9707 5 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan jooga beerta xaraf duleedka hargeisa meel canbe iyo liin iyo geedo dhaadheer leh qurux adceeda soo baxaysa faladha may soo wada sarin wali dayaxi waa joga isna udgoon xalay roob ba da'ay anbiyeey walal 1 kunjeer naf ku aminta 🌹 kusidee wa jawii anan ilawi karin walahi iyo xasuso hore ba codkan macan ba i socda Dec 2019

    • @ambiyah5023
      @ambiyah5023 5 ปีที่แล้ว

      Waaaw waxad joogta meel quxux badan heesta Amiyana waad dheysata waa jawi wanagsan

  • @faisalissa3216
    @faisalissa3216 2 หลายเดือนก่อน

    My dear friend kaskey xasuus back in Nairobi late 90’s

  • @austinhunyo8941
    @austinhunyo8941 6 ปีที่แล้ว +5

    Heestan wxn kuso xasuusta zxpkey qaliga omar sham 2015 buulo xubey biyo dageenka😍😍😍

  • @fakii2205
    @fakii2205 7 ปีที่แล้ว +11

    Hadaan Fanaan Billad sharaf siinayo Adiga ayaan Kusiin Lahaa King Kaskeey Heesahaada Waxaad Moodaa inaad Qisadeyda ka war qabtid

  • @shariifmaxamd8735
    @shariifmaxamd8735 4 ปีที่แล้ว +3

    Waxa cajiiba cuudka ninka garaaco jim shiikh mumin waxan maqlay ino xanunsanyahay allaha caafiyo cafimad taama insha allah

  • @dr-abdala8041
    @dr-abdala8041 ปีที่แล้ว

    Siduu fananku ugu luqayn heesta oo faseexa ah baa cajiib ah👏 Allah waayo badan haku daayo Kaskey

  • @maxameda.wargef-df1wo
    @maxameda.wargef-df1wo ปีที่แล้ว

    Hestan waxaa ibartay jacaylkayga nimco cawail
    Marwalba wan dhagaystaa ilahay haydaayee♥️♥️💋💋

  • @hasanelmi1564
    @hasanelmi1564 8 ปีที่แล้ว +5

    waaaw nin adag dalaninta jcaylku hayo way ku xasuusta kekey nooloow waligaa

  • @abdikareemhassan7249
    @abdikareemhassan7249 4 ปีที่แล้ว

    Ambiyo Sabti 24 October 2020 , Legend Abduqadir Kaskey...
    Erayada, laxanka iyo Cuudkaba Ustaad Jiim Shiikh Muumin
    nabad kuwaar sheekh " QALBI OO MAN BA KU OLOLAAAYE " jawiga lama qiyasikaro... Wan idin salaamaya Jallayaal

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 6 ปีที่แล้ว +5

    fanaaniinta ugu codka macaan somalida lkn hada KASKEY WAA SHEEKH WAYN

  • @Fadka213
    @Fadka213 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahay haw naxariisto jiim sheekh muumin

  • @Axmeddaahir_
    @Axmeddaahir_ 4 ปีที่แล้ว +1

    Erayada kabanka iyo laxanka ustaad jiim shiikh muumin

  • @mohamedabdullahi4652
    @mohamedabdullahi4652 5 ปีที่แล้ว +5

    Xasuustiii jiim shiiq muumin

  • @chicken4820
    @chicken4820 ปีที่แล้ว +1

    Xasuus abdulqadir kaskeey Islii ku soo xasuustA jam street. Iyo xaaskiisi Deeqo Allaha unaxariisto 😢😢😢

    • @salmaankuluuofficial
      @salmaankuluuofficial ปีที่แล้ว +2

      Xaas kiisa miyaa ka dhimatay wll 😭😭😭😭😭😭😭

  • @Malaay-cu8li
    @Malaay-cu8li 3 ปีที่แล้ว +9

    Ambiyo Lyrics
    Nafta aramidaa hogaamisoo
    waxa uurka gubay
    waa aamuskee
    ma adkeeysibaa
    Hufnaan looga dhigay
    ilintiyo huqdiyo
    ololaha jaceeyl
    ma aawadaa baan
    baan uqaaday ubaxii
    taan eegayaay
    Ambiyeey walaal
    alif iyo kun jeer
    naf ku aamintaa
    ubax kuu sidee
    ubax kuu sidee
    ilo biyeeysan iyo
    ufo iyo xareed
    eegaan lahaa
    qalbi ooman baa
    kuu ololaayee!!

