subxanalah waa cibro qaadasho bal ka warama quraanka alle wuxu inoogu sheegay in nabi maxamed scw hal habeen lagu geeyey lagana soo celiyey hada waa hal jabeen cajiib allahu akbar
Walaal jizaka llahu qeyr waxaan kaa codsanaayaa inaad inoogaso hadashaan bada loo yaqaano baramuuda oo dunidaan ka yaabisay bal waxaan rabaa inaan afsomali ku maqlo macluumalad ku saabsan
Asc,wallaal aan ku saxo (addiggoo raalli ah) waxaan u mallaynayaa in aad tarjammaysid mallaha kufaarta'e, wallaal SUBXAANNALLAAH,WA ISTAQFURRULLAAH, Wallaal waxan ay kufaartu tiirrarka khalqigga ku sheeggayaan way jirraan,waxayna uggu badnaayeen,uggunna waawaynaayeen,Uggunna dhawaayeen dhammaadkii saggaashammeeyadda,Gaalladduse waaggaas ma ay arkin,Qaar ka mid ahi haddii ay arkeenna ma ay shaacinnin baa lagga yaabbaa. Haddabba aan kuu sheeggo waxyaabbahanne, Waxyaabbahani waa darruurro caaddi ah,oo ah HAAYRAROJIIN-OGSAAYDH, waxanna ay ka soo billawdaan xudduudda habqorraxeedka iyo meello ka sii durrugsan,Waxanna biyahooggu ay buuxin karraan RABBI Subxaannahuu wa tacaallaaye dartii haan muggeeggu haqorraxeedkan la'egyahay(dhanyahay), Mase ogtahay in saxar yar oo irbad caarraddeed la'eggi(dhammi) in uu RABBI Subxaannahuu wa tacaallaaye dartii liqi karro biyaha intaas la'eg(dhan) iyo ka baddanba,Darruurrahaasinna waxay soo kacaan marka ay dadku dhahaan ILLAAHAW (SUBXAANNAKA'E) na soo warraabbi,isla markaasna lagga ajiibbo,Mase ogtahay in darruurrahaasi la soo daayo had iyo jeerraalle,inta baddanna ay noqdaan uun roobab aan aad u waawaynayn oo inta baddan74% sacuuddigga uun ku eg,mahadsannid Wa BILLAAHI Tawfiiq.
Asc mowduucan aad ayan uga helay runtii lkn waxaan rabaa in aan kula wadaago tirada Trillion ama Tirilyuun waxa lambarka ugu horeeya ka dambeeyo 12 Zero ama ebar tusaale 1,000,000,000,000 waa Tirilyuun Halka tankale ee tahay Quadrillion ama Kuwadrilyuun waxa lambarka ugu horeya ka dambeeya 15 ebar tusaale waxad qortay in qoraxda ey sanadkii wareegto wax ka badan 9,000,000,000,000,000 Quadrillion lkn waxad shegtay Trillion tirada adigoo saxay ayaa afka kaa xaday Trillion Mahadsanidiin
Thanks bro Lkn Nasa waxay soo bandhigtay masawiro badan oo laga soo qaaday mars planet waxyna leeyihiin waa Alleins bal Elleins ka maad soo falaaanqeyso bro
Asc walaal waad ku mahdsantahay barnamijkaaga. waxa aan ku weydiinayaa (taliskobka) ka arkay mee sha inataas oo iftiin jaraysa sidee looga arkikaraa ama noo faafi qabka uu u samaysan yahay waanad mahad santahy
Ustaad adigu waligaa ma is wey diisay dadka mugdiga aad kala hadlaysaa inay fahma yaan waxaad ka hadlayso mise meel madhan baad xigama daada ku khasaarin
wlaal brnaamijkaan aaad bn u jeclhay jazakallaah walaaal seddexsu aal ban qabaa 1=TELESKOBE KA hoppel layiraahdo ee miraayadaha leh fogaanta ugu dheer eee uu wx ka arko meeeqa LIGHT_YEAR waaye 2=TELESKOBE KA light ka ah foogaaanta ugu dheeer ee x uu ka arko meeqa waye 3=clumada xidigaha wxay ku leeyihiin 100 bilan oo light year uu i noo jiraa glaxces_kaaas sidee wx looga dareema mesha sidaaa u fog dhulka laleeyahay waa lugu noolaaankaraa dayax gacmeed miyaaa loo diray sidee lagu ogaaday (mclin hdaaa ia wodo su aaalahaan jwaabahooda fcebook _gayga iigu soodir MAXAMED MAXAMUUD DHAGAWAYNE PROFYLKAYGA 4 oday oo bada joogta aaa ku sawirn
