Booliska oo faah-faahin rasmi ah ka bixiyey khasaaraha ka dhashay qaraxii iyo weerarkii xalay.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 83

  • @abaanduulelibaaxane
    @abaanduulelibaaxane 2 หลายเดือนก่อน +8

    Ilaahow intii kudhimatay unaxariiso intii kudhaawacanteyna uboogadhay,kuwii qarxiyey ee gaalada ahaana naarta kufogee anagana sharta aduunyada naga badbaadi aaamiiin yaarabi🤲'like Saar wll hadii aad aragtid ducadan.

  • @zakariamaftux278
    @zakariamaftux278 2 หลายเดือนก่อน +16

    Adiga iyo kuwa aad u shaqso oo xasan ugu horeeyo ilashay dalka ha idinka qabto si deg deg aha asmin yaa rabi

    • @ashaabdullahi4659
      @ashaabdullahi4659 2 หลายเดือนก่อน

      Aamiin ilaahay dalka iyo dadkaba ha idinka badbaadiyo

    • @daandureyya7491
      @daandureyya7491 2 หลายเดือนก่อน

      Adiga waa lagu soo qabanaa . Argagaxiso baa tahay baneeystey dhiiga soomaaliyeed . Waana Lagula soi conaa. Xasan miyee maanta joogtaa.

    • @ashaabdullahi4659
      @ashaabdullahi4659 2 หลายเดือนก่อน

      @@daandureyya7491ilaahay kuwa maanta dalka ka taliya kuwa maydadka qabuuraha kala soo baxa kuwa dhiiga dadka banaystay umadiisa haka qabto

    • @ashaabdullahi4659
      @ashaabdullahi4659 2 หลายเดือนก่อน

      @@zakariamaftux278 mantana tuugadii intii hadhay ayey tooganayaan

  • @hanihani-gq7oe
    @hanihani-gq7oe 2 หลายเดือนก่อน

    Mashaa allah. Waa askari geesi ah. Qawaarijta dadkeena dhameysey. Illaahay ha naga qabto. Intii nooga dhimatey illaahay ha u naxariisto janatul fardowso ha geeyo aamin yaa allah

  • @yahyamohamed6198
    @yahyamohamed6198 2 หลายเดือนก่อน

    Waa faashilaateen tuugo aya tihin amaanka xiil aya inaga saaran .allah ha naaxaristo inta buugta allow caafi

  • @deeqotahliil940
    @deeqotahliil940 2 หลายเดือนก่อน +2

    Inaa laalhi wa inaa illahey rajucuun illahey ha u naxariisto dhamaan intii dhimatay waa shihiidiin gacan ka xaqdaran dishay yaa Allah umadaan u gargaar hadii dhaloyarada nala ka dhameeyo yaa dalka yaa u harin ?😭😭😭😭😭😭

  • @luqmanahmed3191
    @luqmanahmed3191 2 หลายเดือนก่อน +5

    Maxaad samaynaysay? Booliska Soomaaliyeed shaqada soo maahan inaad ka hor tagtaa magaalada. Meel kasta waa check point. Subxaanallah.

    • @Cadar49
      @Cadar49 2 หลายเดือนก่อน

      Ma qof socdo oo in uu is dilo rabo ayaad la ilaalin karaa Subxanalaah

    • @sadiasheikh1413
      @sadiasheikh1413 2 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@Cadar49maya ilaheey xaqa ha tuso😢

  • @Khaled-Qanciye
    @Khaled-Qanciye 2 หลายเดือนก่อน

    Alleh hownaxariisto dhamaan intii kudhimatay inta kudhawacantayna alleh howboogo dhayo 😭😭😭😭😭😭😭

  • @Thestrongestbattleground_pro
    @Thestrongestbattleground_pro 2 หลายเดือนก่อน

    Allaha unaxariisto dhamaan 😢 dadkeyga ku dhintay

  • @Janno190
    @Janno190 2 หลายเดือนก่อน +1

    Illahay haw naxariisto dhamaan inta ku dhimatay inta dhaawaca ahna illahay haw booga dhayo dhalinyaradii dhamaatay illahay hala qabto shabaab oo illahay shabaab ha madhiyo

  • @Xalad.degdeg.ahmedia
    @Xalad.degdeg.ahmedia 2 หลายเดือนก่อน

    اللهم لا عيش الا عيش الاخرة فاحسن خاتمتنا وتب علينا انك انت تواب الرحيم

  • @RAOAILENJOY
    @RAOAILENJOY 2 หลายเดือนก่อน

    Allow intii ku dhimatay unaxariiso dhamantod intii kun dhawacantayna Allow ubodhay

