AWALE ADAN & MISS XIIS | QAYRKEY WAAN DHAAFAYA | New Somali Music Video 2020 (Official Video)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ส.ค. 2024
  • FADLAN TUSMOFILMS SAAR SUBSCRIBE HADAAD NAGU CUSUBTAHAY
    m.youtube.com/...
    FOLLOW US ON
    TIK TOK: TUSMOFILMS
    INSTAGRAME: TUSMOFILMS
    SNAPCHAT: TUSMOFILMS
    FACEBOOK:TUSMOIFLMS
    WHATSAPP:2262460459
    COPYRIGHT PROTECTED BY SOMIPP AND TUSMO FILMS 2018
    MIDHAHA:ABWAAN CARAFAAD
    LAXANKA :AWALE ADAN
    MUSIC : HENOK ATALEBACHEW
    CAMERA: MAXAMED XASSAN FARAX
    EDITED: MAXAMED XASSAN FARAX
    PRODUCER: ABDULLAHIKING & JAMAAL CADAWE
    MANAGER: M.ABSHIR

ความคิดเห็น • 2.5K

  • @zakariyetowfiiqi207
    @zakariyetowfiiqi207 2 ปีที่แล้ว +483

    Yaa fiirsanaayo kadib guurkooda🔥
    Awale Adan and Xiss Miss two superstars🔥✅

  • @22hmusicpro4
    @22hmusicpro4 2 ปีที่แล้ว +262

    Heeesta iyo xanta maqlayo isku fiicana ilahay nolosha haku mideeyo ❤
    Amein 🤲👑
    2021 ❤

    • @sawdayussuf7552
      @sawdayussuf7552 2 ปีที่แล้ว +11

      Wayba is Aroosen Masha Allah Alle ha isku barkeyo 🤲❤️

    • @farhiaabdihamid5753
      @farhiaabdihamid5753 2 ปีที่แล้ว +9

      ducadad wala Aqabale alxm 🥰😂😂

    • @asiaosman7321
      @asiaosman7321 2 ปีที่แล้ว +1

      😂😂🥰🥰🥰🥰

    • @farhi3865
      @farhi3865 2 ปีที่แล้ว

      @@farhiaabdihamid5753 😂😂😂😂

    • @ahmaddeboss908
      @ahmaddeboss908 2 ปีที่แล้ว

      AAhay

  • @jihaaninaboqortoyo900
    @jihaaninaboqortoyo900 2 ปีที่แล้ว +4

    Markey isguursadeen dip u siii dhageestay 🤩🤩🤩

  • @fatmaabdalla3430
    @fatmaabdalla3430 2 ปีที่แล้ว +2

    horey waxan udaawan jiray hebel iyo hebla waakala tagen san bay isu jeclaan jiren
    blse mantay wax ka duwan baan dawanaya♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️waa san bay isula heesi jiren hdana waa is calfadaden
    wooooow Hambalyo

  • @ozlemhuroglu6106
    @ozlemhuroglu6106 4 ปีที่แล้ว +808

    I Love Somali songs ❤💋
    From 🇹🇷
    🇹🇷+🇸🇴 the power of the World 💪🏻💪🏻

  • @abdourahmanmohamed8324
    @abdourahmanmohamed8324 4 ปีที่แล้ว +228

    From Djibouti wan garab taganahay walalden Xamar dhib iyo farxad wan laqabsanena kuwa xanusan iyo reer uqdad wan bufinena Xamar jir oo joog 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇯

    • @TechMaalis
      @TechMaalis 4 ปีที่แล้ว +9

      Walaltinimo muslimnimo Somalinimo inaga dhaxeysa Djibouti my second homeland 🇩🇯🇩🇯🇩🇯💙🇸🇴

    • @adnanasir4160
      @adnanasir4160 4 ปีที่แล้ว +3

      Abdourahman Mohamed iska bilow adigu

    • @nasroshariif834
      @nasroshariif834 4 ปีที่แล้ว +3

      ❤💋💋💋💋💋🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴✋✋✋✋🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🥰🥰🥰👍👍👍

    • @nasroshariif834
      @nasroshariif834 4 ปีที่แล้ว +1

      Tnx

    • @farahosma1801
      @farahosma1801 4 ปีที่แล้ว

      mahad sanid 😍😍

  • @Rakio618
    @Rakio618 2 ปีที่แล้ว +88

    Caawa maherkooda dhacay manshallah isku waara oo khayrkiin is dhaafiya horaad u dhigtene congratulations 🥀♥️ 💍🔐

  • @merhawinegash7815
    @merhawinegash7815 4 ปีที่แล้ว +333

    I love you brothers and sisters my people welalo from Eritrea🇪🇷 Respect❤

  • @hamdamaxamed5963
    @hamdamaxamed5963 4 ปีที่แล้ว +804

    Anigoo reer soomaliland ah waxan allah uga baryaya in wallahen soomaliya dhibka ka kor qaadoh oo nabad wartah helaan wlhi qalbigaan ka jeclahay😭😭🇸🇴🇸🇴

