- 2 376
- 6 561 915
SYL Somali TV
United Kingdom
เข้าร่วมเมื่อ 17 ก.ย. 2022
DEG DEG" JANARAAL ODAWAA IYO TELIYE SANBALOOLSHE OO KU HANAJABAY IN AY TALAABA KA QAADI DOONAAN ....
DEG DEG" JANARAAL ODAWAA IYO TELIYE SANBALOOLSHE OO KU HANAJABAY IN AY TALAABA KA QAADI DOONAAN DADKA ISBAARADO U TAAL BELEDWEYNE.
มุมมอง: 284
วีดีโอ
DEG DEG: XIL XAADOOLE OO HANJABAAD CULUS KASOO SAARAY DAGAALKA KA SOCDA WARSHIIKH & XOG CUSUB OO....
มุมมอง 2.1K16 ชั่วโมงที่ผ่านมา
DEG DEG: XIL XAADOOLE OO HANJABAAD CULUS KASOO SAARAY DAGAALKA KA SOCDA WARSHIIKH & XOG CUSUB OO....
DEG DEG: CIIDANKA PUNTLAND OO HAREEREEYAY DAACISH, HALIS WEYN OO MUQDISHO KA TAAGAN & XOGO KALE
มุมมอง 1.4K18 ชั่วโมงที่ผ่านมา
DEG DEG: CIIDANKA PUNTLAND OO HAREEREEYAY DAACISH, HALIS WEYN OO MUQDISHO KA TAAGAN & XOGO KALE
DEG DEG: DAGAAL KA DHEX QARXAY ITOOBIYA & SOMALILAND, SANBALOOLSHE OO TALAABO CULUS QAADAY
มุมมอง 1.5K21 ชั่วโมงที่ผ่านมา
DEG DEG: DAGAAL KA DHEX QARXAY ITOOBIYA & SOMALILAND, SANBALOOLSHE OO TALAABO CULUS QAADAY
XOG- ITOOBIYA OO CIIDAN XOOG LEH KU QALABEYSAY JUBALAND IYO CABSI KA TAAGAN GEDO
มุมมอง 1.1K2 ชั่วโมงที่ผ่านมา
XOG- ITOOBIYA OO CIIDAN XOOG LEH KU QALABEYSAY JUBALAND IYO CABSI KA TAAGAN GEDO
DEG DEG: GEDO OO DAGAAL QARKA U SAARAN, HANJABAAD CULUS OO LOO DIRAY MW XASAN SHEEKH IYO XOGO KALE
มุมมอง 8402 ชั่วโมงที่ผ่านมา
DEG DEG: GEDO OO DAGAAL QARKA U SAARAN, HANJABAAD CULUS OO LOO DIRAY MW XASAN SHEEKH IYO XOGO KALE
DEG DEG: AXMED MADOOBE OO XAALKA KU XUN YAHAY IYO MADAXWEYNE KMG AH OO LOOGA DHAWAAQAYO......
มุมมอง 3.2K2 ชั่วโมงที่ผ่านมา
DEG DEG: AXMED MADOOBE OO XAALKA KU XUN YAHAY IYO MADAXWEYNE KMG AH OO LOOGA DHAWAAQAYO......
DEG DEG: MASAR OO KU DHAWAAQDAY WAR KA NIXIYAY ITOOBIYA & P/LAND OO CODSATAY IN LA TAAGEERO....
มุมมอง 1.3K4 ชั่วโมงที่ผ่านมา
DEG DEG: MASAR OO KU DHAWAAQDAY WAR KA NIXIYAY ITOOBIYA IYO P/LAND OO CODSATAY IN LA TAAGEERO CIIDANKEEDA
SOMALILAND OO SHEEGTAY IN AYSAN ITOOBIYA U HEYN WAX BAD AH & WM TURKIGA KU WAJAHAN ITOOBIYA IYO SOM
มุมมอง 1.1K4 ชั่วโมงที่ผ่านมา
SOMALILAND OO SHEEGTAY IN AYSAN ITOOBIYA U HEYN WAX BAD AH & WM TURKIGA KU WAJAHAN ITOOBIYA IYO SOMALIA.
DEG DEG: JANARAL ODAWAA OO DULTAGAY MEYDADKA ASKARTII LAGU DILAY CEEL-BARAF, TALABO DEG DEG AH OO...
มุมมอง 1.9K4 ชั่วโมงที่ผ่านมา
DEG DEG: JANARAL ODAWAA OO DULTAGAY MEYDADKA ASKARTII LAGU DILAY CEEL-BARAF, TALABO DEG DEG AH OO LA QAADAY IYO HALIS CUSUB.....
DEG DEG: MUCAARADKA OO U HANJABAY MW XASAN SHEEKH IYO GANACSATADA, TALIYE ODAWA OO LAGU ARKAY.....
มุมมอง 1.8K7 ชั่วโมงที่ผ่านมา
DEG DEG: MUCAARADKA OO U HANJABAY MW XASAN SHEEKH IYO GANACSATADA, TALIYE ODAWA OO LAGU
DEG DEG MD XASAN SH OO LAGU DHALIILAY ARINTA ITOOBIYA, ERDOGAN OO HAL ARIN MUQDISHO U IMAANAYA IYO
มุมมอง 2K7 ชั่วโมงที่ผ่านมา
DEG DEG MD XASAN SH OO LAGU DHALIILAY ARINTA ITOOBIYA, ERDOGAN OO HAL ARIN MUQDISHO U IMAANAYA IYO
DEG DEG: ABIY AXMED OO TALAABO CUSUB QADAY IYO MW XASAN SHEEKH OO GULWEYN GAARAY KADIB MARKII.....
มุมมอง 2.2K7 ชั่วโมงที่ผ่านมา
DEG DEG: ABIY AXMED OO TALAABO CUSUB QADAY IYO MW XASAN SHEEKH OO GULWEYN GAARAY KADIB MARKII......
DEG DEG: CARADA MASAR IYO XIRIRKA DF, HAL QODOB OO HALIS AH IYO ITOOBIYA OO TALABO QADEYSA......
มุมมอง 1.9K9 ชั่วโมงที่ผ่านมา
DEG DEG: CARADA MASAR IYO XIRIRKA DF, HAL QODOB OO HALIS AH IYO ITOOBIYA OO TALABO QADEYSA......
DEG DEG: HALIS WEYN OO KA DHALAN KARTA JOOGISTA CIIDAMADA ITOOBIYA IYO GEN ODAWAA OO GAARAY HIIRAAN
มุมมอง 1.5K9 ชั่วโมงที่ผ่านมา
DEG DEG: HALIS WEYN OO KA DHALAN KARTA JOOGISTA CIIDAMADA ITOOBIYA IYO GEN ODAWAA OO GAARAY HIIRAAN
DEG DEG: P/LAND IYO ITOOBIYA OO HESHIIS HALIS KU AH SOMALIA GAARAY IYO XOGTII UGU DAMBEYSAY
มุมมอง 1.8K9 ชั่วโมงที่ผ่านมา
DEG DEG: P/LAND IYO ITOOBIYA OO HESHIIS HALIS KU AH SOMALIA GAARAY IYO XOGTII UGU DAMBEYSAY
ITOOBIYA OO WAR LAMA FILAAN AH KU DHAWAAQDAY IYO CIIDANKA ITOOBIYA OO AWOOD KU JOOGAYA SOOMAALIYA
มุมมอง 2.4K12 ชั่วโมงที่ผ่านมา
ITOOBIYA OO WAR LAMA FILAAN AH KU DHAWAAQDAY IYO CIIDANKA ITOOBIYA OO AWOOD KU JOOGAYA SOOMAALIYA
DEG DEG: ITOOBIYA OO CALAACAL AFKA FURATAY, DUQEYN LAGU LAAYAY DAACISH IYO XOGO KALE
มุมมอง 2.6K12 ชั่วโมงที่ผ่านมา
DEG DEG: ITOOBIYA OO CALAACAL AFKA FURATAY, DUQEYN LAGU LAAYAY DAACISH IYO XOGO KALE
DEG DEG: RW XAMSE OO KU WAJAHAN BELEDWEYNE, SANBALOOLSHE OO GO'AAN ADAG KA GAARAY KIISKA CEELBARAF
มุมมอง 1.4K12 ชั่วโมงที่ผ่านมา
DEG DEG: RW XAMSE OO KU WAJAHAN BELEDWEYNE, SANBALOOLSHE OO GO'AAN ADAG KA GAARAY KIISKA CEELBARAF
DEG DEG: CIIDANKA GORGOR IYO TALIYE ODAWAA OO BALAN ADAG KU KALA QAATAY FURINTA DAGAALKA ....
มุมมอง 1.7K14 ชั่วโมงที่ผ่านมา
DEG DEG: CIIDANKA GORGOR IYO TALIYE ODAWAA OO BALAN ADAG KU KALA QAATAY FURINTA DAGAALKA ....
MEYDADKA ASKARTI LAGU DILAY CEEL-BARAF OO LA AASAYO IYO DF OO GO'AAN QADATAY..
มุมมอง 1.5K14 ชั่วโมงที่ผ่านมา
MEYDADKA ASKARTI LAGU DILAY CEEL-BARAF OO LA AASAYO IYO DF OO GO'AAN QADATAY..
DEG DEG: MASAR OO CIIDAMO CIRKA IYO BADDA KA SOO GELINEYSO SOOMAALIYA, ITOOBIYA OO NIYAD JABTAY
มุมมอง 3.7K14 ชั่วโมงที่ผ่านมา
DEG DEG: MASAR OO CIIDAMO CIRKA IYO BADDA KA SOO GELINEYSO SOOMAALIYA, ITOOBIYA OO NIYAD JABTAY
DEG DEG: A/MDOOBE OO TAGAYO RASKAMBOONI QORSHO HALIS AH OO BILOWDAY IYO TALIYE ODAWAA...
มุมมอง 1.5K16 ชั่วโมงที่ผ่านมา
DEG DEG: A/MDOOBE OO TAGAYO RASKAMBOONI QORSHO HALIS AH OO BILOWDAY IYO TALIYE ODAWAA...
DEG DEG: GEN ODAWAA OO GAARAY FURIN KALE OO DAGAAL IYO KHILAAF KA DHEX QARXAY DHAQANKA MUDULOOD
มุมมอง 3.4K16 ชั่วโมงที่ผ่านมา
DEG DEG: GEN ODAWAA OO GAARAY FURIN KALE OO DAGAAL IYO KHILAAF KA DHEX QARXAY DHAQANKA MUDULOOD
MW XASAN SHEEKH OO SOO FARAGELIYAY KIISKA ASKARTA LAGU LAAYAY SH/DHEXE IYO GEERIDA FANAANAD CAAN AH
มุมมอง 2.9K16 ชั่วโมงที่ผ่านมา
MW XASAN SHEEKH OO SOO FARAGELIYAY KIISKA ASKARTA LAGU LAAYAY SH/DHEXE IYO GEERIDA FANAANAD CAAN AH
DEG DEG: DAGAAL CULUS OO KA SOCDA GOBALKA BARI, CIIDAMADA P/LAND OO CASHAR U DHIGAY DAACISH...
มุมมอง 2.2K19 ชั่วโมงที่ผ่านมา
DEG DEG: DAGAAL CULUS OO KA SOCDA GOBALKA BARI, CIIDAMADA P/LAND OO CASHAR U DHIGAY DAACISH...