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 หลายเดือนก่อน +6

    ilaahayow fashili waxa isir safeyn raba dadka soomaaliyed waayo dan wa isir safeyn waayo dhalinyaro iyo hooyooyin iyo oday iyo aqoonyahay iyo siyaasi waxay dhaafen

  • @MaxamedFaraxtalan-j1c
    @MaxamedFaraxtalan-j1c 2 หลายเดือนก่อน

    Inalilahi wainarajacuun allaaha unaxaristo dhawaca caafimaad deg deg ah

  • @amounajibril5606
    @amounajibril5606 2 หลายเดือนก่อน

    Allah ha unaxariisto 🤲🤲🤲

  • @cabdiraxmaanxasan6456
    @cabdiraxmaanxasan6456 2 หลายเดือนก่อน +2

    Allaha unaxristo inta dhima tay😢😢

  • @Moussa-z6x
    @Moussa-z6x 2 หลายเดือนก่อน

    Allah ha u naharaysto

  • @Zahra-ri2pl
    @Zahra-ri2pl 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dawlada waxaan kula talin lahaa in muqdisho qofkasta oo goblada la socdo.wadooyinka kaamirooyin lagu xiro.waxaan waxa qarxinaayo waa dhalinyaro.waa in dhalinyada siminaaro loo furaa.wadamada hurumareye waxaa kajiro nidaam lola dagaalamo qawaarijta.oo waxaa meekasta ku taal kaamirooyin

  • @abdirahmanabdullahi8296
    @abdirahmanabdullahi8296 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hadlkiisa xitaa kama muuqato danqasho iyo in uu laxanunsanaayo si qof masuul ah amni ah u hadlo ma ahan sidaan Naga horwareega intiina madxwenaha usareyo ayaa masuul waxa kudhacaya Dadka iyo dalka Ilaah adinka iyo khawrijba iskumeel haidn kabixiyo

  • @rajoo532
    @rajoo532 2 หลายเดือนก่อน

    Cidanka xagu jogay?? dadku lahadlaya ma irbaad ba lugu modaay? Wax government maha, Get out here!
    Ilahayo.oo.naxariso intii dhimatay, inta nool ilhayo cawi. Reer muqdisho we ❤ you. From hargeysa😢.

  • @toosin
    @toosin 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xaaladaan oo kale, markey wadanka ka jirto, waa in la foojignaado. Meelaha dadka iskugu imaanayaan. Meel ka fog waa in dadka lagu soo baaro. Dowlada xassan sheikh hogaamiyo, waa iney iscasisho. Ama la rido hadey waxba ka qaban karin Amaanka. Sidaan oo kale dowlad ma lagu hogaamiyo.

  • @SalebanSiciid-e3c
    @SalebanSiciid-e3c 2 หลายเดือนก่อน

    Illaahay.hownaxariito

  • @kamalased7685
    @kamalased7685 2 หลายเดือนก่อน

    Asc waan ka xunahey iyo alaha u naxriisto waa ereyo foican maxaa kaloo ku dari kartaa dowlada ???

  • @ChakouraAdenomar
    @ChakouraAdenomar 2 หลายเดือนก่อน +1

    Somalie que dieux vou aide 😭😭😭😭😭😭

  • @HamseSADRI
    @HamseSADRI 2 หลายเดือนก่อน

    Nacallaa Hooyadiin ku yaalle Amniga Umadan Iyo Dhalinyartan Baaba'aysa Miyaa Usoi Heshiiseen Maxaa Laga Damacsanyahay Khawaariijta Maxaa Dadka Loogu Eegayaa dhibaatadan Taagan Waa Markii Imisaad Ee Haldoorka Dadkani Aadyar dhimaneyso

  • @MoussaaliZardari
    @MoussaaliZardari 2 หลายเดือนก่อน

    Somaluyeey wax fahma .werarkan waxa fulinayay khawaarijta lakiin cida ka dambaysa waa sirdoonka reer galbeedka iyo israel kadib markay ka cadhoodeen banaanbixi muqdisho ka dhacay ee looga soo horjeeday dilkii hogaamiyaha hamas ee iran .