    • @sahrocali4995
      @sahrocali4995 4 ปีที่แล้ว +8

      Aaamiiin yarabi aaamiiin yarabi 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️

    • @fartamacalin5337
      @fartamacalin5337 4 ปีที่แล้ว +4

      Hamda Maxamed ameeen yaa rabi sis ❤️❤️❤️

    • @mohadhali3343
      @mohadhali3343 4 ปีที่แล้ว +4

      Somali miyaadan ahayn

    • @maryanhappy5356
      @maryanhappy5356 4 ปีที่แล้ว +2

      Shukran xbbtii

    • @najmobashir9391
      @najmobashir9391 4 ปีที่แล้ว +1

      @@mohadhali3343 mxa ma rbata adi yaqey

  • @xaawodegan40
    @xaawodegan40 2 ปีที่แล้ว +57

    Inta markey is guursaden ka dib dawaneyso love dhac

  • @1moneyonmymind578
    @1moneyonmymind578 4 ปีที่แล้ว +203

    From Turkey🇹🇷 I love somali music 🇸🇴

    • @fazeice5665
      @fazeice5665 3 ปีที่แล้ว +6

      I'm from somalia capital mogadishu Hi 👋

    • @vincenzorossi825
      @vincenzorossi825 3 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkk

    • @user-rq8zp7ny8n
      @user-rq8zp7ny8n 3 ปีที่แล้ว +3

      😂😂😂 Turkey cun somali yohoow

    • @usamamahamed5003
      @usamamahamed5003 3 ปีที่แล้ว +2

      ⁰⁰ppppppppp

    • @sharuuyoung8726
      @sharuuyoung8726 2 ปีที่แล้ว

      Benti oo qof ah 🤣🤣🤣berka caara ku goysay 🤮🤧🤣🤣

  • @dojimohammed7796
    @dojimohammed7796 2 ปีที่แล้ว +761

    Who is here after seen their wedding these wonderful couple 🤩🤩🤩

    • @katykeyf_
      @katykeyf_ 2 ปีที่แล้ว +9

      😂😂😂

    • @user-og7kz7wx6y
      @user-og7kz7wx6y 2 ปีที่แล้ว +5

      🤣🤣🤣

    • @qumanqali636
      @qumanqali636 2 ปีที่แล้ว +15

      Hore in badan ban u dawaday lakin markay is gursaden dhadhan kalay si yelatayba😀

    • @myrumeyzaahmed3486
      @myrumeyzaahmed3486 2 ปีที่แล้ว +3

      ☝️

    • @kiinsufian
      @kiinsufian 2 ปีที่แล้ว +3

      Me 🤣🤣

  • @nasrudiinhaybe5501
    @nasrudiinhaybe5501 4 ปีที่แล้ว +1985

    Anigoo ah reer somaliland ilahay walaaleheena muqdisho dhibta haka dul qaado 😭😭

    • @mumtazahmed6553
      @mumtazahmed6553 4 ปีที่แล้ว +12

      Nasrudiin Haybe Amin amiin wll🙏

    • @acgoal2134
      @acgoal2134 4 ปีที่แล้ว +5

      @@mumtazahmed6553 subscribe isaar wll fadlan

    • @acgoal2134
      @acgoal2134 4 ปีที่แล้ว +3

      @Diinaari Dalka123 subscribe isaar wll fadlan

    • @acgoal2134
      @acgoal2134 4 ปีที่แล้ว +1

      @Diinaari Dalka123 75 ayan kaga dhigay wnku sare adna isaar wll

    • @fadumosalahabdullahi8171
      @fadumosalahabdullahi8171 4 ปีที่แล้ว +1

      Amiin madsanid🤲🤲🤲👍👍👍

  • @nouradinaskar1943
    @nouradinaskar1943 4 ปีที่แล้ว +204

    Love from Borama
    Love to Djibouti
    Love to Muqdisho
    Love to Hargesa
    Love to Jigjiga
    More love to All somali
    ❤❤❤❤❤❤❤

    • @sumariasumuha6005
      @sumariasumuha6005 2 ปีที่แล้ว +8

      Inta dawaneso mrky isgursaden kadib😂😂😁

    • @sahnibrahim833
      @sahnibrahim833 2 ปีที่แล้ว +5

      Love from garowe 🇸🇱

    • @keyowbinyareyare3859
      @keyowbinyareyare3859 2 ปีที่แล้ว +4

      Garissa kudar

    • @ruunmohamud9506
      @ruunmohamud9506 11 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@sumariasumuha6005Ana markey is furan kadip dawoya😂😂😂

    • @MariaMohamed-be9qo
      @MariaMohamed-be9qo 8 หลายเดือนก่อน

      Add from Ethiopia 🇪🇹 to.