subxanalah waa cibro qaadasho
bal ka warama quraanka alle wuxu inoogu sheegay in nabi maxamed scw hal habeen lagu geeyey lagana soo celiyey hada waa hal jabeen cajiib allahu akbar
Masha Allah jasakalh qeyr wll aad baa u mahadsanthy wxbadan waad noo iftiimisay runtii annaga Somali aha cilmiga hawada kookabka uma lihni wx aqoon ah jaahiliin cad aan kanahnay sida aad inoo bartay macalin wku mahadsanthy tani Waa cashar kamid ah casharada astronomy mahadsanid #ogaansho
MashaAllah, kor u qaadista ogaashaha iyo aqoonta soomaliyed waqti xaadirkan daruuuri weeyi! Allow kula qabo wll
Walaal jizaka llahu qeyr waxaan kaa codsanaayaa inaad inoogaso hadashaan bada loo yaqaano baramuuda oo dunidaan ka yaabisay bal waxaan rabaa inaan afsomali ku maqlo macluumalad ku saabsan
Barmuda husen kurdi ba ka hadlay raadi
Ogaansho karaadi wuu ka hadlaye
Kanaalkan halga faaidaysto soomliyeey 😍
خزاك الله خير
ubah keyse MaTiRi
maasaha alaah
Mala nool yahay aqyaaree
@@bastakingbasta5494 seedaremee adi hada🤔
Masha Allah good information thanks bro but there is some mistakes about the pilars of human beings!!!!!!!!
Waa benalayal wll ilahay ay qurankisa inogu shegay inunan carshigu tiir lahen
جزاك الله
Masha allh szb omar ilahay hakudasto😍😍
Cilmiga ALLAHA KU siyaadiyo aamiin aamiin aamiin
frst comment like iisaar hadaa iga dambeyso
Claxkiin-xaash afsomali
FANRPROJ PRODUCTION HD MOVIES. Hhhhh
Mahadsanid omar wll mcn Allaha ku garab istaako cilmika aad nosogudbisay
Asc,wallaal aan ku saxo (addiggoo raalli ah) waxaan u mallaynayaa in aad tarjammaysid mallaha kufaarta'e, wallaal SUBXAANNALLAAH,WA ISTAQFURRULLAAH, Wallaal waxan ay kufaartu tiirrarka khalqigga ku sheeggayaan way jirraan,waxayna uggu badnaayeen,uggunna waawaynaayeen,Uggunna dhawaayeen dhammaadkii saggaashammeeyadda,Gaalladduse waaggaas ma ay arkin,Qaar ka mid ahi haddii ay arkeenna ma ay shaacinnin baa lagga yaabbaa.
Haddabba aan kuu sheeggo waxyaabbahanne, Waxyaabbahani waa darruurro caaddi ah,oo ah HAAYRAROJIIN-OGSAAYDH, waxanna ay ka soo billawdaan xudduudda habqorraxeedka iyo meello ka sii durrugsan,Waxanna biyahooggu ay buuxin karraan RABBI Subxaannahuu wa tacaallaaye dartii haan muggeeggu haqorraxeedkan la'egyahay(dhanyahay),
Mase ogtahay in saxar yar oo irbad caarraddeed la'eggi(dhammi) in uu RABBI Subxaannahuu wa tacaallaaye dartii liqi karro biyaha intaas la'eg(dhan) iyo ka baddanba,Darruurrahaasinna waxay soo kacaan marka ay dadku dhahaan ILLAAHAW (SUBXAANNAKA'E) na soo warraabbi,isla markaasna lagga ajiibbo,Mase ogtahay in darruurrahaasi la soo daayo had iyo jeerraalle,inta baddanna ay noqdaan uun roobab aan aad u waawaynayn oo inta baddan74% sacuuddigga uun ku eg,mahadsannid
Wa BILLAAHI Tawfiiq.
