Waa riwaayadii dab jacayl kari waa Q:2aad

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ค. 2024
  • Riwaayadii dab jacayl kari waa la soco qaybaheeda kala subscribe taabo gambaleelkana furo

ความคิดเห็น • 24

  • @liibaanxaaji1037
    @liibaanxaaji1037 4 ปีที่แล้ว

    Aduun waa-waayo. Ruwaayad qataraa bay ahayd. Dad waa dadkii hore.

  • @korontomoalin3457
    @korontomoalin3457 4 ปีที่แล้ว

    Hasan ganey no 1

  • @faaraxladane946
    @faaraxladane946 4 ปีที่แล้ว

    Waa ruwayad wacan insha Allah soo badi

  • @MaxamedCabdi-bo5me
    @MaxamedCabdi-bo5me 4 ปีที่แล้ว

    Waa masraxiyadii oo asalka ahayd waaberi

  • @mohammadbasheer8735
    @mohammadbasheer8735 2 ปีที่แล้ว

    Riwaayadihii soomaaliya laga dhigay.waa riwaada ugu cigmada badan waa Maskaxdii xasan ganey waa laga.caawiyey waxaan odhan karaa looma kala hashing abwaano jilayaal iyo fanaaniin intaba

  • @Foorechannel
    @Foorechannel  4 ปีที่แล้ว

    Cajiib weeyaan

  • @Yaaka2018
    @Yaaka2018 4 ปีที่แล้ว

    Riwaayad aan day_dayay
    All reserved ahme jamac

    • @Foorechannel
      @Foorechannel  4 ปีที่แล้ว

      Saaxiibkaa baa ugu dhaw yaasiinow abti dee ismaaciil

  • @mawliiddhancade5011
    @mawliiddhancade5011 4 ปีที่แล้ว

    Asal weeye

  • @roblemaer4834
    @roblemaer4834 4 ปีที่แล้ว

    Maskax badnaayeenaa fannaaniinta.

  • @siciidxaajiaadan8441
    @siciidxaajiaadan8441 4 ปีที่แล้ว

    waxan aad u tageera dab jacayl kari waa macano weyn ayey ku fadhidaa run ahaantii

  • @somalilandergeesi3747
    @somalilandergeesi3747 4 ปีที่แล้ว

    Qoslay wlhi

  • @somalilanderpurre5769
    @somalilanderpurre5769 4 ปีที่แล้ว

    Aaye qabo hh

  • @Foorechannel
    @Foorechannel  4 ปีที่แล้ว

    Waa xasan ganay baa maskaxda tuujiyey

    • @doolomedia1384
      @doolomedia1384 4 ปีที่แล้ว

      Haaa warun wa ruwayadi u horyse u samyo 1974 samye

  • @ahmednuurcraxmaan9085
    @ahmednuurcraxmaan9085 4 ปีที่แล้ว

    Asal weeye riwaayadu

  • @hussinahmead2500
    @hussinahmead2500 4 ปีที่แล้ว

    waxaa xasuustaa waayowaayo 74 sanku ahaa 1974 oo aan ku noolaa goboladii la odhan jirey wwaqooyi galbeed ama soomali land markaasi oo aanu u ambaxayney barnaamijkii ololaha afka soomaaliga ee reer miyiga lagu baraayey aiga asxaab badan aanu ku noolayen magaalo ama tuulo la yidhaado sheekh mooldhe oo hargeysa u jirtey 50 kiilo mitir qiyaastii waa waqti igu qaali ahaa oo aan soo maray xusuus gaara ayey ii ahayd

    • @Foorechannel
      @Foorechannel  4 ปีที่แล้ว

      Maansha Allah
      Adeer kolay hada waxaad tahay qof waalida
      Waxaadna ka mid ahayd dhalinyaradii dalka horumarkiisa ka qayb qaatay dawladnimo soo arkay

  • @atamayste4593
    @atamayste4593 4 ปีที่แล้ว

    Asxabay dacar moye nink kale majajilas kula jira waa kuma ee bacalwan uu ka xayasano bal ii sheeka waa kuma

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 4 ปีที่แล้ว

      Waxaan u malaynayaa Mohamed Cumar Huryo inuu yahay aun

    • @atamayste4593
      @atamayste4593 4 ปีที่แล้ว

      May szp huryo wa ilanta ah ee u basbas islantiis ah waxan shegayaa nink dacar la socda

    • @Foorechannel
      @Foorechannel  4 ปีที่แล้ว

      Waa maxamed yuusuf cabdi waa fanaankii caanka ahaa

    • @abdimagan3482
      @abdimagan3482 3 ปีที่แล้ว

      Waa maxamed Yusuf Allaha u naxariisto dhamaantod odeygu ninka matalaya waa Basbaas islaantuna qofka matalaya waa Huryo

  • @siciidxaajiaadan8441
    @siciidxaajiaadan8441 4 ปีที่แล้ว

    waxan aad u tageera dab jacayl kari waa macano weyn ayey ku fadhidaa run ahaantii