  • @farxiyomaxaed9742
    @farxiyomaxaed9742 2 ปีที่แล้ว +3

    Dhab ayay isku guursadeen ugu dambeen 2022 yaa ila daawanaaya☝☝☝.

  • @gulledxarago9248
    @gulledxarago9248 2 ปีที่แล้ว +3

    Ugu Danbayntii wd I Hesheeen.❤❤

  • @cabdicasiis4632
    @cabdicasiis4632 4 ปีที่แล้ว +1255

    Mid xabashiya ayaan like ku tartameynaa somalinimo igu heeliya like ta😂

    • @thegalabs
      @thegalabs 4 ปีที่แล้ว +18

      Lacasiiso, xabashiga anaa wasaya ee halkaad joogto ii sheeg brother. Sidee adiga oo somali sharafle ah uu xabashi qadhmuuni kuula tartami karaa. Madaxa haraati kala dhac aabahii naaraha

    • @cabdicasiis4632
      @cabdicasiis4632 4 ปีที่แล้ว +2

      shaka Ahmed nzp nazpdhalay boqotoyo kuma wayo. Legend 🙏

    • @thegalabs
      @thegalabs 4 ปีที่แล้ว +5

      @@cabdicasiis4632 haa brotherkaygii, geeska afrika boqortooyadeedu waa somali, inta kale iyagay u shaqeeyaan... waa sidaa libaax. Kkk

    • @ilhaanjaamac9401
      @ilhaanjaamac9401 4 ปีที่แล้ว +1

      @@thegalabs 🤣🤣🤣🤣🤣

    • @ilhaanfani9849
      @ilhaanfani9849 4 ปีที่แล้ว

      @@cabdicasiis4632 dhiga ugu sharaf badanaw

  • @habzaabdirahmn113
    @habzaabdirahmn113 4 ปีที่แล้ว +148

    Dharkaan xidhanaayayeee dhaxnta iga celinyoow🥰
    Intaad igu dhararnthy qayrky waan dhaafyaaa❤

    • @AyaanSaafi0fficial
      @AyaanSaafi0fficial 4 ปีที่แล้ว +6

      Wll subscribe ii saar ilahay waxaa jeceshahay ha ku siyee sanad kasto ilahay ha kaa farxiyo qali

    • @sayidzaki
      @sayidzaki 4 ปีที่แล้ว +2

      Kaas wu nasib badnyahay abayo mise imagination xabib wye😉

    • @Cabdicasiis-Gasle
      @Cabdicasiis-Gasle 4 ปีที่แล้ว

      Intad igu dhererantahay qayrkay wan dhafayaaa

    • @clsalaanyuusuf9894
      @clsalaanyuusuf9894 4 ปีที่แล้ว

      dharkanxidhanahay

    • @clsalaanyuusuf9894
      @clsalaanyuusuf9894 4 ปีที่แล้ว

      Waandhafaya

  • @amiiraadan3017
    @amiiraadan3017 8 หลายเดือนก่อน +6

    12/12/2023 yaa dawanaya farta tag 👋😁❤xita 2024😊

  • @alushibrahim6973
    @alushibrahim6973 3 ปีที่แล้ว +88

    I 😍 🇸🇴 am from 🇪🇷..! احبكم 💓 ي سومالي ♥ .

  • @hanaandhalad2842
    @hanaandhalad2842 4 ปีที่แล้ว +40

    Cawaale Aadan wuxuu kamid yahay fanaanintan tageero asiga iyo nimcaan hilaac and suldaan seraar ❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤

    • @AyaanSaafi0fficial
      @AyaanSaafi0fficial 4 ปีที่แล้ว +2

      Walashey qaliyeey subscribe ii saar ilahay waxaa jeceshahay ha ku siyee sanad kasto ilahay ha kaa farxiyo qali

  • @merkadioe9806
    @merkadioe9806 4 ปีที่แล้ว +562

    I don't know how I got here and not 1 word I could understand, but I LOVE this song!!! Respect from an Egyptian brother to all you beautiful people!

    • @ccc-uk2nu
      @ccc-uk2nu 4 ปีที่แล้ว +10

      Music has no boundaries. Welcome...

    • @abdirisaqyare1461
      @abdirisaqyare1461 4 ปีที่แล้ว +8

      Merkadio AB we also listen Arabic music and most of us don’t understand lol

    • @mohamoudali557
      @mohamoudali557 4 ปีที่แล้ว +8

      U r n't Egyptian you are somali you need like I know 😂

    • @abdikaliqjamaziyad3160
      @abdikaliqjamaziyad3160 4 ปีที่แล้ว +3

      ahla Naas❤🔥

    • @merkadioe9806
      @merkadioe9806 4 ปีที่แล้ว +3

      @@mohamoudali557 I guess I am Somali brother 😂

  • @user-tn3cq8vl3s
    @user-tn3cq8vl3s ปีที่แล้ว +7

    Sanadku waa 2023 bishu waa july oo 6 malin khamis ah ilove you all somali ❤🎉

  • @halabuur964
    @halabuur964 3 ปีที่แล้ว +2

    Naxariis iyo nabad galyo korkooda ha ahaato kuwa yaqaana qiimaha jacaylka ee aan jacayl haysan 😥

