Walaal waan ka xumahay dhibaatada idin hayssta dowlada federal ka sh baa masuul ka ah dejinta iyo nabadweynta gobolka sababtu waa hiiraan federaal ma aha waa dowlad dhexe ee uu xasan sheekh madax ka yahay hadaad is maamuli lahayndeen sida puntland dhibaatada idinku ma dhacdeen is gargaara yaan lays xoogin
Reer Bweyne maahi laakiin dhibka Bweyne ka jira waa i dhibayaa. Wariyaha waxaan leeyahay kalmad xaq ah baad reer Bweyne kula hadashey. Reer Bweyne waxaan leeyahay Rabi u laabta kitaabkiisana qaata badbaado kama sokeyso.
Cali beesteen Abgaal yaa ka isbaara badan yaa ka dil badan yaa ka kufsi badan baa buurta ku dhax safarta soomaali way is taqaana caaq yahow caaqu dhalay 😂😂😂😂😂😂😂😂
Cabdala carooni iyo kuwa Ay is laay nayaan Abgaalka dhex diisa iyo guryaha Aad is ka gubtaan iyo cagafta xadka la idin sameyay iyo Al shawabta kon dhomka gab dhina uwadata bud bud cows weyne iyo masjid cali gaduud cali bessteen Abgaal kasheekeey 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Nimanka siyaasiinta ha iska qabtan kan dadka wada nool dhibka ka dhexwada.shacabku haddaysan ka midoobin dhibka ee niman siyaasiin ah dhalintoodi dhib ka dhex wadaan oo qoryo la isugu dhiibay waa in dhali yaradu dhexdooda ka heshiiyaan kuwa shartana iska qabtan illahay xaqa iyo nabada ha waafajiyo ummada somaliyeed
1- waa in maleeshiyaad ka oo dhan lagu xareeyo xiro ciidan. 2- waa in la qarameeyo ciidamada marka la xareeyo. 3- in aan la ogolaan askari ama shicib qori wata oo magaalada dhexmaraayo. 4- waa in dowlada mushaar iyo guno ama raashin siisaa ciidamada la xareeyay. Gobolada waqooyi Awdal, Waqooyi galbeed, Togdheer, Sanaag, iyo Sool, Somaliland sidii ay sameeyeen oo kale. Laakiin qof maskax badan oo siyaasi rug cadaa ah sida Maxamed Ibraahim Cigaal oo kale ayaa loo baahan yahay.
WAXEY KA XUNYIHIIN UGAASKII LA DOORTAY KADIBNA AY FOWDO TUUGADA HADA DADKA DHACEYSA AY U CALEEMA SAARTAAN UGAASYO TUUGTAAS LA SHAQEYSTO OO BADAN HAL UGAAS BAA SAX AH WANA KII UGU HOREEYAY LA DOORTAY
ina badan oo soomaalida ka mida runta ma jecla xaqiiqada in la taabtana waa ka caroodaan waxaa xaqiiqaa ama ha laiska indhatiro ama ha la garwaaqsadee in soomaali ay diidey shareecada islaamka inay u hogaansamaan sidaas darteed waxy hogaanka u dhiibteen siyaasiyiin cilmaaniya iyo oday dhaqameed taas waxaa ka dhalatay in Alaah uu ku imtixaamay amaan daro intaas waxaa sii dheer siyaasigii iyo oday dhaqameedkii ayagoo dantooda kaliya fiirinaya inay shacabkii hub ugu qaybiyeen si danohooda ay u difaacdaan ayagoon marna u aaba yeelayn danta shacabka taasu marka waxay dhashay in maanta qof walbaa qori uu wato cid uu unaxayaana aysan jirin waayo hubku haduusan gacan aamina ku jirin waa halis joogtaa
Reer Hiiraanow markii hore gobonimad muujiseen dagaalkii laydinku eegtay ii nabadiidka iyo sidad uga sarten dhaman Hiiran war hurdada ka kaca waa maxay waxa gobolka lagasoo sheegayo aaway Cali jayte anigu waan kaxuma markuu Villada isku dhiibay waxan taagersana in asaga loo dhiibo gobolka war dalka sida u dhaaba oo qolodan Villada yan lagu halayn dalka somaliyay dalku dowlad adag maleh ee wax qabad u istaaga waxad mooda inuu dalku sidan dhaamay xitaa xiligii dowlad la aanta
Reer Somalia oo dhan waxa haysataa Cuqubadii ay Somaliland ka geleen. Somalia oo dhan dib nabad u heli mayaan Inta ay Somaliland Xasdeyaan, oo ay sheeganeyaan . Ilaahey quluubta aadamaha wuu ogyahay wuunu la socdaa.
