Qasidii qoorgaab, reacting, cajiib ah .

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 31 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 86

  • @UmmHamza_12
    @UmmHamza_12 2 ปีที่แล้ว +1

    Subhanallah May Allah guide the ummah 😢

  • @ceblamohamud4591
    @ceblamohamud4591 ปีที่แล้ว +2

    Dhaqan iyo diintonaba ma fiicna wlhi, subxanallaah

  • @abdig6153
    @abdig6153 2 ปีที่แล้ว +1

    May Allah's blessings be with you today, tomorrow and always MashaAllah your two right my sister anyway jummah mubarak

  • @cayunka3237
    @cayunka3237 2 ปีที่แล้ว +4

    calm down habibti, she was just a teenager basically a child. da’da maanta ee jirto iyo caqligaan ma aysan laheyn Asma, aad beey u yareed.

  • @hamdaomar3285
    @hamdaomar3285 ปีที่แล้ว +2

    Asc wllo
    From hargaisa
    Way jiraan dad halowsan wllo se waxaa jira marka gaadhi private ah la raacaayo iyo hotel gudohooda cid kuu diidaysaa ma jirto
    Se ma jirto gabadh maro gaaban intay xidhato banaanka ugu bixi karta lawaa dadka ku dayneyn walaa askarta oo waa lagu xidhi dadkuna way ku dilli

  • @tialaomar3270
    @tialaomar3270 ปีที่แล้ว

    في بهارات 🌶 صح وفي صح ياختي

  • @caaliyocawil5283
    @caaliyocawil5283 2 ปีที่แล้ว +1

    Wllo mcn Gbdha Qisaada ku dhacdey Bay ka sheken Adiga Maxa ku haya mise maseer baa ku haaya Hadadan donen inad ka hadasho maxa uso qadan dadpa shekadeda raba Maxa ka galy adi

  • @saadiqmohamoud3101
    @saadiqmohamoud3101 2 ปีที่แล้ว +3

    Waa qiso dhaba oo dhacday indho biraaley

  • @hamdaomar3285
    @hamdaomar3285 ปีที่แล้ว +1

    Se gabadha wakhtigay sheegaysaa waa wakhti hore ma jirin xiligaa gabadho dhar gaagan xidho .
    Wax baa ka jira shikigaaga wllshy wn kugu raacsanahay.

  • @سميهاسماعيل-ط7ب
    @سميهاسماعيل-ط7ب 2 ปีที่แล้ว +2

    Adiga ayaa funny ah walalkey qisadaan sidaa adiga u fahantay aniga maanan fahmin😂😂😂😂

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 2 ปีที่แล้ว +3

    Hargiesa wllo surwaal ayaa gaadhiga lagu raaca oo hottelada lagu tagaa, mida kale Ninka narcissistic ayuu ahaa oo gabadha maskaxda ayuu ka galay

  • @nadiiraadan5785
    @nadiiraadan5785 2 ปีที่แล้ว +1

    Haaa meelaha khaaska ah sida hotel waa lagu tegi karaaa way dhacdaa yes yes yes yes

  • @miinaacumar4757
    @miinaacumar4757 2 ปีที่แล้ว

    Abayo waxa iithy ku dayasho runtii
    Waxbadan wan la socdaa barnaamijyadaada
    Qisada qoorgaabna waxan u ahay mid sugta Mar walba si aan wax oga faaideesto in sha allh
    Allha iifududeeyo mustaqbalkaan rajeeynaaayo

  • @Nafteedauroon
    @Nafteedauroon 2 ปีที่แล้ว

    Sheekadaan waan ku wareersanaaa wlee hadaan ogaaday inuu filim yahy shekadu.