    • @Abdiwali252
      @Abdiwali252 2 ปีที่แล้ว

      Malaay. Ma aawadaabaa abqo dayr baxdiyoo taan eegayaay, weeyaan sxb

  • @iamhaleel
    @iamhaleel 6 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi wan qiroday markan dhegaystay heesta😢😢😢😢😢😢

    • @wiilwanaaagsan6794
      @wiilwanaaagsan6794 6 ปีที่แล้ว

      Wu cod macnyahay lakn fanka wu ka fariistay wll

  • @MoMo-cl3gr
    @MoMo-cl3gr ปีที่แล้ว

    Ma awadaban uqaday ubaxo
    Taan egayay
    Ambiyaya walal
    Alif iyo kunjer
    Naf ku aminta
    Ubax kuside
    Ubax kuside
    I😢🎉 de

  • @Degal_Yare_2048
    @Degal_Yare_2048 7 หลายเดือนก่อน +1

    Cajaaib Wa la yaabaa Marar badan
    Jiim sheikh muumin
    Rip 😭

  • @abdulkariimmohamed9392
    @abdulkariimmohamed9392 3 ปีที่แล้ว +1

    04/09/2021 habeen sabti soo galeyso saacaduna waa 1:49am habeennimo
    Hees iyo badh ❤️💯

  • @apdymawel5237
    @apdymawel5237 3 ปีที่แล้ว

    Heeskan kama daalo
    23september 2021 haben jimce ah.

  • @abdukadirwarsame2942
    @abdukadirwarsame2942 3 ปีที่แล้ว +1

    Nafta aramidaa hogaamise❤best song

  • @AOH4963
    @AOH4963 2 ปีที่แล้ว

    Ambiyo jiimi sheekh muunin alle hau NaxariistO😥💔

  • @chicken4820
    @chicken4820 ปีที่แล้ว

    Waxaan soo xasuystay caawa
    Abdulqadir abuukar kaskeey
    Abdirisaq xassan kukaay AuN
    Ooyaa ye AUN
    Abdirahman
    Abdiwali
    Muslimo Khasim
    Fanaaniitii waqtigaas Islii shidi jirtay 22 year ago ❤❤❤ iyo farxaan xidig oo hada rer Australia 🇦🇺 ah

  • @mascuuduurmaax17
    @mascuuduurmaax17 4 ปีที่แล้ว

    Waxaa heestan illa soo wadaagay saaxiibkay Abshir Umal. Mahdsanid.

  • @kaltounnour3710
    @kaltounnour3710 4 ปีที่แล้ว +1

    WOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOW JIIM SHEIKH NOLOW

  • @craxmaangabobe2966
    @craxmaangabobe2966 4 ปีที่แล้ว +9

    Waxan jeclaaday gabadh layidhaahdo anbiya
    Iyaduna sidookale way ijeclayd markaan 7 bilood wada soconay ayaa jaceyl xaasid mawaayee lanoo kala sheekeeyay kabacdi waan is laynay lkn sidaa imika wllhi waan jeclahay
    Please isooduceeya

  • @ismailblacky6532
    @ismailblacky6532 7 ปีที่แล้ว +1

    Yaasalaaaam waa heesaha aan sida gaarka ah ujclahay

    • @Hugaanmedia
      @Hugaanmedia 4 ปีที่แล้ว

      Ana kulamid ban ahay o wey iquseysa ax xxxxxx ya allaah ma adkeysiba ufa loga dhigay 💐🙄🙄🤲🏼🤲🏼🤲🏼😭😭😭😭

    • @Hugaanmedia
      @Hugaanmedia 4 ปีที่แล้ว

      Ilahey ayan ayan u oya hestan iskaga oya markan dhameysto ayan kabaxa 🙏🏼🙏🏼🙏🏼

  • @atisardias9622
    @atisardias9622 4 ปีที่แล้ว +5

    lyric please ?

