Sola Travel Vlog London

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ก.ย. 2024
  • Barnaamijkan waxaan ku eegi doonaa caasimada UK London.

ความคิดเห็น • 87

  • @isafacooh1297
    @isafacooh1297 4 ปีที่แล้ว +21

    I am really enjoying your vlogs, I have never been to London but through your vlogs I am walking in the streets of London.

    • @waryaawariiri1812
      @waryaawariiri1812 4 ปีที่แล้ว

      Jidadka mid ka mid ah kuwa London ugu qurxoon noo soo duubay laakiin.

  • @Whohah-s2p
    @Whohah-s2p 4 ปีที่แล้ว +8

    I don't miss London walahi Mogadishu better

  • @cabdiraxmaancabdillaahi-9
    @cabdiraxmaancabdillaahi-9 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid, Abdinasir. Waa vlog qiimo badan gaar ahaan qaybta jaamacadaha.

  • @ahzaab553
    @ahzaab553 4 ปีที่แล้ว +4

    I'm first we love you brother always teaching us something new

    • @gorgorrproduction9410
      @gorgorrproduction9410 4 ปีที่แล้ว +1

      Asc sola waad mahadsan tahy 100%

    • @ahmedeeqnur4047
      @ahmedeeqnur4047 4 ปีที่แล้ว +1

      Just ask him to stop lying for farmajo & khayre that is the only problem he has,

    • @ahzaab553
      @ahzaab553 4 ปีที่แล้ว

      @@ahmedeeqnur4047 yes brother totally i agree with you. But this guy is one of the best teacher also horfadhi media. 💜💙💚

  • @renpa6733
    @renpa6733 4 ปีที่แล้ว +2

    Quality ga vedio ga wu yara lita
    Ha se ahaatee hore u soco 🇸🇴 😍👍

    • @renpa6733
      @renpa6733 4 ปีที่แล้ว +2

      Kaliya 10 daqiiqo ugu horeyso

  • @zainepzeinep7835
    @zainepzeinep7835 4 ปีที่แล้ว +8

    Wllhy aaad baa udaashaa hadana like ta yo commentiga waa lagaala bakhaylaa 🤨😕🙄😏🤔

    • @test-gf7zk
      @test-gf7zk 3 ปีที่แล้ว

      Somalida wa xasidin ☹

  • @SNNMEDIA24.
    @SNNMEDIA24. 4 ปีที่แล้ว +2

    SOLO PORTAL GEESI GO FORWARD ABTI

  • @nuradiinabdiabdulle1569
    @nuradiinabdiabdulle1569 4 ปีที่แล้ว +1

    Macalin video qualityga aad bu u xun yahy marka naga hagaji ado mahadsn wna mahdsanthy👍👍👌

  • @MohamedHassan-in7rn
    @MohamedHassan-in7rn 4 ปีที่แล้ว +2

    I like sola vlogs. while i am somali i cant travel to the around the world but i can watch my dream through sola
    Thank you
    Let him try to do more by waching any vlog like this and give hime extra service if like coment share and subcribe.

  • @feelfreehi
    @feelfreehi 4 ปีที่แล้ว +2

    Thanks Bro

  • @saadiq.mohamedismail
    @saadiq.mohamedismail 4 ปีที่แล้ว +1

    I am realy love, enjoy , entertain and relacing your vlogs.💓 thanks sola

  • @sabirabdi9516
    @sabirabdi9516 4 ปีที่แล้ว +2

    Fist one 1 🤟🤙👍

  • @alimahmood3619
    @alimahmood3619 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc solo bro pure quality your camera

  • @ZaciimYare
    @ZaciimYare 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah

  • @sekeriyem3557
    @sekeriyem3557 4 ปีที่แล้ว +4

    Miyaan bandow lagusoo rogin uk mase waa uun anaga

  • @travelwithjen
    @travelwithjen 4 ปีที่แล้ว +1

    I have never been but I hope to in the near future!

  • @Abdi-o5h
    @Abdi-o5h 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid from Germany

  • @oubahmohamed3266
    @oubahmohamed3266 4 ปีที่แล้ว +1

    I love oxford street

  • @faysal877
    @faysal877 4 ปีที่แล้ว

    soola youtube lacag kama sameeya because marka aan video-giis Daawanaya wax xayaysiin kuma arkin . Howl wacan ayaa sameyse . xamar vlog ka soo samey sidoo kale . Tageerahaga ayaan ahay 👍🏿

  • @salmanAli-fb3ci
    @salmanAli-fb3ci 4 ปีที่แล้ว +1

    Thanks sxb Abdinasir lkn 4k ma aha video ga waxan filaya xili hore ayad duubtay

  • @MahadDauud
    @MahadDauud 8 หลายเดือนก่อน +1

    Abtiga waxan raba inaa nogodo paleyar adiga ayan irumeyn karo abti mcn hami geyga irumeh

  • @deeqa2700
    @deeqa2700 2 ปีที่แล้ว

    Best city in the world London

  • @Covid-we7kw
    @Covid-we7kw 3 ปีที่แล้ว +2

    Bro vloc wxd ku adaa xafada bristol

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 4 ปีที่แล้ว +1

    London waa qureex.

