Huwantii oo Qayladhaan afka Furatay iyo Niyadjabka Cadawga Somaliland✍️

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 15

  • @SahraAdanAbdi-l9c
    @SahraAdanAbdi-l9c หลายเดือนก่อน +3

    Guuuuul guuuuul soomaalilndre ciidanka qaraka 💚 🤍 ❤💚💚💚🤍🤍🤍❤️❤️❤️🥰🥰🥰🥰✌️✌️✌️✌️💪💪💪💪💪

  • @muhumedabdullahi1676
    @muhumedabdullahi1676 หลายเดือนก่อน

    Guul Somaliland
    Ucid Haladoorto insha Allah.

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv หลายเดือนก่อน +1

    Masha allllah guul somaliland guul ciidamada qaranka waligiin guulaysta oo jira oojoog nooolaaada abid aaamiin❤

  • @deikaahmed2401
    @deikaahmed2401 หลายเดือนก่อน

    Nasiibdaro Saaxilba ka liidata

  • @Xaajiwarfaa
    @Xaajiwarfaa หลายเดือนก่อน

    Kkk

  • @KoosHassan-w9s
    @KoosHassan-w9s หลายเดือนก่อน +1

    Meel baas ha u guuraan reer wacad

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 หลายเดือนก่อน

    Mayer. Haalakiina. Naaga. Jooga. Waan. Ka. Raasaanay. Qaaxarakoodii. Iyo. Khaarash. Koodii. Waxii. Laakiin. Laaha. Ceerigaabo. Iyo. Buraco. Iyagaa. Qaatay. Oo. Magaloo. Yiinkii. Kaale. Laaga. Dhiigay. Tuulo. Waa. Abaalkaayo. Macaleesh. Bisiinka.

  • @ismailhagisaeedabdi
    @ismailhagisaeedabdi หลายเดือนก่อน

    Hacabaadee daa

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 หลายเดือนก่อน

    Nin baa hadlay mayee wuu aamusay

  • @NadacabdirxamanSala123
    @NadacabdirxamanSala123 หลายเดือนก่อน

    Somaliya waa fashilantay

  • @engab001
    @engab001 หลายเดือนก่อน

    Qabyaaladi kululaa? Intay Somaliland Ka yacayeen bay Meel wax Ku haynin.

  • @asxaabi
    @asxaabi หลายเดือนก่อน

    Duhur la isla wada jiro hadaan guusha la ii dayn Somaliland waa waaqac wixii kale waa been iyo hawo. Somali runta iskuma sheegto

  • @SaciidSaid33
    @SaciidSaid33 หลายเดือนก่อน

    Anaa idin cintiraafaya

  • @ahmedyusuf5790
    @ahmedyusuf5790 หลายเดือนก่อน

    nacas somaliya kama guurayaan ee adiga ayeey Qorshahaagi xumaa kala dhantaleen oo aay taladaadi Qabiilka ku dhisneed digada ka dhigeen warsangeli iyo dhulbahante haddii aad wax wanaagsan oo walaalnimo iyo wadan wadaag aay ka arki lahaayeen ma aysan aadi laheen puntland ee kolkii aay arkeen in aad dhexdooda aad colaad aad ka shideeysay 30 sanno kursigiina aad isku heysataan dhexdiina haddi aay tashaden oo aay xoog isaga kaa soo sareen loma baahna in aad cabaad iyo calaacal aad kolba aad soo duubti tabarina aay ku badan maxaay kula tahay maanta isaaq oo dhan maay ka adag yihiin dhulbahante haddii aad ka adagtahay miyaad sugi laheed habeeena war heedhe dadku ma ahan sabaroonta aad ka adagtahay kkkkkkkkk

    • @GjFy-c6d
      @GjFy-c6d หลายเดือนก่อน

      Reersheekh isxaaq waa dawlad hartigu kan dhooban hargaysa saw maahaa budland dee ayaagaa qabyalad kuraacay wayna ladhasheen cid isku diraysaa majirto ee ayagaa kaxuntu soo duulay hadii laguu ilduufay maha inaad cirka jeex soodumisay soomaliland waa muqadis wana la woonsanaya nin kastaa isagaa u baahan intii kibirtay iyaadoo baryootamaysa ayay iman markaana walaga fakari in la aqbalo iyo in kale waayo waanu kadaalay soomalida dulmi geeda iyo nacaybkeeda dawladii aanu u dhisnay dulmi ayay kudumiyeen markaa iskasuga xaqiiqda ayaydun u soonoqon goor aan dheerayn