Ibrahim Caydiid Oo Fashiliyey Burburka Shirkii Turkiga ,Natiijada Itoobiya & Waji-Gabaxa Somalia

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 197

  • @ismaelgure3992
    @ismaelgure3992 2 หลายเดือนก่อน +14

    Great job Arabsiyo news ❤❤❤ JSL victory our enemy defeated and failed

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416 2 หลายเดือนก่อน +12

    Maansha Allah Guul JSL
    Guulayso Geesi Qaran Ibraahim Caydiid Gaadh Hayaha JSL

  • @hodanibrahim1059
    @hodanibrahim1059 2 หลายเดือนก่อน +16

    Guul IBRAHIM CAYDIID SUUNTA CADOWGA KAGA ILMEYSIISA BUUFI CADOWGA KU GAARDI CADOWGA GUUDAHA IYO DIIBADABA MANSHALLAH ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

    • @AliMusa-ko6tg
      @AliMusa-ko6tg 2 หลายเดือนก่อน

      asi
      😢😂❤😂😂🎉😮

    • @AliMusa-ko6tg
      @AliMusa-ko6tg 2 หลายเดือนก่อน

      ❤😂😢😅😊l

  • @hashimege3467
    @hashimege3467 2 หลายเดือนก่อน +8

    Mujahid Ibrahim caydiid iyo somaliland guul iyo gobanimo ❤

  • @doolomer8873
    @doolomer8873 2 หลายเดือนก่อน +1

    Alle haku xafido ibraahim Caydiid

  • @keyseyussuf4284
    @keyseyussuf4284 2 หลายเดือนก่อน +10

    ilahay haku baraakeeyo ibrahim caydiid inadeer noolow halka kaga hay diifaca qaranka

  • @MaxamedMuslimMaxamedMuslim
    @MaxamedMuslimMaxamedMuslim 2 หลายเดือนก่อน +6

    Guul s/land iyo ibraahin caydiid ba

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 2 หลายเดือนก่อน +6

    ❤❤❤❤masha aallaah republic of somaliland guuuuuul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @sambadawi8197
    @sambadawi8197 2 หลายเดือนก่อน +3

    Keep going my hero Caydiidow. Once SNM always SNM thank you we are indeed approaching you.

  • @hassanmohamoud-t7p
    @hassanmohamoud-t7p 2 หลายเดือนก่อน +13

    Waa run ibraahim daljire hore ayuu u odorosay xayaakallaah ibraahim il iyo cawriba laow

  • @IkhlassAhmed-th2cy
    @IkhlassAhmed-th2cy 2 หลายเดือนก่อน +1

    GUUL SOMALILAND GULYSTA ❤

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 2 หลายเดือนก่อน +6

    Guul Somaliland guul our president muuse biixi Abdi xildiid roobaley guul shacabka rer Somaliland bari iyo galbaad Arabsiyo news and our hero mujahid Ibrahim caadiid noo loow tarikhda ku qoridoonta waxad wadankaga ugabato Arabsiyo news
    Thank you so much sidaad haban iyo malin news sax noogu soo gudbinasan waayo saxafadii Somaliland waxay ushag Ada cadowga Somaliland aa gudah iyo dibad wali gay ma araga saxafad dhex ka ha wadank ku nool yihin aa wax ku bartaan aa ka cashayan waxan ka codsanay in dawlado talaabo ka qaadan iyo ninka jama shabaal aa Hargesa ka dhax lahey xukumad curdinka aa firdhiya udhisnay ayuu Ahamed karaash baabinay mar aka soo idin macad in xisbiga buura fuulka ha iyo uruka ixtisaam marka waa in dawlado marka hura sifasa cadowga gudah guul Somaliland guul kulmiye guul ciidanka qarank guul ciidankii SBB❤ again thanks arabsiyo news

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 2 หลายเดือนก่อน +5

    well done Ibrahim cayidiid waa runtiisa walahi ❤

  • @MustafeIsmaciil-b9f
    @MustafeIsmaciil-b9f 2 หลายเดือนก่อน +5

    Waad.mahadsantahay.muj.ibraahin caydiid.

