Ma ishaaradiyo sidaan eegayaad ka il durugsantahay ma agteyda ayaahaan rabaad ka il dharagsan tahay ambiyoy walal erayadii laxankii iyo codkii al ustaad jiim sh.muumin
Abdi kaadir geedoow kaskeey Heesahiisa waa kuwa aan ugu jeclahay Balse isaga wuu isaga towbad keenay heeshaha oo waxa uu hada mu'adin ka yahay masjid ku yaala wadanka nederland ama holand
Ruuxda fanka weeye Kaskey❤
Ambiyo Heeski Ustaad Jiim Sheikh muumin
Ma ishaaradiyo sidaan eegayaad ka il durugsantahay ma agteyda ayaahaan rabaad ka il dharagsan tahay ambiyoy walal erayadii laxankii iyo codkii al ustaad jiim sh.muumin
Fiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiq
Ambiya. Iga dheh
Heestaan wa xasus 2010 xili bey ahed
yasalam axya sawta💖❤💯💯
This song is underrated
Eesh calaa hees
abiya ladhahaa heesta waxa leh jiim sh mumin
TUBEEC JIIM LAXANKA AYUU LAHAA. JIIM MA HEESO WAA KABAMIISTE
Ilàa xiligii siyad barre wan aqaany waxy qaraabo ahaayen aways geedow ex rer yaaqshiid isaga iyo max,c,qaadir iyo aalkolo ninkan kaskey tubeec ayaa madaxa usalasxy
Abdi kaadir geedoow kaskeey
Heesahiisa waa kuwa aan ugu jeclahay
Balse isaga wuu isaga towbad keenay heeshaha oo waxa uu hada mu'adin ka yahay masjid ku yaala wadanka nederland ama holand
Yasalam axya sawt
Boqorka codka kaskey waigey wan jeclaa heesihisa ilaa 1993 2022
Codki cabdiqaadir kaskey erayadi laxanki Ustaad JIIM SH MUUMIN AHUN
heesta aduunka
Bello waaye
one of my favorites♥
Kitabka runta ee Islam afka oo ku goraan yahay waa Danach afka ILLAHAY.
Ya Salaam my favourite song
Iga daa
Warhorta Meeyey Legend kani Kaskay ???
Wuu isaga baxay fanka waa waxaad weyn mashallah
Can anyone translate?