Malinta kowad ciida iyo sidaan u ciidna ani iyo familkena👨‍👩‍👧‍👦🎉🎊❤️

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 214

  • @saedahmed8004
    @saedahmed8004 ปีที่แล้ว +7

    I used to have a bad idea that the Turks are people who don't like to mix with other nations, but this family broke my bad idea and I greeted the whole family and I have a good day, may God bless people like you, you are people worthy of emulation

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943 ปีที่แล้ว +15

    Dad isku faraxsan markaan arko waan ku farxaa ma aqaan ❤❤❤allaha u siyaadiyo farxada ❤❤❤family ❤❤❤

  • @ruqiiyacawiil9116
    @ruqiiyacawiil9116 ปีที่แล้ว +40

    Bariiga gabadha yar kaliya haysatay waxaan kugu soo duceeyay inuu wiil ku siiyo ee anigana igu soo ducee in allaah xasjigaygo iga foog ii keeno kadib awlaad allaah i nasiiyo barako badan

    • @anwar2848
      @anwar2848 ปีที่แล้ว

      Allah hku sahlo waxad ku hamineyso wll

    • @blueblue5427
      @blueblue5427 ปีที่แล้ว

      Ilahi awlad salix ah hakusiyo kunaa keeno sowjakada

    • @fadumoali8301
      @fadumoali8301 ปีที่แล้ว

      Allaha kuukeeno xajiigaaga

    • @fadumoali8301
      @fadumoali8301 ปีที่แล้ว

      Masha Allah

    • @bintialichannel3770
      @bintialichannel3770 ปีที่แล้ว

      allaha isku kin so dhaweyo iyo ubad qer qabo amiin

  • @ummyusufsadiiq7828
    @ummyusufsadiiq7828 ปีที่แล้ว +9

    My favourite family on TH-cam may Allah swt bless you all.

  • @hulyakral5664
    @hulyakral5664 ปีที่แล้ว +6

    Çok güzel bir video olmuş canım maşallah size❤😊

  • @muudahir7081
    @muudahir7081 ปีที่แล้ว +11

    Dumashi tima gaduud waa qof qalbi wanagsn❤ Eid Mubarak

  • @sahraabdi143
    @sahraabdi143 ปีที่แล้ว +5

    Mansha Allah, your in laws are very good.
    adiguna I like the way you respect them
    God bless you

  • @marya7904
    @marya7904 ปีที่แล้ว +10

    Hani abayo sida baklava loo sameeyo noo soo gali❤

  • @ahlanwasahlan.211
    @ahlanwasahlan.211 ปีที่แล้ว +2

    Ciid Mubaarak Familkayga Nagu Salaam reer Dumaashi qaasatan Tima Gaduud waa qof Qalbi fiican.

  • @aishaluul114
    @aishaluul114 ปีที่แล้ว +5

    sizin ve güzel ailenizin bayramı mübarek olsun ❤🎉aby qali

  • @DrrFatma-t2e
    @DrrFatma-t2e ปีที่แล้ว +2

    Ala yaailajecel edo timo guduude😂😅😍✌

  • @hijrayusuf9997
    @hijrayusuf9997 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah my favorite family abaayo ilaahay ha ku xafido familygaga I like how you’re hasbanhe respect his mother the guy talking to his uncle look like his uncle.

  • @bellasharif9501
    @bellasharif9501 ปีที่แล้ว

    Haniyeey allaha kula jiro xbbti cidaan wax yar oo si si eh ma ogola caay nab allaheey waa alle adigana 9 naag oo gaariya oo fiyow awoodooda allaha ku siiyo
    Anigana areeba nimada allaha iga saaro aamiin ta igu soo kaalmeeya wallahi wax igu dhacay ma aqaan nadaafadaa culeys zaa,idaa iga saaran 😢😢

  • @daarulkheeyr2798
    @daarulkheeyr2798 ปีที่แล้ว +2

    Illaahayow inta kheeyrka jecel oo kheeyrka dartiis Igu soraacdo muraadkeeda oo kheeyr ah usahal amiin yarabi 🤲🤲🤍💜💟💟💟

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 ปีที่แล้ว +4

    Asc abaayo caburnaanta uunsiga iyo caraf carafta badan aa u keenay ee ka jooji caruurta just saying waa iga waano. ❤❤❤❤

  • @HodmanObsiiye-yt9oh
    @HodmanObsiiye-yt9oh ปีที่แล้ว +2

    Gabadha Xijaab hadiyad ugadhig oo uxidh jeclaysii ❤

  • @kalidog5835
    @kalidog5835 ปีที่แล้ว +5

    Mashaa allaah beautiful 😍 family so kind people ❤️ masha allaah

  • @salma3ahmed890
    @salma3ahmed890 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah. TabaraAllah ❤