AXMED MADOOBE OO HUBKII UGU BADNAAY UU GACANTA U GALAY XILLI SARGAAL MUHIIM AH UU ISKU DHIIBAY JL.
มุมมอง 1.5K19 ชั่วโมงที่ผ่านมา
AXMED MADOOBE OO HUBKII UGU BADNAAY UU GACANTA U GALAY XILLI SARGAAL MUHIIM AH UU ISKU DHIIBAY JL.
GEN ODAWAA OO HUB KA DHIGIS KU SAMEEYAY CIIDAMO GADOODSAN IYO RW XAMSE OO U DHAARTAY MALEESHI....
มุมมอง 2.7K19 ชั่วโมงที่ผ่านมา
GEN ODAWAA OO HUB KA DHIGIS KU SAMEEYAY CIIDAMO GADOODSAN IYO RW XAMSE OO U DHAARTAY MALEESHI....
DEG DEG: SHUUTE IYO SARAAKIIL CIIDAN OO TAGAYA CEELBARAF IYO SHACAB CAREYSAN OO HANJABAAD...
มุมมอง 1.2K19 ชั่วโมงที่ผ่านมา
DEG DEG: SHUUTE IYO SARAAKIIL CIIDAN OO TAGAYA CEELBARAF IYO SHACAB CAREYSAN OO HANJABAAD...
DEG DEG: TALIYE ODAWAA OO HALIS KU GALAY FURIMAHA DAGAALKA, CIIDAMO GADOODSAN OO GALAY HIIRAAN....
มุมมอง 2.1K21 ชั่วโมงที่ผ่านมา
DEG DEG: TALIYE ODAWAA OO HALIS KU GALAY FURIMAHA DAGAALKA, CIIDAMO GADOODSAN OO GALAY HIIRAAN....
1:21 🎉😂😢😅😶🌫️💘🤲🤲🤏✊️👀🧑
Legend
Cawaankan itoobiya way soo eriday sanbaloolshana sheekadiisa waa ogyahay inuu Hirshabele diidan yahay
Xawaadle iyadoo loola dhaqmin sidii leelkase uu u xasuuqay Faroole 2011 edebdarro day maayaan ee cayaarta dalka ka daaya
ITOBIYA WAXEY USO GUUREYSAA. SOMALIYA HADIIBA NIN CADAABAN AAD KA CABSANEYSAAN OO MEELBA LAHAYN AAWAYSE MASAR HA KA BAXDO DALKA SI DEG DEG AH HADAYSAN DAGAALAMAYN WAABA DAD SIXRAN DFS MASE WAA DAD AANAN DALKABA LAHAYN 😢
Xasan shiikh diirada ha saaro itoobiyanka haka baxo jubaland muxuu u ogolaady inay itoobiya sii joogto wiilal soomaaliyeed inay isku dhintaan maahee wx kale ka faa'idi maynee ka bax jubaland xasanoow
MASAR WAA BEENALEEY RUFIYAAN AH YAA KA HOR TAAGAN HADEY DAGAALAMEYSO WAR WAX MA TAREE MASAR IYO TURKIBA WAXBA MA HAYAAN EE HAKU DAALINA SOOMAALIYA HAYSKU TASHATO SIDEY CADOWGA DIBADA ISKAGA CELIN LAHAYD CXDS NA HA SOO QAQABTEEN KUWA DAGAALADA BEELEYSAN KA WADA DALKA GUDIHIISA FADLAN KUWAASI OO KA HADAL QAATA MADAX ALSHABAB AH😮😢😢😢😢😢
Kan inusan sonoqoneynin ayuu ogyahay Marka wuu argosanhayaa
Wadanka m.d weeyne xasan shiikh ayaa loo doortay siyaasinta muufeysiga warkooda kuma jirno
M.a sheeq Ali jabuti carabkaga narta Allah xoreyo❤❤❤
❤❤❤❤❤
Waxey ilatahay adigu in aadbarato cilmiga siyaada eewaxaad sheegso ka fiirso
Weriyahaan haddalli qallafsan ayuu sheegaa marar badan
Siyaasiinta danleeyda ah maalina kama hadlan argagixisada alshabaab io cadow wadanka ku soo duulay bal waxeey rabaan in dowlada lugaha la qabto shacabkana baaba aan isku xishooda ee shariif jufadisa ayaa ciidanka qaranka qalatay in uu dadku ku matalayay kursiga uuw qabto ma garto qeerlawe io luga dheere nama gaadan
