IDIL BARKHAD | Raad | (official video) 2016

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 357

  • @hassanjimcale7090
    @hassanjimcale7090 8 ปีที่แล้ว +6

    waxan dhihikara dadka qaar dooqoda uf yacni waxeyka dhigantahay waxey yaqaanin malahan ama waa jungili heestan waa best hees inaba aan caadi aheyn dareen gaar ah wadata yaasalaam afkada caano iyo malab lagu qaway idil barqad faaniskada ayn kamid ahay thank u

  • @idilbarkhadomar
    @idilbarkhadomar 8 ปีที่แล้ว +122

    thanks to all wallaha nagu qaligaa mar waliba soo dhawaada thanks my kings brothers qali igu ah haataf abdi and cabdi curiye

    • @ayubsharif7419
      @ayubsharif7419 8 ปีที่แล้ว +1

      ur beauty

    • @inaciro607
      @inaciro607 8 ปีที่แล้ว +1

      u really r beautiful idil i love u

    • @HaatafAbdi
      @HaatafAbdi  8 ปีที่แล้ว +5

      thanks Idil Barkhad! there can be no higher praise >>

  • @Eva_gamingRp
    @Eva_gamingRp 8 ปีที่แล้ว +23

    naag fanan oo idil camal waligey ma arag best styl video sanaa kale la rabaa ama meel lesga fariista haatuf thanks 😍

    • @ateyeelmi3550
      @ateyeelmi3550 8 ปีที่แล้ว +2

      Burjiko Studio, kkkkkkkkkkk I like your name. It is so unique.

    • @Eva_gamingRp
      @Eva_gamingRp 8 ปีที่แล้ว

      +Ateye Elmi kkkkk magacan awoowe dabqad aa i bixiyay kk

    • @monadheeman3829
      @monadheeman3829 8 ปีที่แล้ว

      +Burjiko Studio kkkkkkjkkk

    • @ateyeelmi3550
      @ateyeelmi3550 8 ปีที่แล้ว

      Burjiko Studio, OMG kkkkkkkkkkkkk si niyad ah baan hada u qosley. You made my day girl!

    • @HaatafAbdi
      @HaatafAbdi  8 ปีที่แล้ว +1

      Thank you for watching!

  • @nasridigaalefcp2329
    @nasridigaalefcp2329 8 ปีที่แล้ว +5

    Mansha allaha hno inder idil barkhad cumar qurux badanidaa Aniga gacan ayaan kuu taagay
    haatuf Idinka Sifiican Ayaad hagaajisaan idil barkhad uun miyaad soo saartaan

  • @Faswalaalkah
    @Faswalaalkah 8 ปีที่แล้ว +2

    Idil barkhad swrkaga waa wehel kamawa xiisa dhacayo heesahaada hadii mid walba maanta oo dhan ku celcelsho dhagaysigeeda taa waxa kasi daran muqaalka cajiib ah ee sida faraameesan loo si ha beyey guul iyo gobonimo ku nooloow 💖idil barkhad💖 swrkaga waa wehel

  • @muznayazin2182
    @muznayazin2182 8 ปีที่แล้ว +9

    idil barkhad codka ayaan ka shabaha hadan fanaanad noqon lahaa idil ayaan qabkeeda raaci lahaa love u idil xbbti

  • @ateyeelmi3550
    @ateyeelmi3550 8 ปีที่แล้ว +3

    Heestani idil Barkhad aad ayuu codkeedu ugu soo baxay. Heer sare weeye jaceyl baaban codkaaga u qaadey laga bilaabo maanta quruxleeyda.

  • @mohamedabdulahi4487
    @mohamedabdulahi4487 8 ปีที่แล้ว +3

    waaaw ish calaa hees idill barqad love u so much ;;; and haataf the editing was awesome; thanks yaaqey ;;

  • @HayayaabeQowrax10
    @HayayaabeQowrax10 8 ปีที่แล้ว +5

    masha allh idil barkhad cumar xaaji khayre gabdh somaliland ah oo beel qaniya ka dhalatay maxamed case gadarbuursi/samaroon said

  • @abdinasirmuse7912
    @abdinasirmuse7912 7 ปีที่แล้ว +5

    hees caadi ah maba ahan ! Laxan, codd, musik , style iyo qurux bay kulan satay Gabadhaan .
    Codka iyo style ayaa kugu filan uma baahnid quruxdaada banaanka soo dhigto.
    Idil hees macaan ahaana !

