ERDOGAN OO SI ADAG UGA HORYIMID QORSHAHA TRUMP EE QASA + IIRAAN OO TILAABO CULUS QAADAYSA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ก.พ. 2025
  • ERDOGAN OO SI ADAG UGA HORYIMID QORSHAHA TRUMP EE QASA + IIRAAN OO TILAABO CULUS QAADAYSA
    #SUBSCRIBE ► / @hbnonlinetv
    ►TWITTER: / hbnonline
    ►FACEBOOK: / hbnonAline A
    ►WEBSITE: hbnonlinetv.com/
    #hbnonlinetv
    #wararka
    #soomaali
    #MowliidHajiAbdi
    #dagaalkaqasa
    #Caalamka
    #WararkaSoomaalida
    #HBNTV
    #QASA
    #Somalia

ความคิดเห็น • 78

  • @HBNOnlineTV
    @HBNOnlineTV  18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +19

    Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.

    • @MaxamedXuseen-x4p
      @MaxamedXuseen-x4p 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

      Carabta.ayaa.laguleeyay.maraykanka.ayaa.qabsanaya.gaza.marin.habaabin.weeye.awalba.yuhuda.iyo.maraykanka.iskumid.weeye

    • @Maxamed-n6s
      @Maxamed-n6s 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waxan uarka waxwangsan okudayshomudan

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    MAASHA ALLAH, XAJ MUBAARAK, ALLAHA NABAD GEEYO , MAKKA AL MUKARAMA IYO MADINA AL MUNAWARA. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdinasirdahir3124
    @abdinasirdahir3124 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Maashaa Allah Tabaarakallah , Saddexda nin ee xujeyda ah oo fardaha ku safraayo Isbeyn ilaa Maka , Allaha xafido oo u fududeeyo safarka , Muraadkooda Allaha sahlo , Ajar iyo Xasanaad badanna Allaha siiyo , Aamiin .

  • @Axmedsaafii
    @Axmedsaafii 35 นาทีที่ผ่านมา

    Masha Allah Allaha ufudeydiiyo insha Allah Allaha u Aqbalo hamiigoda Walaalahay siifafiya asxabey taatiikhaha qaadiimiga Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar allhamdulilah allhamdulilah allhamdulilah

  • @ayaancalixaashi606
    @ayaancalixaashi606 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Maa sha allah ❤wlhi sheeko cajiiib ah aad ban uga helay wana taariikh muslim ku leeyahay allahu akbar❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbubakirIbre
    @AbubakirIbre 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    HBN ONLINE TV NUMBER ONE IGA DHEH

  • @RuqiyaFarah-q9m
    @RuqiyaFarah-q9m 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    HBN markasta waan la socda ima dhafan xataa waan suga mahadsanid mawliid

  • @abdinasirdahir3124
    @abdinasirdahir3124 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maashaa Allah , Tabaarkallah , Rajeb Dayib Erdugan , Allaha xafido , oo barakeeyo , asaga iyo Familkiisa iyo Dowladdiisaba , Aamiin .

  • @AbbeXasan-r8d9d
    @AbbeXasan-r8d9d 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Safarka 3da nin waa mid alle raali ka yahay guul

  • @MmDhogor
    @MmDhogor 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mansha allah waa wax soo jidasho leh inan ragan safarkooda

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha allaah 3 heroes men illaahow karaali noqo nabadna kugeeh baladka barakaysan Aamiin

  • @xaajixasandigir273
    @xaajixasandigir273 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤MAASHAA ALLAAHU ALAAHU AKBAR❤❤❤❤

  • @CashaIbraahim-f1e
    @CashaIbraahim-f1e 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xaad guudubka madaxwaynaha tuuraam waa cadaw wayn waa laa jaahadi cadawga xagjirka ah ilaahayba baaabin insha alaaah

  • @YaasiinismaaciilRooble-y2k
    @YaasiinismaaciilRooble-y2k 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc walaal m xaaji cabdi wadmahadsantahay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahmeddahir5152
    @ahmeddahir5152 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Guuleyso Madaxweyne Erdogan ❤

  • @AnabAden-t1u
    @AnabAden-t1u 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maansha alaah alahanabkeeno oocadawga hakaqabto aaamiin,,

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade qeer sheega isriil dhulka allha lagooyo amiiiin yarabi 🙏 💯 ❣️ 🙏 💯 ❣️

  • @alimohamed6918
    @alimohamed6918 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guuuuuuuul dunida la'dulmiyey
    Hoog kuwa kibirka sheegtay
    Yaa Allaaah.