  • @ismahanabdi5646
    @ismahanabdi5646 2 หลายเดือนก่อน +6

    Masha allaah gul somaliland ❤❤❤

  • @idrismhussein3691
    @idrismhussein3691 2 หลายเดือนก่อน +9

    Mujahid Ibrahim caydiid ilahay ha ku xafiido amiin amiin amiin guul iyo goobanimo somaliland geesi gaaran muwadin dhab ah oo dhiigisu yahay somaliland er ❤❤❤❤❤❤

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 2 หลายเดือนก่อน +7

    Maansha Allah muj Ibrahim caydiid waa wuxuu somaliland u badalay, Allah hawnaxariistee xaaji C/karin

  • @shadiaelmi-ke1ru
    @shadiaelmi-ke1ru 2 หลายเดือนก่อน +5

    Geesi Geesi qaren 🎉🎉

  • @Hib290
    @Hib290 2 หลายเดือนก่อน +5

    Somaliland guul guul insha Allah❤❤❤

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 2 หลายเดือนก่อน +4

    GUULO BADAN BAA INOO SOO KORDHYE MANSHA ALLAHA🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @husseinomar5942
    @husseinomar5942 2 หลายเดือนก่อน +4

    Long live Somaliland Ethiopian cooperation ❤ you from Kenya 🎉

  • @AbdiMadar-sx5vu
    @AbdiMadar-sx5vu 2 หลายเดือนก่อน +9

    Muqdisho waxay Hargeysi ku leedahay miyaa shalay la soo celin ! GUUL GUUL GUUL Tawxiidle calankeena ma liice ❤

    • @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
      @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan 2 หลายเดือนก่อน +3

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @zainabdirir8818
      @zainabdirir8818 2 หลายเดือนก่อน +1

      ❤🎉🎉🎉🎉☝️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @Madaxey-r2f
      @Madaxey-r2f 2 หลายเดือนก่อน

      Abaarso iyo Kaniisada Barwaaqo qawm u dhexeeya oo bidexda ka wada laafyoonaya iga dheh!!!!!

    • @zainabdirir8818
      @zainabdirir8818 2 หลายเดือนก่อน

      @@AbdiMadar-sx5vu makuwii awooyadood iswasijireen baacid caayikara yaamulafal waxaad tahay cidkale hakusheegin yaamulaflaf 🦍🦍🦍🤑🤑🤑🖤🖤👣👣👣👣🤫🐕‍🦺🐕‍🦺🐕‍🦺🐕‍🦺👣👣🤫🤫

  • @BoqoreHirsi
    @BoqoreHirsi 2 หลายเดือนก่อน +2

    Maasha Allah Mujaahid Gudoomiye Ibrahim Caydiid Xog-waran noolow Guul iyo Gobonimo Qaranka Somaliland marwaliba Insha Allah

  • @mohamedabdisuleman8113
    @mohamedabdisuleman8113 2 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤love ❤❤❤from Amsterdam ❤❤❤❤❤❤❤guuuuuul ❤❤❤❤❤

  • @XamdaCumar-m6h
    @XamdaCumar-m6h 2 หลายเดือนก่อน +6

    Somaliland guul❤

  • @Sayidnoc
    @Sayidnoc 2 หลายเดือนก่อน +3

    ibraahin caydiid illaahay hakubarakeeyo

  • @hassanmohamoud-t7p
    @hassanmohamoud-t7p 2 หลายเดือนก่อน +7

    Afkaaga malab lagu qabay ibrahim daljire horaad u sheegtay caqliga allaah hakuu barakeeyo

  • @museibrahim2796
    @museibrahim2796 2 หลายเดือนก่อน +6

    Guul JSL somaliland insha Allah

  • @Xasmas
    @Xasmas 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ethiopia 🇪🇹 Somaliland 1 Andhi ❤

  • @mouhoumedhassan3197
    @mouhoumedhassan3197 2 หลายเดือนก่อน +7

    Ibrahim noloow

  • @FaysaIbrahim
    @FaysaIbrahim 2 หลายเดือนก่อน +3

    Mansha alah somaliland guul forever ibrahim caydid iyo arabsiyo news wadsalaman tihiin gaadh hayaha dalka ibrahim sunta cadawga disha wadaniga dhabta alowdhawr