  • @Ahmedali-gw7xm
    @Ahmedali-gw7xm 4 ปีที่แล้ว +1

    Halkaan shinbirihii ayaaa nabad heysto. Halka dal soomaali la yiraahdo. 30 sano nabad la aan ah. Oo wali aqligii aana jirin walhi waa wax la yaab leh

  • @habibaabdalla8264
    @habibaabdalla8264 4 ปีที่แล้ว +1

    Asc sola waan ku salaamay from London 😄😄😄😄

  • @Itszk10
    @Itszk10 3 ปีที่แล้ว

    Bruce Grove waa xafada aan ka deganahay London.
    Abdinasir wxynu ku kulanay Trafalgar Square

  • @sharmakemohamednur8725
    @sharmakemohamednur8725 4 ปีที่แล้ว +3

    Waryaa ciyaal faacali anigaa kamid ah ee joog

  • @abdimajid3336
    @abdimajid3336 4 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaaaah

  • @abdirashidbarre1602
    @abdirashidbarre1602 4 ปีที่แล้ว

    Southeast London ayaan daganaan jiray wixii ka horeeyay 2007 woollwich

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 4 ปีที่แล้ว +2

    Mogadishu saan maxaad ugu Soo duubi weydey mise waxaad ka baqadey in Lagu qarxiyo.

    • @salmanAli-fb3ci
      @salmanAli-fb3ci 4 ปีที่แล้ว +2

      wu kaso duubay ee radi umad ine wax le dhalisho jecl aya ilah idin ka dhigaye hadu u xita kaso duubin wajib miya bal mxa ku jaban yaaab

  • @mohammednorabdimohammed6874
    @mohammednorabdimohammed6874 4 ปีที่แล้ว +1

    I like sir😘

  • @cadarshire5068
    @cadarshire5068 4 ปีที่แล้ว

    Ustad noso badi video mahadsanid

  • @mahadhussein4157
    @mahadhussein4157 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah qurux aan caadi ahyn iga dheh

  • @MohamedHassan-yw1fy
    @MohamedHassan-yw1fy 4 ปีที่แล้ว +1

    Wadooyin xumaa London

  • @cabdifitaaxbashiir6965
    @cabdifitaaxbashiir6965 4 ปีที่แล้ว

    Rrall i have never seen but My wife live in london but Near time i shall go there

  • @amiirelhajji5639
    @amiirelhajji5639 4 ปีที่แล้ว

    Thanks macallin

  • @abdimajid3336
    @abdimajid3336 4 ปีที่แล้ว

    الله يحفظك يا اخي

  • @abdirashidbarre1602
    @abdirashidbarre1602 4 ปีที่แล้ว +1

    London waaba haĺis xiligaan is ilaali waa xudunta cudurkii asaga ahaa

  • @cqaniibrahim1608
    @cqaniibrahim1608 2 ปีที่แล้ว

    Macalin visa london iikacaawe lacag
    25000kun $

  • @calidhuux3624
    @calidhuux3624 4 ปีที่แล้ว

    Tnx sxb sola

  • @xassansiciidjaamac1895
    @xassansiciidjaamac1895 4 ปีที่แล้ว +1

    Istanbul iyo London keebaa wayn oo qurux badan Toloow?

    • @calibashiircali9701
      @calibashiircali9701 4 ปีที่แล้ว

      Xassan Siciid jaamac just wey iska cadahy aniga ahan uk weyn

    • @cadeCade-of8mc
      @cadeCade-of8mc 4 ปีที่แล้ว

      Niyow waad iska yara kaftamesa london magalada ugu shidan yurup waye

  • @gorgorrproduction9410
    @gorgorrproduction9410 4 ปีที่แล้ว

    Asc sola thanks 100%

  • @maxamedsanatr8860
    @maxamedsanatr8860 4 ปีที่แล้ว

    Meeshan goorma tagi doona
    Allow maalin igee
    Ilhy maalin meshan tago
    Somali hal qof i wado malaga hela Muqdisho joga waxbarasho u adi laha yaan u duceeya iwadayo

  • @itssomalisnotsomalian820
    @itssomalisnotsomalian820 4 ปีที่แล้ว +2

    Passaportkeega baa iciilay wlhi

  • @oubahmohamed3266
    @oubahmohamed3266 4 ปีที่แล้ว

    Ala maxaan lugeeyey meeshaas

  • @AK_boy-
    @AK_boy- 4 ปีที่แล้ว

    xiliga coronaha ayaad kafaa,deysaneysa oo jaam badan majiro👌

  • @Abdiaziz-Gureyle
    @Abdiaziz-Gureyle 4 ปีที่แล้ว

    mobile kaaga magiciisa nala wadaag adoo raali ah ?

  • @AbdulganiMohamudBarre
    @AbdulganiMohamudBarre 4 ปีที่แล้ว

    Waa mahad santahay mudane aadbaan kulasoconay lakin Bariiska muqaalkiisa inaa na tusto ayay ahayd 🤣🤣🤣🤣

  • @muslimxusein3863
    @muslimxusein3863 4 ปีที่แล้ว

    Aduunka ba wuu kala xiranyahaye xagee madhay

  • @abdifatahelmi6007
    @abdifatahelmi6007 3 ปีที่แล้ว

    Waxa kuwaydiinaa camerada madaxa maa kuwadataa dadka waaba koraa uga gaynee

  • @oubahmohamed3266
    @oubahmohamed3266 4 ปีที่แล้ว

    Never knew that was Facebook building

  • @maadeysmadadaalo5864
    @maadeysmadadaalo5864 4 ปีที่แล้ว +1

    ASXBTA SOLA PORTAL ISAARA👉👉👉👉 SUBSCRIBE IDINKOO MAHADSAN WALALKIIN, SOM AYAN AHY THNKS ALL

  • @amiirnuur4430
    @amiirnuur4430 4 ปีที่แล้ว

    Vedoga waa goormee Sola?

  • @ahzaab553
    @ahzaab553 4 ปีที่แล้ว

    Bro.somalida iyo camero kawaran

  • @cabduraxmaanmaxamuud2759
    @cabduraxmaanmaxamuud2759 4 ปีที่แล้ว

    London sidee ku imaan karaa

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm 4 ปีที่แล้ว +1

      Jiifo ku riyoo adigoo imaaday. Sidaas lee ku imaan kartaa.

  • @barnialisalah5647
    @barnialisalah5647 4 ปีที่แล้ว

    Ciao sola

  • @Ahmedali-gw7xm
    @Ahmedali-gw7xm 4 ปีที่แล้ว

    Meelaha fadhi ku dirirka oo qabyaalada looga sheekeeyo. Soo maaha mr bidaar.

  • @Arxamhd
    @Arxamhd 2 ปีที่แล้ว

    ᵗʰⁿᵏˢ ˢᵒˡᵒ

  • @Ahmedali-gw7xm
    @Ahmedali-gw7xm 4 ปีที่แล้ว

    USA gaariga dacas buu noo yahay wlhi. 90 jirka ayaa gaari wato meeshan.

  • @muuseraamoole9031
    @muuseraamoole9031 4 ปีที่แล้ว +1

    taagerahayga subscribe ii saaraa

  • @sharmakemohamednur8725
    @sharmakemohamednur8725 4 ปีที่แล้ว

    Teacher wxn u baahanay in aad war bixin iga siiso sida loo isticmaalo bitcoin horay ayaa usoo dhigtay you tube kaaga blse kama helin war bixin buuxdo

  • @khaalidburhaanjr4220
    @khaalidburhaanjr4220 4 ปีที่แล้ว

    zola nagama adan xishoon tahriiiptina xirantay hhh

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm 4 ปีที่แล้ว

      Meeshan wax yaalo maleh bro. Meeshaa joogto. Ha xamaalo. Aduunyada sidii hore maaha

    • @khaalidburhaanjr4220
      @khaalidburhaanjr4220 4 ปีที่แล้ว

      @@Ahmedali-gw7xm zhikhow anagapa wadanka ku qancilahayn pa ee zolapa ujeeda unuu malinpa luuq kugaynaayo mrka hanaga xizhodo adi laftigagu ma qurpahaa tahay

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm 4 ปีที่แล้ว

      @@khaalidburhaanjr4220 haa qurbaha faaido maleh aniga waxaan joogaa. Mareykanka. Soomaaliya inaa imaado aan rabay. Lkn hada maba la socon karo. Bro

    • @khaalidburhaanjr4220
      @khaalidburhaanjr4220 4 ปีที่แล้ว +1

      @@Ahmedali-gw7xm haa zax insha ALLAH khayr paynoqonayzaaa thanks

  • @calidhuux3624
    @calidhuux3624 4 ปีที่แล้ว

    Wax badan ayaad itustay

  • @miskimiski168
    @miskimiski168 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah