Fartaag isagaa isku marqaati furaya, Afka uu shalay ku hadlay iyo maanta waxa uu ku hadlayo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 33

  • @FartunDirie-h4c
    @FartunDirie-h4c วันที่ผ่านมา +6

    Horgal Fartaag 😂😂😂 faraha lagaa jar 😂😂 before and after 😂😂

  • @mrjamac
    @mrjamac วันที่ผ่านมา +4

    HORGALADA ERYA WAA CADOW DONAYA IN DAD WALAALA DOONAYA INAY ISLAAYAAN HORGAL ISKA QABSTA INSAHA LAAH

  • @CabdicasiisDhagajuun
    @CabdicasiisDhagajuun วันที่ผ่านมา +6

    Good job

  • @SaadaDaoud-zg6iv
    @SaadaDaoud-zg6iv วันที่ผ่านมา

    Goobaygi hassan cheikh mayd dhukade nosaar wll❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sowdobiryar5463
    @sowdobiryar5463 วันที่ผ่านมา +1

    before after Ceeb badan Far tag farts haa lag jaro inshaaaalh MMT shaqdin qabsada inshaaalh

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q วันที่ผ่านมา +1

    Horgal faratag iyo xassan duufle gurgurte wa gruopka ceebtoda weeye hadalo iska hor imanaya😮😮😮

  • @Maxamed-p9e
    @Maxamed-p9e วันที่ผ่านมา +1

    Cudur ayaa kudhacay qolodi xasan sheekh

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 2 วันที่ผ่านมา +3

    Waa Cudur ay ka siman yihiin kooxda uu Hoggaamiyo Xasan Sheikh, waxa keenaya waa Munaafaqadda waayo waxaay u arkaan iney Munaafaqaddu tahay Siyaasadl!
    Waxaa kale qayb ka ah Aqoon darro weyn oo baahsan.

  • @aminaahmed9115
    @aminaahmed9115 วันที่ผ่านมา +1

    mooryaanta ilaahay haka qabto dadka iyo dalkaba 😂😂😂😂😂

  • @abdulaahimaxamuud7956
    @abdulaahimaxamuud7956 วันที่ผ่านมา +2

    Kuli waa munaafaq xasan faqi fartaag xamsa iyo alcadaala

  • @husseinalio2437
    @husseinalio2437 วันที่ผ่านมา +2

    Wel done Mr balwan

  • @maxamedclle2573
    @maxamedclle2573 2 วันที่ผ่านมา +2

    Siyasada nasab niman ayay ledahay(fartaag wa bon siyasaded)

  • @afiawayzgarbo25
    @afiawayzgarbo25 วันที่ผ่านมา

    Balwan caadi matihid
    Sxb hhhh
    Fartag heshay waad haysaa😂😂😂

  • @abukar1636
    @abukar1636 วันที่ผ่านมา +1

    Calooshiis u shaqayste Fartaag Horgal Jubbalan ka soo jeeda gaar ahaan Gobalka Gedo dadka reeks aad ka soo jeedo wey ku yaqanan

  • @Dulmidiid-b7x
    @Dulmidiid-b7x วันที่ผ่านมา +1

    Farataag xassn xumow ayaa weysada ka jebiyey farataagow dadkaada dhinac karaac bahasha meel xun ayey u jeedaayee

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle วันที่ผ่านมา +1

    naga dhaaf duligaan daba dhilifkah mariixaan dila duligaan

  • @moallim1000
    @moallim1000 วันที่ผ่านมา

    Dhawr Cudur ayay wada qabaan Kooxda Dammu-Jadiid. Waxay wada qabaan oo kana siman yihiin kulligood waa Damiir-laaweyaal, Maxishoodayaal, Beenayaal, Dallaaliin, Khaa'inu Waddan iyo Daba-dhilifnimo. Waa Jaajuusiin Shisheeye. Waana Laba-Wajiilayaal. 😢😢😢