wlhi wakhtigan taagan aad ayaan ugu xidhanahy channel kan
thanx inder
war sxb waxaas waa been ilaaheey u towbad keen
ilaahey quraanka wuxuu ku yiri (خلق الساوات والارض بغير عمد ترونها)
Wlhi waligay ma maqlin khalqigan 🤔🙆♂️🙆♂️
SubxaanalaH
Wax ilaahey abuurey carshiga ayaa ugu weyn rasuulka scw waxuu yiri 7 samo hadii carshiga ladhexdhigo waxeylamitidtahey 7 shilin oo gaashan lagudhextuurey
Maashaalaah ❤waa awooda ilaaheey alaahu akbar
Shukaran markasta waan daawada barnabijyadaada waxa badan waan ka faa iida
Hambalyo 600k wllo
Allhu akbar jallah jalaaluh scw
Light year ama space time waaye unit-ka lagu cabiro waxyaabaha space ka dhex socda
Allaa yacizak hore usoco bro
جزاكم الله خيرا
Asc
Asc mowduucan aad ayan uga helay runtii lkn waxaan rabaa in aan kula wadaago tirada Trillion ama Tirilyuun waxa lambarka ugu horeeya ka dambeeyo 12 Zero ama ebar tusaale 1,000,000,000,000 waa Tirilyuun
Halka tankale ee tahay Quadrillion ama Kuwadrilyuun waxa lambarka ugu horeya ka dambeeya 15 ebar tusaale waxad qortay in qoraxda ey sanadkii wareegto wax ka badan 9,000,000,000,000,000 Quadrillion lkn waxad shegtay Trillion tirada adigoo saxay ayaa afka kaa xaday Trillion Mahadsanidiin
Lkn tiirarkan runtii xayawaanaad baad moodaa
Wad khaladay zxp tirada intuu sanadki jaro.
Tirada akhriskeedu waa 9kuwatiriliyon,460 bilion km.
Wa sidas akhrisku
qofka kaliya an amino warbahintisa waa adiga cumar wll run moye men kuguma aqano alaha ku dhowro😢
Good
ogaansho page khas ii ah masha allh jzklah
Masha Allah waxay tilmameysa awooda alle tirarkaa
Wlal wxad ila muuqata shqsi juqraafiga si fcn u barty ee casharo isdaba joog ilaahy dartiis manoogu qaban karta jwb ka suga
Mashallah wll san ku wad
Thanks bro Lkn Nasa waxay soo bandhigtay masawiro badan oo laga soo qaaday mars planet waxyna leeyihiin waa Alleins bal Elleins ka maad soo falaaanqeyso bro
Waad mahadsantahay sxb ee burmuudo barnaamij dhooga soo diyaari
Abdirahmaan Nuur walalkay barmuudo xogta dahsoon kabaadh xuseen kurdibaa ka hadlaye
asc walal magaca brnamijkaa iisheg uu National geographic soo daayey
Asc walaal waad ku mahdsantahay barnamijkaaga. waxa aan ku weydiinayaa (taliskobka) ka arkay mee sha inataas oo iftiin jaraysa sidee looga arkikaraa ama noo faafi qabka uu u samaysan yahay
waanad mahad santahy
Ilaahay quraankiisa waxaa uu ku leeyahay, "Wahuwa laddii khalaqa samaawaati bigayri camadin tarownahaa" ilaahay waa kan abuura samawaadka tiirar la'aan.marka juqraafiga kuma raacsani fakeradaas.
WALAL ISKU MID RADIO WAVES IYO LIGHT Year Waxaa Dheereya Lightka
Subxanallah illahay baa wayn
Walaaalayaal ilbdhiqsogu ma second ka mise waaa menuteka waan ku wareerey aniguye
Asc sxp mgc waa c.qaadi axmed waxaan rabaa hal su'aal oo ah inaad mowduuc ka hadlaayo ilmaha yar yar ee sanadkoodu 10 ilaa wixii ka badan oo isku kaadiyaan mx keni karaa cudurkaas mx loogu hortagi karaa mowduucaas mahad sanidiin
Haddaba tiirarka khalqigu mxay ka samaysan yihiin ma dhagax baa mise bir mise wax kaleeto?
Tiirarku mxay ka samaysan yihiin ma dhagax baa mise bir mise wax kaleeto?
Lkn tiirarku maxay ka samaysan yihiin.. Ma dhagax baa mise wax kaleeto?