  • @umumahado1766
    @umumahado1766 2 ปีที่แล้ว +2

    Wllo haragayasa timaha wala qawiyaa

  • @ceblamohamud4591
    @ceblamohamud4591 ปีที่แล้ว

    Waxan kasiiyabay markay dhahayso, waxan arkay isagoo gabar la tumanaya qisadan dhexdeeda

  • @fatimaabdulle7152
    @fatimaabdulle7152 2 ปีที่แล้ว +1

    Hargaysa wixii ladonaa laxidhaa reer jabuutibay kudaydaan😄

  • @mumtazabdiqadir1400
    @mumtazabdiqadir1400 2 ปีที่แล้ว +1

    Hargaisa Ana kuso koray 2015 kii weeye wana xidhan jirnay make up hargaisa way ilbaxsanayd waligeed xamar kale maahayn

  • @mumtazabdiqadir1400
    @mumtazabdiqadir1400 2 ปีที่แล้ว +2

    Abaayo rumayso Anaga ka nimid wlhi ubax in la keeno maaha wax adag Aad iskugu dhawyihiin diyaarada way laba jeer

  • @ducaysanemohamed6627
    @ducaysanemohamed6627 2 ปีที่แล้ว +1

    DHAR MAGAALO SIDA LOO XIRTO WAA SAHLAN TAHAY , LAAKIN DHAL MAGAALO SIDA LOO NOADO WAA ADAG TAHAY
    WAA GABAR REER MIYI AH LAMA YABAYO

  • @huodoali
    @huodoali 2 ปีที่แล้ว

    Wala tagaa hargaisa waxaa jeceshay samyn kartaa aniga 2010 ugu danbaysay iyadoo gabadh qawan la yabo ...

  • @sadiaali7422
    @sadiaali7422 2 ปีที่แล้ว

    Maskaxdeda ayey ka mala awlatahay riyo ay jeclaysatahay waaye

  • @aminaali2249
    @aminaali2249 2 ปีที่แล้ว

    Ma halkaasa baad risiq ka dayday meelkale waxa ka reading gabdhana nolasheedii oo saga Bay ka sheekanaysaa

  • @amalabdisamed8523
    @amalabdisamed8523 2 ปีที่แล้ว

    I think you are misunderstood her she said she doesn't like that man at all her niece was forcing her to date with this man, because he was not romantic he was forcing her and touched her all the time, so she loved qoorgaab because she felt respected and appreciated as woman.

  • @qanarcabdiqadirfaracade7997
    @qanarcabdiqadirfaracade7997 2 ปีที่แล้ว

    Suraal iyo shaati lagu wareega

  • @sadiaali7422
    @sadiaali7422 2 ปีที่แล้ว

    Gabadhani waxay bixinaysa cashar bay bixinaysa Allaha ka qabto gabdhaha yaryar

  • @canababdullahicali2209
    @canababdullahicali2209 2 ปีที่แล้ว

    Yees

  • @caziizomohamed
    @caziizomohamed 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashquul badanidaa walalay

  • @latebloomerearthchild
    @latebloomerearthchild 2 ปีที่แล้ว

    Gabadhu waa reer Ethiopia , sidaas ayaay u labistan. Hargiesa hotelka dhexdiisa waxaad doonta xidhankartaa, lakiin bananka cabaayado la xidha

  • @ykkotao
    @ykkotao 2 ปีที่แล้ว

    Walaahi isha dadka nabsi waa dhab.

  • @cudoonqali4665
    @cudoonqali4665 2 ปีที่แล้ว

    😃😃😃

  • @marianwarsame1010
    @marianwarsame1010 2 ปีที่แล้ว

    Mida kale wax kasta oo dhaca waa jiraa ee habo ha ku mashquulin

  • @fadumosuldan1321
    @fadumosuldan1321 2 ปีที่แล้ว

    Maya kuma socono subxanalah

  • @saraali8581
    @saraali8581 2 ปีที่แล้ว

    Waa runteed, Ninka waa taajir, caalamka u safruu ahaa. Ethiopia iyo hargeysa waxba isku ma jiraan. Laba maalin kadib waaye marka uu ubaxa uu keenay.
    Wiilka London ku dhashay soo daawo qisada dhan

    • @Farxadiyoguul
      @Farxadiyoguul 2 ปีที่แล้ว +1

      Meey oran labo maalin maalintii labaad eey kulmeen ayuu ubaxa keenay ayay tiri sifiican u dhuux.