  • @xaajimasaleh8837
    @xaajimasaleh8837 2 หลายเดือนก่อน +1

    Somaliland wey ka guuleysateycadow oo dhan waayo calankeena towxiidka ilaahey baa ku qoran❤🎉❤🎉

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 2 หลายเดือนก่อน +3

    IBRAHIM WAA MUU WADAN DAALKS IYO DADKS JEAACLE🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @prosl11
    @prosl11 2 หลายเดือนก่อน +6

    Geesi geesi dhalay ibraahim caydiid sandalaadii ciidagale ee beesha isaaq buu yahay walaahi

  • @Abdiqadir_Omar
    @Abdiqadir_Omar 2 หลายเดือนก่อน +1

    Absolutely run ahaantii hore ayaad uga faalootay waxa maanta taagan ee aynu arkayno. Mahadsanid inbadan muwaadin dhab ah

  • @Abz_146
    @Abz_146 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xasid marnaba Allah ma guulaynayo mansha Allah Somaliland guul Allah halajiro Somaliland Ameen ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdisudhaaye-ng2eh9lp5c
    @cabdisudhaaye-ng2eh9lp5c 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maansha alah libaax libaax dhly ibraahin caydiid ❤

  • @BatutaMedia
    @BatutaMedia 2 หลายเดือนก่อน +10

    Guuul SOMALILAND, hambalyo dhamaan teamka Arabsiyo news. Guulaysta Dalkirayaasha Ibrahim Caydiid iyo Abdishakur Haybe

  • @SaleebaanYaasiin-t5e
    @SaleebaanYaasiin-t5e 2 หลายเดือนก่อน +2

    Waa halgamaa naftiisa iyo waqtigiisaba u huray difaaca dalkiisa

    • @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
      @ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan 2 หลายเดือนก่อน

      Aad iyo aad wlhi ❤❤❤❤ guul somaliland allaah habarakeeyo amiin ❤❤❤

  • @shabcanosman2552
    @shabcanosman2552 2 หลายเดือนก่อน +1

    Marka mou soo dhamado taloo laguu xusayo ibrahiim caydiid haa loo dhiiso waa halyaya qaran alla haaxafido ❤

  • @abdoulkadermohamedhassan-9805
    @abdoulkadermohamedhassan-9805 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mashalah mashalah guuul Somaliland illahow guuuleh Somaliland 💪💪💪💪💪💪

  • @farhiyajama2510
    @farhiyajama2510 2 หลายเดือนก่อน +3

    ❤❤❤❤

  • @mubarikcisman9525
    @mubarikcisman9525 2 หลายเดือนก่อน +2

    Muj..Ibrahim. caydiid forward.

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 2 หลายเดือนก่อน +1

    IBRAAHIN CEYDIID NOOLOW NOOLOW NOOLOW NOOLOW NOOLOW ILAAHEY HAKU KARAAMEEYO ❤❤❤❤❤

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ibrahim Caydiid geesi qaranka Aad ugu qaaliya ILAAHAY Khayr badan ha ku siiyo , Ibrahim ha u werwerin Habar Jeclo Aad bay uga war haysaa dhagaraha Xirsi iyo Ina Xaashi iyo Nimanka Salaadinta sheegta weyna ogyihiin Inay iyagu ka danbeeyaan Sawirkan joogtada ah e Huwantu la daba socoto Gen, Faisal waana laga abaal marinayaa goor ay noqotaba إنشاء الله

  • @abdillahimohamoud7750
    @abdillahimohamoud7750 2 หลายเดือนก่อน +1

    Way wanaagsan tahay in shirkii Turkigu fashilmo shirkaas oo ahaa mid lagu shirqoolayay Somaliland hadaba imika waa in Ethiopia iyo Somaliland heshiiskii si dhakhso ah u hirgaliyaan oo Ethiopia ku dhawaaqdo ictiraafka Somaliland sidaas ayay ku quusanayaan cadawga Somaliland ❤ Guul Somaliland❤

  • @AmiinYoonis-rx9lh
    @AmiinYoonis-rx9lh 2 หลายเดือนก่อน +2

    Aad iyo aad

  • @sweetcomofficial9817
    @sweetcomofficial9817 2 หลายเดือนก่อน +1

    Alle habarakeeyo ibraahin caydiid wn uguducaynaynaa sida uu isku xilqaamay

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waajibaad Dastuuri ah ayaa saaran Ibraahim Caydiid iyo qof kasta oo muwaadin Somaliland ah.