  • @raxmafeysal2544
    @raxmafeysal2544 ปีที่แล้ว +3

    M.a wiilka dharkiisa waan ka helay m.a

  • @Umayma12
    @Umayma12 ปีที่แล้ว +1

    Love u dumashi tima gaduud iyo dhaman fimilka hani baako ciid mubaarak❤

  • @fatydalua3430
    @fatydalua3430 ปีที่แล้ว +1

    Eid Mubarak dhamantenba hani wlo hülya hanım Ilahay haku so hanuniye xijabka kula tali si quruxbadan oo ay ku jeclato ugu sharax ama u hadyadee tusale ahan maro salad khimarr quruxbadan ama dirac iyo shalmad )somali u hadyadee marka kowad wa dhaqankaygii kaga bilow Nabigu (calyhi salti wasalam wuu idhi isu hadyadeya aad is jeclatane Ilahay dhamantiin haydin barakeyo ❤

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 ปีที่แล้ว

    Masha Allah waa xidid fiican RABBI ha isukin dhowro. 🇹🇷❤️🇸🇴☪️💯💓

  • @hiboabibmuhumed
    @hiboabibmuhumed ปีที่แล้ว +3

    Ciid mubarig wlshay adiga iyo family kagaba
    Baby ga Yare sanku haduu xidhanyahay waa dhibi wuxu kanefsan afka afkan inaay kanefsadan ma ficina wayo hawada dibada maqadi karan ciyalku e waxan talo kusina duufu ka sanka kasoo nuug tubadii dufika sogado wuu xafimada walhi anaa kuhuba xabibti anigaba waxan haseta Baby Yare 4 months ah sida ayan sameya

  • @raxmafeysal2544
    @raxmafeysal2544 ปีที่แล้ว +1

    Shime xmr imane hani sharafey insha allh ina noo imda rajeyna

  • @aniita948
    @aniita948 ปีที่แล้ว +1

    masha allah

  • @khadrauk
    @khadrauk ปีที่แล้ว +3

    Manshallaha Tabarkalah beautiful family. Timo gududeya waan salamayna.❤

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 ปีที่แล้ว

    Wcs ciid muprik alx apyo hni io fmilkeda frxd ku ciida cidn dadki dhmaa hergeb ay ka sheganoyn kn hergeb mla dhihi kro wllhi illhow cfi intii xnunsn oo muslim ahba cideda kle illhy nbad io cfimad hnagu garsiyo 🎉❤🤲🏻

  • @hiboahmed9325
    @hiboahmed9325 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah tabarakallah!! What a beautiful family.❤️💕🥰 And you have a beautiful aunt mashallah 💗💗💕💘

  • @blueblue5427
    @blueblue5427 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Hooyo rocking the beautiful red hair 🥰

  • @foxeyplayz7524
    @foxeyplayz7524 ปีที่แล้ว +1

    Aaaaaaaamiiiiin yaarabbi ducadaada dumaashi ciid wanaagsan dhamaantiin 🎉🎉❤

  • @yusra2501
    @yusra2501 ปีที่แล้ว

    Basal agdhig markuu seexdo intaad kala jarto waxyar sanka ugu dhawee shan daqiiqo arag sidu ugu furmo sanka

  • @cibaadoaweys3668
    @cibaadoaweys3668 ปีที่แล้ว +1

    Maasha laah tabaaraka laah

  • @lulaliadam83
    @lulaliadam83 ปีที่แล้ว +3

    Dumaashidaa xijaabka allaha ku hanuuniyo

  • @fadumoali8301
    @fadumoali8301 ปีที่แล้ว +1

    Amiin ducada

  • @fahemaomer6008
    @fahemaomer6008 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah eid mubarak

  • @saidoaden9535
    @saidoaden9535 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaah waa family really ah Allaah ha idin xifthiyo

  • @Khiyaar659
    @Khiyaar659 ปีที่แล้ว

    Hani wlo turkida waa dadwanaagsan arma armaan kusooyaacnaa somalidu dumashiyaha iyo sodohda waynacebyihiin lakiin cidan waaba icajebiyeen❤❤❤❤ kaftan waaye xbb waaku jeclahay❤❤❤

  • @ommazhar2829
    @ommazhar2829 ปีที่แล้ว +4

    kırmızı saç hanım çok güzelsin

    • @hulyakral5664
      @hulyakral5664 ปีที่แล้ว

      Çok teşekkür ederim, sevgiler❤😊

  • @asliabshir3770
    @asliabshir3770 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah tabarakallah ciid mabarag kuligin

  • @nurkigurikastaoosomaliyed5495
    @nurkigurikastaoosomaliyed5495 ปีที่แล้ว +1

    😢😢😢😢abayo ilaah qeer haku siiyee music ga naga daa pleas 😢😢😢

  • @salmamohamuud8871
    @salmamohamuud8871 ปีที่แล้ว +3

    Eid mubarak

  • @coolcleo-quit
    @coolcleo-quit ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ilaahey ha daayo familkada iyo Reerka ninkada.