Ima qancin cirka ba tiirar leh
Arintas weka weyn tahy caqlika biniadnka
Waa ben arinkaas waxba kama jiran samadu wax tiir ah malahan allhu ladii rafaca samawati biqeyri camadin tarownaha aytas maben baaa 🤔
Waar arin allaah awoodiisa muujinaysa subxanalaah
Jaza kallahu khayran
Sxb samaa u dunyaa galaxy ga aan kunool nahy miyaad ula jeedaana sxb
Waw soo badi wan kaa sogayaa
Asc walaal waxaad warbixin naga siisaa meermuuda
Asc maad ka hadli kartaa xogaha cilmigan
Waad mahadsan tahey in aad cilmigan noo soo turjumtey
M.a hore usoco wlll qaali ah
Ustaad adigu waligaa ma is wey diisay dadka mugdiga aad kala hadlaysaa inay fahma yaan waxaad ka hadlayso mise meel madhan baad xigama daada ku khasaarin
Jazaka allh khyr
Jasajalah wllo Masha allah
Waa maxay xidiguhu ma meryaalba video nooga diyaari adoo mahadsan
McH Allah
Maansha alleh
Cumar
Ogaansho fadlan wxaa ka soo hadashaa chost
Wll somadhin hawada sare waxa loma,adhagsada km,m,cm wxa lamidka ah,Marka maxy qoraxda🌞 loo daha 150milion km nojirta ??🥴🤝🤝
Wll qorrxadu light year way ka dhawdahay,,light year micnehedu waa inta iftiinku jaro sanadki,
Inta iga sii danbeyo like ii sara chanlkegana boqo waad ka fa,idi dontaa insh alh
waad mahad santahay wall
سبحان الله ❤
Jisakalaah lakiin mawduuca haka bixin
Thnk walall
Subxaanallah 😓
Subhanllah allahu akbar♥♥
mhdzanid nin Wx garad ah oo noo faaIdeyo
Sawiradan meesha ka muuqda makuwii matalis koobka lagu arkaybaa mise tusaale ayad usoo qaadatay
جز اك الله
ALLAHU.AKBAR
Waxan ahy arday dhigtah Jaamacadha khaasatan Physics .waxan kufaraxsanahay barnaamijkan aad samaysay sciencekaha maxaayeeelay bulshadeenuhu waxay iskah indhatirtaha xaqiiqadaha .Wll Cumar waxa ku leeyhy wad fiicanthy blse qosolbaha tahay ilaah Carabeed eed dadkah ku wareerisay Kadaha ee Eebe Waaq ugu yeedh Eebeheenaha Somaliyeed.
Subxaanahu sxb adiga cilmaani ayaa noqotay
I love eeebe waaq
Quadrillion weeyan wll xawaaraha iftiinka sanadki
Bro thanks
thnaks wallakey
Allaahu akbar
Waa cilmi ay SOMALIDU aad ugu liidato hada, lakin barigii hore SOMALIDU XIDIGISKA (cilmul-falaga way ku fiicnayen.
MAHADSANID WALAAL
Mahadsanid wlal
Mahadsanid walaalo
Warbal, ufiirsada, wamagi, ilahay, ooqoran, allah
masha allah
سبحان الله العظيم
للي يطول عمرك
Hory usoco
Mashallah
Subxanaallah 😓
Subxaanallah
Waa tiirarkii ilahy
Mahadsanid
سبحان الله
Thnks
Jsakalh
😯😯😯😯
tiirasha waxey no jiran 150m km ×4 =600m km
Subxaana.Allah
wlaal brnaamijkaan aaad bn u jeclhay jazakallaah
walaaal seddexsu aal ban qabaa
1=TELESKOBE KA hoppel layiraahdo ee miraayadaha leh fogaanta ugu dheer eee uu wx ka arko meeeqa LIGHT_YEAR waaye
2=TELESKOBE KA light ka ah foogaaanta ugu dheeer ee x uu ka arko meeqa waye
3=clumada xidigaha wxay ku leeyihiin 100 bilan oo light year uu i noo jiraa glaxces_kaaas sidee wx looga dareema mesha sidaaa u fog
dhulka laleeyahay waa lugu noolaaankaraa dayax gacmeed miyaaa loo diray sidee lagu ogaaday
(mclin hdaaa ia wodo su aaalahaan jwaabahooda fcebook _gayga iigu soodir
MAXAMED MAXAMUUD DHAGAWAYNE
PROFYLKAYGA 4 oday oo bada joogta aaa ku sawirn
Nin ma fahmin tiirar ma buuraha dhulka ku yala mise waa kuwa daruuraha korkooda joogo
WAA KUWO KABAXSAN DHULKA
M.a
Subhanallah
Dib baan udhagaysanayaaa kan iyo kuwo badan