Booyaasadii Qaxarka #6 Ila Fiirso Wacdaraha socdo

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 62

  • @jamiilamaxamed418
    @jamiilamaxamed418 5 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkkk odayga meel saar kulahaa kutubeey lagu Daba dhee funny mustafe

  • @janomali6661
    @janomali6661 5 ปีที่แล้ว +2

    Kkkk kulaha odaga mel saar kutubey aa lagu daba dhige funny wlhh

  • @aminajaamac470
    @aminajaamac470 5 ปีที่แล้ว +1

    waa zoo dhakhsaday manta

  • @badalshahassan7047
    @badalshahassan7047 5 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkk funny walahi waan ka heeley good job bariirah team

  • @msshami4228
    @msshami4228 5 ปีที่แล้ว +3

    Hhhhhhhhhh wiilka yar so fanny Masha Allah 😍😍

  • @zamzamadan6808
    @zamzamadan6808 5 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkk nagaha bananka jogane indho sharer uxir

  • @bahjaali6564
    @bahjaali6564 5 ปีที่แล้ว +1

    Gabadhii surka dherayd ee aderka dhalay orgiga u ekaad kulahaaa🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 ปีที่แล้ว +1

    🥰🥰🥰🥰🤣

  • @iscateysiyoqurux6003
    @iscateysiyoqurux6003 5 ปีที่แล้ว +1

    Mastafe bariirah habaryar uthy anaa2 arkay vedio isla sooduben channekeda barirah beauty

  • @farxiyoomar2068
    @farxiyoomar2068 5 ปีที่แล้ว

    Bariiro soo Bad i qosalkaa iga dhamaaday😃😃😃😃😃😅😅😅😅

  • @amira-wv6cb
    @amira-wv6cb 5 ปีที่แล้ว

    Wa shidan yahay filimka

  • @cayuunii3149
    @cayuunii3149 5 ปีที่แล้ว +1

    Huhhhhhhhhh abaayo bariira funny baatahy

  • @munaabdulrahman596
    @munaabdulrahman596 5 ปีที่แล้ว

    Cimir bilasade hhhhh banku jira kulah

  • @laqanyolovechannel7100
    @laqanyolovechannel7100 5 ปีที่แล้ว +1

    Bariida iyo kooxdeda horey usocda

  • @kaltunwarsame714
    @kaltunwarsame714 5 ปีที่แล้ว +5

    SUBAXANALLA WARAYAA WAXABAD JILAYASA LAAKIN KA XISHOOD WAXAD HOYADA LEEDAHAY BALAAYO KUU SHIDANATE OO KUU UDUGOONATE HOOYADANA WAA TUKALE MA LACAG JACAL AYAA SIDAA BILA DAMIIR IDINKA DHIGAY XISHOODA 🙄👈

    • @iscateysiyoqurux6003
      @iscateysiyoqurux6003 5 ปีที่แล้ว +2

      Bariiro miya dhashay wiilka mustaf

    • @samsamadam9641
      @samsamadam9641 5 ปีที่แล้ว

      Kaltun Warsame wiilkeedii maaha bariira ku kaleey dhashay Kan waa wiilkii dhaantooyinka Minnesota wax ka tumi jirey sas u ogow wiilkeeda wuxu ku jiraa chanel keedii hore ruwaayad Dan kuma jiro

  • @xawojamac8940
    @xawojamac8940 5 ปีที่แล้ว

    Hhhhhj wiilka shidan hhhhh

  • @xayaakallaah1968
    @xayaakallaah1968 5 ปีที่แล้ว +1

    Walee naagtaan dhaqan xun beey bareeysaa wiilkeeda sidaan buu ula hadlaayaa subxaana llaah dhoolcil kaan xun beey is hadal bartay iyadoo hooyo u ah subxaana llaah

    • @hanielmi5717
      @hanielmi5717 5 ปีที่แล้ว +2

      xayaakallaah m hooyo uma aha iyadu wiilkan sahra Cumar dhuule dhankeesa ayuu ka socdaa

    • @fatimahassan6872
      @fatimahassan6872 5 ปีที่แล้ว +1

      @@hanielmi5717 wiilkan bariira dhashay waana qalad inuu hooyadiis sidaan ula hadlo

    • @ayaanhassan5249
      @ayaanhassan5249 5 ปีที่แล้ว +1

      Hooyadiis miya

    • @samsamadam9641
      @samsamadam9641 5 ปีที่แล้ว

      Ayaan Hassan Maya wiilkeedii maaha waa wiil kale oo dhaantooyinka wax ka ciyaari jirey

  • @starsomali7276
    @starsomali7276 5 ปีที่แล้ว

    Ruwaayadan goormey qeybteeda 7 soo galeysaa ma la ii sheegi karaa

  • @samiraawil6786
    @samiraawil6786 5 ปีที่แล้ว +2

    Anaa ugu horeya

  • @jilyinerboss7542
    @jilyinerboss7542 5 ปีที่แล้ว +1

    Wiilkan jiljilcanaa aqas

  • @sagalsalaad8490
    @sagalsalaad8490 5 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkk

  • @Kaabo24
    @Kaabo24 5 ปีที่แล้ว

    Soobooqda kanaalkeena musalsalo qosol miiran ayaa kabuuxo taabo subscribe na kusameeya

  • @amraandio4060
    @amraandio4060 5 ปีที่แล้ว

    Hhhhhh

  • @shukrimaalin96
    @shukrimaalin96 5 ปีที่แล้ว

    Tag

  • @sumayafaraxsumayafarax932
    @sumayafaraxsumayafarax932 5 ปีที่แล้ว

    Heesta ay ku so gasho iishega plz asxpta fanka iga fcn🤗

  • @hanihaji3503
    @hanihaji3503 5 ปีที่แล้ว +2

    Kkk orgi anaba ah ku yeh

  • @nadranuura2707
    @nadranuura2707 5 ปีที่แล้ว +4

    Boyaso hdaba minanka kensado ninkeyga haka adeegato

  • @jamiilamaxamed418
    @jamiilamaxamed418 5 ปีที่แล้ว

    Booyasasha ducadoda wey kacdaa kulahaa

  • @ayanabdulahi8980
    @ayanabdulahi8980 5 ปีที่แล้ว +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @sagalabdi3898
    @sagalabdi3898 5 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhhhhh

  • @deeqolulabdii7567
    @deeqolulabdii7567 5 ปีที่แล้ว

    Deeqo

  • @janomali6661
    @janomali6661 5 ปีที่แล้ว +1

    Xaajiga jecel
    Kutubey xajiga inow jecel yahay se ku ogatay

  • @foos7330
    @foos7330 5 ปีที่แล้ว +1

    Asc asxaabta walaahi waa qoslay cawada sheekada waa qaraxdi arooska dagaal maaka dhaci

  • @naimaali3924
    @naimaali3924 5 ปีที่แล้ว +1

    k.k.k.
    😂😂😂😂

  • @saidoelmi4351
    @saidoelmi4351 5 ปีที่แล้ว

    Orgi kulahaa kkkkk

  • @queenqalanjo4362
    @queenqalanjo4362 5 ปีที่แล้ว +1

    Cadimatihid barira horayusoco

  • @farxiyoomar2068
    @farxiyoomar2068 5 ปีที่แล้ว +1

    Naagta maskiinta maxay sameysay ninka shukaansaday iyadoo baba dhaheyso

  • @farxiyoomar2068
    @farxiyoomar2068 5 ปีที่แล้ว

    Naag soomali diin maleh ninka hadii laga qaato sheeq shaydaan bey u tagi

  • @sahrasiman208
    @sahrasiman208 5 ปีที่แล้ว +1

    Wilka iyo okuhestaa

  • @sahrasiman208
    @sahrasiman208 5 ปีที่แล้ว

    Hhhhhh