  • @husseinismail2420
    @husseinismail2420 วันที่ผ่านมา +1

    ❤kkkkkk khosolka aduunka wlh balwaan kkkkkk

  • @lulanor9383
    @lulanor9383 วันที่ผ่านมา

    Ha ogaadeen wasirnimada alle ayaa siiyey xasan maaha hadii uu ka qaadona alle baa intaa ka dhigay calafkoodavhafay xasan la diri raam iyo hafay taageeran calafka alle uga qoray bay ku xiran tahay in madaxda kale intaa dhamaan oo yiraahdan madaxwayne sidaan sax maaha bay qalad ucsaxan oo kusoco yiraahdab
    Masha in ay calaf tahayna kuwii la jiray buu ka qaadaa waa calaf alle intaa ha fahmeen kuwa la amusan jagadaboo dj ahayn madaxwayne waad qaldan tahay sidaas na haduu heli lahaa madax saxaysa sidaas uma galeen ceebta hada aduinkii inta ka yaabey ka amuseen oo noqdeen af kina jeugdarts gabey
    Somalia allaha badbaadsho

  • @ragehussein124
    @ragehussein124 วันที่ผ่านมา +1

    Qof caade qaate ah oo beenlow ah oo khaa,in ah oo aan damiir lahayn waa fartaag xasan gurguurte kuwa ku xeeran waa wada fartaag waa maxan cunaa iyo maxan boobaa xasan gurguurte iyo kuwa ag fadhiya waa wada fartaag okay maxaa laga sugayaa waa 0

  • @issakmahad2676
    @issakmahad2676 วันที่ผ่านมา

    kkkkkkkk, balwanow
    ilaahey ha ku barakeyo
    Fartaag si fool xun ayad
    u ceebeysey kkkkkkk.
    aad baad u mahadsan
    tahay. Thank you.

  • @HanadMohammed-f1h
    @HanadMohammed-f1h วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂 Walahi Dowkadan Ceeb U Ma dhimato

  • @yusufahmed6493
    @yusufahmed6493 วันที่ผ่านมา

    Dadkan yaa noo ururiyey.madaxweyne liitaa wuxu samaystaa kuwo ka sii liita.

  • @CabdicasiisDhagajuun
    @CabdicasiisDhagajuun วันที่ผ่านมา +1

    Guul Jubba land

  • @abdigafaryusuf8417
    @abdigafaryusuf8417 วันที่ผ่านมา

    Sababtu waxaa weeye waa xanuun xanuunkana waa la isku daartaa ama waa la isqaadsiiyaa

  • @Saxan
    @Saxan วันที่ผ่านมา

    Dawlada soomaaliya waa dawlad beenlooshin ah

  • @ishmaelmohamed1115
    @ishmaelmohamed1115 วันที่ผ่านมา

    Mamada runta uso shegtay

  • @zeinabs678
    @zeinabs678 วันที่ผ่านมา

    Oday jirjiroole weeye

  • @SahrujaSheikh
    @SahrujaSheikh วันที่ผ่านมา

    Balwaanoow mr kan waartiyaha barehiiraale isagoo ah ayaa laga waaley oo la yiri ka hor imoow waxbaan kaa dhigaynaaye wararka ka keen lolaybuu ahaa fartaag wax uu ka yaqaan siyaasad malahan askari buu ahaa axmedbaa u adeegsaday bRe oo merexaan kani waardiyuu u ahaa bes siyaasadana axmed baa soo geliyey wuxuuna ka dhigay jaajuus sixun uu ka bartay in meelkasto loo adeegsado sida eygii hadana jaajuuskaadii axmad adiguu kugu soo jeestee ka xaaxaabi hadhowna xasan buu ku soo jeedsan ileen axmed kama fiicnee marka horgalo way ku ceebeyn cid ay u joojinayaan ma jirto cawaan hadaad rabaayad si xun u adeegsato sidii aad barteen buu noqon iney fcn tahuu u maleyn ileen meel xun baad ku taba barteene hadhowna adiguu kugu soo jeedsan meelkale isu eeda

  • @AshTheAestheticGirlX
    @AshTheAestheticGirlX วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂

  • @Maxamed-p9e
    @Maxamed-p9e วันที่ผ่านมา

    Kkkkkkkkk kkkkkkkkk kkkkkkkkk

  • @muduahmed3091
    @muduahmed3091 วันที่ผ่านมา

    Ceeb loomadinto😅😅 war dadkan mafiyo caqli ahaan nin bahan goob maaha