  • @sahramohamed3380
    @sahramohamed3380 2 หลายเดือนก่อน +3

    Ilahayow naga qabo kuwan lanagu darsaday

    • @Abz_146
      @Abz_146 2 หลายเดือนก่อน

      Allahuma Ameen

  • @IdrisOsmam-u1w
    @IdrisOsmam-u1w 2 หลายเดือนก่อน +3

    Sheekha meydh yaalow sheekh isaqaaqow awoow sharka IYO beenta Duties gaadhan IYO Kulmiye Naga Hayeye

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 2 หลายเดือนก่อน +1

      ilaahay uun baa shar haynkar waatii laga baxay sheekadii islaamaha sitaadka tunta Allahaw Shar naga hay Somailand oo dhan

    • @IdrisOsmam-u1w
      @IdrisOsmam-u1w 2 หลายเดือนก่อน

      @@TogdheerBurco-x3p sheekh meydh yaalow sheekh isaqaaqow awoow sharka kulmiye IYO Kuwa bernaale yaasha kulmiye ah Naga Hayeyee?

    • @ahmedyousuf1008
      @ahmedyousuf1008 2 หลายเดือนก่อน +1

      Sheekh isxaaq ilaahay ha unaxariiste sharka iyo jhayrkaba rabi ayaa haye odayga sh.isaxaaq kaliya waa in loofuceeya awooda dhibka iyo dheefta ilaaha waaxidka kaliya ayaa awooda iska leh lkn somaliland guul somaliland guul

  • @anissahassan9932
    @anissahassan9932 2 หลายเดือนก่อน

    Guul iyo goganimo Arabsiyo news you are the best TH-camr mashallah felisitation 💚❤️🤍🇧🇴🇧🇴💘🌸well done

  • @asiyahmed-cs3ft
    @asiyahmed-cs3ft 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allahayow dadkayaga iyo dalkayaga barakee oo barwaqee, xasid ka naga sii jeedi ,somaliland guul iyo gobonimo

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ibrahim geesi qaran

  • @osmanmageer6957
    @osmanmageer6957 2 หลายเดือนก่อน +2

    Somaliland guul guul guul guul guul illaahay idamkiis

  • @cabdixuseen1839
    @cabdixuseen1839 2 หลายเดือนก่อน +2

    Guuul somaliland

  • @MM-hz3eb
    @MM-hz3eb 2 หลายเดือนก่อน

    Mash Allah Ibrahim well done 👏🏽

  • @CabdiiJaamac
    @CabdiiJaamac 2 หลายเดือนก่อน +3

    Ibraahin caydiid geesi geesi dhay

  • @Internet_n_Things
    @Internet_n_Things 2 หลายเดือนก่อน +4

    Xirsi khayiin and his reer miyi politics would be over soon in sha Allah… May Allah humiliate him whatever he goes amiin.

  • @omarabdullah8958
    @omarabdullah8958 2 หลายเดือนก่อน +3

    Masar haday wax difaacayso biyaha ethiopia ay xooga ku hakisay ayay wax ka qaban lahayd iyo walalohoda reer falastin ayay wax u qaban.lahayd allah mahad leh

  • @hashimmohamed4698
    @hashimmohamed4698 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ibraahim waxa uu sheegay bil ka hore waxa uu sheegay waa xaqiiq warkiis .