  • @CaytoCabdi-ft8hf
    @CaytoCabdi-ft8hf 2 หลายเดือนก่อน +1

    Adiga iyo kuwa aad la shaqeysaba ilahay dhulka ha la Jaro shacabka damanadoodi kamaysan so bixin

  • @shaakircabdi102
    @shaakircabdi102 2 หลายเดือนก่อน +1

    Kkkkkkkkkk xoolo aamus

    • @Wardhere77
      @Wardhere77 2 หลายเดือนก่อน

      Idiot bahal qawariij haye

  • @hamsahassan280
    @hamsahassan280 2 หลายเดือนก่อน

    Allaha unaxariisto 😅😅

  • @mrfresh1432
    @mrfresh1432 2 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢

  • @AbdullahiHashi-f9k
    @AbdullahiHashi-f9k 2 หลายเดือนก่อน +1

    Candhaweene nacla tulaah

  • @Abdirizak2030
    @Abdirizak2030 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay ha u naxaristo inti ku dhimatay, inti ku dhawacantayna ha u boogo dhayo. Taliye, booliku miyanay ahayn in ay shacabka cawaynaya inay dhex joogan oo baabuurta polisku ay xeebta llido lagu dhex arko iyaga oo jooga oo ilaalinaya shacabkoda. Maha marka la laayo in ay so gurmadan. Ka isqarxiyey, polis iyo ciid dadkoda difacaya haddu arki laha si fudud dadka uma layeen.

  • @zeinababdi5130
    @zeinababdi5130 2 หลายเดือนก่อน

    2 kadib anagoo qabiil is kugu fanayna bad arki dontaan dhibkas na wana haysta illahow adaa wax kasta og cadowga fashili 😢

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 2 หลายเดือนก่อน

    🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯WAAA KUWAA CADOWGEEENAAAA MAAANTA FARXAY CADOWGA SOMALIA 🇸🇴 WAAA KUWAAAA QARIXIIII NA AKYAAA KADAM BEEEEYAY

    • @abaanduulelibaaxane
      @abaanduulelibaaxane 2 หลายเดือนก่อน +1

      sxp jabuuti cadowga somalia maaha waadad walaalaheena Marka waxaa kaacodsanaa adoo mahadsan calankooda lee tirtir' mahadsanid👍.

  • @naimamahamaud5622
    @naimamahamaud5622 2 หลายเดือนก่อน

    😭😭😭😭😭😭💔

  • @AbdulQaadirAden
    @AbdulQaadirAden 2 หลายเดือนก่อน

    😢😭😭😭😭😭😭

  • @thankstoallah9382
    @thankstoallah9382 2 หลายเดือนก่อน

    Shaqadiinii meeday??

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 2 หลายเดือนก่อน

    Meeshani dowlad kama jirto waa meel mooryaan dhiigyocab ah ku hardamayan hantida shacabka iyo mida qaran xooga lagu heysto 32sano

  • @يسنوردين
    @يسنوردين 2 หลายเดือนก่อน

    Reer xamarku waa cawaan duli ah maalin walba waxey media yaha lasoo taagan yihiin qaraxaa nagu dhacay duf kubaxa maa katashataan maxaa sababay qaraxa

  • @FAADUMO-t7m
    @FAADUMO-t7m 2 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @AshwarProTeach
    @AshwarProTeach 2 หลายเดือนก่อน

    ciidan Amaanka La Sheego Intuu joogay Mrkay Meesha Masaakinta Lagu Baabinayay

  • @SeniorHassan
    @SeniorHassan 2 หลายเดือนก่อน

    War raxaweenkaan hadalkiisaa lagu lalabonayaaa

  • @GhJop-k5f
    @GhJop-k5f 2 หลายเดือนก่อน

    Inaad Imuustan Ayaa Idiindhamay Hadalkan Aad Usoo Dhibteen Doqonkan Ahlu Qabuurka Sida Faqo Ayaad Kufac Tihiin

  • @KhadraCadaani-f5t
    @KhadraCadaani-f5t 2 หลายเดือนก่อน

    IlaHy dadka idinka qaby 😢adiyo kuwaa ushaqaysid iyo khawarijtaaa sgeegysidba😢xasan dhiiqana ilhybaa la xisaabtamaya i.a

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 2 หลายเดือนก่อน

    Kani Police uma eka waa gafane kirshboy ahaan jirey

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 2 หลายเดือนก่อน

    Amniga si sax ah u suga. gaariga maxaa keenay meesha?

  • @abdillshimohammed968
    @abdillshimohammed968 2 หลายเดือนก่อน

    Mooryaantii labisnsyd iyo mooryaantii ayaan lebisnayn ooo dad aan waxba galabsan baaabiiyay

  • @Abdirashid-t4e
    @Abdirashid-t4e 2 หลายเดือนก่อน

    Nimanka halagadaayo magaca khawaarij waayo khawaarijtu hadafbay lahaayeen kuwani waabilaa hadaf, eehalooguyeero (budhcad diimeed)