  • @cabdullaahiali2340
    @cabdullaahiali2340 4 ปีที่แล้ว +749

    Hestan Hede 1m dhafto Like iisar inta ka horesa iska heso🤣😍

  • @crahiimcabaaye5821
    @crahiimcabaaye5821 4 ปีที่แล้ว +1399

    Codka 100%
    Laxanka 100%
    Ciyaarta 100%
    Labiska 100%
    Camera manka:faraha ayu ka falanyahy 100%
    Adi aqrinaya cafimad 100% aan ku rajayn

  • @Gantaalahamedia
    @Gantaalahamedia ปีที่แล้ว +3

    Ninkan henock atlabajow la dhaha run ahanti fanka DDS Kalin bu ka qaatay wa super music Jimmy Abu iso xasuusiya

  • @user-cs5wm5ik1g
    @user-cs5wm5ik1g 4 วันที่ผ่านมา +1

    waxan dawanaya heestan, awle adan oo maanta oo tariikhdu tahay 18/7/2004 oo u macsalamyeyy faanka. faanka somalidu hadii u waxa taraayo wad ka gaadhay meel sare ayaan ku leeyahay awle adan waxa khayr qaba ilaaahay ha kugu badalo. waa fanaanka heesaha somalida loogu soo horgaliyay, heestisa carafo 2006 . by our goat !

  • @kibrisstats1871
    @kibrisstats1871 4 ปีที่แล้ว +197

    Haye haye !!!!!! Vous êtes Où les Djiboutien 🤜💥💥💥🤛🇩🇯🇩🇯🇩🇯 ????

  • @axmeddaahir2005
    @axmeddaahir2005 4 ปีที่แล้ว +338

    Muqdisho ilaahay dhibta ha kudul qaado inta igu raacsan like

  • @nimohussienali3648
    @nimohussienali3648 2 ปีที่แล้ว +1

    Labadan marka horaba way isku soo baxayeen😊 hambalyo cawaale iyo miss-xiis

  • @nimcocabdi9301
    @nimcocabdi9301 2 ปีที่แล้ว +4

    Ugu dambayn wey is calfadeen masha allah
    Ilaahay anna ka aan sugayo dadna aan uga go’ay calaf haygu daro 🤲🥺

    • @dagan1586
      @dagan1586 2 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin abyo alle hakugu daro

    • @caashaqalbi372
      @caashaqalbi372 2 ปีที่แล้ว

      Aamiin rejadana alle hayno wanajiyo

    • @ahmedeycali6808
      @ahmedeycali6808 ปีที่แล้ว

      Waa lays furay

  • @djamafarhan8480
    @djamafarhan8480 4 ปีที่แล้ว +266

    Reer djibuti likesara 🇩🇯

    • @laftageelabadha5748
      @laftageelabadha5748 4 ปีที่แล้ว +7

      Like fiican ayaad heli lahayd hadaad Soomaali oodhan ubaaqilahayd.
      Salaan katimid meesha lagu tuubay heesta Jigjiga

    • @abdulahimohamed2314
      @abdulahimohamed2314 4 ปีที่แล้ว +4

      @@laftageelabadha5748 kumafahmayaan Sxb Fransis Kuhadal

    • @habibaadow6479
      @habibaadow6479 4 ปีที่แล้ว

      @@laftageelabadha5748 ģ1h p 0y.. Ao7kyoo

    • @qisasduniya1053
      @qisasduniya1053 4 ปีที่แล้ว +1

      Muhiyadiin Mohammed djibouti miid ka xuun tahay

    • @Malaak.439
      @Malaak.439 3 ปีที่แล้ว

      Aniga reer jabuuti mahi lakin somalinimaan kugu saray like dhiga biyo mahan from somalia 🇸🇴

  • @yuusufmohamed7993
    @yuusufmohamed7993 2 ปีที่แล้ว +17

    Markey is Guursadeen Kadib Hadaad Fiirsaneysid Like saar____❤🥰😂🙈

  • @abdishakumohamed3314
    @abdishakumohamed3314 2 ปีที่แล้ว +8

    Arooskoda kadib hada soo raadisey heestan like isaar 👍

  • @marla_arag6880
    @marla_arag6880 2 ปีที่แล้ว +1

    Hadanad I dhiiri galin ama se
    Anad dhinacayga jirin
    Miyaan dhaqaaqi lahaa 😩
    My life mohamed ♍️🩸

  • @wayelkajaqafsada3142
    @wayelkajaqafsada3142 4 ปีที่แล้ว +76

    Awale aadan iyo miss xiis heestan waa iga gadantahay🔥🔥 madaxda fanka🎤 somaliyed ee waqti xaadirkan awale aadan 🙏🇸🇴🇸🇴

  • @queeenanaa3811
    @queeenanaa3811 2 ปีที่แล้ว +4

    Marakey isa aroosen intii sofirisay mnshalah hamblyo 👍

  • @gualeri2842
    @gualeri2842 4 ปีที่แล้ว +226

    I love Somali music and people 🇪🇷🇸🇴

  • @dejentadese3672
    @dejentadese3672 4 ปีที่แล้ว +217

    Love from eritrea🇪🇷🇪🇷🇪🇷 dont understand the lyrics but the melody is just amasing

    • @mowlid72
      @mowlid72 4 ปีที่แล้ว +10

      We love Eritrean brothers and sisters

    • @ifrahali5382
      @ifrahali5382 4 ปีที่แล้ว +5

      We love Eritrean thank u

    • @abdalaabdiafrah6738
      @abdalaabdiafrah6738 4 ปีที่แล้ว +2

      Thanks Eritrea 🙏

    • @Me-bv4gc
      @Me-bv4gc 4 ปีที่แล้ว +2

      Me too I do listen to the tune from Kenya

    • @hiboasad8973
      @hiboasad8973 4 ปีที่แล้ว +1

      @@ifrahali5382 qhjeh

  • @moskanomar2153
    @moskanomar2153 4 ปีที่แล้ว +379

    inta ka murugeysan dadki muqdizho lagu xasuuqey like Heyla dhaafin 😓✋🏻🙏🏻

    • @balqiisasuldaan585
      @balqiisasuldaan585 4 ปีที่แล้ว +4

      Dee arod masjidka uga ducee dad kab dhintay heesaha dhexdoda like hakaga radsane 🤔

    • @nadifasiad5456
      @nadifasiad5456 4 ปีที่แล้ว

      Gundahaaga kadayo balada xaasid laya aflax

    • @ahmedjami6963
      @ahmedjami6963 4 ปีที่แล้ว

      💝💝💝😥😥

    • @inaraguehofficial8831
      @inaraguehofficial8831 4 ปีที่แล้ว

      FAK

  • @rithwaanabdirahmanofficial8144
    @rithwaanabdirahmanofficial8144 4 ปีที่แล้ว +64

    Awaale AadaN and Miss Xiis Fananiinta Waqtigan Loogu Jecelyahay Fankooda
    Welldone Team Tusmo Films
    Ismuujiya BaL ilma adeerayaaL😊♥️

  • @AhmedMohamed-rw3wu
    @AhmedMohamed-rw3wu 4 ปีที่แล้ว +134

    I love somali people btw❤ from Sudan

  • @eritreansenafe
    @eritreansenafe 4 ปีที่แล้ว +184

    l am from eritrean l love somali music 100%

  • @abdirizackjr5714
    @abdirizackjr5714 4 ปีที่แล้ว +279

    from muqdisho
    noosooduceeya in allah dhibatada nagadulqaado
    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @thegalabs
    @thegalabs 4 ปีที่แล้ว +4

    Laxanka 100
    Midhaha 100
    Codka 100
    Overall 1000000
    Dardaaran. Cawale mahdiya allah hakuu daayo. Ninka raga ah quruxdiisu waa marwadiisa oo uu ifka u jeclaado. Hadaad doonayso wanaagaga if iyo aakhiro mahdiya indhahaaga ka jeclow caruurtaadana korso. Ninka raga ah waa ninka marwadiisa iyo caruurtiisa madaxa saarta. Shaqadaadu waxay doontaba ha noqotee. Khamri iibi hadaad doonto. Love u my brother and your family. Stay blessed.
    From, hargeisa.

    • @xaawoladan8249
      @xaawoladan8249 2 ปีที่แล้ว

      Waanadaadi ma uusan qaadan balse wax walba qoraal alle

  • @qumanqali636
    @qumanqali636 2 ปีที่แล้ว +1

    Dec 30 2019 bay heestan so baxaday cawa Dec 30 2021 aroskodi ban dawanaya allah ha isku barakeyo

  • @shaaficabdi754
    @shaaficabdi754 2 ปีที่แล้ว +1

    Dhabaa adi kuu Jeclhy wuu ka dhabeeyey légende awale adan 1/1/2022 👋🥰

  • @hoodoroodo1459
    @hoodoroodo1459 4 ปีที่แล้ว +77

    Heesta.n had dawaneysiid 2020 like ha igala dhafiin hablaha somaliyed iyo wilsha somaliyed 💋💋💋

  • @Dollar3434
    @Dollar3434 3 ปีที่แล้ว +17

    i am afar from ethiopia
    I like Somalia music
    I love all Somali peoples

    • @ccc-uk2nu
      @ccc-uk2nu 3 ปีที่แล้ว +2

      Afar our noble brothers. Welcome.