    • @barni5847
      @barni5847 2 ปีที่แล้ว

      Waa run ubaxada waxa laga dalba jigjiga

    • @saraali8581
      @saraali8581 2 ปีที่แล้ว

      @@Farxadiyoguul
      Haa horay ayuu ugu dalbay, kulankii koowaad kadib ayui u dalba kii labaadne wuu ku casuumay.

    • @Farxadiyoguul
      @Farxadiyoguul 2 ปีที่แล้ว

      @@saraali8581 haha labo maalin ma ahan.😉

    • @Farxadiyoguul
      @Farxadiyoguul 2 ปีที่แล้ว

      @@barni5847 lama oran waa been

  • @ykkotao
    @ykkotao 2 ปีที่แล้ว

    Sax wAlaahi naagtu unhappy adakaa

  • @ubaxayaan4811
    @ubaxayaan4811 2 ปีที่แล้ว +1

    Gabadhaan way yarayd markay ka hadlayso yaraantuna wax badan bay ku illowsiisaa

  • @juweriamaxamed2983
    @juweriamaxamed2983 2 ปีที่แล้ว +1

    Abayo gabadha waxay ku dhahday etobiya ayan wax ku bartay

  • @nasreeny2984
    @nasreeny2984 2 ปีที่แล้ว +1

    You are to harsh with the critism she was young and owned up to her mistakes. Its not necessary for you to poke wholes into her story. She already suffered alot. I believe she is a beautiful strong women who raised her daughter despite the difficulties she faced.

  • @khadraabdi2896
    @khadraabdi2896 2 ปีที่แล้ว

    Gabadha Ethiopia ka tima marka

  • @deeqaluula2085
    @deeqaluula2085 2 ปีที่แล้ว +2

    Views maka so gale Asma hada wllo 😮

  • @nimcocali8414
    @nimcocali8414 2 ปีที่แล้ว

    xppti malagu marikaro
    waa lagu qayliyaa qofta isqaawisa
    waana ladilaa dadka suuqa ayaa dila

  • @sahidaabokor5024
    @sahidaabokor5024 2 ปีที่แล้ว

    Anaa hargaysa dagan may majirto wax gaaban bad sheegtey dhar kugu dhagan hadaad xidhato ciyaalkaa kushiidaya

  • @hooyofiican9796
    @hooyofiican9796 2 ปีที่แล้ว

    It’s all a well thought story at anyways she’s a new TH-cam and this will fly like a rocket to start off good like to her
    Don’t believe her and I think she want a guy who has a passport and that’s what she got period

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 2 ปีที่แล้ว

    Waaw abayo kowsarey shegadan aniga wa cajib cusbo iyo sugar umabahna wasa qasadi ugu dereed oan arko

  • @sadiaali7422
    @sadiaali7422 2 ปีที่แล้ว

    Waxa laga arko weye ayada way jeclaysatay inuu tasbtaabto

  • @Xarrago80
    @Xarrago80 2 ปีที่แล้ว

    Dhaqan bi'is ahaa....

  • @Farxadiyoguul
    @Farxadiyoguul 2 ปีที่แล้ว +1

    Can’t wait for part 2 never use someone because that’s oppression and Allah doesn’t like oppression. Yeah the kissing part wasn’t necessary because that’s spreading evil she should have kept it to herself. It does sound like a fairytale.

  • @redroses4071
    @redroses4071 2 ปีที่แล้ว

    you look so funny when you are mimicking 😅

  • @qanarcabdiqadirfaracade7997
    @qanarcabdiqadirfaracade7997 2 ปีที่แล้ว +1

    Allow somalia hagaaji abayo waxbadan iska badalay

  • @umualma2451
    @umualma2451 2 ปีที่แล้ว

    Wllo hargesa toob gaaban laguma xidho lkn dadka an waxba isku falayn waxay doon bay xidhan karan lkn waxan filaya inay xaawasha tahay filay topka gaaban

  • @xaliimoxaliimo1782
    @xaliimoxaliimo1782 2 ปีที่แล้ว

    xbbti hargaisa waa sidaas naga ha qaar baaba madax qawani ku baxa waxba lama ahan waxaas

