Waayo waayo hadii qof fanka soo nolenta ama run ka sheega hesaha ama laxamada ama erayada oo halkeeda ayaa dhigtay zhp waxan arkay dadban oo ayaga sidee latahay wax u soo gudbiyaan qarkoodna caan ah waxa Fican dadka kaa yaqaan ama wayahaa usoo joogay ama fananintii lakulmay oo waxbadan ka faa iidestay ayaa wax laka weydiiyaa markaa la soo galiyaa taa aaad ayaan ku gu amanaya hesaha ama erayada xaqiiqda ku salesan noo soo gudbisid mahasanid ustaad
@@abdulkadirmohamed8285 waa runtaa wll abwaan xasan ganeyba lahaa Riwaayadan Balse wareysi Saado cali laga qaaday iyadu ale hau naxariiste waxay sheegtay in ay fanka muuse qalinle soo geliyay ayna 1974kii soo gashay
Abwaan Hasan Genay runtii wuxuu ahaa xiligaa farshaxan xigmad badan rawaayadihiisuna makala dhacaan cajiib
Halkan aqyaar ayaa isku heshay,:
Xasan ganay, Axmed Nuur Jaangoow, Magool iyo Xasa Aadan
Erayo fiican, laxan mscaan iyo codad dhegaha u roon. Kuwa dhintey allaha u naxariisto, kuwa noolna caafimaad iyo cimti dheer allaha siiyo.
Viva Soomaali weyn
Anigu codka magoool ku haystaaba hhhh ilhyow kuu naxariiso waxay ahyd qof furfuran ilhyow janadadii geeeeee😍
Allow u naxariiso AUN Magool🤲
Waa xasan geneey Abwaakii lahaa riwaayada uguna riwaayadaha badnaa
Waayo waayo hadii qof fanka soo nolenta ama run ka sheega hesaha ama laxamada ama erayada oo halkeeda ayaa dhigtay zhp waxan arkay dadban oo ayaga sidee latahay wax u soo gudbiyaan qarkoodna caan ah waxa
Fican dadka kaa yaqaan ama wayahaa usoo joogay ama fananintii lakulmay oo waxbadan ka faa iidestay ayaa wax laka weydiiyaa markaa la soo galiyaa taa aaad ayaan ku gu amanaya hesaha ama erayada xaqiiqda ku salesan noo soo gudbisid mahasanid ustaad
Si weyn baa loo gartamay Xasan iyo AUN Magool
Dee maaha wadhi 😂😂 ayeyday ayay magool i xasuusisay alle haw naxariisto
Zxb qali waxaan kaabaryayaa hadii aad hayso riwaayadii tusmo iyo tawaawac
Majaajilo iyo heesaheediiba
Hadraawibaa lahaa sidaan maqlay iyo abwan kale
Sxb marka hore waanku salamay
Aadna waan kuula socdaa aniga Iyo Bahda fanka ee hargaysa
Waxaan kaa Codsanayaa inaad
Magaca Chanel ka aad ubadasho magac Somali ah oo qof walba TH-cam ka baadhi
Karo hbn dhawayd Nin Fanaan ah ayaa Usheegay Hees uudoonayay
Lkn Xasuusan kari waayay
Magaca Ku Qoran Chanel kaaga
Tnk sxb
Qofka hore waa sahra axmed sabab maad ubedasheeen
Runtii piladd aya istahisha sxb
Keep goin✊
Runtaad abbaartay waxgarad caqliga allaha kuu barakeeyo amiin
Sexer
Caruusayaa
Jiroo=💃💃🚴♂️💃
Labada riwaayadu kubilaabmaysaa waa xasan geni ahu sado cali
Saado cali alaha unaxariistee xiligaas 1970/80 caan maba aheyn
@@abdulkadirmohamed8285 waa xaliimo khaliif magool wll Riwaayadanu waa 1975kii saado calina fanka waxay soo gashay 1974kii
@@umulkhairahmed168 malaha xiligaas ma'aadan dhalan
Riwaayada magaceeda waa
DUMISDII AQALKEYGA IYO AROOSKII INANKEYGA
Xasan ganey ayaa fikrada lahaa
@@abdulkadirmohamed8285 waan jiray wll 1961kiiban dhashayba
@@abdulkadirmohamed8285 waa runtaa wll abwaan xasan ganeyba lahaa Riwaayadan Balse wareysi Saado cali laga qaaday iyadu ale hau naxariiste waxay sheegtay in ay fanka muuse qalinle soo geliyay ayna 1974kii soo gashay
Xaley=xal...
Eyes...🌈
Xoolo=cool...senior.. O=🌏
Aad baad u mahadsantahay sxp
Cuud
Xasan aadan wuxuu ujawaabayo wA atooraha lkn taasu maha inuu abwaanku jawaabta garaneen lkn atoorahaa guleesta
Abwaankaaba sameeyee siduu u garan waayi karayaa.
Dhamaan ereyada abwaankaa sameeyay markaa waxaa looga jeedaa wiika ayay jeceshay oo tiisa sax ku sheegaysaa xaga macnaha ereyadu waa isku mid
Boongahaas yaabka leh y’a garaacay 3:28?
Caadi ma,aha
Heestaa cishadyu ilahy iriginalk ma xasan iyo mogool ba leh sahra axmed iyo ninkalena waa ku arksy plesea ii shaaga
Maxamed Siciid sahra koobi ku dhigtay saan filayo magaol baa qaday marki hore
Magool iyo xasan original u leh
Xasan iyo magool baan weligay kumaqlijiray
Hassan Aadan samatar iyo HaLimo Khalif Omar magool. Ayaa qaaday heestan markii ugu horeysey sxb
Caashaq.....jaceyl.....cishqi.......(((..halqabsi...))))........weys.daba.caraaban.))))))))))).caamiye....yeynaan.ka.noqon.
Caleeyk
Ruuxa ceelka walwaal waddaan hoo ka daloosha ku waraabiyay geel yay walaalo yihiin?.
Dee waa nin naag aan dhalayn ku waday uun.😂😂🙈
Ma...
.uuneyd=..
Dey.
Yum.
Naga.
Cameo...wadankii.caanaha.hooyo
Iga.raali.ahaada
Wixii.aad.fahmi.weydaan
Degree.baan.u.qorey