  • @alimohamed6918
    @alimohamed6918 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha'Allaaah waa sadex qofood
    Oo ah Xujeydii ugu ajar iyo tariikhba
    Dunida casrigaa.
    Allaha barakeeyo.

  • @akafi1212
    @akafi1212 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allah Akbar ❤❤❤❤

  • @AbdalaSaid-o3h
    @AbdalaSaid-o3h 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    🇸🇴🫱🫲💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴 3:27 🇸🇴🫱🫲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 3:33 🇸🇴 3:36 🇸🇴 3:38 3:40 3:43

  • @mustafexuseendaahir6796
    @mustafexuseendaahir6796 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ALLAH HA U NAXARIISTO AAMIIN AAMIIN Aamiin DHAMAANTOOD
    REER FALASTIIN AAMIIN AAMIIN AAMIIN

  • @nasirsu85
    @nasirsu85 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masha Allah

  • @suldaankaahmed2445
    @suldaankaahmed2445 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Caawa sheekada barnaamijka udanbeysa waa sheeksdii oogu xulsaneyd bishan 👍🏽😍

  • @abdulwarsame7443
    @abdulwarsame7443 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    NABiGA ha Lagu saliyo scw scw scw

  • @abdulwarsame7443
    @abdulwarsame7443 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allahu akbaar

  • @AxmedyaasiinMuxumed-q4x
    @AxmedyaasiinMuxumed-q4x 8 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maansh allaah alla hageeyo waa geesiyaa

  • @Ahmed_ali2024
    @Ahmed_ali2024 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mashaa alaah waa wax aad u wanagsan in laxuso taariqda islamka Wana sodhaweynayaa

  • @CashaIbraahim-f1e
    @CashaIbraahim-f1e 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guuuul qasa ilaahayba keenay masha alaaah

  • @IkraanOsmaan-t1h
    @IkraanOsmaan-t1h 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yes yes rajib dayib🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇹🇷

  • @ArrowJubase
    @ArrowJubase 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    It a greate pilgrimage , Wish those hajis a successful trip ,INSHA ALLAH

  • @habibomohamud4162
    @habibomohamud4162 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa fiican yahiin ku dayashaye mudanyhiin

  • @waabarijama8389
    @waabarijama8389 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    macalimu mowliid xajka bil lagumagacaabo bisha xajka ayaa jira waana bisha ugu dambeeyso ee 12aad waaye waana dul xaj,ama carrafo mahadsanid mucalimu mowliid &dhamaantood akhyaarta hbn ,ogaada muqdisho ayaan joogaa waana wakhti dambe 8saac oo habeenimo ayaan joogaa oo ummaddoo idil wey hurdaan balse salaatu leyl baa u soo kacey
    ماشاءالله تبارك الله
    guuleesta hbnانشاءتلله تعالى

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Allaha u gargaaro falastiin .

  • @MohamudOsman-l9q
    @MohamudOsman-l9q 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Hadii.aduunyada.oo.dhani.isugu.tagto.reer.qaza.waxba.kama.qaadi.karaan.waayo.waa.dad.ilLaHaye.tAla.saartay.alla.aAmina.ma.iisho

  • @moamohamed2268
    @moamohamed2268 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guul ban u rajaynaya iyo safar wanagsan 3 will

  • @ArrowJubase
    @ArrowJubase 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Brave man, where are the Arabs non of them can talk like ERDOGAN

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Geesi guul insha Allah falstin guul

  • @CiisaCiise-u2g
    @CiisaCiise-u2g 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guul turki iyo iran

  • @hanafarxaan4309
    @hanafarxaan4309 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maashaa ALLAAHraggaasi taariikhbay soo celiyeen lkn waxan jeclaanlahaa in waziir arrima xajku kaga hortago dibada dalka sucuudiga

  • @NasraMahamed-f8w
    @NasraMahamed-f8w 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ok

  • @sahrosaleh2268
    @sahrosaleh2268 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa markayt carabi midoobi lahayd Trum carab ayuu midayndoonaa

  • @CashaIbraahim-f1e
    @CashaIbraahim-f1e 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilaahow baabi cadawga maraykan iyo israil jaaab wayn kuurid tuuraam madaxwayne musibo dag dag ah kuurid jaab insha alaaah

  • @OmarAbdi-mi9dt
    @OmarAbdi-mi9dt 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hadii Iran lagu Saaro cunaqabatayn dhaqaale waa in ay xidho Iran marinkaa Hormuz si ay u wada saamayso maraykanka imaaraadka sacuudiga iyo kuwa maraykanka u adeega