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 2 หลายเดือนก่อน +1

    Somaliland guul insha Allaah allaahu akbar ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @AbdiMohamud-wu9kp
    @AbdiMohamud-wu9kp 2 หลายเดือนก่อน +2

    Geesi

  • @abdiwahabDahir
    @abdiwahabDahir 2 หลายเดือนก่อน +2

    Aad aad ayaad u mahadsantihiin arabsiyo news sida hagar laaanta ee qarankiina ugu halgameysaan ee warar sugan ugu soo gudbinaysaan

  • @mustafahassan2555
    @mustafahassan2555 2 หลายเดือนก่อน +3

    ILAA IYO 2012 KII AYAA TURKIGU SOMALILAND IYO IYAGA DHEXDHEXAADINAYEY!!!!!!.WAX WALBA OO LAGU HESHIIYEY IYAGAA KA BAXAY!!!!!.SOMALIYA WAA BILAA QOWL, BEENAALAYAAL AH, MUNAAFAQIIN AH!!!!!!.

  • @seed3966
    @seed3966 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asc maa shaa allaah hadaladasi ha burbrureyn aad baan ugu faraxsanahay mardanbe yaan lala hadlin itoopiya ninkii doonaa hanacleeye ✅✅✅ magac beena hala iskadaayo gobolada somaliyed qabiil magacoida ma sheegan karo 🥾🏃‍➡️🥾🏃‍➡️🥾🏃‍➡️🥾🏃‍➡️🥾

  • @FatimaABDOURAHMAN
    @FatimaABDOURAHMAN 2 หลายเดือนก่อน +2

    Somaliland guul guul inshallah 💚🤍❤

  • @YahyeIbrahim-hl8he
    @YahyeIbrahim-hl8he 2 หลายเดือนก่อน +1

    Okay thanks wasiida kasi wa raxmax weye

  • @omarabdullah8958
    @omarabdullah8958 2 หลายเดือนก่อน +3

    Acw brothers waynu gulaysanay maanta allah mahad leh guul iyo gobanimo somaliland arabsiyo news iyo g/suti gashaan waad ku amaanantihin shaqadaad qaranka u haysaan hakaana ka sii wada😂brothers

  • @mohamedabdillahi7123
    @mohamedabdillahi7123 2 หลายเดือนก่อน +1

    Toutes nos condoléances au failed state of somalia et. Au kaadweynes somaliland for ever

  • @ismaaciilmuuse6263
    @ismaaciilmuuse6263 2 หลายเดือนก่อน +4

    Xisbiga waddani waa la ogyahay inuu yahay cadawga Somaliland maantana wuxu olole ka dhigtay inuu sawir kasoo qaado gen Faysal C Bootaan oo huwanta u xidhan uu baraha bulshada wareejiyo taasina waxay markhaati u tahay inay huwanta wada shaqeeyaan.

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 2 หลายเดือนก่อน +2

    HAADI ITOBIYA CAAADOW TAAHEYE MAXU HAWIYE BADHODA ULLA HOOS CARARYAN😮😮😮

  • @hamiidahherzi8019
    @hamiidahherzi8019 2 หลายเดือนก่อน

    Ibrahim caydid noolow ader illahay hibo iyo karamo ha ku siyo tariikhda ku xusi insh,allahu

  • @hassannur8022
    @hassannur8022 2 หลายเดือนก่อน +2

    Dalka Somaliland teelo looma dhigan Jamhuuriyadda barakaysan iyo calanka Tawxiidka Allow dhawr. Ilaahay ayaa qaban doona kuwa khiyaamaynaya Qaranka Somaliland.

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 2 หลายเดือนก่อน +1

    Somalia is al Shabaab

  • @isaacjibril8740
    @isaacjibril8740 2 หลายเดือนก่อน

    Guul iyo gobanimo Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hodanmohamed1516
    @hodanmohamed1516 2 หลายเดือนก่อน

    We mi you ibraahim caydiid xagee ka dhacday sxp

  • @Eazy-q8l
    @Eazy-q8l 2 หลายเดือนก่อน

    Ibrahim cadiid wa mujahid waxanan dawadi isagu ubxaly ka warisanyu mujahid abdraxman Birmingham nulaada kulygiin❤❤❤❤❤

  • @fadumogedi7423
    @fadumogedi7423 2 หลายเดือนก่อน

    Mashallaah guul Somaliland
    InshaAllaah

  • @Sharmarke-h1z
    @Sharmarke-h1z 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hore usoco high diplomat , walahi waa ayaan daro umaada istirijiyado badan iyo iclaam umadedd ayaa maqan radio hargeisa awaay warfaafintii meeday anaga wax aragnay waar dadkan maxa ka qadan

  • @DhooboJamac
    @DhooboJamac 2 หลายเดือนก่อน

    Manshaa Allaah somaliland. guuuul. guuuul❤❤❤❤❤❤

  • @abdoulkadermohamedhassan-9805
    @abdoulkadermohamedhassan-9805 2 หลายเดือนก่อน

    Qaallo madowga hawiiye iyo quufarta daarod ilahay baa jaabiiyeye 👇👇👇👇👇👇👇👇👇

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allllah noooolaada❤

  • @FlowerGirl-rg7zc
    @FlowerGirl-rg7zc 2 หลายเดือนก่อน

    Msnsha Allah ibrahim caydiid cadowga somaliland noqo insha Allah suntii cadowga lagu buufinayeey tariiqdaa ku xusi doonta guul iyo farxad ayaan kuu rajeynayaa 💚🤍❤️👍👍👍🙏🙏🙏

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 2 หลายเดือนก่อน +1

    ILLAHOW AADIGA CAADLE CADOWGYGA JEB OO DANBS DAABYLE QAADYE KAA DHIIG 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 2 หลายเดือนก่อน +3

    qof waaliba dalkisa inu difaaco ayuu xaquguleeyahay maxancunalomabahna

  • @IdrisOsmam-u1w
    @IdrisOsmam-u1w 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekha meydh yaalow sheekh isaqaaqow awoow sharka bernaale yaasha reer Kulmiye Naga Hayeye?

  • @abirashiidaadan3496
    @abirashiidaadan3496 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ibraahin caydiid rid hubka culus

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 2 หลายเดือนก่อน +1

    MANSHA ALLAHA ILLAHEYE BAA NABADA GEELYDA INAA SIIYE IN MADAAXWEYNE MUUSE SHACBKIS BUURCO BADHTANKA UUGALYE SHACABKU KUU FARAXSNYAN HASSAN SHEAKH DEEBAD MAA ISTAGE KAARE 😅😅😅😅😅😅

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allllah guuul somaliland ha noooolaato❤

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 2 หลายเดือนก่อน

    Good bless republic of somaliland is time to recozning 2024

  • @faizaali2889
    @faizaali2889 2 หลายเดือนก่อน

    Somaliland way guuleeystay

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 2 หลายเดือนก่อน +1

    WAA TUUGE MEELKALE KAA QAATA BILE WANA JAHIILN DOOQMO AHAA

  • @Internet_n_Things
    @Internet_n_Things 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ibrahim Caydid waa qurbo joog. kaliya qofka u soo haajiray wadan kale ayaa fahma muhiimada qaliga ee dalku hooyo. inteena kale ee qurbo joog ayuu matalo!

    • @mourzalyoussouf738
      @mourzalyoussouf738 2 หลายเดือนก่อน

      Mar-mar baan idhaaahdaa dadka oo dhan ree Somaliland oo dhan yaa debedda geeya oo dib ugu soo celiyo haddana wadanka,ha bartaan qiimaha uu leeyahay wadanku.

  • @MohamedOsman-z2p
    @MohamedOsman-z2p 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ibrahim caydidow xagee ku dambeysay hawadii

  • @LaylaMaxamud-y6m
    @LaylaMaxamud-y6m 2 หลายเดือนก่อน

    Guul jamhuriyada somaliland

  • @AsmaAadan-y4l
    @AsmaAadan-y4l 2 หลายเดือนก่อน

    WRiye ila aragtiybaa tahy ale haku xafido

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 2 หลายเดือนก่อน +1

    MASAR UN AAYE KAA CODSTYE INAA ASKARTODU ILLAALYSO😅😅😅

  • @mustafahassan2555
    @mustafahassan2555 2 หลายเดือนก่อน +1

    WALEE SAXAAFAD KU SHEEGA SIDII DHILOOYINKA LOO KIREYSTO WAANASN ILAAWIN!!!!!.

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ethopia waa in ay saxeexdaa heshiiska Hadalkuba ha haree
    Maxaa lala qabanayaa waqtiga dheeraaday ayaa laga faaiidaysanayaa 😮