  • @XamarayXamar-od6zu
    @XamarayXamar-od6zu 2 หลายเดือนก่อน

    taliye dhalinyarada u diida iney hal meel isugu imaadaan arintaan waa arin kaa weyn hal bil lagama joogo markii shabeele lagu xasuuqeyidinka idinka askarta dhalinyarada ah wacye galain siiya dhalinyarada ineysan hal meel isugu imaanin maalin walba koma jireyno dhalinyaro ayaa la xasuuqey waa mashruuc aad halis u ah

  • @AshwarProTeach
    @AshwarProTeach 2 หลายเดือนก่อน

    Gabi Ahaanba Afhayeenka Boliiska Hadalkiisa Kuma Saabsano Wax Jixin Jix Sido Kale Kan Muuqato Soomali Jeceel Kolay Mashruucaan Wuu isa soo Taraayaa

  • @jamiilaJama-c5c
    @jamiilaJama-c5c 2 หลายเดือนก่อน

    Ala Kan beerka weyn wili police miyaa. Kan mid Abni kashaqeeyo Uma eka

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 2 หลายเดือนก่อน

    Caaaaaaac beeeeen

    • @Wardhere77
      @Wardhere77 2 หลายเดือนก่อน

      Laxyahay eeydaa oo qawaariijta naagtooda haye

  • @abdulahimaqadindullane
    @abdulahimaqadindullane 2 หลายเดือนก่อน

    War dhalinyarooy kaca oo is difaaca #siyaasi_Canada_qaata ah idin difaaci mahayee

  • @faisayussuf6953
    @faisayussuf6953 2 หลายเดือนก่อน

    Hadanu shacabka somaliland nahay wanu idin garabtagannahay Somaliya guul

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 หลายเดือนก่อน

    nimanku bakool iyo bay bay kayiimaaden ba lasheegay ee koonfur galbeed wa inay soo qabato mujirimiinta khawaarijta ileen dadku way isgaranayaayen

  • @goldensilver210
    @goldensilver210 2 หลายเดือนก่อน

    Malin walbo dhib Suge miyey yihiin reer Mogadishu?
    Nabad lama sugaayo ilaa xalane la xero amisomna la bixiyo horaan usheegay arinkaan walina waan qabaa

  • @jeehdinmchannel9684
    @jeehdinmchannel9684 2 หลายเดือนก่อน

    Waxba warbixin ha nasiinin ee iscasil

  • @RaxmaFarah-z6x
    @RaxmaFarah-z6x 2 หลายเดือนก่อน

    Dhcalad baa nigu taal dowladbay isu sheegayaan waxay qabteen malaha

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 2 หลายเดือนก่อน

    Police meeshani majoogto sida uu u cayiley bal fiiriya Mooryankani uu gafane u noqdey

  • @Abdirashid-t4e
    @Abdirashid-t4e 2 หลายเดือนก่อน

    Khawaarij ma,aha eewaa bedhead,diineed!!!!

  • @Abdirashid-t4e
    @Abdirashid-t4e 2 หลายเดือนก่อน

    Waa budhcad diineed?!

  • @AxmedAfrika
    @AxmedAfrika 2 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkk Ilayn af aan kugu oolin ma qabatid dadka ka hor leexo xayawaanyahaw duliga ahi

  • @gkoijhn
    @gkoijhn 2 หลายเดือนก่อน

    🖕🖕🖕🖕🖕🖕🖕🖕all this could have been prevented

  • @abdulahimaqadindullane
    @abdulahimaqadindullane 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaa ceeb idin ku ah in maalin kasta dadkiini loo la gumaadayo aad fiirsaneysan

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 หลายเดือนก่อน

    mujrimka wax qarxiyay cidi kaso dirtay bay iyo bakool halaso qabto oo baadhitaanka balaadhiya wax ba cagaha iskusite oo ah alshabaab snm wa iskumide iyo dadka cuqdadaysan

    • @GjFy-c6d
      @GjFy-c6d 2 หลายเดือนก่อน

      Naa snm afkaga uraya kajeedi Bay iyo bakool maanu tagin dhibna cid lamarabno lkn beer aan ogahayoow idinka qarxiyay dhalinta hawiye u badan cadaw aan idinka ahayn soomiyi malaha

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 2 หลายเดือนก่อน

    WAY GUUUUUL SANAYAAAN SHACABKA SOOMALIYEED SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUL CADOWGEEENAAAA WAY FARCEEN MAAANTA OOO KALE JABUUTI IYO KENYA 🇰🇪 IYO ITOOBIYA 🇪🇹 WAY FAR CEEN CADOW GOOO AYA KA KADAM BEEEYAY QARXAAAA

  • @MedaliGire
    @MedaliGire 2 หลายเดือนก่อน

    Dhalinta argagixida halka ku qadar jabisey Ali dheere haloo dilo Hana logu aro