Allaha ugargaro
Walalaha
Muslimka ah
Dhibka iyo cidda kuwaddane
Allaha kaqabto
BELEDWEYN ALLAHAYOOW BELAAYADA HAREER MARI أللهم أمين يارب العالمين 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Hiiraan state guul iyo gowanimo iyo geesinimo in shaa Allaah❤💯💯🤲🤴✊💪👍
Kir shaweele 😂😂😂😂😂😂
Wa sax been mahan sxb waxad shegesid anaa jogo oo ku nool
Walaal waan ka xumahay dhibaatada idin hayssta dowlada federal ka sh baa masuul ka ah dejinta iyo nabadweynta gobolka sababtu waa hiiraan federaal ma aha waa dowlad dhexe ee uu xasan sheekh madax ka yahay hadaad is maamuli lahayndeen sida puntland dhibaatada idinku ma dhacdeen is gargaara yaan lays xoogin
Allahayoow nabad iyo Nasteexo ummadda Somaliyeed
Warkanoow magalada aad kaheleysid shaqo kuma lihid
Waxaad sheegeysid wax kajiro majiraan uraadi magaalo jufadaada gabdhaha iska kufsado anigaa joogo beletweyne waxa kajiro magaalooyinka soomaaliyeed in ay kafiicantahay joowhar
Abgaal ayaa biliqeysantaan
Shiikh ku sheega aad wareysatey asagaa biliqo lagu soo koreyey
Dugsiyada xiro is kool-aid xiro xagey ku qorantahay
Kan syl somali kuso qortayo beelweynta xawaadle the lion,s of somalia the reality 💯💯❤🤴✊💪👍
Reer Bweyne maahi laakiin dhibka Bweyne ka jira waa i dhibayaa.
Wariyaha waxaan leeyahay kalmad xaq ah baad reer Bweyne kula hadashey.
Reer Bweyne waxaan leeyahay Rabi u laabta kitaabkiisana qaata badbaado kama sokeyso.
Cali beesteen Abgaal yaa ka isbaara badan yaa ka dil badan yaa ka kufsi badan baa buurta ku dhax safarta soomaali way is taqaana caaq yahow caaqu dhalay 😂😂😂😂😂😂😂😂
hawiye allah dajiyo teer iyo 1991 dhib bey isku wadaan goormey wax fahmayan
ilaahey dhibka ha ka dulqado 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Baladwayne qaxootigii ayey laayeen oo ay wabiga ku gureen haka toobad keeneen
Waa mahadsan tahy saxib magaladaan dadkii udhashay aa saan yeelay nin walbo qori buu iska wataa dakaan .
Ma waxaad moodeen in Alle iska Ilaaway dilkii iyo dhacii iyo kifisii, jidgooyadii Xawaadle sameeyey 1991 markii Xamar lagasoo qaxay?