    • @daariqahmed8297
      @daariqahmed8297 3 ปีที่แล้ว +1

      Cushitic Family ❤️

    • @azakzaak1691
      @azakzaak1691 3 ปีที่แล้ว

      Somali❤️Afar

  • @ilyezsalah6158
    @ilyezsalah6158 4 ปีที่แล้ว

    Umadda somaliyed waxan ushegayaa in dhagahiinu hadhow kugu markhaati furi doonaan merkad Alle hor istaagto merkaa, walaalayad aynu alle usoo noqono iyo quraan macan iyo barashada Axaadiista.

  • @farxiyocadaawe2117
    @farxiyocadaawe2117 ปีที่แล้ว +2

    11:50
    18/10/2022
    Ayaan dib u dhagesanyah
    Inta igu dhararantahy kheerke wn dhafaya 🥺❤

  • @redouannadori5577
    @redouannadori5577 4 ปีที่แล้ว +117

    Nice music big respect from 🇲🇦🇲🇦🇲🇦🇲🇦🇲🇦🇲🇦🇲🇦

    • @princessbella5461
      @princessbella5461 4 ปีที่แล้ว +8

      Thanks really we are respect fast Muslim second brothers🇸🇴♥️♥️♥️🇲🇦🇲🇦🇲🇦🇲🇦🇲🇦🇲🇦

    • @saaqsan3171
      @saaqsan3171 4 ปีที่แล้ว +4

      Red flag seriously

    • @topfan4998
      @topfan4998 4 ปีที่แล้ว +3

      I love brothers muslim morroco

    • @sukhraaligobaniimo2608
      @sukhraaligobaniimo2608 4 ปีที่แล้ว

      @@princessbella5461 x

    • @safiyoofficesiman3467
      @safiyoofficesiman3467 4 ปีที่แล้ว

      @@topfan4998 jioo

  • @sirali2057
    @sirali2057 4 ปีที่แล้ว +132

    Cawaale waxan xasuustaa waqti fog 2005 hees, tusmo ilawadaag Aaminaay Aaminaay wanku tebayaa bn ka xasuusta, intii Xasuusataa halka n ku so urura😁😁😁😁

    • @israhodan785
      @israhodan785 4 ปีที่แล้ว +1

      🖤🖤💋💋🖤🌹🌹

    • @MuxkhadarMuxkhadar
      @MuxkhadarMuxkhadar 4 ปีที่แล้ว

      hhhh

    • @callofdutysomaliabdulahi488
      @callofdutysomaliabdulahi488 3 ปีที่แล้ว

      Xasuuus waaga 15 bn ahaaa albumkaas Kampala Uganda iyo Kisnya waaaayo waaayo 2006 baryo samo waaa badnaa waqtigaase kabatay

    • @cgf383
      @cgf383 3 ปีที่แล้ว

      @@callofdutysomaliabdulahi488 😂😂😂kasenya

    • @maminaaden8050
      @maminaaden8050 3 ปีที่แล้ว

      Haa wlh xasuus

  • @chakimjayson8042
    @chakimjayson8042 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha alh mnta waaa lamaano isku wara abidkiin inta nolosha idiindhimaba

  • @j.m0handaj.m0handa89
    @j.m0handaj.m0handa89 2 ปีที่แล้ว +1

    Arooska Walshey baan daran isha Allah Anu aroos ma gaarine🤩✋

  • @sharuuyoung8726
    @sharuuyoung8726 2 ปีที่แล้ว +3

    Hambalyo awale adan iyo miis xiis isku waara

  • @kadradheman3233
    @kadradheman3233 4 ปีที่แล้ว +40

    Mashallah ineta igudhararantahay sure qarkeey wan thafaaya 🥰 inta diricaa ku haysata oo riiyo cashaqa gashee sideeyda 😊😂iyo xaasuus Mashallah like sare please🇩🇯

  • @abdullahiumal5489
    @abdullahiumal5489 2 ปีที่แล้ว +2

    Arooskoodu markuu dhacay hadaad soo booqatay ismuuji 👍👍👍

  • @xasanxuseen107
    @xasanxuseen107 2 ปีที่แล้ว +2

    Arooskodii kadib like 👍cawale miss xiis isku waara😍

  • @nimcoabdirahman2486
    @nimcoabdirahman2486 2 ปีที่แล้ว +4

    Inta markay is guursadeen soo raadisay heesta like ii saara🤣

  • @zakariaabdullahi5166
    @zakariaabdullahi5166 4 ปีที่แล้ว +8

    28/8/2020
    Xasuus weye wlhi
    Bal like iisaara walaalayaal

  • @user-xn2kq9wp7b
    @user-xn2kq9wp7b 9 หลายเดือนก่อน +2

    Inanta qoraalkaygan akhrin doonta waa dhamaystaydii❤🎉

  • @noraadam98
    @noraadam98 2 ปีที่แล้ว +1

    Alf mabrouk labada fanan oo isku so baxay cawale iyo miss xiis gabar qurux badan buu helay nasiibkis cawale gabadha ino ilaali ina adeer

  • @abdisalaangullied9299
    @abdisalaangullied9299 4 ปีที่แล้ว +5

    Heestan waxan ku xasuusta xaaskayga oo London kunool ana waxan jooga hargiesa. Markasta oo aan caajis dareemo waxay ahayd mid idhiiri galisa. Waayaha iyo wakhtiga ayaa nakala fogeeyay. Hadana daqiiqad kasta waanu wada noolnahay. Heestani waxay ixasuusisaa iyada. Inta isjecel farxad kuwaara.