  • @cishqiali1610
    @cishqiali1610 6 ปีที่แล้ว +3

    2018 wali wadhagesanoya Kaskey

  • @aliderie5908
    @aliderie5908 5 ปีที่แล้ว +4

    Alow nacafi aniga iyo walashey iyo intii islaamaba amiin 100/100

  • @ambiyah5023
    @ambiyah5023 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanidina jim shiekh Muumin iyo Cabduqair kaskey

  • @LIIYOW1
    @LIIYOW1 11 ปีที่แล้ว +3

    dhulag baad laheyen jaceylkii samaa ma i loowsantahay

  • @hamsedigin3398
    @hamsedigin3398 ปีที่แล้ว

    Sh Abdulqadir kaskey ex fanaan 🙏

  • @abdiimaxamed8497
    @abdiimaxamed8497 6 ปีที่แล้ว +1

    Sida kaskey u heesa ama hees mixer lagu soo dhuubay meelaha la wareega fanaan waakan haduu jiro axsan abdulqadir abukar geedow kaskey jaamac na waa la dhahaa

  • @yonishassan4131
    @yonishassan4131 3 ปีที่แล้ว

    Waa habeen ciidul fitri ah 2021 jeddah Saudi Arabia 🇸🇦 iyo Yonis oo ku raaxeysanaya HEESKI Anbiya. WAQTI RAAXA LEH.

  • @mohamedabdullahi4652
    @mohamedabdullahi4652 4 ปีที่แล้ว +2

    Hees ka kaban ama ka cuud mac waligay madhagaysan jiim shiiq maxow gacan macaanyahay

  • @zamiamohamed7592
    @zamiamohamed7592 8 ปีที่แล้ว +4

    M.allh wlhi cod mcn

    • @AbdiQQ
      @AbdiQQ 8 ปีที่แล้ว

      zamia Mohamed macanka kawran hastan maku haysata xabiibi

    • @AbdiQQ
      @AbdiQQ 8 ปีที่แล้ว

      zamia Mohamed markan hastan dags anyonewan marqaama

    • @AbdiQQ
      @AbdiQQ 7 ปีที่แล้ว

      zamia Mohamed wankuhaystaa

    • @AbdiQQ
      @AbdiQQ 7 ปีที่แล้ว

      adiga ganay agalisaa

  • @m.hassenamin701
    @m.hassenamin701 6 ปีที่แล้ว +7

    waligay heestan ma iloobi karo waa xaaskaygii xasu

  • @Updeih
    @Updeih 6 หลายเดือนก่อน

    Old days kaskey 2030 reply isoo gal hadaan noolahay waan kuusoo jawaabi i.a

  • @Labadhako
    @Labadhako 7 ปีที่แล้ว +1

    heestaan ayadoo qorrala igu caawiya
    middo africa jooga ayaan rabba inaa hadiyad usii raaciyee plz

  • @abdimohamed4654
    @abdimohamed4654 9 ปีที่แล้ว +6

    Kaskey gacan ayaan u taagey living legend

  • @canabyusuf6092
    @canabyusuf6092 7 ปีที่แล้ว +3

    waaw caadi maaha heestaan ambiyaay

    • @shernm5551
      @shernm5551 3 ปีที่แล้ว

      Canab yuusu xodey
      Miyaa tahay

  • @mohamoudmohamed9996
    @mohamoudmohamed9996 6 ปีที่แล้ว +2

    Waa heesta ay VOA du i jeclaysiisay.

  • @kinghanad4709
    @kinghanad4709 5 ปีที่แล้ว +1

    ambiyaay ambiyaaay
    Ambiyaaaaaay

  • @qaysargaldogob5189
    @qaysargaldogob5189 3 หลายเดือนก่อน

    Still watching 2024 October 12

  • @abdulazizyalahow3238
    @abdulazizyalahow3238 6 ปีที่แล้ว

    Heestaan waa jeclaan lahaa haddii ayadoo qoraal ah mahadsanidiin

  • @abdulahiomar7397
    @abdulahiomar7397 2 ปีที่แล้ว

    Alaw kuu naxariiso jiim shiikh muumin fanka soomaalida ayuu dhinac kale u rogay.

  • @Qofnaba.
    @Qofnaba. 5 ปีที่แล้ว +4

    heestan kama daalo dhagysigeeda walhio

  • @abdimohamed5067
    @abdimohamed5067 5 ปีที่แล้ว +1

    Heesti ambiyo codka kaskey iyo kabanka ahmed saalax qaasim iyo nairobi waaw hadana waaw cod lamid ah abaa fanka soomaliyeed waa ku yaryahay run sheeg been diin jaaw

  • @abdullahali1797
    @abdullahali1797 5 ปีที่แล้ว

    Waah Waah rageedi

  • @aliderie5908
    @aliderie5908 5 ปีที่แล้ว

    Xalimow wll alaf iyo kunjeer ubax kusidee ma ilowsantahey balankii samaa iyo hasaawihii qalbi oomanba kuu ilmeynayee

  • @dayibselaban6086
    @dayibselaban6086 5 ปีที่แล้ว +2

    Fiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiq
    Eshcalaaa Heeees

  • @kamaalilkacase
    @kamaalilkacase 4 ปีที่แล้ว +5

    Hesaha Murtida Wan dhageystaa lkn Kuwa Dhageysta Balbalarka Maxey Kafa Idayaan

  • @maxbuubyare6791
    @maxbuubyare6791 5 ปีที่แล้ว +5

    Kaskey hada waa shiikh weyn

  • @zupermax3710
    @zupermax3710 2 ปีที่แล้ว

    Cabdiqadir kaskey qalbi ooman baa kuu ololaye

  • @dirircabdi627
    @dirircabdi627 8 ปีที่แล้ว +3

    birilliant song

  • @mizkicadey1961
    @mizkicadey1961 ปีที่แล้ว

    Ubadkii samaaa ma ilowsan thy😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @shamsa_0
    @shamsa_0 ปีที่แล้ว

    2023 12 19 ban bartay❤

  • @feisallucky4928
    @feisallucky4928 7 ปีที่แล้ว +2

    Waaaaaw kaskey

  • @Ehnajo
    @Ehnajo ปีที่แล้ว

    Kaskey legend

  • @abdulazizyalahow3238
    @abdulazizyalahow3238 7 ปีที่แล้ว +1

    Who sing the original yaa qaaday heesa markeeddii hore

    • @ridwaanmaxamed7470
      @ridwaanmaxamed7470 6 ปีที่แล้ว +1

      abdulaziz yalahow jiim shiikh muumin

    • @abdulazizyalahow3238
      @abdulazizyalahow3238 6 ปีที่แล้ว

      Ridwaan Maxamed waxaan u maleeynayaa musigada in uu garaacay laakiin mahadsanid walaal lyrics ma ii soo qori kartaa fadlan mar kale mahadsanid my brother

    • @AbdiSalah87
      @AbdiSalah87 5 ปีที่แล้ว

      Isagaa lahaa #Jiim Sh. Muumin

  • @GuleidAli-l6l
    @GuleidAli-l6l 4 หลายเดือนก่อน

    2024 - 9 - 20. .
    Habeen weyn .

  • @caashaqalbi882
    @caashaqalbi882 4 ปีที่แล้ว

    Maxaad sameysay

  • @alikaarabdulle1718
    @alikaarabdulle1718 11 ปีที่แล้ว +1

    INABA CAADI MA AHA HEESTAAN WAAAAAAW WAAAAW KASKEY NOLOW

  • @hanadabdullahiaden5657
    @hanadabdullahiaden5657 3 ปีที่แล้ว +2

    Boqor❤️🎸

  • @HaashimAhmedali-fe5yi
    @HaashimAhmedali-fe5yi 4 หลายเดือนก่อน

    Waaw

  • @mohamedaliaflaw1446
    @mohamedaliaflaw1446 2 ปีที่แล้ว

    Anbiya 2023

  • @duranhassan6456
    @duranhassan6456 ปีที่แล้ว

    Labbeyk, labbeyk!