  • @khadijaahmed319
    @khadijaahmed319 4 หลายเดือนก่อน

    Mashallah, barakallahu fiik❤

  • @Khiyaar659
    @Khiyaar659 ปีที่แล้ว +1

    Dumashi timo guduud❤ waa ku haystaa walahay

  • @rodajamayusuf6282
    @rodajamayusuf6282 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah Eiid mubark

  • @XaawoShekh
    @XaawoShekh ปีที่แล้ว +1

    Manshalah

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 ปีที่แล้ว +1

    ماشاء الله تبارك الله 😊😊

  • @nimcoosman919
    @nimcoosman919 ปีที่แล้ว +4

    Peles hani nala soo wadaag dhawanka tukrikada iyo waxyaalaha aynu ku kala duwanhay
    Intu igu raacsan like 👍 saara

  • @ramloaden6519
    @ramloaden6519 ปีที่แล้ว

    Msh allah dumashi fucan wayev❤❤❤❤❤❤

  • @wanaagsaninmacalin-pb8zj
    @wanaagsaninmacalin-pb8zj ปีที่แล้ว +1

    Ciidul cafiya adiga familie gagabo

  • @maryamoomar7461
    @maryamoomar7461 ปีที่แล้ว +2

    M.a❤❤🎉

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah Eid Mubarak beatiful family

  • @umzakariya3553
    @umzakariya3553 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah ciid mubaarak

  • @deqawarsame-nd9yd
    @deqawarsame-nd9yd ปีที่แล้ว +1

    Eid Mubarak abayo Mashallah beautiful family rer dumashiyasha muqdisho keen waku casumeyna

  • @ummyusufsadiiq7828
    @ummyusufsadiiq7828 ปีที่แล้ว

    Amiin brother. Insha Allah

  • @Mulki-mc5rh
    @Mulki-mc5rh ปีที่แล้ว +1

    Ciid mubarak Ilahay ha idin barakeeyo masha Allah caa ilo gurux badan baad tihiin hargabka Ilahay ha idinka caafiyo❤ 🎉🎉🎉Eid mubaarak

  • @shamsoade5331
    @shamsoade5331 ปีที่แล้ว

    My allah give u a shifa dumashi

  • @zamzamshire4832
    @zamzamshire4832 ปีที่แล้ว +1

    Mansh Allah Mansh Allah

  • @bintuibrahim194
    @bintuibrahim194 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah hani dagan iyo ciyaalkayga❤❤❤❤❤

  • @naciimamaxamuud740
    @naciimamaxamuud740 ปีที่แล้ว +1

    Walalashay iyo caruurta ciid Mubarak

  • @nurahagi9248
    @nurahagi9248 ปีที่แล้ว +1

    Ma shaa Allah, Allah ha ha idin barakeeyo aamiin.

  • @Story.dramas
    @Story.dramas ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah❤❤❤❤❤

  • @sahramah2667
    @sahramah2667 ปีที่แล้ว

    Ciid mubarik Hana iyo reerkeda quruxda bada waan kugu xidhaney wllomashalah ayaantan adoo iga raaliya miyuu bukaa odeygaagii mise waa tacabka soonka adoon dhibsaneyeyn

  • @saousandidar3234
    @saousandidar3234 ปีที่แล้ว +1

    Eid Mubarak hanny and her familly kulu caam wa antum bi kheer

  • @najmasaid9321
    @najmasaid9321 ปีที่แล้ว

    Mashalaah haniyey ninki ku helay naag helay raaliya tahay lakin wiil somaliyed ku ficned😂intaas wa kaftan balse famil wanagsan heshay o ixtiraam badan xidid ka somalida badankod xishmad ma yaqaanin

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah somturk family beautiful 🎉🎉🎉 Eid Mubarak farxad kuciida insha Allah

  • @fatimaesse1303
    @fatimaesse1303 ปีที่แล้ว

    Muhaahidna allaha kuu caafiyo, wiilkeena aan habaryarta unahey❤❤❤❤

  • @hamdiali2910
    @hamdiali2910 ปีที่แล้ว +1

    Asc Maansha allaah Eid Mubarak كل عام وانتم بخير ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zamzamshire4832
    @zamzamshire4832 ปีที่แล้ว +1

    Ilahay ha idiin xifdiyo abayo mcnto

  • @ashaweheliye1319
    @ashaweheliye1319 ปีที่แล้ว +1

    Happy ciid mubaarak Somturk Family

  • @blueblue5427
    @blueblue5427 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah what a beautiful family.

