Qodobka halista badan ee ay Somalia kala hadlayso Ethiopia iyo khatarta kusoo wajahan somaliland…

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 48

  • @user-rt8hv6wv7e
    @user-rt8hv6wv7e หลายเดือนก่อน +3

    waar anaga hadan nahay reer soomalilnd waxa nadeeqa calan iyo ciida oon nabad ku helo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zeynababdullahi1851
    @zeynababdullahi1851 หลายเดือนก่อน

    Mashalah inadeero hore u soco guulayso geesi baa tahay

  • @محمدمحمد-ت3ض6ف
    @محمدمحمد-ت3ض6ف หลายเดือนก่อน +1

    الهم باريك❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ZM1233_
    @ZM1233_ หลายเดือนก่อน +2

    Inshallah Somaliland guul guul guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AhmedAbdiOmarAhmed
    @AhmedAbdiOmarAhmed หลายเดือนก่อน

    Xaji don't be happy,Somliland for ever,ALLAH AKBAR....

  • @abdinasirmohammed4595
    @abdinasirmohammed4595 หลายเดือนก่อน +1

    Libaax hore u soco

  • @NooraJama-jp4tp
    @NooraJama-jp4tp หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤Walal you have choice whoever you support weather is Wadani or Kulmiyaa

  • @muzhdhool2353
    @muzhdhool2353 หลายเดือนก่อน +1

    Mnsha allah guulayso wll geesibad tahay cisa aad jeceshay xorbad utahay qaranimadana wad difaacda mucarid iyo muxafidba qaranka aya udan ah

  • @ismailabdi6248
    @ismailabdi6248 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay baajira

  • @Qarandhise
    @Qarandhise หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤

  • @nimcocabdi-ij9vu
    @nimcocabdi-ij9vu หลายเดือนก่อน

    Masha allah guuleyso wllo dadkeenu waxba mafahmaane cida doonto tageer marhadad qarankii difaceyso anoo reer kulmiya kule wayo waxa xisbiyada usameysaney inu qof walba halku fantastic dalka u arko tageero odantiisa aanu eegan guul somaliland🤍🤲🤲🌷🌷💚💚💚💪💪👍👍❤

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 หลายเดือนก่อน +1

    Xasan shiikh kuma dhaco inuu baddaa bixiyo cid kalena kuma dhacdo illaahay baa biyo ku shubaya inshallaah

  • @EastAfricanLion
    @EastAfricanLion หลายเดือนก่อน

    Ceeb maaha inaad xisbi taagerto, halkaa kawad sxb. Vote for Kulmiye

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 หลายเดือนก่อน +2

    Somalia-Talyani way jabeen mana soo kacayaan.

  • @ummulbaniinal7029
    @ummulbaniinal7029 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah imikaa laguu shaxaad tagiye maxad yeeli 😂😂😂 wadiga lacagtadi sheegaye

  • @JamalAhmed-o5e
    @JamalAhmed-o5e หลายเดือนก่อน +1

    Xaaji basal geesi aan liicin

  • @MohDegelle
    @MohDegelle หลายเดือนก่อน +1

    Wax walboo shirkaa ka soo baxa waxa weeye wax sii qornaa Allah ayaa idanka leh oo waxa laga yabaa in Allah inoogu bedela wax ka khayr bnd berina waa malin cusub

  • @amalos3435
    @amalos3435 หลายเดือนก่อน +1

    Inaader busaradu waa qalbiga
    Waxa jira qaar rer Somaliand oo shaqaysta oo dhul lagu shaqeysto jooga ayaa hadana aad kayabayso

  • @caraboday9074
    @caraboday9074 หลายเดือนก่อน +1

    Tajal.maan waan mahad sanid halkaa ka hay

  • @ZM1233_
    @ZM1233_ หลายเดือนก่อน

    Mash Allah you are geer qaranka ❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdulwahidmohamud9408
    @abdulwahidmohamud9408 หลายเดือนก่อน +1

    War reer burco ayad tahay indr.🎉

  • @axmedcabdi5998
    @axmedcabdi5998 หลายเดือนก่อน

    Xaaji basarow horta anigu waanku taageraa sxb nin geesiyana waatahay lkn dad waxma garata ah ayaa iska jira oo dhaga xidhan
    Waxan kuleeyahay looma joojiyo haw jabin sxb hore usoco

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 หลายเดือนก่อน

    Somalia wax jira maaha waa meel burburtay oo dowlado kale oo waaweyn ayaa shaatigaa somalia inoosoo xidhay ee inagula dagaalamaya ee hala raadiyo wadamo waaweyn oo kale oo saaxiibo la nahay. Wadamo waaweyn oo turkeygu ugu horeeyo aya meeshan ku galgalanaya

  • @MohDegelle
    @MohDegelle หลายเดือนก่อน +1

    Dadkayga ku nool Dalka JSL waar Aduunyo ma dhamaato nina calafkiisa lama cuno ee aynu dalkeena adkayno ogadana sida ay jarkeenu ogyihiin Somaliland waa dalka xor ah

  • @ابومحمد-ن7خ9ن
    @ابومحمد-ن7خ9ن หลายเดือนก่อน +1

    Walle nin rageed iga dheh

  • @HoumedAhmedyoussouf
    @HoumedAhmedyoussouf หลายเดือนก่อน

    Waxba ha lagar naqsan.
    Inkale OO kula aragtiya ayaa jirta

  • @Xaajiwarfaa
    @Xaajiwarfaa หลายเดือนก่อน

    Aduunka cidna hadifaaceen soomaali abaal maleh walahy nin qabiil difaacaya iyo kii qaran ku sheeg difaacaya ilaa qaranku waa isaaq kaliya