*Fa bimaa kasabat aydiikum, wa yacfuu can kathiir*
Balad Allahayow meel badhaa ah gargaar intaasaan u kaaraa❤❤
Dhibka Beledweyne haysta waa labada maamul ee iska horjeeda dadka iyo Magaalada waxba umeey qaban teeda kale Beledweyne waa Beledweyne qofka dhahaya bari konfur kalama laha Beledweyne kalasooca aad magalada kuwadaan joojiya
MAA XAMAAR BEEY KAA XUUNTYE
Waa shabaab Reer beledweyne oo dhan. Hala laayo, hala ciribtiro waa argagaxiso Reer beledweyne iska jira
Nacas xun oo liito
Cabdala carooni iyo kuwa Ay is laay nayaan Abgaalka dhex diisa iyo guryaha Aad is ka gubtaan iyo cagafta xadka la idin sameyay iyo Al shawabta kon dhomka gab dhina uwadata bud bud cows weyne iyo masjid cali gaduud cali bessteen Abgaal kasheekeey 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
taliye sanbalooshe iyo calijeyte waa ineey ciidan xoogan geeyaan, waa nasiibxumo 2024 dad isla dhashay iyagu is gumaadayaan iyadoo garanwaagu dhinac walba ka joogo, waan ka xumahay wajiga ilaah iyoba alaha kala qaboojiyo aamen! Nabadeey
Asc waan kusalamey walal
Ra yigeyga hadan ku darsado horaa looga digey hadii shacabku qoryo helo inaan laga caliinkarin isbaaro sidaa darted wexey kudarsaden
Dhac iyo boob wexey hooyo leedahay Cali jeyte
Iyo sanbaloolshe iyo Xasan Sheekh ayagaa kataliyey hadana wax ka qaban la waxan leyahay umada sidan allaha u dhaamo mahadsanid
Dhibka Beledweyne waxaa asal u ah ragasheegtey Hiiraan state wax kasta oo meeshaas kadhacana iga ayey aabe leedahey.
Xasan dhiiqo dhe
DHIBKA BELEDWEYNE KA JIRA WAXAA SABAB U AH REERKA CALI MADAXWEYNE. SABABTU WAA MAXAY?
1990 WIXII KA HOREEYEY MAGAALADA WAXAA DEGAANAA QABIIL KASTA OO SOMALI AH. CALI MADAXWEYNE OO WAQTIGAAS AHAA REER AAN MAGAALADA DEGANEYN OO AAN WAX GANACSI AH AAN KU LAHEYN AYAA MAGAALADII QABSADAY UMAADDII KALE WEY QIXIYEEN, ODOYAASHOODII WEY LAAYEEN GURYAHOODIINA IYO BEERIIHII XAAFADO MAGAALADA KA MID AH AYEYBA NOQDEEN ILAA MAANTA XOOG AYAA LUGU HEYSTAA, IYAGIINA MAANTA DHEXDOODII AYAA IS LEYNAYA. DULMIGAAS AYAA KEENAY DHIBKA MAANTA KA JIRA BARIGA MAGAALADA BELEDWEYNE. BEESHAASI WAXEY KU DHIIRAN WAAYEEN INEY UYEERAAN OO RAADIYAAN DADKII MAGAALADA HOREY UDEGANAA AMA GURYIHII LOO SOO CELIYO. OGOOW MEEL DULMI KA DHACAY INAANEY NABAD NOQON DOONIN
ETHIOPIA AYAA KA DAMBEYSA OO SHABAAB HUBKA SIINEYSA EE FADLAN SOMAALIDA JAAJUUSKA EE ETHIOPIA USHAQEYSA EE ISBAAROOYINKA DHIGANAYA ISKA QABTA. KUWA ISBAARADA DHIGTA IYO CIIDANKA ETHIOPIA WAA HESHIIS.
Ilaahay.ha.babaadiy.umadatad.miiskiinta
Nimanka siyaasiinta ha iska qabtan kan dadka wada nool dhibka ka dhexwada.shacabku haddaysan ka midoobin dhibka ee niman siyaasiin ah dhalintoodi dhib ka dhex wadaan oo qoryo la isugu dhiibay waa in dhali yaradu dhexdooda ka heshiiyaan kuwa shartana iska qabtan illahay xaqa iyo nabada ha waafajiyo ummada somaliyeed
Hawiyeh dhaqankodih wuxuu noqday wuxuu diloh iyo wuxuu dhacoh bu rabah madaxweynahodah iyo kan ugu yar wax dhacayan ilahay idin dulay hawiyeh
Labo mamul mashaqenesooo taas hidii eee fahmaanwax walba waa ficnnayaan shacabka aa in eee kacaan dad hurdo waaye
bad baadey rabtaa hiiraan wala dayacay