  • @ruqiyoxasan8119
    @ruqiyoxasan8119 ปีที่แล้ว +4

    Eid mubaarka somturki family❤

  • @hamdaamiira7085
    @hamdaamiira7085 ปีที่แล้ว +1

    🥰🥰

  • @sunshineseaandvitamind8620
    @sunshineseaandvitamind8620 ปีที่แล้ว

    Gabadhaada timaheeda sidan ha u dabin walaal bidaar yey yeelanee.

  • @amalmohamed2047
    @amalmohamed2047 ปีที่แล้ว +1

    Maansha alaa cid wanagsan

  • @user-cy3qy8qb4o
    @user-cy3qy8qb4o ปีที่แล้ว

    Plz say HI to your wonderful sister in law she's so humble 🥰

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 ปีที่แล้ว +1

    Manshalah ❤ciid wanagsan beautiful family ❤

  • @hannnahdek
    @hannnahdek ปีที่แล้ว +1

    Masha ALLAH beautiful family. Aid moubarek all oh your family and friends. Thanks soo much for sharing your vidéo

  • @simanhussein6410
    @simanhussein6410 ปีที่แล้ว +1

    Vedio gan saan u sugayy lee meqa jeer imady You tube ka🌸♥️

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 ปีที่แล้ว +1

    Asc Ciidmubarag mashllah Allaha kuxfdo

  • @Gory-ali
    @Gory-ali ปีที่แล้ว

    Maasha. Allaah. Caafimaad. Iyo. Farxad. Iyo. Sacaada. Kuciida abaayo

  • @nuroducale7302
    @nuroducale7302 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah
    Eid mubarak.

  • @xaawoyacquub8860
    @xaawoyacquub8860 ปีที่แล้ว +1

    Amiin Amiin Amiin Amiin yaarabi 🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤

  • @zapirinupthi25
    @zapirinupthi25 ปีที่แล้ว +2

    M.a my family ❤

  • @samuu7275
    @samuu7275 ปีที่แล้ว +2

    Dumashidaa timo gaduud magaceed 😅 Masha allah eid mubarak ❤

  • @ifrahyassin8991
    @ifrahyassin8991 ปีที่แล้ว +1

    Maanshaa allah ciid mubarak qali ❤

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he ปีที่แล้ว +2

    Eid Mubaarak adigana abaayo.

  • @alia-xr5dr
    @alia-xr5dr ปีที่แล้ว

    Masha allah 🥰🥰🥰🥰

  • @xamdixamda5214
    @xamdixamda5214 ปีที่แล้ว +2

    Eid Mubarak family quruxda badan Masha allah

  • @ramlasuleiman5143
    @ramlasuleiman5143 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ciid mubaarik family quruxbadan ❤

  • @batulamohamed1631
    @batulamohamed1631 ปีที่แล้ว

    Maashaa alaah uqti xilwa gamiila kulucaam wa antum biqeer

  • @nurahagi9248
    @nurahagi9248 ปีที่แล้ว +1

    I love your beautiful family ❤.

  • @24sportsgames
    @24sportsgames ปีที่แล้ว

    😅😂😂😅 wallhi turki caadiya dhashay masha allah Wilka abtiga u nahay so barbaar

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali ปีที่แล้ว +2

    Eid Mubaarak Dhamaantiin

  • @magafeabtigiis1852
    @magafeabtigiis1852 ปีที่แล้ว +1

    Ciid mubarag ❤❤❤❤❤

  • @aliyamustafa8466
    @aliyamustafa8466 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Eid Mubarak Adiga iyo family ❤❤❤❤❤

  • @ayaanahmed7946
    @ayaanahmed7946 ปีที่แล้ว +1

    Eid mubarak masha allah❤❤❤❤🤲🤲

  • @salma3ahmed890
    @salma3ahmed890 ปีที่แล้ว +1

    Allah ini caafiyo.

  • @rahmafarah6892
    @rahmafarah6892 ปีที่แล้ว

    Alaha idin caafiyo adiga iyo familkaga waxa idin leyahay ciid mubaarak

  • @IFTINDAGAN
    @IFTINDAGAN ปีที่แล้ว +1

    ❤masha allah