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guul ayaan leehay cidamada suudaan kooxda rsf oo ay taageero argagixisada mafiada ah ee imaaraadka la yidhaa oo ah wakiilka yuhuuda iyo marayakan oo ah labada cadaw ee islaamka iyo aadamaha

  • @Sokortaahmednor
    @Sokortaahmednor 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa halagaa sheego ma,ahan cibado

  • @AbubakirIbre
    @AbubakirIbre 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdulhakimabdullahe6934
    @abdulhakimabdullahe6934 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ordogan qowda maqashii waxna ha uqaban kama dhamaato warkiisa halagaa sheego leewaaye

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wax kasta oo aad wado waa wax xiiso leh
    Gaar ahaan taariikhda muslim Spain
    Waa taariikh macaan biloowgeeda
    Laakiin dhamaadkeeda waa murugo waxayna shabahdaa
    Sida soomaali warlords ay nin kartaba gobol u goostay
    Oo uu oogu yeeray dawlad goboleed
    Markii ay khilaafka iska dayn waayeen ayaa dhamaantood
    La laqay sidii xabad kaniini ah
    Ugu dambayn hadayna midoobin madaxda soomaalida waxaan noqon doonaa sidii reer muslim Spain ku dhacday
    Walaahu aclam

  • @CdirmaanMaxamed-m7e
    @CdirmaanMaxamed-m7e 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ordigaan hilkisu waa sabuselaga adiay

  • @habibomohamud4162
    @habibomohamud4162 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nimanka fardaha ku xajinaaya

  • @CashaIbraahim-f1e
    @CashaIbraahim-f1e 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Madaxwayne tuuraam aqil xuma qasa dhigbayalaa iyo mujaahidin sharafle dhulkoga duufaacaya ilaahayba cawin qasa

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Trump waa ninkii burburin lahaa maraykanka.
    Sharciyadii caalamiga ahaa iyo haya,adihii caalamiga ahaa intaba waa burburiyey

  • @waabarijama8389
    @waabarijama8389 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    asc

  • @CashaIbraahim-f1e
    @CashaIbraahim-f1e 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qasa raagba ujaahaday sharafle mujaahidinta gobanimadale waa jaahad

  • @waabarijama8389
    @waabarijama8389 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    macalimu mowliid xaj maahan waxey u socdaan ee waa cimro

    • @jamilanur8814
      @jamilanur8814 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Xaj wuuxuu kawadaa beedka ALLAAH waa saan ani xataa u aqaan xajka lee dhahaa laakiin waa kacbada saasa saxa miyaa.

  • @KhadijaMuhummed
    @KhadijaMuhummed 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 11 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Trump oo ah qof jaahil ah akhlaaqad xun kibir badan edeb daran wuxuu wasiiro ka dhigtay dad Tayo xun oo ka sii liita isaga maraykan ha eersadaan fartooda waayo iyaga ayaa doortay inkaar qabahan waalan

  • @daahirmohamad1376
    @daahirmohamad1376 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxay ahayd inaad adigu jeediso ee aanad u dhiibin gabadha nmco sabatua waawaynankiisa taaiikheed

  • @Cadnaancumar-vs9km
    @Cadnaancumar-vs9km 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    israiil xogedu hadu fashilmay xog gumayste joga America qasa way diday waxasi wa hadal gumayste fashilmay mid xms way edbisay kan cusbna wa nin sida dayer ber xadaya la modo lkn qasa ninle aya joga xog amaaha wa la fashiliyay ee wadha wadhada taram wa riyo benowday si kasta oo dad shacaba lo xasuqo mujrimintu sun ha caban

  • @MaxamedDoon-n4i
    @MaxamedDoon-n4i 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa ookeey sarku

  • @daahirmohamad1376
    @daahirmohamad1376 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc mowliidow barnaamijka

  • @Worldwide24hrs
    @Worldwide24hrs 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Erdoğan wa oday laclac ah. Xasuuqa Gaza waligiisba si daran ayu uga hor imanjiray wax uu maalin qura so kordhiyayna lama hayo aan ka ahayn inu Hizbollah dhabarka ka jabiyay. Gacansarayntii ayu Israel siiyay markuu soo hubeeyay qolyaha la wareegay Syria .

  • @CashaIbraahim-f1e
    @CashaIbraahim-f1e 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Israil way jaabtay xagukakeni tuuraam gusha israil waa beenale wayn aqli xuun dofarkani

  • @MaxamedAshkir-y3q
    @MaxamedAshkir-y3q 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ok

  • @AbdibiirSxbkii
    @AbdibiirSxbkii 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc

  • @MouminroobleGould
    @MouminroobleGould 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc