Waxaan ku weydiinaayaa Sidee Dowlada Lubnaan iyo Xisbu Laahi Ey ku He shiiyaan iyagoo Hal wadan wada joogo. Anagagana Ka Soomaali Ahaan maxaa inoo Diiday
Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin Allah ha ka dhexsaaro munaafaqiinta dhexdooda ku jiro ee cadowga u adeego aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo falastiin wey guuleyysanee ee Allah ha ha u soo dedejiyo xornimadooda iyo guushooda walaalaha falastiin aamiin
Kibirkooda Allah ayaga ha isku dhameeyo hana isku halaago dhexdooda yuhuud iyo xulufadooda hana isku salido hana ku rido argagax iyo baqdin waali ah yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta daba dhilifka u ah cadowga aamiin
Maashaa allah waxaad tahay walaal ay wadaniyadu ku dambeyso waxaadna sii wadaa halgankaaga ah mideynta ummadda soomaaliyeed waxaadna ogaataa inaad maalin uun ku guulieysan doonto ama adduun ama aakhiro,ajirna ka maleyso ilaah agtiisa.
Maasha allaah Rabi garashada kama qaado ,reer falastiin in Somali u caroodo xilligaan waa waali iyo caqli yaraan ,waxay la mid tahay reer geedi ah oo odaygii u caroodey in cunto la siiyo
Anigu marwalba waan tagersanahay wllalahen rer falastiin somali xata wanka jecelay iyo dhamn shucubta musliminta
Waa waxa aay idin ceynayaan falastine qofka Somali waxuu la aminsanyahay so ogow
@@hubaalyare2010meshan Naga maresaa carab jcylk carabka mrke jclaneso inee illhy ugu dhawaneso umalesaa😅😅
aniga rer فلسطين 🇵🇸 ❤❤❤❤ SAS kuma nacaayo yahuuda Ala hajabiyo فلسطين حره 🇵🇸🇸🇴✌️
Thank you brother! May allah make you the one united the ummah. Ameen!
Waxaan ku weydiinaayaa Sidee Dowlada Lubnaan iyo Xisbu Laahi
Ey ku He shiiyaan iyagoo Hal wadan wada joogo. Anagagana Ka Soomaali Ahaan maxaa inoo Diiday
اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين وانصر اخواننا المجاهدين في غزة وانصر اخواننا المسلمين في كل مكان يا رب العالمين 🤲
Reer falastii
Caawa maxaa. Codkaaga hayto walalo
Caawa maxaa. Codkaaga hayto walalo
Waa Munaafiq qof kasta oo falastiin iyo reer Qaza wax ka sheega. Mana aaminsani buun-buunintaas mana aamini doono.
Falastiin ilaahay haguuleeyo wadan kooda kaliya uma dagaalmayaane qudus bay rabaan inay xoreeyaan
Tageeraha aan teegerayo walalahay heer falastiin igama horstaagi doonto hadal ay dad koobandheheen❤waan idin jeclahay walalaheey heer gaza
Isoo duceeya inuu quraanku ii fududaado mahadsanidiin dhamaantiin
Amiiin yarbi
Allaha Kuu Fududeeyo
Ilaahay hakufududeyo wll
Aĺlah haku fudude wllo
🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤guul mahadsanid Maracad waa runtaa 😢😢😢😢😢😢2025 hore haloosocdo somaliyeey Rabi kabaqa😢😢😢
Illaahow raxmaanoow raxiimoow dhibka kadul qaad maskiintaas oo gumaysiga kasaar kuwa gumaysanayana illaahow cinqaab dhibaato halaag degdeg iskugu dar Aamiin Aamiin
Wlle dadku waxay jcyl yihiin ruuxkasta oo wanaagsan sida walaal maxamed ciise oo kale allow asigaan oo kale noosoobadi aamiin aamiin
Manshallaha wll maracade sidii ugu fiicnayd ayaad u sharaxday waxwalba waxaa ka wayn wlltinimada islaamka iyo diinta ina wll laysay
Halkan waxa aan ku soo gud-biyaa muqaalo
Taariikhda culumadii islamka hadii aad baahi, uqabto nasoo raac🎉
Sooyalka dunida
Wcs ustaad Maracade Jzk kheyr guuleyso A iyo Aqiro, Allaha daren
Siiyo madaxda Islaamka xaqa ka
Saaran Cirdiga iyo sharafta Shacabkooda,
Waa xaqiq midaa muhimadena waa masjidka barakaysan rabi hala jira musliminta ree Falastiin
Ani marwalb wan tagersanahay wllalahen rer falastiin Somalia 🇸🇴 xata wanka iyo dhamn shucubta musliminta 🇵🇸🫶🫂
Adigaa mudan Mohamed ❤❤
Wllhi nin garaad dheer ba tahay zxp maxamed ciise dadka musliminta ine isku diran be raban 👍
Mahadsant walaalkey maracade show qeer sheeg isriil dhulka allaha lagooyo amiiiin yarabi 🙏 💯 ❣️
Mansha alaah caqliga iyo cimrigaba ale hakuubarakeeyo
Maracadde wll qaali ah talooyin fiican baad soomali u soo gudbisaa
Kuul falastin wantagersanahay falastin intan awoda gull falastin❤❤❤❤
Falastiin waan jecelnahay ❤❤ niyadeenuna wa al aqsaa ❤❤ iyo guusha flstii ❤😊
Allahu Aknar guuul insha Aallah 💪💪💪🇵🇸🇵🇸🇵🇸
ascww maracade maasha allaah illaahay haku xafido hana kaa abaal mariyo waanada wngsn ee aad marwalba soo jeediso
Jisaakalaa qeyr maracade 🎉🎉🎉🎉
Cawada waxaan naqday qofka ugu horeeyo ee fiirsado like saaro maracadde show
Guuuul falastiin guuuuuul qaza
شكرا يا اخي🇵🇸🇸🇴✌️
Allah ha mideeyo qalbigooda iyo quwadooda umada muslimiinta meel walba ay joogaan hana fahansiiyo dhagarta cadowgooda aamiin Allah ha ka dhexsaaro munaafaqiinta dhexdooda ku jiro ee cadowga u adeego aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo falastiin wey guuleyysanee ee Allah ha ha u soo dedejiyo xornimadooda iyo guushooda walaalaha falastiin aamiin
Kibirkooda Allah ayaga ha isku dhameeyo hana isku halaago dhexdooda yuhuud iyo xulufadooda hana isku salido hana ku rido argagax iyo baqdin waali ah yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta daba dhilifka u ah cadowga aamiin
Allah ha jabiyo yuhuud iyo gaalo iyo jecel ee tageeraba
ILLAAHOW HA QABO GADOWGA JOORDAN IYO GABADHAAS ILLAAHOW KA QABO FALASTIIN IYO INTA CAAWISO YAA RABBI
Alahayow guul degdeg badan sii mujaahidiita falastiin amiin
Mahadsanid wll allah ha inagu anfaco wanaaga aad faafinayso
Allah hakaa abaalmariyo adigana
Kuunyadaada haan kuugu yeedhee
Maracade
Walaalahaano waan taageereynaa munaafaq warkiuisa ma rabno
Illaahow qaatumo San nagu dil Aamiin Aamiin
Mashallah will shukran
Masha Allah ❤❤
yaa rabi munaafapiinta sharkooda ka pabo muslimiinta aamiin yaa rabi nasrigaaga wayn usoo dadaji oo sii reer falastiin aamiin
Waaa naxariista allah waan uducaaynane iinsha allah
Waal qaatey d
Galbeed ciyaarbaa socota lagu gumaadayo oo qarsoon❤❤❤❤❤Alaska.masj8d❤❤❤❤
maasha alaahcaqligaaga alaah hakuubarakeeyo waasax hadafkeenu waa baytul maqdis
Gabdha allaha badadiyo waYo waa joratan waa galo uu aadegen illahowo badabadi illawo aamin aamin aamin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Dadka falastin gar iyo gaardaraba waan garabtaaganahay❤
Mahadsanid wll ❤❤
❤hadalkaagu waa saxdii wabilaahi towfiiq
Maashaa allah waxaad tahay walaal ay wadaniyadu ku dambeyso waxaadna sii wadaa halgankaaga ah mideynta ummadda soomaaliyeed waxaadna ogaataa inaad maalin uun ku guulieysan doonto ama adduun ama aakhiro,ajirna ka maleyso ilaah agtiisa.
Ilahey haa u gargaro falastin🇵🇸🇸🇴🤲
Maanshaa allah maracade wllky waan kusalaamayaa
M Sha Allah wll Mohamed esse waanadaada iyo talosiinta guud ahaan umada soomaaliyeed
Alhamdulillah ❤❤
Maracadde waan ku salaamay waxaan ku dhihilahaa wadankaan mar hore aanka quusty
wllky maracade alle haku sharfo ❤
Allahuma Ameen
Allahuma Baarik🤲❤️🥰
Allahuma Baarik🤲❤️🥰
Mahadsanid walaal waanada maalinkasta iyo waqti walba
Jazaka Allahhu khayr habo
Wllo Allah hayna garansiyo dantena adunyo iyo akhiraba aamiin Aamiin
MAHAD SANID MARACADAW Wll
Masha Allah walal dhiirigaliya dadkeena si dadka iyo dalkuba inoogu badbado
Msha Allah jasakulahi khair wll mcn
Alaha ugargaro rer falasdni amiin
Wasax walahi❤❤❤ marcadow ❤wasida Galadu nagagafaideysato
Waa sax saxiib hadalkani waana kulaqabaa
Waalaaahi aad baad umahad santahay zhp
Reer Falastiin haday iicayaan iyo haday ii amanan marnaa ka xumaan mayoo sbbto ah wa Dad dhiib haysadoo markastee waxan diyaar uu ahay inaan garab istaago wixii awoodeyda ah insh allah guul Falastiin markastee
Allah ha ugargaaro qadiyadoda waa qadiyadeena
Waad mahadsanthy zxp waad qeexday arintaa
Allah kharyk ha ina waafajiyo dhzmaanteen
Majecli kiiniyadaa aad noo raraysid sxb wallaahay waan dhibsadaa guryaha kiiniya
Asc mar cade waa ku mahadsanatahay sida aad u soo gud bineysid iyo waanada wanaagsan debi dhaaf ale ha kaa siiyo
Anigu marwaba iyo sacad walba wan kugo racsanahy zhp
Mansha allah maracade allaha kubarakeyo
Sxb marcade !! Maxabiistii ugu horeysay ee wareega 1aad lagu sii daaye ee ahaa 3 gabdhood
" Waxa tiri mid ka mid ah ayaaa tiri aniga xamas ayaan la joogaya " markaas warbixinta halkaas haad dhafin laakin waxa tiri " waan Soo oganaya sida ay wax u jiran " marka waxa aan aaad u xiseynaya inaa ogaado sababta ku ka liftay Iney saas dhahdo
Sxb warbixinadada aaad ayeey I cajab galiyan waxa aana rajeynaya inaad iga Soo jwbi doonto I,a ❤
Waad mahadsantahay wll taladaada wanaagsan
Masha allah hooyo 34 sano ah qaxoot ahy
Warnta wllh jazakalah mashalah
❤❤❤ Mashallah waad waanisay haday waano anfaceyso
شكرا يا اخي
Islaamku goormuu gumeysigaan kabaxayaa waa yaab walee
أحبك في الله يا محمد عسسى
Guul ayaan uraynaynaa install allaha
Maashaa Allaah M ciise Maracade
Waxey xalay gubayen ciidamada sahnuniyadu gubayen wameydadka walalaalahena reer falastiin eleyn waacawaantaase guul & gobanimo dhameystiran odagdaga ayaan urajeynayaa walaalahena reer falastiin dhabarkana kajabiyo sahanuniyada & taagerayasheda reer galbedaka qaarkamida madaxda carabta insha alaah
Asc wll mcn ale hakaa ajirsiyo wandeynayaah padka insha alah isoo duceya❤❤❤
Maasha allaah allahaku barakeeyo
Maasha allaah Rabi garashada kama qaado ,reer falastiin in Somali u caroodo xilligaan waa waali iyo caqli yaraan ,waxay la mid tahay reer geedi ah oo odaygii u caroodey in cunto la siiyo
Insha Allah khair
Ilaahay hakaa abaal mariyo hadalkaaga wanaagsan guulaysana
Alxamdulilaah marnaba falastiin umahayo cuqdad iyo way nacaayen waayo umadwalba wayleedahy dad xun umase malaynaayo inwarkaasu kasoyedhay reer qaza sidaydontaba ahaato falastiin waxa inamideeyaa waa kalmada laailaaha ilalaah guul falastiin
Waliga waan taageerayaa faĺstiin
Allah kubarakeyo sxb
Maansha Allah maxamed ciise
Talasame m ciise mahadsanid alloow gafkeena iyo gerideena hakulmin
Illaahaw ku barakay somaalina inta aad uga divtay. Waa cudur ka xun kansarka oo AAN daawo lahayn ALLAAH haka caafiyo aduun iyo akhiroba ku seege
Asc Salaam kadib maashallah
Mahadsanid
Alle ha kaa abaal
Mariyo
Asalamu alaikum wrt Walaal SALIGA NABIGENA SUBAN YAAN LAHILMAMIN SALALAHU CALAIHI WASALAAM
Galahad halakeeno soomaalilaand anagaa ayaa magan galyo Swindon
جزاك الله
Yahuud balan malihin allah ayaa noo sheegay
Wax Walboo Dhaca Falastiin waan u duceeyneeynaa Allaha. Xureeyo Falastiin