Soomaaliya Guul iyo Gobanimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Faataalle kaaraan maahee xamar meelkale malaha miyaa wadada warshadaha ha dhiso balaayo madax muruxsan
Asc maxaad u cayee ow ku dhimay maxaase ku tusay madaxiisa muruxsan XasbunAllah wanicnalwakiil
Canshuurta uu naga qaado ma sadaqaa dameeryohow
@@mohamedhussien3757 Acudubillah minasheydani Rajiim war Alle ka baq oo hacayin umada.meshii Alle u Qoro unbaa lasameynaa .mase waxaad tahay xaasidxasdaayo karaan.xasbunAllah wanicmalwakiil
Guul midnimada Umada Soomaaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Imaarad iyo itoobiyaan warkooda yaarabo heee
wariye dheh salaada janaaso
Subxanallah Subxanallah wa waxlagaxumado sharif dani cabdiraxman iyo kheyre iyo fahad farmaajo Ahmed madoobe wa khawariji lamana amiinikaro marnaba Ethiopianka iyo argaxiisada ayay jajus uu yihiin dhulka danta wa in la iibiyo sababto ah dawladdadhex lacago lagu kala waado dhaman shaqeyanka loo xilsarey, inshallah dal xoreeye horay usoco
Mahadsenid weriye. Soomaaliya uma baahna mucaaridiin balse waxay u baahantahay dad ka shaqeeya dhismaha dalka, kuna dadaala sidii shacabka iyo dalka Soomaaliyeed loo mideyn lahaa. Guul midnimada Umada Soomaaliyeed. Guul Horumarka qaranka iyo Umada Soomaaliyeed. Guul ciidanka qaranka Soomaaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Nabada u ku qaatey ma aragnee waa xagee😂😂😂😂
Waxan warkoda ya u bahan
Dameerka xasan shiikh waa fulay xaar weyn tuugna ah
Dameerka 🥒 🥒 🥒 uu leeyahay ee 🌴 Oil hore u soo gado si ay kuu xanuunin baacow 😢😢
Adiga ayay kuu taal meesha aad la aadi doontid maalinka khiyaame
@@MohamedJacayl-s8q Malaha gefka iyo caayda Aakhiro ma aadeysid kkk
Mashallh ❤❤❤❤❤
Haaaaa u uqalmaa
Madaxweyne Hassan Sheikh wuu u qalmaa Nobel piece prijs maxaa yeelay khilaafka nabad ayuu ku xaliyaa.
WA ITOBIYAN TURKIGU HANAGA BAXO MANA KA RABNO SIYASAD HAKU EKAADO ATROLKA KALIYA WAQTIGU KA DHAMADANA HANAGA BAXO FLASTIIN BUU LIGAHA QABTAYE IXSAAN HAKA SUGINO GAADMUU NAGU DILAYAA DONI MEYNO TURKY😮HAKA BAXO SIYASADEENA DALKA😮
AUTH TURKY IS NOT NICE
Ma uqalmaa haa Dalxoreeye ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Soomaaliya Guul iyo Gobanimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤
This mother is 100% right we need to understand that our enemy is behind this.
Erdogan Dantiisa ayuu fiirsanayaa Abiyna siduu rabay ayaaba loo yeelay balse Habarti Xassan Dhiiqo aheyd ayaa Wadanki ay udhaaratay Wiil uu dhali karo Gacantiisa ka bixiyay........kursiga halaga tuuro Soomaaliyeey Wadanka hala Badbaadiyo Gumeysi Alle Gacanta nooma geliyo..............