walee waa run inaa beeen sheegin
Alla bisinka bisinka allow kaqabo nagana hanasoo gaadhsiin
Waxaa wada dhibtan waa Ethiopianka oo shaati kale soo gashatay oo Macawiislayda kusoo hoos’gambanaya iskana dhigaya qabaa’ilada walahi Xalane ayaa laga soo abaabulayaa oo Alshabaabka aad iska dul qaadeen ayay Gaaldu kaxun yihiin sabab iyagaa Alshabaab maalgaliya oo 99% waa Ethiopian&Kenyan luqadda mayga labaray walahi waa in shicibka ay iska celiyaan hadii kale walahi sidii Gedo, Baardheere, iyo SomaliGalbeed ayaa la’idin hoosgayn oo waa la’idin dullayn Gun u noqonaysaan Cadowgeena Ethiopia 🇪🇹 walahi halaga foojignaado shicibow waa fara kutiris waxa dhibtan wada walahi tabar malaha maalin ayaa lagu soo afjari karaa qoryaha qaata walaalayaal dulliga kabaxa ay Ethiopianka idinku hayaan shaatiga idiin soo gashatay shicibow 😢😢😢
😂😂😂😂 Ethiopian is mhystan somali 😂😂😂😂
Galbeedka Baladweynow xaafadiina xirta dhib kaas yaan leydin keenin Roondo xafada ilaa Lisa qorta
WAA WAX HORAY LOO FILAAYEY OO LOO SHEEGAY IN LA HUBEEYO MALEESHIYAAT BEELEED DHIBKA KA IMAANKARA
Xasan sheikh asaga ayaa macawiisley hubeeyey
1- waa in maleeshiyaad ka oo dhan lagu xareeyo xiro ciidan.
2- waa in la qarameeyo ciidamada marka la xareeyo.
3- in aan la ogolaan askari ama shicib qori wata oo magaalada dhexmaraayo.
4- waa in dowlada mushaar iyo guno ama raashin siisaa ciidamada la xareeyay.
Gobolada waqooyi Awdal, Waqooyi galbeed, Togdheer, Sanaag, iyo Sool, Somaliland sidii ay sameeyeen oo kale. Laakiin qof maskax badan oo siyaasi rug cadaa ah sida Maxamed Ibraahim Cigaal oo kale ayaa loo baahan yahay.
Waxaaa wax baa kajira lkn sida ciwaanka kadhigatay ama aad afka kasheegtay oo ah 1991 ayaa leeys dhacayaaa sax maaaha,lkn isbaarada waxbaa kajira
Yan lees caayin walal allah halle hala baqo.somaliyey
WAXEY KA XUNYIHIIN UGAASKII LA DOORTAY KADIBNA AY FOWDO TUUGADA HADA DADKA DHACEYSA AY U CALEEMA SAARTAAN UGAASYO TUUGTAAS LA SHAQEYSTO OO BADAN HAL UGAAS BAA SAX AH WANA KII UGU HOREEYAY LA DOORTAY
Inaadeerkey oo reer Hargeysa ah oo gaadhi watay ayaa dhawaan lagu dilay magaalada Beledweyne
Macawiisley waa kuwaasaa marka loo sameynayey buunbuunin fara badan
Magaalada Cali jeyta burburiyay
wa runtaa ana jooga
Been badanaa caaro ku dishay. Markii ayaka iyo daneerahodii la diiday buu been faafinayaa. Waa kaas qaraar hadaa maqashay
ina badan oo soomaalida ka mida runta ma jecla xaqiiqada in la taabtana waa ka caroodaan waxaa xaqiiqaa ama ha laiska indhatiro ama ha la garwaaqsadee in soomaali ay diidey shareecada islaamka inay u hogaansamaan sidaas darteed waxy hogaanka u dhiibteen siyaasiyiin cilmaaniya iyo oday dhaqameed taas waxaa ka dhalatay in Alaah uu ku imtixaamay amaan daro intaas waxaa sii dheer siyaasigii iyo oday dhaqameedkii ayagoo dantooda kaliya fiirinaya inay shacabkii hub ugu qaybiyeen si danohooda ay u difaacdaan ayagoon marna u aaba yeelayn danta shacabka taasu marka waxay dhashay in maanta qof walbaa qori uu wato cid uu unaxayaana aysan jirin waayo hubku haduusan gacan aamina ku jirin waa halis joogtaa
M
Adiga iyo ayagaba naarta
sax
DHIBKAAN JEYTAA GELIYE IYO MOORYAANTIISA WUXUUNA NOQDEY DOQON WUXUU DHISEY DUMIYEY WUXUU KAXOREEYEY SHABAAB KADIBNA WUXUU GELIYEY KALA SOOCID BULSHO HIIRAAN IYO JOWHAR ALEELEHE SHABAAB MEELEYSAAREENE MA CARUURTOODII OO CADOW KU AH BEY mEEL ISKA SAARI LA YIHIIN WAXAA UGU WACAN HOGAAN LA AANTA
Xasan dhiiqo dhe
Qaaq qaaq qaaq haye war alayo lee sheegtaa
@@Diidii22665 magaalada shabaab ayaa burburisay. Haddana dhibka waxa wado waa shabaab ee Ethiopia usoo kaceysta iyagaa idinka celinaya
Maxaa madax weeynaya ma oga
xasan shiikh qalad aad masiiba u shacabka wayoo hubkii ayuu gacanta u geliyay moryaantii taa weyaan umada in la hasuuqa
Cali aaway
Awalba waan ogaynee markii uu xasan sheikh maxamuud uu hubeynayay mooryaanta xawaadle in ay dib ugu hawl gali doonaan
Saax Xassan asagaa hubeeyay xawaadle, iyo Cali jeyto nabad diid ah
ree baled weyne waa siiba xawaadle waa dadkii bilaabay bilqada koofur (waxayna dhihi jireen anigaa taabsaday ee kalee)waxaa dhibkii xawaadle laga raystay intii As haysatey
Balwaa taaseee hubka dhiiiba hayeeelaaan
Galbeedka beledweyne waa nabad waxaana degen Geeljecel
Doowlada masuuliyadaas saarantahay
Wa ka xuna somaali in ta wax garatay ee somaaliyeed baladweyne wa gobolada waxtarka weyne u leh dalka somaaliyee
Waataa faiidada xasan dhiiqo hawiyaha hubka uugu qaybinaayo.
Nin nacayb iska dhaaf, somalia guri aan qori yaalin waa yaryahay, wadankan in ku dhow nus qarni ayu isdilayay
Ceelbuur macawisleey haloo diro leheeedaaa ma tanoo kalaaaa karabtaaaa mooryaaan dowlad qorya udhiibeee hada kahor lama arag
Alo somali ugargaar tedakala quraalka caayad jojiy
Cali jeyte hees uu tiryey maalin uu la hadayety shacabka
Cali.jeyte.baa.wxaa.bilaabay
War bal ukaadi, adigu wariyoow sideed kusoo xaqiijisay? Maxaa cadaymo ah oon hadal ka ahayn hadal [ we need proof]
Ninkan maskiin ka Iska dhigayo waa khaimiintii khawarij ta ahaa yaba nowaramayo miyaa
Wll wajigooda malaha anu kuwa wajigoda ayan ka gart
sanbololshaa qoraxda kaaqariyey kaadi kusexiyey marlabad xabiga ayad cambulada kucune tasa taqanaa doqon abgala abgar damerey wadijiren yuutubar maxad kataqaniin
Caayda jooji; caddeyn buu kuu keenay ee si fiican u dhuux warka Sheeqa !!!
Reer Hiiraanow markii hore gobonimad muujiseen dagaalkii laydinku eegtay ii nabadiidka iyo sidad uga sarten dhaman Hiiran war hurdada ka kaca waa maxay waxa gobolka lagasoo sheegayo aaway Cali jayte anigu waan kaxuma markuu Villada isku dhiibay waxan taagersana in asaga loo dhiibo gobolka war dalka sida u dhaaba oo qolodan Villada yan lagu halayn dalka somaliyay dalku dowlad adag maleh ee wax qabad u istaaga waxad mooda inuu dalku sidan dhaamay xitaa xiligii dowlad la aanta
Reer Somalia oo dhan waxa haysataa Cuqubadii ay Somaliland ka geleen. Somalia oo dhan dib nabad u heli mayaan Inta ay Somaliland Xasdeyaan, oo ay sheeganeyaan .
Ilaahey quluubta aadamaha wuu ogyahay wuunu la socdaa.
abgal damerowadow habarka waxmatare ninkii baatahay guryaha iskagubayey sidiicawantii baladweyne xawadlaaleh damerkaga iskawado celmacan iyo ragacele waxadbabur kuhaysen isbaaro aabehed
Waar ILLAAHEY ka'cabso !!!