  • @dheemanhassan8822
    @dheemanhassan8822 2 ปีที่แล้ว +3

    Inta daawaneyso markey is aroosen is muujiya 🥰

  • @aadancambe7079
    @aadancambe7079 2 ปีที่แล้ว +1

    WOOW HEESTAN AAD AYAAN U JECLAA CAAWA OO AROOSKODII JIGJIGA KA DHACAYNA WAAN DHEGEYSANAYAA

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 ปีที่แล้ว +2

    Dhediga adigaa ugu wacan...
    Dhigaa ugu Qiimo badan❤️

  • @Kadir_apdi
    @Kadir_apdi 2 ปีที่แล้ว +5

    Arooskooda kadib inta soo booqatey is muujiya😂✋

  • @nawalabdikani9366
    @nawalabdikani9366 4 ปีที่แล้ว +5

    Gabadhu dheera qurxoonaa masha allh dhamaysta la sheego weeyi allow kusiyaadi💫😘

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 2 ปีที่แล้ว +2

    Arooskoodi kadip 👋
    Isku waara 🔥

  • @Hassmedia4k
    @Hassmedia4k 2 ปีที่แล้ว +2

    Riyo waliba marbay rumoowda iskuwaara 🥰🥰🥰 last 2021

  • @amiinhero2498
    @amiinhero2498 2 ปีที่แล้ว +6

    Kadib arooskooda miyaad soo booqatay heesta Hhhhh like isku muuji Allah isku kiin Xafido Awale iyo Xiiss🤩

  • @muhammadyahyaahamed4703
    @muhammadyahyaahamed4703 3 ปีที่แล้ว +30

    I am didn't know what they talke about but I love Somalie song and Somali girls 😘😘😘😘😘😥🇸🇩🇸🇩🇸🇩🇸🇩l love you

    • @daariqahmed8297
      @daariqahmed8297 3 ปีที่แล้ว +1

      It’s love song

    • @djsilsila8846
      @djsilsila8846 3 ปีที่แล้ว

      @@daariqahmed8297 w Henry James Milner

  • @shucayb939
    @shucayb939 2 ปีที่แล้ว +2

    Yaa dib u soo raadiyeey heestan markay lamaane noqdeen labadan fanaan

  • @brownahmed2160
    @brownahmed2160 2 ปีที่แล้ว +3

    Kadibne weey is guursadeen 🥰🥰🥰

  • @daahirwacaysciisedaahirwac3913
    @daahirwacaysciisedaahirwac3913 3 ปีที่แล้ว +5

    War heestu laxan iyo ereyo macaana halagu raaxaysto heestan team 2021😀💞💞

  • @mohamedcaabi9197
    @mohamedcaabi9197 2 ปีที่แล้ว +9

    Walhi aad bay is kugu nuurayaan illah haysku kiin daayo🔥
    Hadaad igu racsan tahay...like ha ila dhaafin🥺❤

  • @drsziizuumohammed
    @drsziizuumohammed 2 ปีที่แล้ว +2

    Hada wey is arosen hhh hamblyoh 🥰

    • @Radmelfalcao11
      @Radmelfalcao11 3 หลายเดือนก่อน

      Hdana wey is fureen😭😂😂

  • @nadiyacadey
    @nadiyacadey 2 ปีที่แล้ว +1

    Inta dawaneysa markey riyadoodu u hirgashey ee is guursaden is mujiya🤣❤ hanbalyo

  • @alpalp8901
    @alpalp8901 3 ปีที่แล้ว +10

    Im OROMOO so iloveyuo reer somali😘

  • @suhanaali1797
    @suhanaali1797 2 ปีที่แล้ว +5

    finally way is guursadeen ❤️💝

  • @Axyaadunya
    @Axyaadunya 2 ปีที่แล้ว +2

    Oo dhaban adi ku jeclahy):😭👥❤️

  • @Abdiqanisuleiman
    @Abdiqanisuleiman 2 ปีที่แล้ว +1

    Maalintay heestan isla qaadeen baan ogaa inay wax soowadaan, hhhh Mancha lh Best couple

  • @ifrahebraahim7901
    @ifrahebraahim7901 4 ปีที่แล้ว +59

    Awale
    Miss xiis
    Codka %100
    Ereyda%100
    Musica%100
    Styleka%100
    Vedio%100
    👏👏👌

  • @aminaahmad3435
    @aminaahmad3435 4 ปีที่แล้ว +5

    One love❤ one nation somaliya somali aya lee muqdhisho howgi nabad alle ka yel jabuti na barwaqo allow kayel hargeysa horemar wacan happy all family 🇩🇯🇮🇪🇸🇴

  • @sardevichuwalie9811
    @sardevichuwalie9811 4 ปีที่แล้ว +1

    qalanjo qoor dheer waye inanta masha allh

  • @asmacarabeto5775
    @asmacarabeto5775 2 ปีที่แล้ว +1

    Arooska kadib inta dawaneso💍♥️😘

  • @simansiyad6368
    @simansiyad6368 2 ปีที่แล้ว +4

    inta heestan dib usoo raadisay love isaara oo inay miss xiis iyo cawaale aadan is guursaden soo ogaatay♥️♥️🤣🤣🙏🙏

    • @ahmedeycali6808
      @ahmedeycali6808 ปีที่แล้ว

      Wu furay gabadhkale ayu ka raacay

    • @hidan268
      @hidan268 ปีที่แล้ว

      ​@@ahmedeycali6808 🤷‍♀️💔nin somali uyahay

  • @hasnymhoud9675
    @hasnymhoud9675 3 ปีที่แล้ว +4

    We proud awaleh the best singer djiboutian🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯où sont les djiboutiens?

    • @geletoz
      @geletoz 3 ปีที่แล้ว +1

      Car af somali halahaas ku dhex quracyahow...you wrote in two foreign languages but you can't write the language sanged with the song...you guys have low iq and walahi u can't speak the colonizer language and your mother tongue? Even the afar can write their language uff isse warabe

  • @abdirahmanhussein8260
    @abdirahmanhussein8260 3 ปีที่แล้ว +2

    intaad igu dhararanty qarykay waan dhaafaya
    Nazren💑

  • @luulamaxamud637
    @luulamaxamud637 2 ปีที่แล้ว

    Dharkaan xiranayaa iyo dhaxanta iga celahoo best couples

  • @mahaddaacad9444
    @mahaddaacad9444 4 ปีที่แล้ว +42

    Miss Xiis Gabadha Ugu Quruxda Badnayd Sanadkii 2019❤✅

    • @AyaanSaafi0fficial
      @AyaanSaafi0fficial 4 ปีที่แล้ว

      Wllky subscribe ii saar ilahay waxaa jeceshahay ha ku siyee🙏❤️

    • @mahaddaacad9444
      @mahaddaacad9444 4 ปีที่แล้ว +1

      @@AyaanSaafi0fficial Ayaanteyda Sharci ka Yaalo mise qof sawirkaaga ku qaraabanayo waaye

    • @AyaanSaafi0fficial
      @AyaanSaafi0fficial 4 ปีที่แล้ว

      @@mahaddaacad9444 wllky waa aniga cidna ku qaraaban meyso anigii baa qaraabanayo

    • @madobemuxumad2390
      @madobemuxumad2390 3 ปีที่แล้ว

      @@AyaanSaafi0fficial dhatau

    • @madobemuxumad2390
      @madobemuxumad2390 3 ปีที่แล้ว

      @@mahaddaacad9444 7

  • @qalbidhayasomaligirl7746
    @qalbidhayasomaligirl7746 4 ปีที่แล้ว +20

    ❤️❤️esh cala hees rugcadigi ugaaski fanku so rogaal celi awale and miss xiis

    • @AyaanSaafi0fficial
      @AyaanSaafi0fficial 4 ปีที่แล้ว +2

      Walashey subscribe ii saar ❤️ 🙏 ilahay gacmaha ha kuu barakeyo ❤️

  • @fatxiirobe6283
    @fatxiirobe6283 2 ปีที่แล้ว +1

    Arooskoodii kadib inta ila daawaneysaa😜👍🏻

  • @xamsecadaani324
    @xamsecadaani324 2 ปีที่แล้ว +2

    Inta markay is gursaden halkan so gashy like isaaraH🤚😆

  • @mehami2010
    @mehami2010 4 ปีที่แล้ว +7

    We love ❤️ Oromo and great United somali , Somaliland,Somalia,putland, eth somalia, Kenya somalia ,Djibouti somalia , oromo gare somalia

  • @bellafarah2573
    @bellafarah2573 4 ปีที่แล้ว +10

    Hadaadan idhiiri galin amaad dhinaceyga jirin miyaaban dhaqaaqi laha walal🙏❤❤
    this song💚

  • @engkhadirckraaso3039
    @engkhadirckraaso3039 2 ปีที่แล้ว +1

    Imaka ayunbaan fahmay sheekada waxaad isku wareegtaanba ma aqal gasheen .masha alllh daqma oo dhisma

  • @leyloladan228
    @leyloladan228 2 ปีที่แล้ว +2

    Inta markey is gursaden kadib dawaneysa like 😳😂