Heshiiska kuwa dhaliilaya waa dad aan xog ogaal aheyn dowlada dhexe itobiyanku waxa ay kalawaregeen mamuladii somalilad budlan jubalan dhaman itobiya ayey amarka ka qatan tabarta dowladana waa lagaranayaa si uun in ay ula heshiiyaan waa ku qasbantahay dawladu
TAG DHEH ORDOGAAN IYO XASAN IYO ITOOBIYA HA ISRAACEENE
Xooloyhiw nin dadkiisii barakacshay NPP waxna utarimee
Maxaad ula jeedaa
Dabaal
Yes aad io aad md weeyne xasan shiikh wu itahilaa
DULQAADKIISA ILBAXNIMADIISA MAXEY TAHAY MA U QALMAA WAABA KAN UGU MUDAN AFRIKEE
Wallaahi Marka runta laga hadlo Waa uqalma in lasiyo hadi laga tago qabyalada Na qurmise runti
MAXAA NOOGU SHEEGIABIY HADUU YIMAAD DDS ADEER HANOO XAYEEYSIIN NINKA WAALAN.
Raxman weeyn maa etopian ah mise hawiye kkkkkkkkkkkk
Nabada waxan utaqnin etopia I lasiyo bad qabaailka hawiye EE uu kadhashey mow heshisyo
Haa wa u khalma bilada nabada iyo dulkhadkiisa allahha xafiido allahha guuleeyo waxbadan madaxweyne xassan sheikh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Hasan dhiqoo 😂😂🤦🏾
Bismillah, soomaaliyeey, xasan sh, muxuu itoobiya ku jeclaaday oo anaga oon soomaaliya shacabkeeda ogayn mahubtiin xasan sh, inuu soomaali yahay oodhiig soomaaliyeed ku jiro, hooyadii waalayaqaanaa, aabihii yaayaqaano cidna xawaadle aa abi ii ah ayuu yiraah xawaadle muxuu daaiman dagaal u, geliyaa iyo qalaaso ninkaa soomaali maahan amuu oromo yahay soomaali dhiigeeda haduuku jiro ciidamada soomaaliya, madhameeyn laheen ninkaan soomaaliya halaga qabti xasan sh, waa oromo baara yaa soomaaliyeey, madaxda soomaaliya xukunto itoobiya wax ayaa lagu hadidayaa abiya maya lama dhihi karo madaxda damul jadiid maxaa laga ogyahay oo, soomaali da ogeyn, shabaab ayaalagu leeyahay waabeen itoobiya maaladhoho maladhihi karo qof kasto oomadax ah sheekada shabaab ayuu kaaga bilaabaa cadawga waa itoobiya inla waasho miirlamahelo mar qura shabaab waa xasan sh, waa sanboolshe, waa xamsa, waa fiqi, iyo wixii, dabo socdo goomuu waraabe ariga ilaalin jiray shabaab, waa ayaga ciidamada waxa dooxay waa ayaga, shacabka waxa xado waa ayaga, macal asif, ayagaa raaco ariga ayagaa waraabihii ah, alshabaab waa damul jadiid allaah, macanaa shacabka soomaaliya koomo ayuu ku jiraa goirmuuka toosaa, illaahey ayaa og🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴☝
Lkn maxaa kudhacay shacabkeenii maxay uga mudaharaadiwaayeen Arintaan
نعم لي سياست الدكتور حسن. شيخ. انا يمني اتابع سيسات السومال
Maya madhici karto taasi inlageeyo meelkafog xuuda wayna na qiyaameen madaxdewnu runtii
كان. تخطيط اتوبيا حرب داخيلي بينه السومال. وتيحارب بي اسم. سومالي. والحدود. كان بي. يدها الان فشالت اتوبيا. متا اكيدين