Shilin muxuu yahay, Shilin wuxu ka soo jeeda qabiil Ireland ah, maxaa diidaya in aan qabiil Soomaaliyeed ugu magac darno lacagteena. Waxan filayey odayaashii gumeysi jecelku ku jiray in ay dhamaadeen rag wax fahmaya dal u kaceen!!! Waa cay in aan mar 2aad gumeysi magaciis ba'ay oo aan na khasbeyn sida "Soomaaliland" dusha ku sidano. Waa cancer aan dawo lahayn
Waa been wax ka jira ma jiran waxa sida u leeyahey Manta Ayaa waxa soo post gareyey video ay soo bandhigeyn reer Hamas isla markiiba Facebook wey ka saareyn sabab la,aan Marka la xiriireyna waxey igu dhaheyn lama ogola waa muuqaal aad u foolxun Marka waxa ku cadeyneysa iney la shaqeyneyso Israel oo iska cad.
Bilowgii guilaha falastiin insha allaah
From river to the red sea❤❤❤
Guuuul Palestine Insha Allah 💪💪💪🇵🇸
Wabaraakat maahan ee wabarakaatuhu ustaad
Palastiin allaah ha guuleeyo
Amiin
From the river to the sea free Palestine
Afrika hurdadii waa ka kacdey guul
Falastain sapota yahoo ni mungu to hakuna mingine tuna tarajia kwa alah usaidisi inshaalah
Allahamdulilah 🎉
Bs tv waanu jecelnay barnaamijkaaga lkn nagadaa odaygan cunsuriga ah
Waan dhawnahay bahda BRIT SOMALI TV sxb cabdi xafiid maxamuud jaamac iyo ustaad maxamed cawaale
Ilahow somalida dariqa walalnimo ,iyo jacel na dhex dhig,amin. Arab ano dambeyso
Ilahow u gar gaar walaalehen oo guusha sii yaa raxman
Ilahow somali midnimo sii
Dowlad khayrqabtana sii damiir iyo dadnimo sii
Waa bilogii guusha insha allaah❤❤❤
alle haw gar gaaro shacabka rer falastiine dhulkoodana alle ha uga dul qaado cadowga
❤❤❤
Salaama caleykum Saaxiib sare cabdxafiid
Somaliya wa ineey lacag sameeysataa insha Allah
Ilahey ha uu gargaro somali,before anyone else
Amiin
Allaha u gargaaro falastiin .
Waxa shegeysid wa ruun , lakin kaliga ha hadlin ,somali wax weydi inader.
Hakuna mazungumzo yoyote inatokamana na mareycani ama NATO ina wesa kuletea plz hio wongo nani wongo mtupu
Wcs wr wb
Allah haugargaro walalehen palestine amin amin amin❤
waxaan doonanaa falastii oo dawlad madax banaan
Soo dhowoow C/xaafid
Warkii farxada lahaa aaway
Falastiin Allaha xureeyo
Daadweynaha hadey dahab ururiyan madaxweynaha aya xadaaya
Dadka jiran oo dhan soo aruurso
Anaga ku qancsan aduu iska bax
@@MohamudAbdalle abaayo kugama heesdho si fcn ugu qanacsanaaw lknse fikirkeyga xuraan u ahay
Farxadu waa xabadjoojin iyo wadankooda oo xor ah alle hasiiyee
Subxanala ,magaca ilahay laguma kaftamo,
Ku weydisp ado live ah
Abdiyoow bal isku day ina at least laba qof iney suualo ku weyditau
Abdihafidoow walaloow m.cawaale ayaan ubaahanahay e odayga kale e halka dhinac urarran naga dhaaf
Falastiin.guuuuuuuuuuull.inshaAlaaha.xaqa ayaasodahiray
Boqol madaxweyne oo wada tuugo ah maa dahab dalka u aruurinaa ‼️‼️‼️
Asc
War ku waan wa tuugo
Dowlad ma aha 😆 🤣 😂
Shilin muxuu yahay, Shilin wuxu ka soo jeeda qabiil Ireland ah, maxaa diidaya in aan qabiil Soomaaliyeed ugu magac darno lacagteena. Waxan filayey odayaashii gumeysi jecelku ku jiray in ay dhamaadeen rag wax fahmaya dal u kaceen!!! Waa cay in aan mar 2aad gumeysi magaciis ba'ay oo aan na khasbeyn sida "Soomaaliland" dusha ku sidano. Waa cancer aan dawo lahayn
Free Palestine river to the sea
Abdow bal malin somali live uu fuur curadow,Geesi raadis ayey somali ku jirta manta. U know what i mean
Waa been wax ka jira ma jiran waxa sida u leeyahey Manta Ayaa waxa soo post gareyey video ay soo bandhigeyn reer Hamas isla markiiba Facebook wey ka saareyn sabab la,aan Marka la xiriireyna waxey igu dhaheyn lama ogola waa muuqaal aad u foolxun Marka waxa ku cadeyneysa iney la shaqeyneyso Israel oo iska cad.
Beenaale
Warya magaca dhig kufri ba tahay
@@mideyemomo aryaa xaa tixi dabaalaad u egthy
Israeli.cidiikahortimaadowaxaalalahaawaa.argagixiso.hada.waxeeymare.israaiiil.doowladi.iyo.mucaaradki.ayaa.argagixiso.iskusheegaayo
WCS Wrx Wbr