  • @mustafahassan2555
    @mustafahassan2555 หลายเดือนก่อน +1

    ETHOIPIA, SOMALILAND IYO VILLA WARDHIIGLEY ISKUMA DOORSANAYSO!!!!!!!.60% AMNIGA SOMALIYA ETHOIPIA AYAA GACANTA KU HAYSA!!!!!.MARKA LA IS HOR FADHIISTO, SOMALIYA MAXAY U SHEEGAYSAA ETHOIPIA?????.ANAGAA SOMALILAND MAAMULNA!!!!!.ANAGAA WAXAAS, HAYNA!!!!!!.UMA SHEEGI KARAAN!!!!!.

  • @MohDegelle
    @MohDegelle หลายเดือนก่อน +1

    EEG Jabuuti xiisada ay kicisay waxay ku salaysan tahay dhaqaale Somalia Farmaajo 3-5dekedood ayuu lahaa qaata waayo ma doonayo in stra tijiyada Somaliland la fahmo oo ay oodmaan

  • @MawliidWarsame
    @MawliidWarsame หลายเดือนก่อน

    Sxb aadbaankuutaageeraa waxaad difaacdaa qaranimada

  • @cabdixuseen1839
    @cabdixuseen1839 หลายเดือนก่อน

    Inader anaa nin habar awala oo waliba sacad muuse ah ayaaa kuleh cidaad doonto taageer malintaaad wararka bilowday ilaa maanta waan kugu xidhanahay comantiga fariimaha ugu badan ayaan kusoo qora marka ciro iyo muuse iyo faysal waa sedex nin oo ilmaadera kaad doonto xorbaad utahay lkn qaranka waad ku suntantahay sidaaad udifaacaysay dalkaaga iyo ciidada anaa kuu markhaatiya

  • @jamiilaJama-c5c
    @jamiilaJama-c5c หลายเดือนก่อน +1

    walaal dadka sixun wax usheega hawjawaabin

  • @salahmohamed1475
    @salahmohamed1475 หลายเดือนก่อน

    Qodabka waxa weeye waa madax banaanida somaliya ay dafireeso ethoipia waa xad gudub ku ah

  • @ahmedabdi5593
    @ahmedabdi5593 หลายเดือนก่อน

    Ok but what you are saying must be somthing to defend this country's who need support form every somalilanders

  • @hawaawil1880
    @hawaawil1880 หลายเดือนก่อน

    Waxaad tahay geesi geesi qaranka difaaca lkn wadani ma wado danta dalka ee iska jir😂😂😂😂😂

  • @guledxarrago419
    @guledxarrago419 หลายเดือนก่อน

    nin rageed nin rageed dhalay dadka reer somaliland way kuu ogyihiin difaaca qarankaaga

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m หลายเดือนก่อน

    HUNGURI.wadkii.ma.Arko.kkkkkk

  • @naasirmohamed7391
    @naasirmohamed7391 หลายเดือนก่อน

    Ninka reer somaliland ee lagu arko Beerka jecli xaydha jecli, berina waxa laga yaabaa in cadaw iyadoo lays hayo uu kaaga cararo, ninna waa kii goaanle ee cadeyn kara qodob uu ku goaansaday inuu xisbi difaaca dalkiisa kamidaysan karaaco dad aan hbn ujawaabin cadawgiisa

  • @MohDegelle
    @MohDegelle หลายเดือนก่อน

    ASC, X Basar
    Waxaad moodaa in aynaan fahan sanayn Dowladnimada oo dadkeenu wali waxay u haystaan in dagaalku yahay somalia ayaad tahay iyo ma nihin,
    Taasi way dhamaatay waxa la marayaa dano iyo dhaqaala la isku haystaa

  • @MohDegelle
    @MohDegelle หลายเดือนก่อน

    Ogow dowlada JSL weli ma qadin wax ay ku tagerayso ahmiyada dhaqan dhaqale iyo Aqoonsi ay Ethiopia la gashay iyadaa dhulka leh ee hadii ay Ethiopia inala saxeexato aqoonsiga waa OK hadii ay ka baxdana waynu sugi

  • @mudeyhassan9042
    @mudeyhassan9042 หลายเดือนก่อน

    Xisbigii diidey snm iyo somaliland ayaad taageertey. Sidaasan kuu diidey

  • @user-rt8hv6wv7e
    @user-rt8hv6wv7e หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂waar wax daran ayad sheytaa ee maxad heysaa bal noo sheg 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @jamiilaJama-c5c
      @jamiilaJama-c5c หลายเดือนก่อน

      duliyahow ninka nabadgali

  • @HodanAmin-wp7gs
    @HodanAmin-wp7gs หลายเดือนก่อน

    Asc geesi ayaad tahay ee taager cidaad doonto

  • @KevinmahadcaliMirejaamac
    @KevinmahadcaliMirejaamac หลายเดือนก่อน

    Ma adigoo habar away ah ayaad wadani raacdayy yaab

  • @hajii2033
    @hajii2033 หลายเดือนก่อน

    beenale beenta jooji

  • @abdulwahidmohamud9408
    @abdulwahidmohamud9408 หลายเดือนก่อน

    Hala tageero alshabaab si ay khadka uga saaraan faqashta