  • @Cabdizaki1
    @Cabdizaki1 8 ปีที่แล้ว +9

    Idil Barkhad Codkeeda wan ku Raaxayista Marwalbana Vedio Qurux bdn ayay so sarta #Haatuf Abdi Thank so much u are the one an only

  • @caddegeelle8844
    @caddegeelle8844 8 ปีที่แล้ว +14

    Cod aad u macaan aan laga caajisayn dhagaysigiisa, masha allah. Maybe 100+ views aniga lee waaye, hhhhhhhhh.

  • @guledyahie255
    @guledyahie255 7 ปีที่แล้ว +16

    Idil quruxeey amazing voice maansha alah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ 👏👏👏👏👏👏👏

  • @dhaimanqali2709
    @dhaimanqali2709 8 ปีที่แล้ว +1

    waaaaw wa idil barkhad gabadhan waxan ahay tageereheeda best qurux thanks haatuf

  • @samerahoney5621
    @samerahoney5621 8 ปีที่แล้ว +2

    thnk u wllo +Haataf abdi insh Allh waan idila so xidhidhi 👍

  • @hamzeronaldoportugal9106
    @hamzeronaldoportugal9106 8 ปีที่แล้ว +1

    Well done Haatuf Studio
    Xaqiiq Always Top
    Zalaam Dhamantin
    super star Idil Barkhad
    esp Thnkx Abdi Curiye

  • @munaomar6137
    @munaomar6137 8 ปีที่แล้ว +1

    axaxa yaaa hees idil barkhad huno quruxd naziibd u yeeltay sidaa ayaan ka raba

  • @isramaxamed1294
    @isramaxamed1294 7 ปีที่แล้ว +10

    mashs alllah idil barkhad cod way kugu dhamatay inader cadawgaa u nolaw

  • @abdishakuromar9542
    @abdishakuromar9542 8 ปีที่แล้ว +2

    fanaanimada waad uqalantaa dhaptii masha alaah love you walaahi idil barthad cumar

  • @Simanqaali
    @Simanqaali 8 ปีที่แล้ว +2

    idil barqad qofta ogu labis shidan dumarka fanka ku jira waaye nice song

  • @maxamedrashiid5868
    @maxamedrashiid5868 8 ปีที่แล้ว +1

    Fanan jidka kusoo jira ayaan ahay Balantaydu waa Haatuf weldone Viva Haatuf 👌👌👍👍

    • @HaatafAbdi
      @HaatafAbdi  8 ปีที่แล้ว

      Thanks Maxamed Rashiid, it will be great. welcome

  • @ficonlimited5438
    @ficonlimited5438 7 ปีที่แล้ว +5

    💝💝ragnin kan hawen daren rali galin.......woow amezing😴😴

  • @hassanabdurahman6190
    @hassanabdurahman6190 8 ปีที่แล้ว +1

    runtii aadbaan ugu qancay idil barkhad waa qufaan saa.id utaageero iyo studio haata farxad wacan sxbyaaal

  • @aliabdifatah7061
    @aliabdifatah7061 8 ปีที่แล้ว +5

    heestan waxaan is lahaa ka ugu horeeya ee comment ka bixiya ayaad noqon kaw qaar baa dhex seexda Shaw meesha gaw!nice song idil barkhad

  • @saedabukar8328
    @saedabukar8328 8 ปีที่แล้ว +6

    Wallaalayaal aad baad ugu mahadsantihiin sida aad u horumarineeysaan muusiga soomaalida ee bal isku daya in aad is leheeysiisaan dharka la xiranaayo iyo meesha sawirka lagu qaadaayo gaar ahaan gabdhaha. mahadsanidiin.

  • @abdirahmaandacwi
    @abdirahmaandacwi 8 ปีที่แล้ว +4

    #haatuf_cabdi bro waad lashaqaynasaa boqortoyada idil barkhad iyo cabdi curiye xasan sheekh Mumin noolada guy's

  • @calinasiib7693
    @calinasiib7693 8 ปีที่แล้ว +2

    waah waah axsan sood waa sweet waa kax bastay idil best very nice hees

  • @ibraahimshakulyare3862
    @ibraahimshakulyare3862 8 ปีที่แล้ว +6

    diiB uu Raaac HaDaN RaDkaaD kaa tiiMiiD waaw nics songs nolow idil barkhad 💟💟💟💟

  • @somalilandsocotay3257
    @somalilandsocotay3257 8 ปีที่แล้ว +5

    Woooooooooooowoooooooooooooooow Caadi Maaha Rabaw Naga Hay Raad Aan Dib U Raacno Ma Dhib Yaree.

    • @mustafemuuse2196
      @mustafemuuse2196 7 ปีที่แล้ว

      kkkkkkkk Hargeysaawi iska ilaali ina ku noqoto Raadkaaga

  • @moupdynaser5004
    @moupdynaser5004 8 ปีที่แล้ว +1

    Idil barkhad masha allah codkaga ku seexda kuna soo toosa allaha kuu daayo

  • @inajimcale688
    @inajimcale688 8 ปีที่แล้ว +1

    wow cadi maha idil barqad styl iyo cod aya lagahaya hatuf hesaha ay sosarto waa heso shidan hatuf thanks

  • @awalehbadhi1812
    @awalehbadhi1812 7 ปีที่แล้ว +6

    muuqaalka,ereyada heesta,
    laxanka,quruxda-fanaanada,
    style-ka iyo codka tolmoon
    inaba caadi maahan.

  • @kayseabdiabdi4427
    @kayseabdiabdi4427 8 ปีที่แล้ว +2

    omg heeeestan hadal malahan so nice and quruxdii aduunka thanks haaatuf

  • @indhouroonabdi8979
    @indhouroonabdi8979 7 ปีที่แล้ว +3

    waaad isku soo baxeeen laba
    daan fanaaannn wlhy😍😍😍😍

  • @hamzamubarak1996
    @hamzamubarak1996 8 ปีที่แล้ว +2

    MaCHa aLLaH idil barkhad Aad ayn uga Helay Heesta
    Thnkz

  • @styleshmanshowkingoflove6841
    @styleshmanshowkingoflove6841 8 ปีที่แล้ว +2

    Idil bbe wku jclhy wlipa si xad daf ah ayan kujeclahay♥♥♥

  • @canbebisbas6733
    @canbebisbas6733 8 ปีที่แล้ว +2

    quruxda adunka aya ledahay my fananad idil ma sha Allah

  • @iqdaadmahamuud7753
    @iqdaadmahamuud7753 8 ปีที่แล้ว +1

    Qurux iyo styl cajib ah walle qibard u leedahy fanank iska ma noqon cajib video wlh

  • @Mustafe.17
    @Mustafe.17 8 ปีที่แล้ว +2

    eeeshqiyaaazak yaa idiiiiil kujecliyaaa quruxeeey lov aan kugu ahay mnshallh

  • @abdirasheedfarah6861
    @abdirasheedfarah6861 8 ปีที่แล้ว +1

    Waaw idil Barkhad Boqorada codka xabeebta iyo Dir muqaalka Qaday super

  • @royalfaiza2820
    @royalfaiza2820 8 ปีที่แล้ว +5

    manshallah she is like mermaid I love it

  • @zayfzayf8848
    @zayfzayf8848 8 ปีที่แล้ว +4

    woof boqorada quruxda amissing voices an supp styl👌👌💯

  • @dahermusa231
    @dahermusa231 8 ปีที่แล้ว +1

    heesta 2016 aan Ka dhagaysto viva Fanaanada Qarniga #Idil #barkhad #Cumar
    #Haatuf studio thanks a lot

  • @zayfzayf8848
    @zayfzayf8848 8 ปีที่แล้ว +3

    mar hadey rajadu riyo kaaba tahay hayduremine dib uraac hadana raadkad katimid aaax👊👊👊💯

  • @quruxlaydareerhargeisa5383
    @quruxlaydareerhargeisa5383 8 ปีที่แล้ว +12

    beautiful voice and gorgeous girl masha allah

  • @hibokhayre9106
    @hibokhayre9106 8 ปีที่แล้ว +6

    cod wax lasiisto aan laheeyn😍😍

  • @gorseyare3600
    @gorseyare3600 8 ปีที่แล้ว +1

    idil barkhada heesta aad Dharka cad xidhintahy wnkugu riyoday inad tahy super star 2017

  • @liibaanalcadala8033
    @liibaanalcadala8033 8 ปีที่แล้ว +1

    nice song idil cod wa haysaa well done abdi haataf wa ku fara yareysatay duubista heestan

  • @millanmohamed9386
    @millanmohamed9386 8 ปีที่แล้ว +2

    Woow m. A wey jirtaa aad ban uguhelay

  • @Abshir65
    @Abshir65 8 ปีที่แล้ว +5

    Idil my favorite songs. and her sweat voice 👍

  • @Mohamed_dayib77
    @Mohamed_dayib77 8 ปีที่แล้ว +2

    Mancha allah IDIL BARKHAD HEES MACAAN RUN-AHAANTII SONG IS THE BEST

  • @swerybaegabadhashidan1132
    @swerybaegabadhashidan1132 8 ปีที่แล้ว +5

    Hataf studio wlhi wa studio jira videoyada sidad udubtan ayn ladhacay hestana cadi maha

  • @faizajaaheey5119
    @faizajaaheey5119 8 ปีที่แล้ว +1

    best song wey iga gadan tahay hestan viiva idil barkhad

  • @kunkaroon530
    @kunkaroon530 8 ปีที่แล้ว +1

    ooof idil barkhad Omar so cute wlh iskadaa saana ku quruxbadan tahay make upka too much ka ah quruxdaada dhan wuu qarinjiray Allah ba qurux kuudhameeyay magaca idil waalagula helay walee keep going huuno👌💝🌺🌹❤😍
    #haafatabdi thank you hno👍💝

    • @HaatafAbdi
      @HaatafAbdi  8 ปีที่แล้ว

      Thank you kun karoon!

  • @hipamohamedhassan6716
    @hipamohamedhassan6716 8 ปีที่แล้ว +1

    Wwww boqorada codka iyo stylka idil Barqadle nolow quruxeey

  • @nadraothman5986
    @nadraothman5986 8 ปีที่แล้ว +5

    ado raaxo iyo iihayo ramaas ha'u ruxleyn inaan ramo kuulisee 👌🎤🎹😍👈
    mar hadey rajadu riyo Kaaba. tahay haydureeminee dib uraac hadana raaadkaad ka timit ✊👏👏👏👏💝👈
    dhulka wlhi kkkkk

  • @abdirzakkaahin4920
    @abdirzakkaahin4920 8 ปีที่แล้ว +1

    #haataf abdi gacan iyo badh baa ku dhacdey jecliya qaabkaad wax u duubtaan ana goormeydun iga duubi dee
    lol waan idin amin sanhy walee💯✔✔😁

  • @farxiyajaamac1019
    @farxiyajaamac1019 8 ปีที่แล้ว +1

    woooooow eeshcalaa hees huno idil barkhad wad kabaxsatey

    • @ahmedalishire6737
      @ahmedalishire6737 8 ปีที่แล้ว

      Idil da 1 and da only an funka u ahy waye

  • @fosiahassan682
    @fosiahassan682 8 ปีที่แล้ว +1

    wah wah mar hadey rajadu riyo kaaba tahay haydureymine dib uraac hadana raadkad ka timitay idil barkhad codka macan ayd igu dishay

    • @geenyoindhouroon6917
      @geenyoindhouroon6917 8 ปีที่แล้ว

      wah waah mar hadey rajadu riyo kaaba tahay hayduremine dib uraac hadana raadkad ka timitay

  • @royalfaiza2820
    @royalfaiza2820 8 ปีที่แล้ว +2

    manshallah she is like a mermaid love it

  • @fatumoabdi5707
    @fatumoabdi5707 8 ปีที่แล้ว +15

    hesta ima qancin lkn qabkaa dubay cajib wan dhihikarnà is it the best

    • @HaatafAbdi
      @HaatafAbdi  8 ปีที่แล้ว +10

      I thank you for your honest comments,

    • @Saynab-kx8yt
      @Saynab-kx8yt 8 ปีที่แล้ว +3

      Fatumo Abdi

  • @mashallaahciiseiloveyouisx2169
    @mashallaahciiseiloveyouisx2169 8 ปีที่แล้ว +1

    Idil barkhad waan jclhay waana walashey mcn Somaliland ayeey tahay lkn qabiil malaha mash allaah