  • @geediganolosha
    @geediganolosha 2 ปีที่แล้ว

    Hargeyso waa caadi

  • @ugbaadsaid5156
    @ugbaadsaid5156 2 ปีที่แล้ว

    Xaliye kuwu sheegi jiray ku noqotay wiilka lacagta laga cunayo

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 2 ปีที่แล้ว

    Run waa Nafsigaa runtaad sheegety dumar badan baa caaynka u badan oo xaran cunaa

  • @Nuuriyonimco
    @Nuuriyonimco 2 ปีที่แล้ว +3

    Abaayo waxaan ka yaabaa gabdhaha Soomaalida markaan camal baan la yaabaa!! Hada macnaha ku jiro maxaa waaye oo reaction uuga bixinaysaa?! Taas baan fahmi waayay. Meeshaan waa social media ama run hasoo ban dhigaan ama film haka soo sheekeeyaan. Ma jecli in dumarka ayaga ay is tilmaamaan. Qofkii loo naseexeen karo haloo naseexeeyo, kii kalena haloo duceeyo, laakiise ha isku mashquulina please!

    • @Nuuriyonimco
      @Nuuriyonimco 2 ปีที่แล้ว

      Abaayo iska dhaaf baan ku dhihi lahaa! Meeshaan maalinba qof buu ku cusub yahay, noloshana ayadaa iska Cashar badan. Waan guud ka bixi waxyaalahan oo kale. Laakiise isku mashquulida iska dhaafa. Gabdhaha soomaaliyeed in ay iscaawiyaan oo wixii khibrad ah iska caawiyaan baan jeclahay, wixii ay iska sixi karaana iska saxaan.
      Mahad sanid
      Wanaagiina baan jeclahay iyo media inaydaan isku qabsan oo sharaf ku wada isticmaashaan.

    • @khadrarashid6709
      @khadrarashid6709 2 ปีที่แล้ว +1

      Aad iyo aad hada gabadhan waxay usoo fadhiisatay inay beeniso gabha kale waxaas ani ceebaan u arkaa haragay siyo itoobiya waxba isuma jiraan waasaacado qofkii gaadhi raacayana wuxuu doonuu xidhaa

    • @zeinabyussuf1991
      @zeinabyussuf1991 2 ปีที่แล้ว

      Gabadhu guriga hortiisey gaadhiga ka raacdey hadhowna wey kusoonoqoneysey hadey toop xiratey weyba fiican tahey set baaba la xidhaa sida hodan sheegtey waa sax dumarow ha isku mashquulinina gabadhu dhacdey soo bandhigtey qofkii dhageysan kara ha dhageysto kii aan dhageysan karin ha isaga tago waa gabar soo maaliyeed oo fariid ah dhacdadeedey kasheekaysey faaiidooyinyin badan baa da’yarta ugu jira inta ka dhimanna allaha garab qabto

  • @امةالله-ج6و4ي
    @امةالله-ج6و4ي 2 ปีที่แล้ว

    Sax weeye waa kugu raacsanahay gabdhaha u sheeg lacag hadaad doineyso shaqeyso irsaaqda nimanka ma hayaan ilaahey baa haya qofkana muslimka ah waa inuu is asturo haduu danbi galo oo uu ilaahey u toobo keeno nabiga caleyhi salaatu wa salaam salaam wuxuu yiri (umadaydoo dhan ilaaahey wuu cafinayaa ilaa almujaahiruun oo ah kuwa wixii ilaahey diiday jidka la soo istaaga)wadankeenana faqriga alaha ka baxsho iyo dhibaatada jirto nimankana iimaanka alaha u sugo waa in ay indhahooda ka rogtaan haweenka aan maxaarimtooda ka mid aheyn oo islaameed sababtoo ay tahay ilaahey qofkii jano muteysto wuxuu u diyaariyay wax aaney indho arag dhagana maqal ilaahey janada kuwii gala alaha naga dhigo

  • @najaxqalanjo4293
    @najaxqalanjo4293 ปีที่แล้ว

    Duq maseersan asma ka dhammow

  • @deqoahmed5258
    @deqoahmed5258 2 ปีที่แล้ว

    Abaayo waa dhalin yaro hadana waxay ku tiri diinta ma aqoon xogaa waxay kaloo tiri yacni ninka mahan sidii nimanka kale waa gentle man anaa ku sheegaayo waa bahalo kuw hada jiro rag mahan 5 daqiiqo intaadan la joogin ayay kugu bilaabayaan dhag dhag inay meel ba mar kugu dhagaan sidii dhirwaa baahan waaba horror movie caadi ah

  • @latebloomerearthchild
    @latebloomerearthchild 2 ปีที่แล้ว

    Djabouti shorts waad gashankartaa

  • @thehipsterhijabi
    @thehipsterhijabi 2 ปีที่แล้ว +1

    I think it’s possible for some women to dress like that because even in Djibouti, there isn’t a lot but there are someone women who wear shorts stuff as well.

    • @thehipsterhijabi
      @thehipsterhijabi 2 ปีที่แล้ว

      @@Ghs--173 she’s definitely adding to her story

  • @ykkotao
    @ykkotao 2 ปีที่แล้ว

    Diintii because fogaatay. Qof hadaa bahdisho wey kugu dhici

  • @inahassan4357
    @inahassan4357 2 ปีที่แล้ว

    Magaalada hargeysa surwal xata lagu ma dhex maro lkn markay gawaadhida koraan ayey dharka dhigtaan

  • @marianwarsame1010
    @marianwarsame1010 2 ปีที่แล้ว

    Iska daa hargeysa mogadisha baa baar laga casheeyaa goono gaaban surwaal cabuur dhinac ka jeexan baa la qaataa saas u ogow

  • @sadiaali7422
    @sadiaali7422 2 ปีที่แล้ว

    Hal haben hal casho xibtisa wa gostay

  • @ambarohoosh27
    @ambarohoosh27 2 ปีที่แล้ว +1

    No they don't dress like that spicing up lol

    • @samiraige4360
      @samiraige4360 2 ปีที่แล้ว

      They do. Haday hudheel tagayaan ama xaflad. Iyadu suuqa ayaan sidaas ku dhex socday may odhan lkn gaadhiga ayay ku raacday. Waxaydaan arkin oodhan waa been miyaa?

  • @asuummusse8804
    @asuummusse8804 2 ปีที่แล้ว +2

    Ethiopia ayey ku kortay iyadu hargeisa fasax ayey utimii

  • @amranabdi6035
    @amranabdi6035 2 ปีที่แล้ว

    Naya folhumo! llahay ka bako, story ga magaranaysid run iyo been wahay tahay gabadha waad ka masertaye,

  • @samiiragurey6812
    @samiiragurey6812 2 ปีที่แล้ว

    Haa ninmanka somalida wadanka jooga faraha ka horeeya hadaad ka diido o ku qaylin miya mida kale ninka qurbaha ka yimi xogaa ilbax uu ahaa San ufahmy

  • @amalabdisamed8523
    @amalabdisamed8523 2 ปีที่แล้ว

    Omg You are just looking for attention,Iam very disappointed from your reaction, Because this story is true because we are from Hargeisa 2012,we were dressed short and trousers 👖 it was normal when were teenagers,it is not that she lied, everything she said was true only people in Hargeisa can understand her situation.

  • @idilkhalif5957
    @idilkhalif5957 2 ปีที่แล้ว +4

    She was a gold digger waxaas jacayl lama yiraah Ilaahay ha soo hadeeyo I like sidaad reactionka uga bixisay iyadu victim bay iska dhigaysaa balse qaladaad bdn bay soo samaysay waxaana la yirah every story has 2 sides Allaw ya isagana dhegaysta dadkeena qiiro jabaanta ku bdn hhhh

  • @khadraabdullahi8714
    @khadraabdullahi8714 2 ปีที่แล้ว

    Waa sheeko dhacday walal

  • @zamzamismail8254
    @zamzamismail8254 2 ปีที่แล้ว

    Mashallah siday tahay ayaad u fahantay