kaley ila nadiifi guriga Monday motivation & HAPPY NEW YEAR guys!!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น •

  • @aliacarfoon6284
    @aliacarfoon6284 2 ปีที่แล้ว +4

    1 Sadax malin cunto u karin lahaa ❤❤
    2 malin oo dhan inaa dhar dhaqo
    3 inaa adeeg weyn soo sameyo

  • @basrayusuf5598
    @basrayusuf5598 ปีที่แล้ว

    1-cida cuntadaan u karin lahaa
    2-alaabtaan dhaqi lahaa
    3-ilmahaan lajoogi lahaa although I love adeeg too
    4- gurigaan nadiifin lahaa

  • @maryannnnn942
    @maryannnnn942 2 ปีที่แล้ว

    Maashaa allah adigoo dhabarka qaliin kaa galay ayaad ka dhaqdhaqaaq badan tahay dadka fiyoow allah ha kuu siyaadiyo

  • @umuahmed4253
    @umuahmed4253 2 ปีที่แล้ว +1

    1. Inaan 3bari cunto ukariyo. Caruurtana waan ugu dari lahaay lkn suasha ah only.
    2. Dharkaa dhaqi lahaa saan hal mar baa ka kici lahaaye alaab ma dhamaanayso
    3. Gurigaa hagaajin lahaa cunto karin iyo weel dhaqidba ma jecli
    4. Asbuuc ama bil maalin walba waa dhib

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 2 ปีที่แล้ว

    Maasha Alaah Abaayo❤❤❤

  • @princessmia176
    @princessmia176 2 ปีที่แล้ว +2

    1 sadex maalin cuntaan karin lahaa
    2 maalin dhan inaan dhar dhaqo
    3 inaan soo adeego
    4 inaan guriga hagaajiyo

  • @bilanadan4276
    @bilanadan4276 2 ปีที่แล้ว

    Omg wlhi isku mid noqonay kkkkkkk♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️love you kowsar

  • @balqisatlantic09
    @balqisatlantic09 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah sister I love your channel its motivation hore usii soco

  • @angalaqaali1276
    @angalaqaali1276 2 ปีที่แล้ว

    asc abaayo kowsar masha allah tankale e reerka xanuunsan ah hadan awoodo labadaba wan usamen lahaa wayo xoogaga wasadaqeysan kartaa

  • @امةالله-ج6و4ي
    @امةالله-ج6و4ي 2 ปีที่แล้ว

    Subxaana laah alxamdu lilaah laa ilaaha ila llaah alaahu akbar walaa xowla walaa quwata ilaa bilaah alahu masali calaa sayidinaa maxamed wa calaa alihi wasaxbihii ajmaciin iyo intii raacday ilaa maalinta qiyaama

  • @laylaabdi6463
    @laylaabdi6463 2 ปีที่แล้ว

    Anigu ilmahaan ka heen lahaa si ay hooyadasi waqti u qaadato

  • @hooyofiican9796
    @hooyofiican9796 2 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤

  • @ilhaykacabsomeelkastaaadjo6278
    @ilhaykacabsomeelkastaaadjo6278 2 ปีที่แล้ว

    Aniga adeega aysn jecelahay

  • @aishamohamed8282
    @aishamohamed8282 2 ปีที่แล้ว

    2. Alaabta
    .1. Cunta ukarini
    3. Adeega

  • @xiismahamud5125
    @xiismahamud5125 2 ปีที่แล้ว

    1. Aniga inaa ilmaha haayo
    2.dharkaa
    3.ilmaha inaa lajoga
    4.guriga inaa nadifiyo😊

  • @saadahassan3779
    @saadahassan3779 ปีที่แล้ว

    Cunto kariis very easy for me

  • @maryannnnn942
    @maryannnnn942 2 ปีที่แล้ว

    Isku fakar ayaan nahay

  • @daganahmed9260
    @daganahmed9260 2 ปีที่แล้ว

    Wa so adeega cuntadana wa Karina
    Alaabtana wa dhaqa

  • @ruunhaji2316
    @ruunhaji2316 2 ปีที่แล้ว +1

    3 Malin cunto u Kari lahaa

  • @Jeceel
    @Jeceel 2 ปีที่แล้ว

    Abyo germanay jooga
    Bustahada cml halke kahelaa
    Bustaha kalan isticmalaa duf ayaan kunacay
    Mara la eG galiya waan waaye

  • @ayansiyad8303
    @ayansiyad8303 2 ปีที่แล้ว

    Rerka cuntada ukarinlaha malinodhan alaabta dhaqilaha adeega bisha so adegilahaa

  • @امةالله-ج6و4ي
    @امةالله-ج6و4ي 2 ปีที่แล้ว

    Muusiga waa qalab sheydaan abaayo dadka quraanka u shid

  • @umuabullahi4075
    @umuabullahi4075 2 ปีที่แล้ว

    Ilmahaa ayaan hayn lahaha cunto karin lee adunka uugu necebahay