  • @hassanawdahir2284
    @hassanawdahir2284 8 ปีที่แล้ว +4

    well done HAATIF STUDIO
    idil you cod is much awesome 💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖

    • @HaatafAbdi
      @HaatafAbdi  8 ปีที่แล้ว

      Thanks, hassan awdahir! :)

  • @arrimaheenaofficial9917
    @arrimaheenaofficial9917 8 ปีที่แล้ว +1

    style iyo shaxshaxda waa lagaaga danbeeya idil barkhad

  • @queenanuu
    @queenanuu 8 ปีที่แล้ว +1

    nyc song idil wad ka baxsatay super style

  • @duceysanemohamed7559
    @duceysanemohamed7559 8 ปีที่แล้ว +1

    nice erayo she said mar haday rajadu riyo taama tahay ha i durmeyninee dib u raac hadana raad kaad ku timid ish calaa hees

  • @sacadadam5954
    @sacadadam5954 8 ปีที่แล้ว +2

    Nice
    SoNg
    Woooow
    HeesTaN
    Waan ka HelaYBa

  • @gorseyare3600
    @gorseyare3600 8 ปีที่แล้ว +1

    ild barkhad waxd ka hadshy runta nolosha fani

  • @yusufadan8779
    @yusufadan8779 8 ปีที่แล้ว +9

    style &voice action so adorable ❤💋

  • @maxamedxasan2173
    @maxamedxasan2173 8 ปีที่แล้ว +2

    waa hees iyo Aabheed lkn naagtaai 9 caruur bay dhashay baa layidhi maxaa jiraaa

  • @gabadhajecelwiilashajidhka5812
    @gabadhajecelwiilashajidhka5812 8 ปีที่แล้ว +3

    idil tageraha weyn ahy xppti farxd iigu nolow

  • @abdirezakmohamed6624
    @abdirezakmohamed6624 8 ปีที่แล้ว +3

    waar niyow nin kan haatuf Abdi video ka uu duubo aad ayaan ula yaabay wlhi waa sida Hollywood ka xalkaa kaga hay bro

  • @nadraothman5986
    @nadraothman5986 8 ปีที่แล้ว +1

    idil barkhadla kuma waayo alpi😘😍💝👈

  • @nasiimcadey180
    @nasiimcadey180 8 ปีที่แล้ว +1

    cool. mar hady rajadu riyo kabathy hay duremine dib u raac hadana raad kat ka timid 💕💋❤💋❤

  • @samiirogoonyar2181
    @samiirogoonyar2181 8 ปีที่แล้ว +2

    mnzha allaah idil barkhad thankz

  • @mahadiadawe
    @mahadiadawe 8 ปีที่แล้ว +1

    ish callaa qiyaazak hees iyo bar realy duubista haataf waan ku qancay

  • @adnahassan5429
    @adnahassan5429 8 ปีที่แล้ว +2

    waa in aaad anigana sidaan ii diyaarisaan mr haba layaabe wllo

  • @sharmaqzaheer8247
    @sharmaqzaheer8247 8 ปีที่แล้ว +2

    mshllh RAAAD wa hees dareeen leh

  • @abdikarimosman1216
    @abdikarimosman1216 8 ปีที่แล้ว +1

    reer haaraf kamaradiina ayaa isoo jiidata masha allaah

  • @jamaica1shaafici642
    @jamaica1shaafici642 8 ปีที่แล้ว +44

    mar kasta oo ay hees qadayso kan daba tagan maxuu ahaa horta

    • @hamdaqueen852
      @hamdaqueen852 8 ปีที่แล้ว +3

      saw maaha waad u fiirsatay tlhi

    • @saynabfarah5644
      @saynabfarah5644 8 ปีที่แล้ว +6

      qofba malakulmawdbaa loo soo diraaye. waa malakul mawdkeedii hhhhhhhhhhhh. kaftan uun.

    • @ateyeelmi3550
      @ateyeelmi3550 8 ปีที่แล้ว +1

      Jamaica1 Shaafici, kkkkkkk waxa weeyaan abwaanka heesaheeda inta badan u sameeyey, iyada iyo nasteexo indho wiilkani ayaa heesahooda sameeya.

    • @sagalinaabdi4696
      @sagalinaabdi4696 8 ปีที่แล้ว

      😃😂😂😂😂😃😃

    • @hamdaqueen852
      @hamdaqueen852 8 ปีที่แล้ว

      +Ateye Elmi 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @asiacadey2635
    @asiacadey2635 8 ปีที่แล้ว +1

    wow idil wakadaxsata marhaday rajadu riyo kabatahay hayburimine diib urac hadana radka katimid

  • @maamizzatv4040
    @maamizzatv4040 7 ปีที่แล้ว

    video clip caadi ma ahan wllhi haataf studio wll heesuhu dubo waa supper hero

  • @cadoduul7132
    @cadoduul7132 8 ปีที่แล้ว +1

    6/7/2015 aniga iyo idil ilahay unba oga waligay ma iloobo aar naagtu dhemansana..

  • @abdishakuromar9542
    @abdishakuromar9542 8 ปีที่แล้ว +1

    saan kuu aaminsanahay ilaahaybaa of saaxiibeey alaha Ku xafido

  • @abdullahiali8793
    @abdullahiali8793 8 ปีที่แล้ว +1

    asc way shidantahay idil barkhad raag cimrigaaa hajire

  • @bashkacade5052
    @bashkacade5052 8 ปีที่แล้ว +2

    Idil barkhad→cod iyo murti →heesa heeda wan kahelaa

  • @aminyare9462
    @aminyare9462 8 ปีที่แล้ว +2

    EESH calaa hees nyc idil barkhad

  • @sarasomali7132
    @sarasomali7132 8 ปีที่แล้ว +2

    wow sifcn ba dib logu noqonaya dhe😎

  • @العمدةعمدة-ل3ز
    @العمدةعمدة-ل3ز 8 ปีที่แล้ว +2

    kkkkkkkkkk lkn wxd moodaa iskalaji wayo xarakadkii iskalaji ayuu sameynoya waw idil masha allah

  • @hamdayahussein3246
    @hamdayahussein3246 8 ปีที่แล้ว +2

    qurux+cod cajiib walee ❤❤❤❤

  • @bashirhawaadle6986
    @bashirhawaadle6986 8 ปีที่แล้ว +23

    IDIL BARKHAD codga wan ku seexda super

  • @xasankayd6492
    @xasankayd6492 8 ปีที่แล้ว +1

    idil wa qof qali ah runti...

  • @jihaadsheekh2125
    @jihaadsheekh2125 8 ปีที่แล้ว +2

    opop zo nce song idil barkhad

  • @Aflaamtacusubhindi
    @Aflaamtacusubhindi 8 ปีที่แล้ว +10

    codkeeda xabeebta leh aad ban uga hela tan yar cadi ma aha kkkkkkkk

  • @mzzsmileuggie8968
    @mzzsmileuggie8968 7 ปีที่แล้ว +4

    laxanka anaa iska lahaa
    ka warama ma shidnoo

  • @abdiyaresheekeeye3829
    @abdiyaresheekeeye3829 8 ปีที่แล้ว +1

    Waa tageraha idil barkhad mahad sanid idil

  • @davidmark4123
    @davidmark4123 8 ปีที่แล้ว +2

    WAAN HEESI KARAA GROUP

  • @hamdimahmud5220
    @hamdimahmud5220 8 ปีที่แล้ว

    Afkaga cano qubow lagu qabay cod mcn style ka dhinc wlba wa ka shidnthy

  • @HabsaHabsa-mb3bk
    @HabsaHabsa-mb3bk 8 ปีที่แล้ว +12

    Wale Waa run beentan aduunka ugu necebahay

    • @fahishkademontana1976
      @fahishkademontana1976 7 ปีที่แล้ว +1

      Habsa888 Habsa888 kkkkkkkkkkk💍💍💍💍💍💍💍💍💍💍💍

  • @sihammahamed2657
    @sihammahamed2657 8 ปีที่แล้ว +4

    cadi maaha labtoop oo classic bad xidhatay waxi aad iska buxun jirtay wajigaga wad iska yarasay hestuna cadi maha Iyo codka

    • @zayfzayf8848
      @zayfzayf8848 8 ปีที่แล้ว

      😂😂😂

    • @ubahwarda2480
      @ubahwarda2480 8 ปีที่แล้ว

      sihaam sow maha waxa fool xumeeya waa make upka aay iska buuxiso waliba indhaha dushooda