MAXAAD KA TAQAAN BAMKA HOOYADA DHAMMAAN BAMBOOYINKA EE MAREYKANKU SIINAYO SIR-AA’IIL?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ก.พ. 2025
  • MAXAAD KA TAQAAN BAMKA HOOYADA DHAMMAAN BAMBOOYINKA EE MAREYKANKU SIINAYO SIR-AA’IIL?

ความคิดเห็น • 42

  • @baxsan698
    @baxsan698 วันที่ผ่านมา +8

    Bamka allaakaweyn wxba kuma qaadidonan insha allaah binlilaahi karim

  • @Zahur276
    @Zahur276 วันที่ผ่านมา +2

    Allah birtaas abuuray baa kaweyn hadaba waxna umma eeysan reebanin Insha Allah marwakba Ahlull Gazza ayaa guuleysan doonaan Insha Allah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @Abwaandheegabib
    @Abwaandheegabib วันที่ผ่านมา +2

    Awooda Alle ayaa ka wayn ha keenaan waxba ka qaadi maayaan inshallah

  • @sarahkadiye8251
    @sarahkadiye8251 วันที่ผ่านมา +1

    Acuudubillahi MINASHEYDANI Rajiim
    Xasbuyullaaaah Ya Allah Ya Waduud Ya Dullcarshil Cadiim Allow Adiga Aya Awood u Leh kuwaan Kibray Rabiyoow
    Hawada uu ku Socdo Adigaa iska Leh
    Allow Awoododa Iyo Kibirkoda Eber Eber ka Dhiig Insha allaaah

  • @IbraahinMuuse-g7h
    @IbraahinMuuse-g7h วันที่ผ่านมา +2

    Ilaahay biyahakushubo

  • @CabdiSiciid-w5r
    @CabdiSiciid-w5r วันที่ผ่านมา +2

    Ilaahay ayaa u maqan fastiin

  • @CabdiDhuux-s7u
    @CabdiDhuux-s7u วันที่ผ่านมา

    Insha allaah ilaahay baa umaqan reer falastiin illaahay biyo hakadhigo aamin aamin aaaamin

  • @falisissahak
    @falisissahak วันที่ผ่านมา +1

    Asc
    Insha allah illahay idinki dameg ayuu alle subxana watacaala ka dhigaya insha allah
    Allah dhib danbe iyo baaba danbe uma cesho walaalahen reer falastiin insha allah biyo dhaca allaha ka dhigo

  • @YaasiinismaaciilRooble-y2k
    @YaasiinismaaciilRooble-y2k วันที่ผ่านมา

    Asc walaal waad mahadsantahay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @husseinibrahim5438
    @husseinibrahim5438 วันที่ผ่านมา +2

    Free free free PALESTINE 🇵🇸 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @MuseMucad
    @MuseMucad วันที่ผ่านมา +2

    Allha guuleeyo xamaas iyo xulfadeeda guul

  • @saharamohamed3949
    @saharamohamed3949 วันที่ผ่านมา +1

    Benwaye because of Afghanistan 🇦🇫
    Mahey ugaburburinwayen bentotwaye

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s วันที่ผ่านมา +1

    Masibo aya ku maraykanka iyo israil iyo kuwa la socda illahay ha jabiyo insha Allah

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 วันที่ผ่านมา +1

    Xasbuna Allaah wanicmal wakiil !!
    Trump iyo Xulufadiisa’ ALlaah ha-
    Naga Qabto ‘ Gaar Ahaan Bariga -
    Dhexe’ Reer Qaza Gaar Ahaan !!

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s วันที่ผ่านมา +1

    Bomkan kuwa wata aya illahay ku dhamayni insha Allah

  • @mohamedcismaan315
    @mohamedcismaan315 วันที่ผ่านมา +1

    Waad arki doontaan bamkaasi ma u qarxi doono waxanaa dhulka ka qaadan doono falastiiniyinta

  • @Baremaxamed887
    @Baremaxamed887 วันที่ผ่านมา +2

    illaahaybaa awoodoo dhanba iska leh illaahaybaana gaalo inagaga filan

  • @KayseHuriye
    @KayseHuriye วันที่ผ่านมา +1

    Ku.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @IdrissGuirrehsougeuh
    @IdrissGuirrehsougeuh วันที่ผ่านมา

    Asc ❤❤❤❤❤

  • @DaahirCabdiwahab
    @DaahirCabdiwahab วันที่ผ่านมา

    Asc alaah ayaa wayn oo waaxid ah

  • @farduusaabdiraxman
    @farduusaabdiraxman วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤

  • @cabdirisaaqxaashi2277
    @cabdirisaaqxaashi2277 วันที่ผ่านมา +1

    😮HADII AY RIN KA SHEEGAYAAN MAXAY AFKAANISTAAN UUGA ADKAAN WAAYEEN
    HOOYADA BOOTADA WEEYI BAALAXOOFTO WAY DHAMAATAY 😮

  • @mohamedcismaan315
    @mohamedcismaan315 วันที่ผ่านมา

    Codkaan ma ahan mid shaqeeynaa

  • @DaahirCabdiwahab
    @DaahirCabdiwahab วันที่ผ่านมา

    Asc waa daahir from ethiobia walaal israil waxay hore ugu isticmaashay hubkii lafta iyo hilibka kalasaaray marinka hadaanan qaldanayn markaa cadaabta miyaakalaqabow alay leeyihiin reer qasa iyo macoodubs

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nacdal haku dhacdo yuhuuda HBN NW personal Press swat super well come 🫴🏻 ♥️ ♥️ ♥️ ♥️ ♥️ ♥️ trump natalmareykanka xuulafada caarabta daabah dilifta

  • @muqtaarcali9459
    @muqtaarcali9459 วันที่ผ่านมา

    Sxb bamkaan hada kahor taram maridino meshi aa iga maqan

  • @DahirAhmedgurey
    @DahirAhmedgurey 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yaa lagu cabsiinaa wixii bam ahaa ee heysteen waa rideen maxaa u dhiman

  • @abdifatahaways2388
    @abdifatahaways2388 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxbo ma ahan imanka muslimka ayaa ka awood badan Afghanistan ayee u istecmaa leen

  • @khalidupdyrahman4081
    @khalidupdyrahman4081 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxaan is waydiin jirey maxaa dadkan sida lagu galya, waxaan oogadey inay yihiiin dadka ugu liita uguna sharka badan falastiinyinta waxaa is badalay mawqifka aan ka tagna iyo fikirka aan ka qabey iyaga

  • @mohamedcismaan315
    @mohamedcismaan315 วันที่ผ่านมา

    Waxaan mow iska eego wax codka ka xiran yahay waaka noosoo galinaahe
    Mowliid kaalay waa ku celiskane

  • @ElmiAwaleh-p9y
    @ElmiAwaleh-p9y 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxba.maahin.allah.ayaa.kawayn.waaxid.huwalaah.maamulka.allah.ayaaleh.galikii.maraykanka.iyo.israaiil.waxba.masamaynkaraan
    M

  • @akhalif579
    @akhalif579 วันที่ผ่านมา

    Bombkaan 12 kohor ayaa mar loo idticmaalay afgznistan Ruushka ayaa ka qeyliyet waagaas oo yuri neaklear buu u dhigma. Wax kasta alle baa ka weyn.

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Inlagu dawado maha shacabka falastin ee Gaza
    Yuhuda waligidba hays walan wey uu dhamatay Israël

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew วันที่ผ่านมา

    Ha udirto falastiin iyo carabta oo dhana beerka hakalq baxdo somaliyeey ducadiini iyo deeqdeni waxaan ka dhaxalnay ineey somali caayaan

    • @DaahirCabdiwahab
      @DaahirCabdiwahab วันที่ผ่านมา

      Asc walaal kadaa nafbaa kahadlisay waana run waayo labaqaawani ismaqaadikarto ayaa layidhaahdaa

  • @Mahadosman-q9s
    @Mahadosman-q9s วันที่ผ่านมา

    Way ku jabi israil iyo kuwa la socda insha Allah

  • @abdikariinbarkhad
    @abdikariinbarkhad วันที่ผ่านมา

    Kkkk mar bomb foosto la dhaho kk mar bambk hooyada kkkk waxaas waa bugtoodii

  • @cabdimajidibrahim9217
    @cabdimajidibrahim9217 วันที่ผ่านมา

    Hhh beenale dheh mareykanku mawaxeyna siinin sahnuniyada ayaa jiray marka laga reebo nuklerka tororogtaasi macabsi gelineyso dadka reer falastiin mana dilikaro cidaaney malaged galin iyado reer falastiina iney dhulkoda u shahiidan waudiyaar guul ayaan urajeynayaa walaalaha falastiin dhabarkana hakajabiyo sahnuniyada & usa insha alaah

  • @falisissahak
    @falisissahak วันที่ผ่านมา +1

    Asc
    Insha allah illahay idinki dameg ayuu alle subxana watacaala ka dhigaya insha allah
    Allah dhib danbe iyo baaba danbe uma cesho walaalahen reer falastiin insha allah biyo dhaca allaha ka dhigo